Dhagayso Khutbadii Ciidda Sheekh Macalin Burhaan, Saliibiyiintaay Ogaada Dhiigga Muslimiinta In Uusan Meel Cidlaa Dhici Doonin!


MUQDISHO:-
Khutbadii Ciidda Waxaa akhriyey Al Mujaahid Sheekh Macalin Burhaan oo kamida Culimada Mujaahidiinta Xarakada Al Shabaab xafidahullaah, Sheekha ayaa Fariimo kulul udiray Dowladda Saliibiga ah ee Kenya, waxaana hadaladii Sheekh Macalin Burhaan Kamid ahaa. (Saliibiyiintaay ogaada dhiiga Dadka Fuqurada ah ee aad ku daadiseen Jilib, Kaanbooni iyo dhammaan dhulalka Muslimiintaa in uusan meel cidlaa dhici doonin bi’idnilaah Sheekh Macalin Burhaan)

Sheekh Macalin Burhaan wuxuu umahad celiyey Allah, wuxuuna ka waramay sida loo Roobsaday  kadib markii la quustay, sidoo kale Sheekha ayaa sheegay intii aan Allah Roobkiisa la helin in Gaaladu Muslimiinta ku jees jeeseen. Khutbada Sheekhu wuxuu kaga waramay duulaanka lagu soo qaaday Wilaayaatka Islaamigaa ee Soomali.

Sheekhu wuxuu oo kale uu ka hadlay sida Gaaladu u doonayaan in ay Nuurka Allah ay ku dumiyaan Diyaaradahooda, Baabuurtooda Gaashaaman iyo Madaafiicdooda, wuxuu Sheekhu sheegay in Insha Allah ay ka guulaysan doonaan duulaanka Kenya, sidii ku dhacday kuwii kibray ee banaanka usoo baxay oo dhufays yadooda ka soo dhaqaaqay ayaga oo kibray oo istusaya dadka kadibna mowjadihii geeridu ay ku habsaday, kuwaas oo Maydadkooda Carruurtu ku jiiday Barxadda Dayniile.

Khutbada oo dhan idinma dul mari karno laakiin Sheekh Macalin Burhaan wuxuu Muslimiinta u sheegay in ay Diintooda iyo Dalkooda difaacdaan sidoo kalana Qaraabadooda booqdaan oo ay xiriiriyaan wuxuu ugu dambayntiina u dardaarmay Haweenka Muslimaatkaa in ay  Allah ka cabsadaan  si ay Janada Allah oga galaan Albaabka ay doonaan sida uu Nabigu SCW uu sheegay.

DHAGAYSO MP3 HALKAAN RIIX AMA GUJI.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

One Response

  1. khaadimulislaam says:

    BISMILLAAH.

    ALLAAH SUBXAANAH ha xifdiyo dhammaan mujaahidiinta meel kasta oo ay joogaan
    hana ka aqbalo ciidoodaad, hana gaarsiiyo ciidda kale ayagoo ku guulaystay inay
    ka dhigeen kalimadda ALLAAH kor.

    muslimoow janno ku farax , munaafiqoooow naar ku nax , murtadooow nag iyo naar.

    WALLAAHU ACLAM.

    khaadimulislaam.
    binfaqiih@hotmail.com

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS