somalimidnimo.com

Males oo Isugu yeeray Wakiiladiisa Soomaaliya Inta aan lagaarin Shirka London!.
Addis Ababa:-Ka hor inta uusan furmin shirka gumeysiga lagu gelin rabo Soomaaliya ayay Ethopia u yeertay Wakiiladeeda Soomaaliya si ay ugala tashato xaaladda soo korortay.

Shirka dhawaan lagu qaban doono magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa ah mid dalka lagu gelin doonayo Maxmiyad Isticmaar waxaana dowladaha qorshahaasi halbowlaha u ah kamid ah Ethopia.

Magaalada Addis Ababa waxaa looga yeeray hogaamiyaasha Puntland Somaliland iyo Dowladda KMG ah, shariif Xasan Sheikh Aden ayaa Addis ku sugan waxaa isna maanta gaaray Axmed Siilaanyo hogaamiyaha Somaliland.

Cabdi Raxmaan Faroole ayaa isna lagu wadaa in maalmaha soo aadan uu Addis iska xaadiriyo si uu talooyin ugasoo qaato Males Zenaawi oo uu wakiil uga yahay Howlaha Ashabaadda ladirirnimo ee Waqooyi Bari Somaaliya kajira.

Siilaanyo wuxuu galabta lakulmay Wasiirka arrimaha Dibadda Ethopia berina wuxuu lakulmi doonaan Males Zenaawi iyo saraakiil kale, Dowladda Ethopia ayaa hogaamiyaasha iyada taabacsan ee Soomaalida sharaxaad hordhac ah kasii siinaysa shirka London.

Abuu Khaalid Somalimidnimo.com

Ciidamo Tababar loogusoo Gunaanaday G/guduud.
Celbuur:-Ciidamadii ugu badnaa oo katirsan XSHM ayaa tababar loogusoo gaba gabeeyay gobolka G/guduud ee bartamaha dalka Soomaaliya oo ay gacan ku heyntiisa ku loolamayaan Mushrikiinta iyo Muwaxidiinta.

Maanta Gelinkii Dambe magaalada Ceelbuur waxaa lagusoo bandhigay Guuto katirsan ciidamada Mujaahidiinta Ashabaab oo muddo 6 bilood ah tababarro ku qaadanayay  Mucaskaraat G/guduud ku yaal.

Ciidamada ayaa socod kusoo maray xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Ceelbuur kadibna waxaa meel fagaara ah kula hadlay waali Ku xigeenka G/guduud iyo madaxa dacwada wilaayada.

Mujaahidiinta ayaa Dhoolatus Milateri soo bandhigay waxayna islamarkiiba u dhaqaaqeen furimaha dagaalka ee Galguduud katirsan.

Waa markii ugu horeysay oo ciidamo Cududan leh ay mujaahidiintu kusoo bandhigaan wilaayada G/guduud.

Abuu Khaalid Somalimidnimo.com

Mucaskar Ciidanka lagu tababaro oo Bakool laga furay.
Baydhabo: Waqti ay dowladaha Bariga Afrika ee Nasaada ah duulaan kusoo qaadeen gobolada dalka Somaaliya ee maamulada islaamiga ah ka jiraan waxaa meeshii ugu sareysay gaaray dadka jihaad doonka ah.

Maamulka Isaamiga degmada Tiyeegloow ayaa maanta Irdaha ufuray Mucaskar weyn oo ay tababaro ku qaadan doonaan Dhalinyarada Jihaad doonka ah.

Mas’uuliyiin katirsan XSHM ayaa xariga ka jaray mucaskarka Khaalid Bin Waliid ee wilaayada Bay iyo Bakool.

Boqolaal dhalinyara ah ayaa durbaba lagu xareeyay mucaskarka waxayna bilaabeen qaadashada tababarro Caskari ah.

Wararka ka imaanaya Tiyeeglow waxay sheegayaan in Tababarka uu daaha ka rogay Sheikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo saraakiisha Xarakada Ashabaabul Mujaahidiin kamid ah.

Kororka mujaahidiinta ayaa sare u qaadaya dagaalka Jihaadka ah ee ka socda dalka Soomaaliya.

Abuu Khaalid

Somalimidnimo.com

Madaafiic xalay lagu weeraray saldhiga Ciidamada Kenya kuleeyihiin Qooqaani
Ciidamada mujaahidiinta xarakada Alshabaab ayaa xalay weerar madafiic ah kugaraacay saldhiga ugu weyn kenyaatiga soo duulay kuleeyihiin deegaanka Qooqaani ee wilaayada Jubooyinka

weerarka oo bilowday abaaro shantii saac xalay ayaa socday qadar 30 daqiiqo xeriir ah.

Ololka iyo qiiqa gantaala kadhashay ayaa xalay si weeyn looga arkayay deegaanka Qooqaani ee wilaayada islaamiga ah Jubooyinka.

Dadka deegaanka oo saaka lahadlay somalimidnimo.com ayaa xaqiijiyay ciidamo badan oo dhimasho iyo dhaawac isagu jira in laga daabulay saldhiga Kenyaatiga nasaarada soo duulay ay kuleeyihiin Qooqaani.

Majirto wax warar ah oo kasoo baxay xarakada mujaahidiinta alshabaab oo ay kaga hadlayaan weerarkii xalayy kuqaadeen saldhiga ciidamada kenya kuleeyihiin Deegaanka Qooqaani.

Waa weerarkii shanaad wax kayar 72 saac lagu qaaday ciidamada nasaarada Kiinya ee kusoo duulay diinta.dalka iyo dadka Soomaaliyeed

Cabdicasiis Shureym

somalimidnimo.com

Gudoomiyihii Xaafada Israac ee Gaalkacyo oo ladilay.
Gaalkacyo:- Gudoomiyihii Xaafada Israac ee dhacda Bariga magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lugu toogtay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana agagaarka guryaha aadka loo ilaaliyo amaankooda ee kuyaala xaafada Israac, gaar ahaana meelaha ay dagan yihiin Siyaasiin badan oo ka tirsanaa Maamulka daaquudka ah ee Puntland.

Ninka la dilay ayaa ahaa hormuudka Xaafadaas Israac, wuxuuna sidoo kale madax ka ahaa ciidamada amaanka ee Xaafada Israac, oo dhawaan la dhaawacay ninkii amarada siin jiray, waxaana gudoomiyahan cusub la dilay bilo kooban uu hayay shaqada Maamulkaas.

Gudoomiyaha la dilay ee Xaafada Israac ayaa lugu sheegay magaciisa C/raxmaan Maxamed Cabdalle, wuxuuna hayay xilkan mudo kooban, markii booska laga dilay gudoomiyihii hore ee Xaafadaas Gaatax oo la dilay sannadkii hore dhamaadkiisii.

Xaafada Israac ayaa ka mid ah xaafadaha ay sheegaan Maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Puntland in ay gacan bir ah ku hayaan amaankeeda, waxaana marar badan ka dhacay qaraxyo, dilal iyo kala gedisan, kuwaas oo dhamaantood aysan jirin cid loo qabtay.

Ma jirto cid ay qabteen ciidamada Ashahaado la dirirka ah oo ku faafay Xaafadaas ilaa xalay, waxa ayna saaka socdaal ku soo maren guud ahaan meelo badan oo ka mid ah magaalada Gaalkacyo, iyagoo sheegay in ay howlgalo ka wadaan magaalada.

C/laahi Shire

Somalimidnimo.com

Risaaladii Uu Ka Qoray Imaamu Sayuudi Dhibaatada In Xukaamta Hoosta Culimadu Ka Galaan!
RISAALO:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo Imaamu Sayuudi uu ka qoray dhibaatada ay leedahay in Culimadu u tagaan Salaadiinta ama kuwa horjoogayaasha ka ah Umadda Muslimiinta ah. Sheekhu wuxuu ciwaanka dhigtay Aayaddii Caalamkii diintiisa gaday ee reer banuu Israa’iil, kaas oo Allah ku tilmaamay iyo kuwa lamid gaa Ey carabka laalaadinaya, haddii aad xanbaarto iyo haddii aad ka tagnata carabkiisu banaanka yaalo!.

Word Halkaan Riix Ama Guji  PDf Halkaan Riix Ama Guji

Gob-Islam

Risaalo: Ka Hadlaysa Maalmaha Ugu Dambeeya Adduunyada Iyo Xadiityada Malaaxim Wal Fitan
RISAALO:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo ka hadlay mowduucii Sheekh Al Mujaahid Xasan Maxamuud Takar ka hadlay 10 Sano kahor, Waa Fitan Walmaaxim. Risaaladaan waxaa qoray Sheekh Cadnaan Daahaa, waa Risaalo aad u qiima badan runtii.

PDF Halkaan Riix Ama Guji

Gob-Islam

Sheikh Abdulkadir Mumin stated that the humanitarian foods and medicines brought to Somalia by Turkish agencies are expired
Sheikh Abdulkadir Mumin, a senior officer  has criticised the role of Turkey in Somalia.

The cleric made the hostile remarks on Saturday via the movement’s broadcasting system, al-Andalus. Sheikh Mumin stated that the humanitarian foods and medicines brought to Somalia by Turkish agencies are expired. He added that the Turkish intention was to ‘poison’ the people in this country.

“They (the Turkish organisations) brought expired foods and medicines,” said Sheikh Mumin.

“We warn the people from taking the stuffs.”

The sheikh added that Turkey was engaged in a ‘campaign to assist Somalis’ just as a mission to advance its interests.

“Its assistance is phony and driven by neocolonial intentions,” remarked Sheikh Mumin.

ABDULKADIR KHALIF

Dhageyso: Dowladda Turkiga oo Raashin Sumeysan u qeybisay Shacabka Soomaaliyeed,Gumeysi Cusub Mise Gargaar.
Muqdisho:-Shacabka  Soomaalida ee ku nool Koonfurta Somaaliya waxay ladhibaatoonayaan duulaanada qaawan oo ay kusoo qaadeen wadamada shisheeye ee Afrika oo taageero ka helaya dowladaha Reer Galbeedka ah.

Dowlada Turkiga waxay kamid aheed Dowladihii Faragelinta dadban kusoo sameeyay dalkeena Somaliya iyadoo gadaal ka taagan Daahra Gargaar Beni’aadam.

Raashinka ay Atraaktu soo gaarsiiyeen Muqdisho waxaa loo qeybin jiray Barakacayaasha laakin Raashinkaasi dadkii Mudnaa macalfan jirine Mooryaanta Dowladda KMG ah ayaa leexsan jirta.

Waxaa lawada Xusuustaa Gumaadkii ay maleeshiyaadka Murtadiinta ka geysteen Kaamka Badbaado oo maalin walba dadka lagu dili jiray.

Taasi oo jirto ayay Turkigu bilaabeen in ay Raashin dhacay dalka soo geliyaan si ay u cuuryaamiyaan ganacsiga Soomaaliyeed.

Dhibaata dhanka caafimaadka ah ayaa ka dhalatay Caano iyo Buskut dhacay oo Turkigu keeneen dalka Soomaaliya.

Warbaahinta Islaamiga ayaa Warbixin Xaqiiq ah kasoo diyaarisay dhibaatada Turkigu ku hayo Bulshada Muqdisho.

Halkan Ka dhageyso Dhibaatada Turkiga ku hayaan

Somaliya

Abuu Khaalid

Somalimidnimo.com

Dhageyso: Afhayeenka Ciidamada Mujaahidiinta oo ka Hadlay Halaagii Cadawga ka gaaray dagaalkii Luuq
Muqdisho:-Mujaahidiinta Ashabaab ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo cuslaa oo 72-kii saacadood ee lasoo dhaafay wilaayaadka Islaamiga ah ku dhaxmaray mujaahidiinta iyo Cadawga Afrika ee soo duulay.

Sheikh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Ashabaabul Mujaahidiin oo Warfidiyeenada Islaamiga ah kula hadlay magaalada Xamar ayaa tafaasiil ka bixiyay dagaaladii ka dhacay Gedo,Hiiraan iyo J/Hoose oo dhamaantood lagu qaaday cadawga Ethopia iyo Kenya.

Allaha Xafidee Sheikh Abuu Muscab wuxuu carabaabay in Laba Week gudahood Ethopia laga dilay 70 Askari oo badankood lagu dilay magaalada B/weyne ee wilaayada Hiiraan.

GUJI Shir Saxaafadeedka Abuu Muscab

Abuu Khaalid

Somalimidnimo.com