KUTUB:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo ka hadlaysa difaaca dhulka Muslimiinta waxaa Risaaladaan Qoray Almujahaid Almujadad Sheekh Shahiid Cabdallah Cazzaam.
Word Halkaan Riix Ama Guji| PDF Halkaan Riix Ama Guji|
Gob-Islam
Somalimidnimo.com

Sheekh Cabdalla Cazaam risaaladiisa waa mid qayim ah. Wuxuu ahaa mujaahidkii qorey kitaabkii alqaacida la baxay markii dambana loo adeegsaday si khaldan. Waxaa lagu dilay dilay Biswhaar isaga iyo labadiisa wiil oo u socdaan salaad jimco. Waxaa dilay CIA America.
Waxyaalaha lagu xasuusto sheekhan shaahada loo rajeynayo waxaa ugu waynaa inuusan marnaba aqbalin in dhiig muslim ah la daadiyo. Sidaa oo kale inuu hubka ka qaatey CIA iyo xukaamta Carabta oo dhan. Cid ku takfiirasayna oo tidhi waar Jaajuus USA ayaa tahayna uusan jirin. Total different to what inamada yar yar maanta samaynayaan jahlan wa zuuran.
Fiqiga intaa la eg waxaa uu baahan yahay
ikhlaas
faham daqiiq ah nusuusta
iyo culimada oo laga dambeeyo
intaa haddii la waayo halkay maanta Soomaaliya mareeyso oo kale ayay ka degaysaa.