
GOB-ISLAM:- Macalin Burhaan ayaa Risaaladii uu C/raxmaan Abyad ku radiyey ku soo guuriyey hadal aad u qiima badan oo Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah leeyahay, hadalkaas wuxuu ahaa “Ninkasta oo Xaqqa dhinac mara maalin ayuu is khilaafayaa!”
Dhagayso Khutbada oo dhamaystiran MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Sheekh Yaxya Xajuuri oo ah Salafiya Jadiidiya oo Jihaadka iyo Mujaahidiinta duri jiray oo markii Maktabadiisii ama bariiskiisii loogu yimid Jihaad ku dhawaaqay!.
Yaxye Xajuuri sida aad hoos ka daawan doontaan kana dhagaysan doontaan, Waa wadaad Salafiya Jadiidiya ah oo Yemani ah, waxay isku dhaceen Xuutiyiinta Yemen Nimankaas waa Niman Raafidaa ama Shiicaa, Wadaadkaas Yaxye xujuuri la yiraahdo Mujaahidiinta ayaa maara looga waayey, xisaab malahan inta uu jihaadka fitno ku sheegay oo Gaala dagaal lala galay uu ku sheegay fitno!. Maantay asagii markii Maktabadiisii loogu yimid ama bariiskiisii ayuu qaylo ku dhuftay wuxuuna iclaamiyey Jihaad dhan ka ah Raafidada, waana arrin iska cad markasta oo qofku uu hawadiisa raaco xaqqa ayaa feeraha ka dillaacaya si kastaba ha u qariyee xaqqa. Arrinkan ayaa nasoo xasuusinaya xaaladdii ALLAAH uu uga hadlay mushrikiintii Quraysheed.
هُوَ الَّذِي يُسَيِّرُكُمْ فِي الْبَرِّ وَالْبَحْرِ حَتَّى إِذَا كُنتُمْ فِي الْفُلْكِ وَجَرَيْنَ بِهِم بِرِيحٍ طَيِّبَةٍ وَفَرِحُواْ بِهَا جَاءتْهَا رِيحٌ
عَاصِفٌ وَجَاءهُمُ الْمَوْجُ مِن كُلِّ مَكَانٍ وَظَنُّواْ أَنَّهُمْ أُحِيطَ بِهِمْ دَعَوُاْ اللّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ لَئِنْ أَنجَيْتَنَا مِنْ هَذِهِ
لَنَكُونَنِّ مِنَ الشَّاكِرِينَ
)
ALLE S.W asagoo ka hadlaya Gaalada iyo sida ay xaqqa isaga indha tiraan ayuu yiri : “Allah waa midka idiin fududeeya kusocodka Badda & Barriga, haddaba markii aad Doomaha ama Maraakiibta saarantihiin oo ay dabayl macaan ku dhex socota oo ay gaaladiina ku farxaan ayaa waxaa timaada duufaan markaas ayaa hirkuna dhinac walba ka kacaa oo ay Gaaladii u cadaato inay hareeraysanyihiin (oo ay halaagsamayaan) ayay Gaaladii ALLE KALIGIIS BARYAAN AYAGOO AAN ALLE QOFNA LA WADAAJINAYNIN BARYADAAS AYAGOO ORANYO “ALLOW HADDAAD MARKAN NA BADBAADISID WAXAAN NOQONAYNAA KUWA KUU MAHAD CELIYA”
Hoos ka Akhri Culimadu sida ay macaanida Aayaaddaa isku dultaageen!.
ضرب سبحانه لهؤلاء مثلا حتى ينكشف المراد انكشافا تاما .
وفي هذا دليل على أن الخلق جبلوا على الرجوع إلى الله في الشدائد
فانظر – هداك الله – ما فعلت هذه الاعتقادات الشيطانية ، وأين وصل بها أهلها ، وإلى أين رمى بهم الشيطان ،
وكيف اقتادهم وتسلط عليهم ؟ حتى انقادوا له انقيادا ما كان يطمع في مثله ولا في بعضه من عباد الأوثان ، فإنا لله وإنا إليه راجعون ،
Ogaada Diintii Islaamka waxay noqotay mid Wadaadxume uu jeebka gashado oo uu markuu rabo la soo baxo, gaar ahaan markuu arko in Reer kiisa ay ku foorarto ama bariiskiisa loo socdo. Ninkaas wuxuu siidaayey Aayaadkii iyo Xadiithkii Jihaadka ee Mujaahidiintu Gaalada in lala Jihaado noogu sheegeen, hadda Wadaadkii Fitnada ku sheegi jiray ayaa Shiicada in lala jihaado fatwoonaya waa dhaqanka Ahlu baadilka in ay xaqqa ku dhagaan markii Nafta la iskugu keeno, sidaan Aayaadka ku soo aragnay Badmaaxiintii Quraysheed, xasuusnaada sida Sadam Xuseen Kitaabka Quraankaa looga furfuri waayey, Firqaana waa asagii towxiidka ku dhawaaqay!, waxaas oo dhan waxay tilmaamayaan Sifaatka Ahlu baadilka gaar ahaan Dadka xaqqa qariya ayaga oo og!, Waa kaas Raggii Jihaadka diidi jiray ku dhawaaqay Jihaad markii hantidiisii iyo Markiskiisii loogu yimid!.
Sheekh Yaxyae Xujuuri Wali gaala jacayl kama dhammaan yaan lagu sirmin. (1) Labo tusaalo ayaan ka bixinaynaa oo cadaynaya wali in qurunkii iyo inxiraafkii uu ka buuxo, Khutbada ama Fatwada Yaxye Xujuuri, waxaa ku jira hadal carabku kadafay oo ah, Shiicada waxaa ka naxariis badan Yahuudda!, hadalkaa diin ahaan waa been Yahuud wax ka xaasisan ma jiraan adilooyin badan oo Quraanka iyo Sunnada ku sugan ayaa cadaynaya.
(Daawo Sheekh Cariifi oo Sanadkii 2010 leh dhulkii Jihaadka ayaan ka imid asaga oo Sacuudiga jooga iyo sida uu u cadaynayo Jihaadka Shiicada!, Culimada Xukaamta Maxaa ceeb haysata, Marna Jihaadka ha dacaayadeeyaan marna Jihaadka Shiicada haku dhawaaqeen.)
Waxaa kamida Xadiithkii Saxiixul Bukhaariga ku jiray Ninkii Yahuudiga ahaa ee Gabadha yar ee Muslimaddaa dhagaxna u barkiyey oo madaxa usaaray midna madaxa kaga garaacay illaa naftu ka baxday. Adilooyinka Quraanku waxay tilmaamayaan Yahuuddu in ay yihiin niman aan qoslin. Waxaa intaas dheer waaqica oo aad indhihiina aad ku daawataan sida Shahiid Maxamed Durre ay u toogteen Yuhuuddu asaga oo ah Ilma yar oo Aabbihii dhabarkiisa Rasaasta oga dhuumanayey, waxaa kale oo aad aragtaan in Guryaha Falastiiniyiinta inta laga saaro cagaf la mariyo!, Shiica saas yeelaysa ma aragteen wali?!, wali Gaala jacayl iyo in ay naxariis Gaalo leedahay ayaa madaxa oga jirta kooxaxa inxiraafku ku dhacay, ee Manhajkii Salafka iyo Jihaadka ka inxiraafay.
(2) Tusaalaha labaad waxaa weeye Wadaadka aad hoos ka daawan doontaan Masawirkiisana aad kor ka aragtaan ee akhrinaya Fatwooyina ama Bayaanka ay soo saareen Culimo kamida Salafiya Jadiidiyaha Sacuudiga joogta, Sheekh Tal’aat Zahraan, wuxuu leeyahay Jihaad weeye haloo gurmado Yaxye Xujuuri!, Qofbaa Su’aal weydiinaya oo leh ma Hubtaa Jihaad in uu yahay? Haa ayuu leeyahay markaas ayaa lagu celinayaa Jihaad waajiba miyaa wuxuu leeyahay haa sababtoo ah waxay banaysteen oo shiicadu oo yiraahdeen Gabdhaha Maktabada Sheekh Yaxye Xujuuri ku xiran ayaan qabsanaynaa waa in Jihaadka la aadaa oo loo gargaaraa Yaxye Xujuuri!. Hadalka aan ku haysano waxaa weeye ee Tusaalaha labaad noqonaya wuxuu yiri Sheekh Tal’aat Zahraan Cali Cabdallah Saalix Xafidahullaah!.
Kalmaddaas waxay kuu cadaynaysaa in wali Qurunkii iyo Inxiraafkii uu ka buuxo maxay Shiico iyo Cali Cabdallah Saalix isdhaamaan? waa asaga leh xafidahullaah, waxaas ayaa Culimonimo dad u daba fadhiyaan, wuxuu og yahay dowladda Sacuudiga in aysan waxba ka oranaynin hadduu run sheegayo Jihaadka Gaalada looga soo horjeedo ayuu Jamaacada Masaajidka u sheegi lahaa, markii la yiraahdo waa Culimada dowladdaha iyo Xukaamta u shaqaysa Rag Culimaa oo xanaaqaya ayaad arkaysaa laakiin maantay soo ma muuqato?.
Sheekh Maxamed Umal Iyo Salafiya Jadiidiyah.
Dhawaan ayey ahayd markii aan daawanaynay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo leh Gaaladaa ka naxday Qarixii ka dhacay Muqdisho oo tiri waan ka xunnahay!, Ilaahay wuxuu idmay Gaaladii uu sheegayey in ay qaarna Khutbooyin u akhriyaan oo Muslimiintaan ku duulaynaa dhahaan, oo uu inxiraaf la dhoola caddeeyo, qaarka u duceeyaan Ciidamadooda Saliibiyiintaa!, marka aawey Gaaladii naga naxday maxay noogu soo duulayaan oo Hooyooyinkeen iyo Aabbayaasheen u xasuuqayaan haddii Gaalo naga naxayso?.
Sheekh C/qaadir Cukaasha oo dood la galay Sagaashameeyadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa mar uu soo booqday Wadanka Maraykanka wuxuu Muxaadaro ku qabtay Masaajid Al-ictisaamku leeyihiin oo la yiraahdo Rowdah, wuxuu yiri Al-ictisaam waxaa laga rabaa Magtii Wiilashii ay Gobalka Gedo iyo Gobolada Waqooyiga Bari ay dagaalka galiyeen!. Wuxuu u hadlay sidii Nin Xaq lagu raacay laakiin hadda ficilkii Al-ictisaam ayaa u rumaynaya quraafaatka uu aamisan yahay Cukaashe sida Cali Cabdallah Saalax oo kale Xafidahullah in la yiraahdo Shiicadana lagu Jihaado sida Sheekh Yaxye Xajuuri iyo Talaa Zuhraan, Gaaladana laga cabsado, oo waliba cabsi laga qabo inta tuujiga lagu fadhiyi waayo canbaarayn iyo dhaleecayn lagu bilaabo Mujaahidiinta Caalamka dhulalka Muslimiinta difaacaysa.
Sheekh Umal iyo Website yadii Al-ictisaam oo aan iska warhaynin!.
Sheekh Maxamed Umal muxuu ka yiri dagaalkii Ciraaq?, “Shiicaa ku jirta dagaalku waa fitno dadka la laynayo qaarbaa shiicaa Jihaad ma ahan ayuu soo istaagay” oo dagaal fitno ayuu ka dhigay, haddana Website yadii Al-ictisaamka ayaa xayisiin u samaynaya Salafiya Jadiidiya, marka Xarakada Al-ictisaam xaadibul layl ayey noqdeen, Ninka Xaabada habaynkii doonta wuxuu soo qaataa ayey dhahaan Carabtu Mas, ama Abees. Hadda Wiilashii ay Saxaafadda u dirsadeen ee aan Manhaj toosan lahayn ayaa Salafiya Jadiidiyo Website yadoodii la wareegeen oo asbuucyadaan Yaxye Xajuuri ayey siday u daba socdeen ayuu Jihaadkii Shiicada dul keenay.
Raggii horay u yiri Culimada xukaamtu taranka dumarka ayey ku jihaadaan maxay run sheegeen hadde niman Gaaladii u jeeda in ay dhulkii Muslimiinta qabsanayso oo Shiicada ku Jihaadaya, Waa Nin Bariiskiisa difaacayee waxaas ma Jihaadbaa? kuwan Halgan.net ee dawaaqiiqda xayisiiya cilmi ku filan malahan waxaa cadayn kuugu filan Nin Gaaladii wadankiisa kusoo duushay arki waayey oo hal maalin aan daabicin Fatwooyinka Culimada Rabaaniyiinta ee Jihaadka ku jirta ee Gaalada la dagaalamaysa, Nimanka kuwaas arki waayey oo Shiicada in lagu Jihaado arkay soo ma cadda Mustawa hooda diineed in uu hooseeyo oo Caqli ku filan in aysan lahayn!.
Dhagayso Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlaya Dagaalka Ciraaq isla markaana u diidaya Shiica iyo Sunni ayaa is laynaya oo Masaajid ayaa la qarxinayaa, hadda Saxaafaddii Al-ictisaam ayaa Jihaad ka dhigaysa dagaalka Shiicada, niman aan iska warqabin! Al-ictisaam Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Sheekh Shibile Muxuu Jihaadka Ciraaq ku diiday soo Shiica iyo Sunni baa is laynaya ma ahan!?.
Sheekh Maxamuud Shibile Qofkii dhagaysta ayaa qiyaasi kara.
Sheekh Shibile sidoo kale asna mar uu ka hadlayey Jihaadka Ciraaq wuxuu u diiday Shiicada iyo Sunniga ayaa Masaajiddii isku dumiyey oo isku qarxiyey Masaajidda!, Insha Allah dhawaan ayaan filin laga sameeyey cidda Masaajidda qarxin jirtay Ciraaq soo daynaynaa, laakiin Sheekh Shibile wuxuu diidanaa shiicada in lagu Jihaado hadda waa kuwaan shabakaadkii Afkooda ku hadli jiray ay leeyihiin Jihaad shiico ayaa Yaxye Xujuuri ku baaqay!. Rag baa waxay rabaan in ay Diinta Islaamka ka dhigaan wax jeebka ugu jira, ama sidii raadeelkii marba dhinac loo jeediyo.
Wadaadadii lahaa Jihaad Ciraaq kama jiro oo waa fikar iyo Aragti khaldan oo Shiico iyo Sunnibaa la xasuuqayaa, kawarama Website yadii ay ka dhexqaylin jireen haddii ay daabacayaan Shiico halagu Jihaado ayaga oo og Gaalo in ay Soomaaliya ku soo duushay!? waxaa cad in Nimankaan Inxiraafku ku dhacay ay difaacanayaa Hantidooda iyo bariiskooda oo aysan meesha diin ku haynin, Dhagayso Mp3 Sheekh Shibile oo u duraya Jihaadka Ciraaq Shiicaa la laayey iyo Muslimiin Sunni ah ayey Guri ku dumiyeen waa fitno leh dhagayso Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dr Cismaan Horjoogaha Salafiya Jadiidiya.
Dr Cismaan waa Ninkii Sheekh Calaamah Sharif Cabdi Nuur u gafay, ee ahlu Bidciga ku sheegay, Ninkaas dhowr jeer ayuu Qoraalo Afsoomaliya ku qoray Jihaadka Soomaaliya iyo Mujaahidiinta uu ku durayo, sidoo kalana wuxuu duubay Cajalado, dhammaan Jihaadka Caalamka ka socda oo oga soo horjeedo wuxuuna ku sheegay Jihaadka fitno, wuxuu ku raacay oo uusoo guurin jiray xafidahullaahna dhihi jiray Wadaadkaan Yaxye Xujuuriya ee lah maantay markii Maktabadiisii lagu soo weeraray Xaya Calal Jihaad.
Marka Jihaadku haddii uu waajib noqday marka Maktabadaada la soo weeraro kawarama haddii Wadan Islaam la soo weeraro? Sheekh Tal’aat Zuhmaan waa asaga leh Gabdhaha Muslimaatkaa ee Maktabada Yaxyae Xujuuri ku xiran baa la qabsanaa Jihaadku waa waajib Af, Lacag iyo gacanba halagu Jihaado!. Haddii Jihaad ay noqonayso dhowr Gabdhood oo Maktaba ku xiran in la qabsado, ka waramada Gabdhaha Muslimaatkaa ee jooga Ciraaq, Afghanistaan, Soomaaliya haddii Gaalo qabsanayso soo Jihaadka waajib ma ahan? dab can haa, laakiin wadaadxumaa raba markii uu is difaacayo in uu xaya Calal Jihaad yiraahdo.
Waa hubaal Shiicadu haddii ay dhahaan maantay dagaalkii waan kaa joojinay ee Jihaad ma jiro dheh in uu oran lahaa Jihaad majiro!, Sidoo kale waxaan la yaaban nahay Sheekh C/qaadir Cukaashe iyo Dr Cismaan waxay samayn doonaan!, waxaa ka sii daran Wadaadadii Jihaadka ka cararayey oo Shabakadahoodii Salafiya Jadiidiyo xaya calal jihaad ka dhex hayaan!, Alla maxaa ceeb taagan hadidi ceeb loo dhinto, Wadaad aan xishoonaynin oo waaqica la socon oo aan sharaf rabin oo aan Allah ka cabsanaynin ayaa Umaddii Muslimiinta horboodaya, koley kuwo badan ayaa Caamadii ku tiri naga fariista Diin Ilaahay waxba kama ogidine sida Xajjka ka dhacday Sanadkaa.
Ibraahim Dheere oo Nin aan Xishoone Abu Fadligii Risaaladii Saalax Fowsaani xaday iyo Ins Sheekh Cumar ayaa Xujay Teendho harsanaynsa u geeyey Ibraahim Dheere Oday Maraykanka ka tagay ayaa yiri War naga fariiso Shaydaan yahow lacagta Meles Zenawi kusoo xajiyey!, goobtana dagaal ayaa ka dhacay oo Microfoonkii waa laga tuuray Ibraahim Dheere, marka saas aya au dambaysa Wadaadxumo in Caamadu disho oo caydo.
Ilaahay xaqqa hanagu sugo rag badan oo Culima sheeganayey xaal koodu maantay waxaa weeye Afkii hoogay yiri toobay waa karaa.
Walaalihiin Golaha Baraaruga Islaamka Waqooyiga America iyo Yurub.
Hoos Ka Daawo Macluumaad ku saabsan Jihaadka Dowladda Sacuudiga iyo Culimada Xukaamta hoos orada, ay ku midaysan yihiin, waa Jihaadka Xuutiyiinta ama Shiicada, Haddii sidaas Jihaadkii Shiicada loo caddeeyey maxaa Jihaadkii Gaalada loo diidan yahay? oo Dowladda Sacuudigu u xir xiraysaa Mujaahidiinta?. Halagu Cibra Qaato Culimada Murtadiinta hoos orda iyo xukaamta.
Somalimidnimo.com




















































SCWWB
WAA mAQAAL QIIMO BADAN OO ADILAH WATAH KHEER ALLAHA NISIIYO QOFKII QORAY.
dufkubaxa kuwadiidanoow diinka alle
Waa muqaaladaad iyo taxriifin hadallada taabanaya culimada rabbaaniyiinta sida Sh. Umal.
Amma xujuuri waxaa uu la saan qaadaya hindhisooyinka sacuudiga oo imminka u aragto in Shiicada Iraan khatar ku tahay khaliijka.
Naqlinta iyo fahamka nusuusta oo mar qudha is saan qaada walle la isla waa.
asc wr wbr alaamahad iska leh in taa ka dibna gob islam ayan umahad celinayaa oo runtii in badan kaalin aan laxisaabin kari noo haysa ilaahey camal kina ha aqbal c\raxmaan fansalaqa wuxuu dhahay “almuslimuna calaashuru di him………… Webka gob islam in lafura waa xaraam” ileen fadexada ay dhex jogaan ayuu dareemay malaha alow aduunka hanagu ceeben aakhrina hanagu fadeexen waa cajiib ragi lahaa dad ashahadanaayo yala dilin shiicoda maxaa ku keenen halala jihaado!!!!? Walee waad ceebobden wadaad xumoow
ascwr. walaalyaal culimada sida shekh umal iyo shibile unbaan ka garanayaa ragaan meesha ku qoran labadaas nin waa caaqilin allah cilmi siiyay ee kajooga ha qadfina
shekh umal waxuu yiri hadalo qiima badan hada kahor waxuu yiri war wax uu kacabsanayo
qofkii caamada ahaa sidee nin culumo ah lugta ula galaa taas oo ah cadaabka ale
shibili waxuu yiri khawaarijta aayadaha gaalada kusoo dagay ayay muslimiinta dusha kasaaraan .hadana meeshaan waxaa iiga muuqata aayadihii gaalada oo rag muslimiiin ah muwaxidiiin ah dusha laga saaray .war matihiin kuwa reebtooma cayda culimada dariiqa aad kusocotaan walaahi
waa mugdi waana kiii khawaarijtu martay nin allah jidkiisa haya oo u gargaaraya muslimiinta sidee ucaayaaa culimada muslimiinta ma sidaasaa toosan `?
maya waa baadi cad qofki sidaa yeela
Ninyahow maad isugu yeertid Wiil Islaameed, Will Gobeed, Will Xaq-u-hiiliye, Wiil Gumeysi-diid, Will Dal-xureeye, Wiil Culumo amaba Wiil Soomaaliyeed si mar kaasi aad u xoojiso aragtida aad ka qabto.in lagu jihaado Shiicada oo Muslimiin ah iyada oo laga duuliya aragtida reer Galbeedka iyo boqortooyinka ay iyagu iska leeyihiine ay u adeegsan in lagu dulmiyo laguna af qabto Sunni walaa Shiica. Miyaad maqashay Wikileaks, Iiraan iyo collaada ay u hayaan reer galbeedka iyo boqortooyinka caamilada ah ee Carabta iyo culimada loo adeegsado inay galiyaan collaad taasi mid ah caamadda Muslimiinta ah oo aad malaha adiga ku jirto? Miyaad ka war heysaa sababta loo colaadinayo Iiraaniyiinta iyo Shiicadda guud ahaanba? Ma lafo geel isku jabibaa? Ma is barbar dhigtay hurrumarka ay Iiraaniyiintu ku taleebsadeed iyo halka ay joogaan kuwan cigalada xun? Waa Maxay xiriirka Iiraaniyiinya kala dhexeeya Xamaas iyo Xisbullaah? Ayey Xamaas iyo Xisbullah dagaal kula jiraan ayaase taageera? Xageebay labaduba kaga jiraan liiska madoow ee reer Galbeedka. Ma maqashay mise garaneeysa cidda abuurtay Qudus Day? Ma daawatay wali filimka lagu magaacbo Lawrence of Arabia? Nin yahow wax ka xun haadaan ruux lagu tuurayo oo aan ogeyn oo uu qalbiga kula xanuunayo misna kii ku waday dibindaabyada ka jecel! Dar Alliyo Lillaahi daacad baa baaqi noqoto. Wa Billaahi towfiiq!
War baa ka dhacay meesha wallee!! Allow aanan jihad diiddin illleyn fashilaad ayaa aduunka ka socota tii aakhirana waa ay dambeysaa miyaa?? Allow na mooti yaa manaan! Allow waan taageerri jidkaaga inta ay nafta igu jirtee Allow nagu sug aniga iyo reer towxiid dhamaanteen yaamanaan.
A,c,mansha Allah ukhtii gabdhaha soomaaliyed haday fahamkaga caafimaadka Aqaba ,raacaan soomaaliyana gaalwaaka carari Lahaa ,yacni Jill kufaarta dabargooyay hooyo waliba soo,barbaarinlahayd, ,fadlan, hooyoyinkii soomaaliyed hadaan nahay dhankeena yan islaamka loofa iman
Asc wr wb
-
Salafi Jadiida (Madkhaliyyah) ayaa tageertay
Dagalki Cali Cabdallah saalix iyo Dowlada Sacuudiga ayku qadeen Xuthiyiinta
Madama ay Madaxda Dawaaqida u arkaan Umuraa
Boqorka sacudiga waxey u arkaan Amirul Muminiin
-
Shiicada Xuthiyiinta sidaas ayeyku haystan Madkhaliyyada
-
Lakinse dhibka ugu weyn wuxu yahay
Mareykanka ayaa Cali Cabdalla Salix iyo Sacudiga ku yiri
Hala dagaalina Xuthiyiinta e Alqaacida la dagaalama
-
Marka hada yaa Salafiya jadiida (Madkhaliyyah) difaacaya?
Waxey ila tahay iney Qabiilo keliya difaaci donaan
-
Waa wax laga naxo in dagalki Iraq,Afghanistan,Somaliya, iwm
O gaalo ku so duushay ayku sheegan Fitno
Kan shicadana ayku sheegan Jihad
-
Lakinse in Jadiidyo iska Celiso Rafidada waanku Taagersanahay
E waxa aan diidanahay waxa weeye
Dagaalka gaalada dhulka islamka ku so duushay iney Fitno ku sheegan
Kan hada iyaga haystana ay Jihad ku sheegan
Taasna ma aha cadaalad
-
Shiico waxey tahayna mar kale ayan ka hadli doonaa
wiil mareexaan waan kugu raacsanahay rayigaaga wiilashaan maba fiiriyaan yaa sheeq yaa shariif yaa muslim ah yaa gaalka ah waxaan shabaab ahayn waa ugaalo jihaad ayay kukhafiifeen yaarabi towba adigane magaca qabiilka eed kusoogashay iskabadal adoo raalia
The Jihaad of the Tongue vs. the Jihaad of the Belly and the Pocket
by ‘Abdullaah ‘Azzaam
“…So those who wish to interpret and change Jihaad so that Jihaad becomes that one sits with one leg on the other and writes a few words on a paper, or that he speaks a few words on the pulpit, and at the end of the month its dirhams are more than its words…then this is not Jihaad. Jihaad of the tongue is considered Jihaad only if there is a danger to one’s self or family. If there is a danger upon you, and you speak, then this is Jihaad. As for you not speaking except with that which pleases the ruler, and if it doesn’t please the ruler then you do not speak with it, then this is not Jihaad, ever. This is the Jihaad of the belly; the Jihaad of the pocket.
As for the greatest Jihaad being a word of truth in front of an tyrannical ruler, then this is true! The leader of the martyrs is Hamzah, and a man who stood up to a tyrannical ruler and prevented him (from his tyranny) and was killed because of this (as in the hadeeth of the Prophet (saws))! As for speaking about the Nusayriyya (a heretical sect in Syria) in Jordan because the Jordanians hate Haafidh al-Assad, and to consider this Jihaad? This is not Jihaad. There is no problem with this, you can call it knowledge or what you like, but this is not Jihaad. You speak about the Shee’ah when the rulers want you to speak about them, but when they make peace with Iraan you stop speaking about the Shee’ah? No, this is not Jihaad, this is not Jihaad. And we fear that this is not repented for, because it contains showing off (riyaa’); it is not sincerely for Allaah.
That you speak at the time that you are obliged to speak the truth whether or not your ruler is pleased, then this is Jihaad!
As for speaking against and attacking the Communists during the time of Sadat because he differed with the Communists and expelled them from Egypt, but during the days of ‘Abdin-Naasir before him Communism was the Religion of Allaah, then in the days of Sadat after him Communism became atheism and disbelief? And both (rulings) are from whom? The scholars (of the government). The University of al-Azhar used to come out everyday with the program called ‘Socialism and Life’ and say that Socialism is the Religion of Allaah. So when ‘Abdin-Naasir died and Sadat came and expelled ‘Ali Sabri and the Communists and expelled the Russians, then (only) Communism became atheism and disbelief. A fatwaa was issued around 1958 or after it that peace with the Jews was disbelief, then a fatwaa was issued when Sadat went (to Jerusalem to make peace) that “if they lean towards peace, then lean towards it.” How is this? Is this how we make Jihaad for the sake of Allaah? Or (instead) is it Jihaad for the sake of our pockets and our bellies?
Al-Qaddhaafi has altered the Sunnah since ten years ago, and nobody spoke about this or made takfeer of him. However, when he spoke some words that were hurtful to some people, that is when the fataawaa began pouring forth against al-Qaddhaafi that he was a disbeliever because he rejected the Sunnah and the rejecter of the Sunnah is a disbeliever. This fatwaa is not for Allaah. It is for who? The ruler. Not for Allaah.
If there is a conflict between one country and another, you find the scholars of those countries waiting to speak about the belief of the other country, or about it’s evils, or its treachery, or its misguidance, or its dealings with the Jews or other than this… no, no, no. This is not the best Jihaad; neither is it the best Jihaad nor the least Jihaad. This is eating rice. Eating stew! This is the Jihaad of stew! This is licking the pots and pans!”
(from a lecture entitled ‘as-Sabr ‘alar-Ribaat’)
نحن لن نستسلم مهماالضروف سارت ان نكون عبيدا للمشركين انشاالله
Walalaha bararuga islamka jazakumu allah madama aad utagantihin cadeynta kuwa qariya xaqa ceebahooda maxa yelay culumada jadidiyah waxey inoo shegi jiren rux kudhawaqaya shahadatenka uu fasaxanyahay wax waliba haku dhawaqo bal aan isweydino shicada kuma dhawaqdo miya shahadatenka wa jacib waxan layabanahay rag kaxubsitay dinta galana so hogamiyey iney difaacan lkn marka lagu biyo kenay ayey dhawaqen jihad waxanu lenahay wa horaa la’idinka rabay inad camada ucadeysan xaqa bal aan kawarsugno sh c/lahi barbarawi iyo sh cukasha waxey kadhihi raban NB walalaha bararuga waxan kacodsaneyna iney isha kuhay mawaqifta ku adan daglka xutiyinta iyo markazka jadidiyah aa raa dooda inoo cadeeya wsc wrwp
WAXAAD KA HAD LEY SAAN QOF MIYIR QABA OO FAKARAYA MA FAHMI KARO WAXAA II CADAA TEY IN WAHAABIYADII WAALATEY.SIDAAS DARAADEED WAXAAN KU TALIN LAHAA INTA AYDUN IS CUNEYSAAN IN AAD CILMIGA DIINTA IYO CAQLIGA SUUBAN AAD DIB UGU NOQOTAAN. TAN LABAAD WAHAABIYO WAXAAN LEE YAHAY DALKA WAA LEYDIN LA LEEYAHAYE OO MUSLINKU KELIGIIN MAAHEE MEEL FARIISTA OO XISHOODA ILAAHNA KABAQA HADAAD MUSLIN TIHIIN
Meesha waxaa ka socda wax lagu cibra qaato:
-
1. Shan bilood kahor, kadib markii ay muslimiintii oo dhan soo caayeen, ayeey sidii caadada u ahayd ayee Jadiidiyadii isku noqdeen, oo sii kala jabeen, dabcan, kadib markii rag badan laga soo takhalusay waxaa isku soo haray Rabiic Madkhali Vs Yahya Xunjuri.
waxaana dhex maray dagaal, ilaa heer la isu gabyay sidii Guba oo kale.
-
Wuxuu yiri Xunjuuri asagoo duraya Madkhali:
يا غراب البين قد عز اللقاء == ورأينا الوصل صعب المرتقى
كم دققنا الباب إلا أننا == ما وجدنا الباب إلا مغلقا
لا يكن همكم فيها كثرةً == ليست الكثرة معيار التُقى
قد عجبنا من ربيعٍ زَهْرُهُ == في ذبولٍ أوشكت أنْ تَزْهَقا
وعجبنا من ربيعٍ مَسَّنا == منه مكرٌ باردٌ قد أُرْفِقَا
مع إرصادٍ بِحَرٍّ من أذى == وبإرجافٍ يُثِيرُ الحُرَقَا
-
Garabka Rabiic waxaa u hadlay Mahamed binu Haadi Al-madkhali oo yiri xunjuur Sunadii wuu ka siibtay.
-
Sheeko
Baribaa wiil iyo gabadh ayaa walaala ahaa, marka cuntada la isugu rida gabadha ayaa boobi jirtay, wiilkana wuu dareemi jiray, laakiin wuxuu ahaa dadka cunta qaadka yar.
-
Maalinkii dambe ayaa midba gooni loogu riday, wiilkiibaa oo tartiibtiisa isaga cunaya ayaa fiiriyay gabadhii oo cuntadii loo riday boobaysta, markaasuu yiri, “Waxay igu haysay, bay isku haysaa….”
Yacni ayadii baa iska boobaysa, marka Jadiidiya waxay Islaamka kale ku hayeen bay isku hayaan.
-
Dagaalkan qabsaday Qoladan u fikir jirtay sida Qaadyaaniyada xaga halganka, waxaan ku soo koobayaa, markay ku daacdaacsan jireen Muslimiinta mustadcafiinta ah, ayagoo leh waa fitno, وبدا لهم من الله ما لم يكونوا يحتسبون
acw. walaalaha muwaxidiinta ah, ha khaldamina. nimanka jadiidiya iyo ee umal iyo shibli u horeeyaan jihaad maysan ogolaanin, jihaadkii rabbi waajibiyay way xaaraantinimeeyeen. wixii ilaahay waajibiyay ayay xaaraantinimeeyeen, hadana jihaad kumaysan dhawaaqin ee waxay rabaaan wax shiicada ka celiya. waa noo soo gurmada ee jihaad maysan ogolaan wali. shiico in lala diriro waa jihaad maraykan, yuhuud, iyo nasaarana far laguma fiiqi karo. waa hantidayda ha ii badbaadsho. waa daalimiin dhamaantood alle iyo ummada muslimka ahba khiyaamaysa
Musliinta u taagan difaaca diinta Allah SW ha idinka abaal mariyo janatul fardows aclaa.
Culimadu maahan macsuun waa gafi karaan, waa saxmi karaan, laakiin waxaan maanta waaqica jiraa qofna ka qarsooneyn in culimo badan aduunyo raacday, hilibkii musliinta oo la cunayana baneeyey.Kna aamusay xaqa, qaladaad farabadan ay galeen soo baxayo taas oo aana qarsooneyn,laakiin Allah ayaa denbi dhaafaa.
Shiico waxaa dagaal kala dhaxeeyaa yahuuda, waxaa uga wakiil ah USA,iyo xulufadiisa ay ugu horeysa xakuumada sacuudiga, iiraan maxaa lagula dagaalay dagaalay sidee XAMAAS u garab istaagi kartaa iyo XISBULLAAH– labaduba aan ognahay in ay yahuuda iska celiyaan. SADAM XUSSEIN maxaa wadankii loo burburiyey 5million oo shaqsi ayaa la laayay— maxaa loo dilay sadam– waxuu tageri jiray XAMAAS IYO XISBULLAAAAAAAH.
FALASTIIN MUSHAAR AYUU U QORAY QOFKII YAHUUDA ISKU QARXIYAA FAMILKIISA SAMEEYA.
marka wiil mareexad iyo idil maandheyskow go and read same books.
Dagaalka shiicadu la galyso gaalada yahuudu hogaamiso maahan, jihaadka islamka.
suldaan sametar cabdilaahi yusuf tacsi kaagama baahna ee waxa kaaga baahan inaad u hadasho dadkii tolkaa ee snm ku gumaaday dhulkeena oo weli aan la tusin dadkii la dhashay cadaalad.hadalku waa wax tar ummaduna waxay kuu qireysaa inaad tahay nin waxter leh.ogsoonow markaad dhiiga walaalkaa ka aamusto inaanad shisheeyana sharaf ku lahayn,maxaa yeelay waxay ku ogyihiin damiir xumadaada.waxan innigula talin lahaa adiga iyo qaar kale inaad is bedl isku samaysaan oo aad joojisaan fiirada dhexdiina ah una soo noqotaan midaynta tolka sidii odayaasheenii ay ahaan jireen waqtigii siyaad barre ee arrimaha guud ee reerka ay meel uga soo wada jeedeen waad mahadsan tihiin
asc walaalayaal dhamaantiin gaar ahaana gob islam
aniigu inbadan waxaan aqrijiray maqaalda iyo waliba coommment aad ka dhiibtaan mashalalhu samdoon walaalka wato runtii waa waa wallaal xaqiiqda lasocodo iyo waaqicada dunida maanta ka jirto sidoo kale walaasha wadto umu baraa waan arkay ayada mar walbo dhiibato fikirkeeda saliimka ah iyo waalaalo badanoo aan halkan kusoo koobi hadaba waxaa hubaal ha anigana saaxadan si toos ah in aan maanta fikrkeyga oga dhiibto aan u sooo laabto ninka wato wiiil mareexaan nin yahow culimda lama diini waa culimadeena alhaa xifdiyo ayaan leenahay lakin waxaa n kuu sheegayaa in eey ka haboontahay wax waxlba in eey raacis mudayyiin allee sareye iyo rasuulka scw iyo waliba saxbadiisii dhaantood iyo intii wanaaga ku raacday aan isdul taago hadliikii uu yiri cabdullahi bin mascuud rc waa saxiba jaliil ah muxuuyiri bal fiiri wiil mareexanow من كان منكم مستناً فليستن بمن مات ؛فإنَّ الحيَّ لا تؤمن عليه الفتنة oo macnaheedo yahay qofkii idinkamid ah ha raaco wadadii ku wii tagay oo dhintay kan nool loogama aamin qabo fitmo in uu ku dhaco hada kuwa badan sooo majiraan culimo eh dowladaha la shaqeeyo oo aanan raali galinin ilaa xukaantaas mooyaane ayagoo ilahay baray kitaabkiisa waxaana haboon in eey u cadeeyaan dadka walaal wiiil marxeen anagu manecbin culimada allaha dhaafo ayaan leeyhayahy xaqana dhamanaten anaga iyo aygaba laha ku sugo wabilaahi toowfiiq
NIMANKAN AAD KA HADLAYSAAN JIHAADKIIBA WAXAY U MACNEEYEEN IN AAD NAFTAADA KA REEBTO WAXA XUN!. MACNUHU WAAA IN AAD NAFTAADA YAR
ISKU DAYDO IN AAD BADBAADISO OO KELIYA. CAJIIB
CULUMO SOMAALIYEED MA JIRAAN, HADAY JIRAAN, DHULKA IYO DAD GAALADU BAABI’INAYSO AYEY KA HADLI LAHAAYEEN.
LACAGTA SIDA LOO URUURIYO AYEY YAQAANAAN, XAQ IYO XAQ DAROBA LAAKIIN DHIBAATADA DHULKA HAYSATA WAXAY KALA MID YIHIIN LABAD SHAYTAAN EE GAALA-RAACYADA AH.
Asc Wr Wb Somalimidnimo.com Idinkane Wadaadii Aan cilmiga ku tabeenay Ayaa Daaqad ka aragteen Ee bal inta aadan ceebaha kale ku mashquulina bal tiina ku mashquula Kolley Culumada lee nasii jecleesiineesan Inta aad Raadineesan In ay Dadweynaha nacaan Dhamaan allaah xafido gaar ahaan shiekh Umal and Shiekh Shibli kolley inta kale aqoon fcn uma lihi Dhamaanten allaah na hadaayeeyo Idinkane Allaah ka baqa ..Qofkii Jihaadka wax aa ka qaldan dhahdoba Saan lee u Raafa idinkane subxaankoow Lkn ogaada Dadkiinan soo qoray webka iyo Culumada aad xagxaganeedan wlh iskuma dhawidiin kulley culumadaas Wanaag badan aa lagu tabaa lkn idinka kolley wanaagiina iyo xumaatadiinabo Anniga makasaayi Ee bal culumada ka feejignaado asc wr wb
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
shaley aheyd markuu shariif na lahaa gaalo hala iska dhiciyo maantana gaallo halla taageero!
Nimanka salafiyada weligoodba ma ogolaannin jihaad wexeyna shardi uga dhigeen amiirka waa in uu iclaamiyo kaasoo ay u yaqaanaan boqor cabdalla ee gaalada dusha saartey
ilaahey nama fidneeyo xaqana alle hanagu sugo nin kasta oo xaqa ka fallaagooba warkiisu waa uu isdardarayaa subxaaanallaaaaaah!!!!!!!!!!
TO: idil.
sc wr wb.
ina adeer idil ereyga aad tiri shabaab intaan ahayn gaal bee u arkaan waa arin qatar ah qof aaminsan arintaasna majiro ee walaal tuhmida ma wanagsano waana xad gudub caqadi ah oo u nisbeyn qof muslim ah wax uu bari ka yahay.
hadaba waxaan kaa codsanaa inaad ka noqoto eedeyntaas been abuurka ah.
intaas kadib <
nimankaan jadiidiyada ah waa rag faqiir ka ah dhanka fahamka islaamka lehna maskax yar oo xataa aan ugu filnayn la dhaqanka dadka!!! oo waadba aragtaan oo waa ayakaa heshiin waayay!!!. waxaan aad ula yaabay sedex arimood oo uu yiri wadaadkaan u fidiyey taageerada xajuuri!!
1: waxa uu yiri hada yaan xajuuri la sheegin ceebihiisa sababtoo ah arin muhiim ah buu kujiraa!!!.
su aashu waxay tahay usaama oo gaaloo dhan weerartey maxaa daba dhigey dubayaashaan miyuusan kujirin arin muhiim ah.
2: waxuu kaloo balansaday dagaalkaan kadib xajuuri in la jarxiyo ama la amaano!!
hadaba waxaa yaab leh haday jihaad kujiraan soo jihaadku ma aha xataa laa takuuna fitna!!! marka dagaalkooda ma xuduuda markazkooda buu ku egyahay iyo ururkooda zoonahooda mise dhulka islaamkoo dhan!!!,
3:waxuu yiri gabdhahaa la kufsanaa culumadana waa la dilaa!!!!.
waxaa yaab leh gabdhaha somaliya miyeesan lahayn sharafta kuwa reer yemen mideeda kale raga jadiidiyada somaliya miyeesan gabdhaha somalida qiimhaas agtooda kalahayn!!!.
anigu waxaan ku dhiira gelinaa jadiidiyada cabsida alle iyo barashada diintiisa iyo inay dhaafaan cirdiga mujaahidiinta caalamka oo idil eena bartaan gaar ahaan caqiidada gaar ahaan masaa i lal imaani wal kufri.
wasalaam.
TO: Dirir
Ninyahow si walba haddii wax laguugu caddeeyey si walba wax laguu tusay daliil walba lagu soo hordhigay inxiraafka kugu dhacay waad ka soo noqon la’dahay culmo inxiraaf ku dhacay iska daba dhug-dhug leedahay ALLAAH YAHDIIK!!!!!! Xaqa hadduu laguu caddeyo waa inaad raacdaa ma haboona tacasubka ku indho tiray ee ALLAAH SW ka baq,
Horta Salafiya jadiidiyah waxaa haysta inkaartii ay muslimka kale ku hayeen iyo ku jeesjeeskoodii ay jihaadka ku tilmaami jireen fitno .
ogaada dhul muslim oo gaalo asli ah iyo gaalo raacyo ku duushay bey fitno dhihi jireen hadana waxay rabeen inay dadka dhahaan shiico ashahaadato baan la jihaadeynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan leeyahay hadalkoodii xikmada sare la ahaa ha tadbiiqeyeen kaas oo ahaa ” waa fitnee ka carara intii aad wax dili lahaydeen surka idinka hala idinka jaro”
marka xuuthiyiinta surka u hoorsada
somalimidnimo
-
waxaad isku khaldeysaan arimo badan, jahwareerka ku dhacay jadiidiyah ama jaamiyah ayaad qoorta u surteen sheekh umal iyo sheekh shible, oo iyaga aad ka dhigteen jadiidyah,
-
qoladan dhunsan ee jadiidiyada waa loo jeedaa iney yihiin culumaa’u aala sucuud oo waxa aduunka ka socda ma eegaan, muslimmin oo dhanna way la dagaaleen gaaladana way ka aamuseen, wixii u dana reer aala sucuud uun bey ku dhaqaaqaan, hadda ayay ku baraarugeen jihaad afka sheeg ah, waligood ma aysan oran gaalo hala iska dhiciyo.
-
dabcan umal iyo shible waa ay laahan karaan fikrad u gooniya oo ay ka qaadan karaan arimaha qaarkood, hadalkoodana looma qaadan karo fatwo ama wax sharci ah, Ciraaq markii ay ka hadlayeenna gunta hadalka ma ahayn shiico iyo wax ku saabsan, waligoodna isku ra’yi ma ay noqonin iyaga iyo madkhaliyah ama jadiidiyah.
-
hadalka munaasib ikuma aha mana xiriirsana, hadii aad leedihiin hadda ayay isku fikir noqdeen, taasi waa arrin u baahan in la caddeeyo, waayo waxaan ognahay sida waadaxa ah meesha lakala taagan yahay iyo waxa lakala aaminsan yahay,
SAMA DOON. jawaab
walaal samadoonow iyo dhamaan inta magacayga aala mareexaan layaabtay
mareexaan waa awoowgay muslim buuna ahaa geesiyadii islamka ee carabtii qureesheed ama carabtiikalaba waa loogu yeeri jiray magaca awoowyaashood ama qabiilkooda
wiil mareexaan waxaan ula baxay waa in xabashido iga quusato oo aysan sifiican isugu halayn waa iscadayn ee qabiilaystane maahi .
midakale sama doon soo allah madhihin walaalka muslim ah mala xun haka malaysan
xageed durba iila booday oo hadana malada xun iiga malaysatay ?? walaal miyaadan
ogayn in tuhun xun la tuhmo muslimiinta inay yihiin sifooyinki khawaarijta?
midakale dadkiinaan wada qiiiraysan miyay idinlatahay umal iyo shibile inay xuduuda ilaahy ka tilaabayaan oo ay dhowrsan waayi inta uu dhowrsan muslimka jaahilka ah ama caamayga ah ???
culamado waxeedu waa talo ee weerar maaha .lakiin idinku waxiinu waa weerar aaanan waxba la hambaynayn inxiraafna sababi kara war allah kacabsada diiintaan allah baa iskale
asaga ayaana ilaalin wuuna balan qaaday allah waxakale oo allah balan qaaday in uu difaacayo kuwa aaminay mu.miniinta
walaalyaalow idinkoo ah nuurkiii cadaaladii kala danbayntii xaqii umada somaliyeed usoo baxay haka tuuurina meelkale ee waxa khaldan saxa culimadana caydeeda meelkale ayuu idinla gali doonaaye kawaantooba oo iska daaya gaar ahaan sheekh umal iyo shibile iyo dhamaan inta dhowrsata sidooda okale ee la ogyahay
Aniga waxaan la yaabanahay jihaadka fidno ka dhigay markaan jihaadayey oo wadankeygii ama wadan islaam ah la soo weeraray! iyo maanta markii gurigooda loogu yimid inay dhahaan haya calal jihaad!! Allow qabashadaada kuleyl badannaa!! kuwa kenya fadhiya ayaan waxaan tamaninayey in guryahooda loogu yimaado iyana ha sabrraanee!! fasbir sheikh aan dhihi lahaa hadey i maqlayaan manta!! aawey culumadii shiicada mala,dagaalnaa ma idin cawinaa hee?? gaaladana ma igu eeganeyseen!! walaahi nabi muxamed csw oo ahaa macallinkii Alle noo soo dirray ma,uu san aheyn mid aargoosta waxana noogu sugnatay rasuulka csw ku dayasho wnaagsan!! waana waajib inaan raacno!! lakiin haddii rijasha wax iga weydiinayaan waaneyba iga weydiineynee waxan dhihi lahaa reer fansalaq waxa ay idinku sameeyeen ha ilaawina balse iska cafiya iskana illaaliya!!!! qof aan jihaadka dhan aaminsaneyn ee markii gurigiisa iyo reerkiisa loogu yimaado dhahaaya haya calal jihaadna iska illaaliya kaas Allaa ogeee!! walaahu mustacaan.ducada muwaxidinta meel cidla ah ma dhaceyso walee!! Alle qabashadisa dhawaan badannaa si kasta oo loo daahsado ma waxaa soo yeertay xaya calal jihaad!!! fasbiruu ma dhahnaa mise waan u gurmannaa!?? jihaadka afka nooga daaya dhinaciina dabeesha noogu soo gashaye!! yahdiikumullaah.
asalam calykum waraxmatul laah
akhi waxaan kaa codsan lahaa in aadan ku dagdagin الشيخ محمد بن عبدالرحمن العريفي
jihaadka kama soo horjeedo, hadal dhaawacaya mujaahidiinta lagama haay,
in shiicada lala jihaadana waa waajib,
hadaad leedahay wuxuu u shaqeeyaa dawlada sucuudiga waxaan kaaga baahanahay caday البينة على من إدعى
marka akhi waxaan kuu dardaarmi lahaa in aadan ku dagdagin culimada qaarkood sababtoo ah jihaadku ma ahan in kirishtan lala dagaalo oo kaliya , lakin waa in lala dagaalamo dhamaan wixii diinta ilaahay ka soo horjeesta.
wasalaam calaykum waraxmatul laah
to wiil marriixaann iyo idil alla kuma idleeyo hadaadanab fahansanayn waxa la isku hayo ama laganiqaashayo inaad iska aamusto unbaa kuu fiican culimadu nabiyaal ma ahan wixii ay kusaxmmaan waan kaqaadanaynaa wixiii ay ku khaldamaana waan iska tuuraynaa laakiin waayaabe horta dadkaan meesha wax kusoo qoro in intee le,eg ayaad kala socotaaan saxwada soomaaliya ama jihaadka soomaaliya ama mucaskaraadkii wadaadada ee soo maray dalak lagasoo billaabo 91 ilaaa maaanta waxaaan oran lahaa nimaan howlahaas wax badan kalsoconin ama taariikhda aan akhrinin yuunan kudanbaabin wax unbaa laqoraaye iska qor mucaskarkii araare kii bari ama boosaaso kiii itoobiya kii gedo kii nmaxaakiimta midka hadda dhisan ee xarakada alshabaab waxaasoo dhan iyo sya ku billwdeen iyo fashilaadii kaladuwanayd ee soo maraty wadaadada hadaadanab wax wayn kala soconin oo ay kuugu horrayso shabaabulmujaahidiin waxaaan kudhihi lahaa iska aamus allena kabaq yaa wax naga warsada annaga oo ahayn dhallintii ayagooo yar yar towxiid lagu tarbiyeeyay jihaadna lagu qufulay allow maxaan wadaad ceeboobay usoo taagnayn ragiii jihaadka nagu qufulay oo yiri xataa reerihiina haday xarakaadkaan islaamiga ah diidaan waa lala jihaadi karaa ayaa maanta waxy naleeyihiin gaaalada amisoon ee saliibiga ah waa fidno waxaa kale ooo ay nadheheeen wadaadadii suufiyada ahaa eee fiqiga shaaficiyada iyo naxwada nasoo baray waa mushrikiin waana la layn karaa waa ladili karaa gaalo weeye maxaa yeelay waxay aaminsanyhiin ilaahay qeyrkii in lacaabudo qabrina labaryo habeen aaan su,aal waydiiyay oo aan iri sheekhoow soo cudurdaar mayeelan karo sheekha qabriga baryayo wuxuu yir maya waa nin caalim ah jaahil ma ahan xaqana waa loo cadeeyay sidaa darteeed cudur daar maleh wadaadkii saas ilahaa hada wuxuu leeyahay gaalada amison dagaalkeeedu waafidno shariif murtad waa muslim xagay kutaallaa diinta amisin dagaalkeeda fidna ku tilmaantay wadaadadii suufiyada ahaa ee cilmiga dadka barayayna jihaad kadhigtay cajiiib allow hanafidnaynin xaqana nugusug marka walaalayaal hadadan waxba kala socon arrimahan sida wiil marriixaan iyo mida idil labaxday hakujabina hana kudanbaabina wadaadadaan kala aflaynayana wax kale ayaan kasugaynaa howshu kow majoogto tamxiis ayaa socda eeboow lakala miiranyeee mililiq ha irraacin xasbunallahu wanicmal wakiil
A.C WAXAAN TOTALY KASOO HORJEEDAA CAYDA CULIMADA IYO SOO BANDHIGIDA CULIMADA WUXUU KU QALDAN YAHAY SI HOOSE UGU SHEEG WUXUU KU SAXANYAHAYNA QAADO OO DIIN AH, BARAARUGA WAXAAN LEEYAHAY HADAAD HOWL MUSLIMKA U HAYSAAN HORAY UWADA OO GADAAL HA U SOO NOQONINA CULIMADANA CEEBOHOODA ASTURA HADIIB AAAD ARAGTAAN CEEBTOODA.
WAXAAN LEEYAHAY NINKA WAHAABIYO TAAGAN HADA WAXAA LOO KALA BAXAY GAAL, GAALO RAAC IYO ISLAAM DAGAALKANA WAA SOCDAA WAANA JIHAAD, CAMALKA JIHAADKANA WAXAAN LEEYAHAY XAQIISA IYO WADADII LOOGU TALO GALAY WAA IN LA MARSIIYAA GUUSHANA WAXAY U DAMBAYN MUSLIMIINTA MEEL KASTOOY JOOGAAN
W.W.W
nin baa hal qarni ka hor yiri:-
bal maxaan laba gaal oo abtirsiiyo gudboon midna aan u gumeyn midna guusha u siin?
bal maxaan laba firqo oo inxiraafay, oo labadooduba ilaahay diintiisa la dagaalamaya. oo labadooduba gaalada u shaqeynaya, u kala soka-marsanayaa?
intaan ilaahay xaajuuri ku saladin xuuthiyiinta, sow ma uu dafiri jirin aayaadka iyo axaadiithta uu hadda akhirnayo?!!!!
talafiyiintu (salafiya-jadiid) ma ka sokeeyaan xuuthiyiinta ay la dagaalamayaan?!!
ictisaamkuse ma ka sokeeyaa talafiyiinta?!!!
saddexdooda kuwee ugu khatar badan?
jawaabtu waxaa weeye “dhurwaaga qayliya iyo kan aamusa kee dara?”
marka waxaan idin leeyahay shiico idiin ma dhuuman kartee, labada kale iska ilaaliya, talafiyiinta waa lagu baraarugaye ictisaamka iska ilaalsha!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
talafiyadu dhawaaqiitkii iyo sanamyadii ay daba ordi jireen oo caabudi jireen waa dhaceen oo dume, sida cali cabdalla-saalax iwm. sidaa awgeed bay hadda jihaadu-nafsigii ay sheeg-sheegi jireen iclaamiyeen, si ay u bad-baadiyaan naftii raaxada iyo rishwada u baratay. naftaas oo dhiigga iyo dhididka mujaahidiinta ku raaxaysan jirtey oo rumayan jirtey. ictisaamkuna waxay jihaadu-nafsiga iclaamin doonaan, marka ay dhacaan sanamyada kibaki, sanaawi, shariif-murtad, faroole iyo siilaanyo.
waano abuuris baa ka horaysay yaa waxmaqli war anigu ma waxaan idin iri dagaalka somalia jihaad maaha mise gaalo in lala dagaalamo jihaad maaha?
waxaa iiga kiin muuqato dagdag fara badan iyo hubsiimo la aan
caR xujooyin baan cad cad baan idin hor dhigaye yaa kajawaaba .?
hadaad hilmaamteena waan idin xasuusin
shibile muxaadaro uu qabtay waxaa kujirtay kalmad ahayd
(1)in calaamada khawaarijtu kamidtahay . aayadaha gaalada kusoo dagay
oo muslimiinta muwaxidiinta ah dusha laga saaro ma idinku cadahay taasi
mise waad beeninaysaan??
(2) in gafafka dadka muslimiinta kadhaco markiiba xumaan loo niyoodo oo aan cudur daar iyo xalkale midnaba la raadin. ma idinku cadahay taasi mise waad beeninaysaan ??
hadaad beenisaan qoraalka culimada aad kasamayseen ayay kujiraan
aayadaha kusoo dagay kufaartii quraysh oo loo adeegsanayo.umal iyo shibile
oo ah muwaxidiin taqwada allah ku caanbaxay una taagan habeen iyo maalin diinta allah jalah jalaaluh..iyo culimo kale oo wanaagsanba anigu hada malahi koox hebel somaliya joogta ayaa khawaarij ah .ama idinkaa khawaarij ah ee waxaatihiin walaalahay
kuwii ila dhashay kuwoodii ugu wanaagsanaa ee baarka ahaa ugu qiimaha badnaa bulshada somaliyeed marka waxay diidantahay culimadu iyo anigaba in ciwaj ama qalooc idin galo oo dariiqii jihaadka aqoon xumi iyo fahan la aan darteed in aadka bayrtaan dariiqii jihaadka .oo aad cagta galisaan wadamadoobeydii ay cagta saareen cilmi yare fahanyarihii muslimiinta oodhan-kadibna tagfiir duhur bud wata isu badalay
kuwii ila dhashoow ee ahaa xaqa caqiidada isku daya fahankiina inaad balaarisaan .shuyuukhda .islamka ceebahooda astura khaladkoodana ha qaadanina ma xuntahay sidaasi?
waxa culimada kasoo baxaya ee fatwooyinka ah walaahi waa talo ay idin siinayaan oo idinka maqan ee maaha nacayb ay idiin qabaan . qof kujecel baa kuwaansada
ee kahara faafinta culimada toosan .culimada toosana maaha kuwa malez daafida lacuna ama bahuuko boorashka lawalaaqda ogaada ee waa culimada kale sida shekh umal iyo shibile iyo asxaabtooda .war hooy ragaan waa kuwo cilmi iyo caqli u saaxiib ah ee haka fogaanina talooyinkooda. tani waa waano cad oo aan gaarsiiyay cidii wax garanaysa ee fikiraysa .
to wiil marreexaan cajiib kulahaa mareexaan waa awowgay muslimbuuna ahaa been badanaa maxuu ka ogyahay unuu muslim aha iyo inkale yaahuba awowgaa marexaan inuu muslim ahaa?
lamahubo asxan maa dhahdid inuu muslim ahaa ayaan urajaynaya ama aan umalaynayaa cajiib waxaan kuleehay waxaadan ogayn ha iska jazminin ee waxaad hubto wax kadheh
Asc wr wb
-
To: Aala-Marexaan
-
Akhi hadan ka jawaabo Su’aalahaaga
Waxad tiri
-
(1)in calaamada khawaarijtu kamidtahay . aayadaha gaalada kusoo dagay
oo muslimiinta muwaxidiinta ah dusha laga saaro ma idinku cadahay taasi
mise waad beeninaysaan??)
-
Akhi Ayada Qur’aanka waxey ku so degtay cidi sameysa xukunkas wey qadaneysa
Tusaale:
Hadi ay Aayada Gaalo ku so degto
Adiga o Muslim ah Aala Mareexanow aad sameyso isla ficilki ayku so degtay
Ayadaas markas adiga ayeyku qabaneysa
-
Tusaale kale:
-
Qofki sameeya Ficilki Qowmu luud
Waxa lagu qadaya Xukunki Qowmu luud lagu qaaday
Caqiidada u doono ha haysto
-
Su’aashada labaad
Waxad tiri
-
((2) in gafafka dadka muslimiinta kadhaco markiiba xumaan loo niyoodo oo aan cudur daar iyo xalkale midnaba la raadin. ma idinku cadahay taasi mise waad beeninaysaan ??)
-
Aniga runti ma arag wadaad hal ama labo qalad galay o xumaan lo niyooday
Lakin waxan arkaa Culumaau suu Malinkasta dacaayad la so tagaan
Gaaladana ayka nabad gashay
Kuwaasna waa in umada loga digo
-
Mida kale akhi adiga weli wanaag ma no niyootay
Waatan aad horay kala so booday (Khawaarij aya lagu yaqaan ayado galada ku so degay in Musliminta lagu camcamiyo)
Waxad horay kala so booday (Khawaarij)
Adiga o aanan fahamsaneyn (Usuusha Tafsiirka Qur’aanka)
-
Waxan kale o ku sheegaya hadi aad jawab macquul ah i so qorto
Wanku so jawaabayaa, hadi kalana ……….
ikhwaani waad mahadsantihiin
dadkaan meesha ku sawiran badankooda waa دعاة على ابواب جهنم
lakin culimada xaqa aan qarinaynin oo jihaadka wax kasheegeynin oo xitaa mujaahidiinta amaanaaya mararka qaar waxa laga rabo ma fahamsani
runtii qofkii maqaalkaan qoray waxaan dhihi lahaa:
akhi danbi ayaad gashay waxba ha ka leexleexanin rabigaa u towbad keen inuu kaa aqbalo ayaa laga yaabaa.
horta hadal badan haan ma buuxsho, teeda kale kuwa amah sheekadaan dheero oo bilaa micnada ah so guriyey waan iska karan karaa balse Allaah swt ayaa ku deyney maxaa yeeley in badan waa lo aqli celiyey, xaqunah waxna kuma qataan!!
Asc wrwb..
1.Qofkii maqaalkan qoray danbi buu ku dhacay.
2. Haddiii ay culumaddu sida Shibile iyo Umal gafeen maad riddisaan oo cajiladaha aayako oo maqal iyo muuqaal ah soo galisaan youtube iyo meelaha lamid ah, waa hadaad cilmi iyo xikmad ku socotaan oo dad rabaniyiina oo xaq raadinaya tihiiin. Naseexadda toos u gudbiya oo riddiya culimadda intaad meelahan xan iyo cajaladdo la goo gooyay la soo taagan tahay.
3. Dadka xaqqa ku taagan kama cararaan, jihaadka soomaaliya/iraq/afghanistaan hadii wax lagga sheego ma jihaadka oo dhan baa la diidanyahay????…jawaabtu waa maya, saad wax u wadaaan ayaa ladiidan yahay ee jihaad lama diidanna.
3.Naseeexadda toos u gudbisada oo iska daaya xamaasaddan bilaa cilmigga ah oo keenaysa xan iyo been abuur la faafiyo kanna dhasho baneysi xan iyo faafin been abuur iyo dilal qorsheysan sidii sh ahmed lagu qaaday..iyo culimadiii reer iraaq siduu u sheegay sheekh al calaama M. shibli…..
wcswrwb.
bismillaah war bi i waa yee walaalaatihiine ha isku mashquulinee oocadowgu idinka faa ii daysane sida isu dhaama oo isu samra oo isu ceeb qariya wabbillaahi tow fiiq ((ALLAAHUMMA ASLIX DAATA BAYNIHM BIRAXMATIKA YAA ARXAMA RAAXIMIIN.))
1-to c/raxmaan
laba qodob ayaan kuugu haystaa
1-jihaadka soomalia/iraq/afghanistan ma adigaa baneeyay in wax laga sheego
– jihaad ka waa ذروة سنام الاسلام qofkii wax ka sheego islaamka oo dhan ayuu wax ka sheegay
-waxaad baneysatay in la duro cirdiga kumaan muslimiin ah, nabigeena scw wuxuu yiri المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده
2-waxaad tiri yaan lagu radinin umal iyo shibilee qoraal ee halagu radiyo cud iyo muuqaal
-aayad ama xadiis sheegaaya in aan qoraal la isku radinin waan kaa sugaynaa
To somali salafi and all:
xukunkooda waa labo:
1.Mid caayay caaisha (radiyalaahu canhaa) – xukunkiisu waa dil oo caaisha aayada badan ayaa tilmaamaya in ay fawaaxish ka bari tahay.
2.Mid caayay saxaabada: ayadana labo ayaa loo sii qeeybin:
2.1 Hadii uu saxaabiga uu caayay uu ku heeysto mas’alo ama xukun uu cadaalad daro suubiyay iwm – waa la edbin, sida karbaash ama xabsi.
2.2 Hadii u u caayay islaamnimadiisa diinta wuu ka baxay xukunkiisana waa dil.
wixi aan asiibay alaha iga ajar siiyo, wixi aan qaldayne allaha iga cafiyo.
Adilooyinka iyo macluumaad dheeri ah hadii aad rabtaan ugu noqda kutubada uu ka qoray sh. islam ibnu teymin – منهاج السنة النبوية في نقض كلام الشيعة القدرية.
wsc.