Dhagayso Hooyo U Buraanburtay Ciidamada Shisheeye.


SUUGANTA:-
Hooyo Soomaliyeed ayaa u buraanburtay Ciidamada shisheeye, sidoo kale Hooyadaan waxay guubaabisay shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Dumarka oo kaalintoodu ay banaan tahay!. DHAGAYSO Hooyo Soomaliyeed oo Buraanburtay. MP3 Halkaan Riix Ama Guji

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Bulshada Soomaliyeed baan u baaqayaa!
Wiilashan Bilan ee shacabkii usoo  banbaxay!
Oo badbaada shacabka baasuuka usita!.
Ee Waa inaa buurinaa oo kadaba baxnaa!
Oo aysan Basaasinoo Baylah noqon!.
Balantii aan Qaadnay Waa Inaan kasoo baxnaa!.

Soo dir Buraanburkaaga ama Gabaygaaga webmaster@somalimidnimo.com Ama somalimidnimo@hotmail.com

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

5 Responses

  1. sara says:

    mashaAllaah! may Allaah reward the sister for her effort and forgive her….thats what we need to stick together! cause united we stand divided we fall!!! Muslim Pride Islam is on the rise!!! Allaahu Akbar!!

    if we are human beings with at least some pride we shouldn’t disagree on things this time! cause Somalia is at brick on colonization!!!!

  2. barwaaqo says:

    khadar sister bahad sanid
    masha allaah

  3. Abu Kauthar says:

    Masha’allah. Allah ha xifdiyo walaasheen. Insha’allah Islaamku waa guuleysanayaa shakina kuma jiro, lakiin anaga ayaa nala imtixaanayaa. Allah ha sugo oo xaqa hanagu sugo. Amiin.

  4. garwayne says:

    cabdinaasir cabdille maxamed oo ku magac dheer (oogle) ayaa waxuu nooga sheekeeyey

    maalin maalmaha kamida inuu arkay hooyo kanmida hooyooyinka soomaaliyeed in ay u tirisay

    buuraanbur aad uwanaagsan ay tirisay

  5. salaado says:

    ninka qoray webkaan waxaan kudhihilahaa illaahey kacabso oo wadaadada diinta u soo halgamay maxaa kugu diray kuwa aandiinta aqqon oo shacabka hala dhameeyo leh baad dabada u dhaqdaa war xisho oo waddada dhaaf

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS