DHAGAYSO: Dawooyinkii Nabigu SCW Waxku Daaweyn Jiray Oo Maraykanka La Keenay, Kansarka Iyo Dhalma La’aanta, La Xiriir Ukhti Umu Dardaa


MINNEAPOlIS:-
Gabdho Wadaadaa ayaa keenay Maraykanka Daawooyinkii Nabi SCW isku daaweyn jiray Dadkana ku daaweyn jiray, Daawooyinkaan ayaa waxaa ka fariistay Culimo Wadanka Sacuudiga dagan. Ukhti Umu Dardaa oo kamida Gabdhaha Muslimaatkaa ee dagan Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobalka Minnesota ayaa sheegtay in xattaa daawooyinkaan Dad aan Muslimiin ahayn Ilaahay Caafimaad kasiiyey.

Daawooyinkaan cudurada loo isticmaalo waa tira badan yihiin waxaana kamida, Hargabka ama durayga maharaha ah ee kugu soo laab laabta, Kansarka (Cancer) iyo Dhalma la’aanta.

Nabigu SCW wuxuu yiri sida ku sugan Kitaabka Saxiixul Bukhaariga Xadiith uu warinayo Saxaabiga la yiraahdo C/raxmaan Ibnu Saqar loona yaqaano Abuu Hurayra (

عن أبي هريرة رضي الله عنه،  عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: (ما أنزل الله داء إلا أنزل له شفاء)

Nabigu Scw wuxuu yiri Ilaahay ma soo dajin Cudur illaa daawadiisa ayuu soo dajiyey. Kitaabka Caafimaadka ee Imaamu Bukhaari Abwaabtiisa akhriso Halkaan Riix Ama Guji

DHAGAYSO: Ukhti Umu Dardaa, oo ka waramaysa Daawooyinka Cusub Mp3 Halkaan Riix Ama Guji.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Kala Xiriir Ukhti Umu Dardaa(Tellphone ka 612 532 6803)

Abdiwali Dalboon Waqooyiga America Minneapolis, Minnesota.
Somalimidnimo.com

One Response

  1. somaliwomen says:

    Asc wr wb sallaan ka bacdi aad ayaad u mahadan tihiin somalimidnimo iyo walashen umu dardaa, waxaan ku darsan lahaa daawooyinka ay soo qorraan ninmanka gaalada waan isku daldalnaa? laakiin daawooyinkaan maadama ay yihiin mid ay culumo islaam ah soo saareen waa nagu qasab inaan isticmaalnaa waayo? Allah ayaa yiri waxa rasuulka csw idiinla imado qaata waxa uu idinka nahyiyana iska daaya! sidaa daraadeed waxaan aaminsanahay walalaha daawadan noo keenay ama noo sharaxay inay da,daal dheeraad ah muujiyeen Allena ha idin xifdiyo dhamaantiin wsc wr wb.

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS