
الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، صلى الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم، وبعد
Akhristayaal/ Dhageystayaal waa soo aragnnay barnaamidkii Ciidda ee ku saabsanaa kala-codeynta culumada iyo in si kastoo Xaqa loo qariyaba ay marka dambe dadku xaqiiqda ogaanayaan. Waxaan hadda idiin soo gudbineynnaa culumadii Icitisaamku ugu caansanaa, kuwo Jadiidiyo ah iyo sheekh Xasaan Xuseen oo si isku mowqif ah u qiraya in ciddii gaalo Soo raacda ku gaaloobeyso iyadoon loo fiirineyn magaca dadka la socda ha ahaado magac muslim ama mid kale!
Waxaa ku jira culumadaas sheekh Cumar-faaruuq (AUN), sheekh Maxamed-rashaad (AUN), sheekh Dr Cumar Iimaan, sheekh Umal, sheekh Dr Axmed Daahir Aweys, sheekh C/Laahi Cali Xaashi, sheekh Maxamamuud Ciise iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cismaan.
Dr Cumar Iimaan, sheekh Cumar-faaruuq, sheekh Axmed Daahir Aweys, iyo sheekh Umal si adag bay u sheegayaan in ciddii gaalo soo raacda ku gaaloobeyso.
Waxaan dhageysan doonnaa sheekh Xasaan Xuseen iyo sheekh Cumar Iimaan oo sheegaya in wadaaddada Ictisaamku khadka ka baxeen oo soo saareen fatwooyin iska soo horjeeda. Waxay si toos ah u sheegayaan inay khalad tahay in gaalomadow la kala taageero sidoo kalana labada nin oo gaalo soo dhisatay lala kala safto sida C/Laahi Yuusuf iyo Shariif!
Waxaan ku soo xireynnaa labo fatwo oo arrintaas ku aaddan ooy noo kala dhigdhigaan labo sheekh oo ka mid ah culumada waaweyn ee Ictisaam iyo Jadiidiyah – sheekh Umal iyo Sheekh Axmed Dhaari Aweys- siday u kala horreeyaan!
Waxaan arki doonnaa arrinta Towxiidka iyo Caqiiddadu ma aha wax is beddela ama ku xiran waqti ama meel. Waa arrin Nabiyaasha (CS) oo dhan dadka ugu yeereen. Arriinta la-shaqeynta gaaladu halkaas bay gashaa oo ma aha arrin is-bedbesha ee waa arrin waqti kasta iyo meel kasta oo la joogo isku mid ah oo la rabo in sideeda loo qaato!
Halkan ka dhageyso barnaamijkan xiisaha leh.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
HOOS KA DAAWO SHIRKII CULIMADA 1996 WADANKA SWEDEN IYO SHARIF MURTAD OO DAYNUUNAA IYO II DAALE JOOGA MEESHII WIILASHEENII KU DHAMAADEEN SI AY DOWLAD ISLAAMIYA U DHISAAN!!
HOOS KA DAAWO SIDA CULIMADA SOOMALIYEED AY ISKUGU KHILAAFEEN C/LAAHI MURTAD IYO SHARIF MURTAD, SIDA AY ISKUGU JAWAABAYAAN IYO MUUQAALADA U QARSOON QAARKOOD.
Golaha Baraaruuga Islaamka
Somalimidnimo.com









































war ninkaan culumada maxaa ilaahay ugu diray
culimadu ayagu ha iscadeeyeen mana yaysan dhihin madaxwaynihii hore abdilaahi yuusuf waa murtad markay amxaaradii soogashay somaliya markii alcitisaam la he shiiyeen malasna waxa dheheen waa waa saxanyihiin qabiil ahaan shariifnaiiyo amisom way daafacayhayaan dalka ayagaa lagamaqlay waa saxanyahay ee muslaxada halawado ayagu dhinac haysku raaceen
waalakalabaxaa biyo iyo budaa lookalabaxaa bulshooy bulshooy ahllujano iyo ahlunaar ayaa lookalabaxaa ee bulshooy lambarkiina xigso kiifaniino naartuu kufaniinay ee ogaada yaanlayskufaniinin SHEEKH XASSAAN ALLAHA XAFIDO. DUCADA WUUNAGAGALABSADAY INTAKALE YEELKOODA
Allow maxaad wax badan oo dahsoonaa banaanka keentay! Alle hakaa hayo il xaasid! waxaa iga yaabshay culumada ma qaldami karraan miyaa?? haddiise la saxo mala dambaabayna?! yaab badanaa soomalida intey maqlaan wax baa la difaacaa ayey kii qaldanaa,na difaacayaan kii sax sanaana takoorayaan waase sune hore u sii martay xaqa in la cadeeyaana ciddina loogama heybeysanaayo ee na dhig walal heyna rarinnee!!!.
Hashii ninka gurrani dheelmey dhanna uma fiyooba! Culimadii Salafiyiinta aheyd oo Shabaabka soo saarey dhallin yaradey wax u sheegeenna way heystaan oo waxey leeyihiin maxaad noogu dirteen howsha haddeydnaan aaminsaneyn.Dad badan oo si weyn fikirka Wahaabigaa gebigiisba u dhalliilsanna waxey leeyihiin waa in aad sameysaan muraajacaat fikriya oo sal iyo baar ah oo musallamaatka Salafigaa oo dhanka siyaasadda ku saabsan,haddii kale ku adkeysta aragtidiinna oo wiilasha idinku aragtidaa agtooda yaan la dinka weyn.
Aragtida al cudru bil jahli ma noqon karto asalka ee waa istithnaa,! Waxaan ka wadaa arrin gaalnimadeeda la isku waafaqey oo la taqriiriyey isla dadkii taqriiriyey kufrigaas oo aragtidaas qabey haddey ku dhacaan in jahli loogu cudur daaro waa nooc jees jees oo kale ah, mana ahan arrin sina looga aammusi karo abadan.
Waxaa gaalnimo laga dhigey oo hore loo taqriiriyey:
1. Qofkii gaalada u kaalmeeya iyadoo gaaladu la dagaallameysa dad muslimiin ah.
2.Waxaa la taqriiriyey in dimuquraadiyada, siyaadada shacabka, iyo dastuurka wadcigaa iyo baarlamaanka dowladaha hadda jira dhammaantood ay yihiin gaalnimo.
3. Iyadoon laga duuleyn aragti siyaasi ah oo maslaxi ah oo ku dhisan qarannimo iwm ayaa mujarrad gaal soo galey dal islaam ah jihaad laga waajibiyey.
4. Qarannimada iyo dowladda casrigaa iyo xuquuqda ku tacalluqda iyo waajibaadka caqdigaas bulsho waxaa Salafiyiintu ilaa maantadaas la joogo u arkaan wax laghwi ah oo uusan ka dhalaneyn athar sharci ah iyo iltizaam toona.Waxeyna weli ku dhegganyihiin qaabkii waagii salafka jiri jirey oo Khilaafada iyo ashkaashii xukum oo waagaas jirtey.
Waxaasoo dhan iyadoon wax is baddal la taaban karo oo xagga aragtidaa laga sameyn ayaa inta raggii badankoodi is rogeen weliba kasoo jeesteen dhankii kale oo gaalnimada lagu sheegayey. Kuwa ka harey oo culimada ahna oon tooska ula shaqeyn Itoobiya iyo DKMG ah iwm waxey weli saaxiibbo la yihiin isla raggaas ku dhacey “gaalnimada”.
Haddaba ma wadaaddadaas ayaan xaq loogu laheyn in la weydiisto iney mowqifkooda caddeeyaan? Yeey dani ugu jirtaa in mugdigaas la iskaga ceysho oo kufri iyo islaam wax loo arko yeeshaan wax wada cunid iyo shaah wada cabid?
as/c/w/ marka hore waxaan salaamayaa walaalka websidkan allaha kuxifdiyo waxa kale oo aan salaamay suxufi dalaboon oo runtii ladhihi karo waa ninka kaliya ee alle kusalliday wadaadxumayaasha horjoogaha ka ah masjidka abaa bakar ee maraykanak intaa kadib waxaan kale oo aan sal;aamayaa gabadha isku magacowday umu barau gabadhaas kheyr allaha siiyo hadal yar o xikmadaysan ayay mar walba soo qortaa inta umu barau garanayso rag aan garanaynin ayaa jira umu barau waxaan kulehay ukhtiii alle dartii ayaan kuu jeclahay kuma aqaan meel aad joogtana magaranyee warkaaga qiimaha leh ayaa ideqay adareskaga inaad isiisana waan jeclaan lahaa anigu Emailkaygu waa sidan sancaani10@hotmail.com intaa kadib waxaan kacodsanayaa walaalaha somaali midnimo inay iskudaba xiraan muxaadarada sheekh umal ee alwalaa wal braa iyo muxaadaraadkii kadanbeeyay ee uu mujahidiinta kuweerarayo ama uu ku tabriirinayo niman aan muslim ahayn in gaalnimadooda yacnii ugu qiildayayo ninman riddoobay tana kale waa sidsa ay walaashay umubarau sheegtaye waxaan waa sunna ilaahiya waqti kasta oo xaqa laladagaalamaba alle wuxuu kula saaraa dadkiisa inta xaqa dhbta kayahay iyo inta aan dhab ka ahayn nusuustana way tilmaantay in la is imtixaamayo imtixaamkaasna lugu kala baxayo waxa sh xasaan iyo mujaahidiinta somaaliya lagu haysto waa wixii wadaadadaan ictisaam ay 1995-ilaa 1996 ilaa 1998 ilaa 206 ay dhagaha nooga shubayeen oo ay lahaayeen ninkii gaal soo raaco oo muslim kula soo duula waa murtad marka walaalayaal waxaan waan ognahay waan kadaalnay wadaadadaan waxan diin kama ninka ictisaamka ah inta reerkooda nabad qabo ama aynan siyaasada kujirin ayuu wax gaalaysiiyaa markii rerkooda lasoo gaaro ama siyaasada soo galaan waxuu lakacaa waa fidno marka waxan waa ogaanay salkeeda mar danbana insha allah naguma khayani karaan meelahooda ha iska xarragoodaan cimaamad feeraysan ha iska qaataan xoolaha dadwaynaha ha iska aruursadaan diintaan alle ayaa iskaleh asaga ayana xifdinaya dadkii uu kuxifdin lahaana way jioogaan oo maanta way soo bexeen
السلام عليكم ورحمة الله وبركاااااااته.
Waan idin salaamey dhammaantiinna dadka kheyrka jecelow waxaan ilaahey idin kaga baryey in uu diinta idin ku sugo fitnada jirtana idin ka badbaadiyo waxaan si gaar u xusayaa gebadhaan la yiraahdo umul baraa waa geber kheyrka iyo talada iyo ra,yi wanaagsanba ku sifowdey waxaan leeyahay ilaahey xaqa hakugu soco
Asc wr wb walalaha in badan ayaan idin salamayaa Allah waxa aan weydisanayaa in uu danigiina ii siiyo deeq idinaka Allah ha idin xifdiyo kheyr badan ayaan idiin ka tagay ikhwah jazakumullahu jamiican ikhwah wsc wr wb.
wwwwwwwwwwwwwww
umu barue kaalay sheekh umal isku qarxi ileen waa murtade.
to: anisa!!! Allah waxa uu yiri markaad ag mareysaan dadka jaahiliinta ah waxaadn dhahdaan (Salaamaa) intii ayaanan ku oranayaa waxanan Alle agtiisa ka rajeynayaa inaad is waansato!!!!! sheikhana Alle ha xifdiyo hana ka cafiyo waxa uu qalday anagana Allah ciribteena dib uma celiyo!!!!.
to Abuu ramlah iyo abuu naasir Asc wr wb salaan qali ah ayaan hawada idiin soo marinayaa danigiina,na Allah ha i waafajiyo ciribteena,na Allah dib uma celiyo ikhwah Aamin, waad aragtaan maanta in culumada dadkii ku nasab sheeganayey ay sida u inxiraafeen Nas,allullaha bisalaam ducada qeybka ah hanaga ilaawina wsc wr wb!.
walaalayaa allaah kabaqa waxaad ku hadlayso iska fiiriya ogaadana cuyuubu naska iskadhaafa culumadana ha kufudaanina billlaaaaaaaaaaahiiiiiiiiii caleykum waxaana ogaataan qof ka culumada dacniyo cirib xumaa udambayso aqoon la aanta yaanan ku kadsoomin culumadana hala maqlo shaly iyo maanta ceeb ma ahan waxaana ogaataan umad waa qsaartaa haday culumadooda qilaafan wabka waxaan aad kusoo gudbisaana saxa sheekh c/raxmaana ha kufududaanina sidii khawaarij ugu xadgudubtay saxaabasii suubanaha scw wabilaahi toowfiiq
asc waan idin salamay walalaha muslimka ah meel walbo ay jogan kadib waxan leyahay culimada muslimka ah gaar ahaan culimada somaliyed is cadeya dhinacad tihin ma ahane waa qalad inad la cabsatan xaqa ama la xishotan alle kama xishodo xaqa idinkane haka xishoonaha sh maxamed cabdi umal waa sheeqena alle ha xifdiyo hadane hadalkisa mudoyinkan danbe ayaa waxay isku noqden kuwo iska hor imada waxan leyahay sh xasan xusen adan abu suleyman oo kale halo hadlo runtane ha laga shego xaq
umu barue
-
waa saxi sheekh umal waa khaldamikaraa lkn arinka iyo fikirkiina culumada oo dhan way isku raaceen in uu san maslaxo uusan keenayn bal uu keenayo dadki in diintooda kafitnoobaan. adis ababa ayaan ku tukanaynaa waxaa kadanbaysay waad aragtay.
-
daalibaan oo dowlad islaami ah ayaa waxaa ku dhex noolaa kooxda al qaacida meel islaam iyo diin kajirto kadib maxaa dhacay gaalo ka awood badan ayay u yeerteen kadib buuraha ayay galeen marka al qacida ma maslaxo ayay keentay maanta waad aragtaa sida afganistan xashiishka diin la’aanta dumarka qaaqaawan iyo fitnada kasocota yaa iska lex masuuliya waa alqacida
-
sideeda banaanba jihaadka waxaa loo jideeyay maslaxo haduu maslaxo keenayn jihaadka wax baa ka khaldan ee hala saxo.
-
waad ogtahay say ugu fatwoodeen in la dilo culimada kasoo horjeeda jihaadka al shabaab
waxaana ugu danbeeyay dilkii dr ahmed oo beeshiisa xataa markaad inkirteen idinku cadaysay,
culumada wax laga waydiiyay al-shabaab waxaa kamid ah ayadoo lasoo koobi karin.
-
sheekh bashiir yuusuf shiil
sheekh maxamed idiris
sheekh cumar faaruuq
sheekh mustafe xaaji ismaaciil
sheekh shariif cabdinuur
sheekh umal
sheekh shible
sheekh shakuul
-
kuligoodna waxay isku raaceen al shabaab waxay wadaan in ay jihaad ahayn marka walal waad qafilantahayee inta aad xamaaska kuhaya aad iska qaado culumadaada raac waxay leeyihiin
asc .w.w. to.aniso wlal ilahay ba mahad iskale. tas kadib wxan kushegaya horta sheiqyadena ha nabanin oo ilahay kacabso zamankan la jogo somalia jihad kamajiro qof sheiq ah oo dhahaya kama jiro ee culimada ben ha kashegin tankale somalia wa dhulki musliminta manta wad aragta gaalo iney sogashay marka wlal bili adanka wu qaldoma . ee qaladkada ha sii wadan manta somalia jihad inuu kasocdo manta wxa nahaysa xubu dunya wakarahiyatul mowt.ogoda wilashena inii lagu gobanaya. man lam yuqatil fisabilraxman qatala fisabili shaydan
WAXA HALKAAS KA MUUQDA IN WADAAD WALBA MARKA DANTIISA UU RAADINAYO DADKA GAALAYSIIYO, MARKA UU HELANA KA LAABTO. MARKA LA YAABI MAYNO, SIDAAS KUWAASI ISKU BADALEEN AYAY KUWA HADA WAX GAALAYSIIYANA ISKU BADALI DOONAAN SIDA INA-GODANE, XASAN DAHIR AWEYS, ROOBOW ABUMANSUR, FU’AD SHONGOLO, IYO IBRAHIM AFGAAN. KULIGOOD WAXAN ARKI DOONAA IYAGOO LA GAALAYSIINAYO SIDA AY HADA IYAGU U GAALAYSIIYAAN UMADA, AMA KUWII KA HOREEYAY SAGAASHAMAADKII U GAALAYSIIN JIREEN.
War alshaabaab hadal qurux san dan qarsoon been shaadh gashan waxaasi wax kama jiraan ee ha khaatuma seegina noloshu waa one chance per daro culimada dilkeedu waa gaal u kaalmayntii
a.s.c. Ikhwani waan idinsalamay marka hore marka xiktana waxan leyahay aniso iyo dadka sida qaldan u hadlayo cid qof muslim ah galeysisay ma jirto ee waa dad ridobay ee dinta ka baxay gala racna inu gal yahay way cadahay somaliyo gal gaal dhalay ayaa isku yimid al-shabaab waxkale uma socdan umana dagalamayan sidafacida diinta iyo sharafka umada muslimka nabiga wuxi yiri ألجهاد ماض إلي قيام ساع asc
bismailoaah waxaan leeyahay walaalaha kujira doodaas dheer alxaqu calal kitaabi wasunnah ee ictisaam maanta ayay ugu dhowyihiin waxaan leeyahay ninka layidhaa xasan xusen waxa uu gaalaysiiyay culimadaasna waa tuu kuwasay somalidii hore ee uugalaysiiyay walal qof kastowba tacasubka daa