
RISAALO:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo kuu iftiiminaysa Wadada toosaan, kaagan digaysa Dawaaqiidda ama Dadka ku dhaqan ama ku xukuma Dunida Muslimka waxa loo yaqaano Qaanuunka ama Dastuurka, waxaa Risaaladaan qoray Sheekh Cabdallah Yaasiin.
Halkaan Riix Word Ama Guji| Halkaan Riix PDF Ama Guji|
Gob-Islam
Somalimidnimo.com













































Waa risaalo fiican mudanna in laga faa’idaysto khayraadka faraha badan ee ku dhexjira risaada
In shaa alaah aqii jizaakilaah qayraa balse wa bahinta waxaan ka codsanayaa muxaa daraad oo magiciisu yahay humul caduwu faxdaruuhu iyo haziimatul cadiima ee lawadaa muxaadaro ayaan u baahanahay walalayaal