Risaalo: Qaybaha Culimada Iyo Sifooyinkooda, Sheekh Abu Xafsa Sufyaan Al Jaai’ri


RISAALO
:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo ka hadlaysa Culimada iyo Sifooyinkooda iyo waliba qaybaha ay u qayb samaan, waxaad ka baran doontaan sida ay usoo samrin Sheekh Imaam Axmed Ibnu Xanbal, Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah iyo Culimo kale oo Mucaasariin ah.

Waxaad arko doontaan Imaam Axmed Ibnu Xanbal oo leh haddii aan baqo yaa Jaahilka xaqqa u sheegaya!. Allahu Mustacaan, akhris wanaagsan, waxaan ugu tala galnay dabalaba wax akhrisan kartan ee Caalamka jooga, marka tacliiq dheer ma saarayno.

Halkaan Riix Word Ama Guji| Halkaan Riix PDF Ama Guji|.

Gob-Islam
Somalimidnimo.com

One Response

  1. Abuufatima says:

    Sawtaan midnomo goobayniyo wadajir soomaali
    Saamaxaadi meediyo warkii soona lwarinaayey
    Ictisaam saluugmiyo aqbala socon ay may nayne
    Niman yohow sideed nala rabtaan yaan i solahayne
    Sidatanu dhabtii kuma habna ooma suubanaye
    Ama nimanka sayroo kurtood tuura salabkooda
    Ama soo dhoweeyada kudaa salafi wee yaane
    Sufuutaa lakala saarayee saacu kala geeyey
    Nimankii silbaankiyo kufriga noo sinsaarteeyey
    Nimankii sanaawi ujabay xabashna saanyooday
    Sokeeyiyo walaal lanihiyo salafi tooneeye
    Haygu seexin saancadaale gaal nimu samaynaayey
    Ayaga iyo suufiyadu waa saawo saawaade
    Sanku neefle meeshay rabaan haw sidixiyeene
    Nin sanaawi iyo Moy kadhigay gacale soomaali
    I dhaafsii suntuu soo wadiyo dacartu suureeyey

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS