Daawo Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Oo Furay Shirkii Murtadiinta Yirina “Midooba” ayagoo ay joogaan shirka: Uganda,Burundi, Itoobiya, Mahiga Iyo Beesha Caalamka ! “Geeridii Al-ictisaam” (Gob-Islam)


GAROOWE:-
Horaa loo yiri Ninkii Dhoof ku yimid ayaa Geeridu dhibaysaa, hadda Ninkii Al-ictisaam raja ka qabay ayaa Geeridu dhibaysaa, waxaan ka wadnaa horaa Sheekh Abuu Bakar Al-Sayli Kitaabkiisa ugu magac daray Mowtul Al-Ictisaam, Geeridii Al-ictisaam. Waxaa hubaal ah in uu Xaq ka hadlay Ilaahay ayaa waa fajiyey markii uu Magacaas Risaalada u bixiyey, Nimankii Al-ictisaam ee aan nagu culaadiseen Soomaalidii Culimada jeclayday waa kuwaas u mahad Celinaya Itoobiya, Uganda, Burundi, Black Water Mahiga iyo waxay ugu yeereen Beesha Caalamka!.

( Ma islahayd Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Ayaa Mahiga U Mahad Celinaya oo Shir U Furaya? Dad badan oo lahaa Al-ictisaam ma taageersanaya Gaalada Midowday maantay maxay ku hadli doonaan??)



Waxaa cad DR Axmed Xaaji C/raxmaan waxaa Asha-haado ladirirku ay u dileen in ay ahayd in Wadaadada Al-ictisaam la quusiyo Kufriga iyo Inxiraafka ay dul dhoobnaayeen, waana kuwaas Gaalada u mahad celinaya, Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waa Ninkii shalay Culimada Diinta Islaamka ku been abuuranayey maantayna Gaaladii ayuu Garoowe kusoo dhaweynayaa oo uu u Mahad celinayaa!, Allahu Mustacaan.



Xasbunallah Wanicmal Wakiil, Fiqi Tolkiis kama Janatago, Sheekh Maxamuud Maxamed Shibile, Sheekh Maxamed Cabdi Umal, waxaa halaagay Ibraahin Dheere iyo Axmed Madoobe, Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaa hagaalay Faroole, ama Magaca wiilashuu lahaa nama dilaan P.I.S, Sheekh Cali Warsame wuxuuba u abaal sheegay Somaliland oo wuxuu yiri  haddii aanan kala direen Mujaahidiintii Al-itixaad Islaami yaa idin arki lahaa Reer Somalilanow!.



Muddo 2 Sano iyo Bar ah ayaan Wadaadada Al-ictisaam wax ka qoraynay haddii aan nahay Golaha Baraaruga Islaamka Waqooyiga America iyo Yurub, Culimo uu kamid yahay Sheekh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan, iyo Sheekh Xasan Maxamuud Takar ayaa ka hadlay, waxaa maalin kaliya Afka isku qaban Ustaad Faarax Deeq, Qoraa Sheekh C/waaxid Khaliif, Suldaan Maxamed Garyare, Suxufi Abdiwali Dalboon, Abwaan Abuu Faadumo iyo Walaalayaal aanan ku soo koobi karin halkaan oo ka tirsan dhammaan Warbaahinta Islaamigaa.



Waxaa Dadka ka hadlay Culimada Al-ictisaam kamida masuuliyiin ka tirsan Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, sida Hogaamiyaasha iyo Culimada Mujaahidiinta ee Diinta Islaamka.



Waxaan filaynaa wax badan oo Soomaalidu nagu dhibsadeen in ay maantay Indhahooda ku arkaan!, Soomaaliyey waa kuwaas Culimadii Al-ictisaam laakiin waxaan idin kugu bishaaraynaynaa Ilaahay in uusan saas kawada dhigin Culimadii Soomaaliya, Ilaahay ayaa mahad iska leh oo nasiiyey Culimo iyo Ducaad ka runsheegay Manhajkii Salafka, sida Culimada Diinta Islaamka ee Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya.



Waxaa hubaal ah Xarakada Mujaahidiinta Soomaaliya in Taariikhda ay qori doonto oo Ninkasta oo maantay neceb uu ka sheegi doono wax wanaagsan, Mustaqbalka dhow, Taariikhda Ninkii akhriya ayaa garan kara, waxaa la isku haysto soo ma ahan Axmed Guray, Raage, Sayid Maxamed Cabdilla Hassanba Rag baa sheegan lahaa haddii aan loo abtirin.


Xeradada 54 Aad ee Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ma Taqaanaan Cidda Laga iibiyey?

Ducaad Ku sugan Magaalada Garoowe ayaa noo xaqiijiyey in Xerada 54 aad ay shirkada Black Water ay iibsatay, isla markaana la rabo in lagu wareejiyo Gobalada Puntland loo yaqaano Ciidamo ka amarqaata Maraykanka iyo Itoobiya, Ciidamadaas waxaa loo dhamaystiray qalabkooda Milatari waxaana bixiyey Maraykanka, waxaa ku jira Saraakiil   Maraykan ah iyo Itoobiya, hoos ka daawo ayaga oo Sharif u gaardinaya .


(Ciidamada Blacwater ee Xerada 54 Aad uu ku booqday shalay Sharif Murtad!. Xeradaas Hadda kahor ayaa Gob-Islam ka hadleen, waa Ilaahay mahaddiis haddii Muuqaalo laga helay!.)

Waxay dagan yihiin Xerada 54 waxaana kusoo daga Diyaarado Ayra Kabtan ah, Asha-haado ladirirka Puntland ayey Saldhig u tahay sida aan wararka ku helayno, Sharif Murtad ayaa shalay soo booqday, sida aad u jeedaana Ciidamadaan waa Ciidamadii loogu tala galay in ay Soomaaliya ka cirib tiraan Diinta Islaamka isla markaana ay hoos geeyaan Maraykanka iyo Itoobiya.


(
Ciidamada Shirkadaha Shisheeye ee Itoobiya iyo Maraykanka u shaqaynaya oo Sharif Murtad u gaardinaya Xerada 54 ee Garoowe )
Wararka aan helayno ayaa ah in sida aan horayba u faafinay in Xarakada Al-ictisaam wafti ka socda uu shirka iyo Doorashooyinka ay ka qayb gali doonaan, Insha Allah Macluumaad aan hayno ayaan gadaal ka soo daabici doonaa sida ugu dhakhsiyaha badan.


(
Gaadiidkii Loo Diyaariyey Ciidamada Blackwater oo Xeradii P.I.S 54 safan! waxaa naloo sheegay Saraakiil Itoobiyaana iyo Maraykan in ay joogaan Xerada 54 aad hoos ayaadna ka arki doontaan Muuqaaladooda ayada oo Kaamirada laga fogaynayo)


(
Askar Ugandays ah oo lagu daray Ciimada Shirkadaha Shisheeye ee 54 aad ku xaraysan)


(
Ciimada Shirkadaha Shisheeye oo Gaardinaya Xili Sharif Murtad uu Booqday!)


(
 Sharif Murtad, Faroole Murtad Oo U Sacabinaya Ciimada Shirkadaha Shisheeye!, Garoowe Xerada 54 aad)


(
 Nin Ku Faraxsan Tababarka iyo Gaada ka cayaarka Ciimada Shirkadaha Shisheeye!, oo ay ku jiraan Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Maraykan, xattaa Ciidanka Uganda ayaa ku jira! Yaab)


(
 Saraakiisha Asha-haado ladirirka P.I.S oo Horkacaysa Sharif Murtad Xerada Black Water laga iibiyey ee 54 aad)


(
 Ciidamada Shisheeye ee Shirkadaha Calooshood u shaqaystayaashaa oo la soo bandhigay, wax la qariyaba, waxaa lagu soo tababaray Jabuuti iyo Itoobiya, tiradoodu waa 700,000. Sheekh Xasan Maxamuud Takar ayaa sheegay hadda kahor)


(
 Gaadiidka Xerada 54 Aad ee Shirkadaha Shisheeye keeneen waxay ku shubaan Dhulka Sunta Halista ah, ma ahan xero cidkasta tagi karto waxaana yimaada oo ku soo dago Diyaarado ka yimaada Jabuuti)


(
 Sharif Murtad iyo Asha-haado ladirirka Puntland oo Xerada 54 dhex jooga)


(
 Saraakiisha Shirkadaha Shisheeye oo horkacaya Sharif Murtad iyo Faroole Murtad Xerada 54 Aad ee Garoowe)


(
Asha-haado ladirirka iyo Ciimada Shisheeye oo Xerada dhexmaraya dhinacaas fog waxaa taagan Askari Maraykan ah, oo laga qarinayo Saxaafadda, Xeradaan 54 Aad wax badan ayaa Masawiradeeda Gob-Islam raadiyeen, horayna waxbadan ayaan wax oga qornay Asha-haado ladirirka Culimaduna oga hadashay)


(
 Sharif oo Salaan ka qaadanaya Ciimada Shisheeye Yaab!, Xerada 54 Aad Garoowe )

 


(
Sharif Murtad oo u mahad celinaya Maraykanka, Itoobiya, iyo Uganda iyo Shirkadaha Shisheeye ee Ciimada ku xaraystay Xerada 54 Aad ee Garoowe)

Golaha Baraaruga Islaamka Waqooyiga America iyo Yurub. GOB-ISLAM

Somalimidnimo.com

44 Responses

  1. abu-hayla says:

    700,000 oo askari hada ka hor ayaa sh. Takar sheegay, waxaa iga su-aala wadaadka mawaxaad rabtaan in ictisaam tusidaan , xaalku waa sidee 700,000. ……. waa adagtahay in laqaato xerada 54 iska daaye garooweba kuma noola 700,000 oo qof…….

    salaamaad

  2. Asc waxaan shiekh mahan waa wadaad faroole jeebka uga jiro wadaada al ictisaam dhulka gaalada iyo ashaadladiriir puntland iyo somalilan isku magacaabey kuligood waa tuugo isbiheestey.,Jihaad waa socona ictisaamka gaalada hub iyo tuuto hasookhataan intaas ayaa u hartey aniga xageeyga wey ka dhinteen kuwaas ictisaam iyo amison waa isku mid
    marka dambe ey muxaardaro munaafiqiinta ictisaam haala iska dhiciyo waa Sh C/qaadir gacamey asiga iyo faroole ayaa kadabeeyey dilka Sh Axmed Xaaji RahmatuALLAH

    • Abshirka says:

      asc. waxaa halkaan ka salamaya dhaman somali meel kasta ay jogto bacda salan.
      runtii sawirada meeshaan lagu soo bandhigay waa wax jira laakinse hadalada laga daba qoray ayaa ah mid aan wax runta ka fog.
      Sh.C/qaadir nuur faarax waa sheekh wayn runtii uma tagi gaalo raacnimo wuxu u tagay somali sidii maanta nabadeedii iyo sharaftii ay lahayd 1991 dii ka hor in lagu soo celiyo
      ma aha in la yiraahdo mahiga ayaa hoos fadhiya faroole ayuu jeebka ugu jiraa iyo wax la mid ah. hadii maanta shabaab ay dalka wax u qabanayaan way ka muuqan lahayd waxay dad ku dhigeena waa la arkay qolada websitekan iska lehna waxaan u sheegayaa dadka ha jah wareerinan oo ilaahay ka baqa god 2mitir ah ayaad galaysa oo madow waxa kaliya oo aad arkaysa wa camal kaaga ilaahay ka baqa shabaab iyo ictisaam toona waxba idin qaban maayaane.
      aduunku waad aragteen hormarka uu ka gaaray noloshooda somalina siday u dayacan tahay. meeshii aad fiirin lahaydeen maslaxada ayaad wax ka shegaysan culumadii wax idin soo bartay.
      dib iskugu noqda ayaan idin oran lahaa. wabilahi tawfiiq.

  3. Muuse Galaal says:

    ina alilaahi wa ina ailay raajacuun ma shiikh c/qaadir nuur faarax baa nin ka mahiga hoostiisa fadhiyo oo khutbada akhrinaya ma sidaan ayaa noo dambaysay!.

    wax badan ayaan wiilashan gobislam la baxay aan iri culimay wax ka sheegaan walle waxbadan waxbaa jira,

    qandaraasyadii gaalada malawada qaatay yaab yaab yaab

  4. Salaad says:

    waad asiibteen xerada 54 aad anigaa sargaalkii ku soo koray ah, marka waa iska aduunyo geerida labaad ayaa ah in culimadii UN raaceen 20 sano maxay noo qabteen ?

    ilaahay muxuu gaalo nooga sheegay? sharif shiikh axmed shalay asaga oo maxkamadaha madax u ah soo reer puntland ma diidin, soo shiikh c/qaadir xattaa ma diidin. hadda maxaa garoowe loogu wareejiyanaa soo ma cada in gaalada mahiga oo kalaa iyo itoobiyaanku in ay isku kaaya keeni karaan shiikh iyo sharif haddii aan nahay oo soomali hishiin karin?

    alla maxaa dulinimo lagu jiraa shacabka waxaan ugu baaqayaa in ay taageeraan al shabaab waayo ayagaa ka run sheegaya waxa ay u dagaalamayaan

  5. ummu_muslim says:

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun allaah ayaan waydiisanaynaa inuu nasugo xaqa naga indho saabin, ninshala culumo ahaa hadii mahiige hoostiisa uu fadhiyo illaahay nama fitneeyo dhalinyaradaan waxkaqorto waxaan ogaanay cidii ay marwax ka soosheegaan saan ula yaabayno ayay sidii ay usheegeen ninkii kusoo baxaa allah hasugo walaalaha sida wanaagsan oo ay wax uga dhaa dhiciyaan shacab kooda khayrka jecel dhanka kalle dhalinyarada jihaadka ku jirto cadowgooda oo dhufaysyadooda fiirinaayo ooleh ayaan aragnay wlhi shabaab dagaalkaa daacad ka ah micnihii jihaad kaa dhab ka ah cadow goodaa qiry allaah ha ciseeyo geesiyaasha towxiidka shiiqii shar maleegaayona alle ha soo shaacbixiyo ceebtiisa siduu kuwa hada mahiige hoosfadhiya u ceebeeyey

  6. Wadaadadu waa 3 dex wadaad wehel allah ah, wadaad wehel waali iyo dhaaquud ah, wadaad wehel qabri ah.
    Marka wadaadkasta warkiisa waa cadyahay waana laga warguri wareerna malahan, waana wax soo jireen ahaa, ninkii diintaan isaga huleela ma tabto ee asagaa tabo.
    Jayniis indhaha isku heysta, maraykan san qada ka hadlaayo, najeriyan tun weyn iyo carab qeyladdiisa bas ah ciidan dhan jabiso iyo somali bidaayo ayuu keeni cid liijin kartana aysan jirin, jirida iyo gunta towxiidka iska laalaadinaayo oo halkaa ku nafxooraao marka wadaad awalba aan islaam iyo muslimiin wax badan u heyn in uu meelahaas maxaafsado oo bariiskiisa dhacsadu mashquulku ahaa lama tabaayo ee asagaan kula talin lahaa war soo noqo wadaddii waad ka luntahe

  7. xaq sheege says:

    ACWW.
    WALAALAYAAL NINKA GACAMEEY LA YIRAAHDO WAAD ARAGTAAN MEESHA UU TAAGAN YAHEY LAAKIIN KA WARAMA DADKA LA NOOL OO IDINKA BADIYA AYAA JIRA.
    NIMANKA MAXAMUUD SULEEYMAAN LA YIRAA ALLAAH BAA I MAQLAYEE BADANKOOD WAA ASHAHAADO LA DIRIR.
    LABO SHARIIF QIIMO UMA LEH GAALO WAAYO HADAFKOODU WAA DHAQAALE LAAKIIN NIMANKAAN DIINTA AYEY LA DAGAALAMAYAAN, PP CIDEEY KU ARKAAN DIIN WEY DILAAYAAN SIDAAS AYAA TAALA PUNTLAND.

  8. Ilaahay ha lagga cabsaddo.. says:

    Asc somalimidnimo ito alshabaab dadka tageera….

    horta suaalo dhowr ah..

    Alshabaab maxay soomalida ugu qabban weydey shir wadatashi ah, maxayna u sameyn waayeen gole dadka soomaalidda oo dhan matala oo aan ahayn xisbi ay ayaku xukumaan????

    Alshabaab iyo mujahidiintu hadey danta dadka dhab ka tahay, soomaali oo dhan ha isuggu yeerto shir heshiis iyo wadatashi ah, si dadka oo mideysan looga hortago cadowga diinta islaamka iyo wadanka???

    Maxaa u diiday inii xalkiii umadda ay umadda oo dhan isuggu timaado intey koox jeebka ku riddanayso, ha ahaadan itixaad ama alshabaab ama TFG waxaad rabtid ku sheeg, kulli anni agtayda waa xukun doon ama diin ku gabo ama gaalo la heshii oo lacag ha ku siiso kulli waa isku mid, danbi Ilaahay iyo dad umadeed oo dhan lagga galay weeye. Inii umadda dhanteeedii lagga shuureyn waayo oo soomaali isku imaan weydo waxay keentay in ay gaalo wadatashi soomaalidda u suubiso si ay u hirgaliyso waxay rabto, lakiin ilaahay miyuusan wadatashigaa ka soo saari karrin kheyr, sidday maalkooda ay kulla dagaalamaan diinta Alle ugu soo noqdo. Miyaan gaaalada la isticmaali karrin.

    Sh C/qaadir gacmey meeshaad idinku ka eegteen meel ka duwan baa lagga yaabaa in uu ka eegay…marka ilaahay ka cabsadda oo diinta ha ka dhigginna wax xaraam ah iyo xalaal ah kaliya, baynaha umuurun mutashabiihaat ,oo ay ogyihiinn ahlul cilmiga.
    Si kale hadaaan idinkuggu sheego kalaradda aduunka cadaan iyo madow kaliya ma aha hehe…
    Marka ilaahay ka cabsadda aqballa fikirradda kala duwan ama fiqigga kala duwan ee dadka ilaahayna ka cabsadda, munaafiqiinta ayaa laggu yaqaan in ay dadka ceebeeyaan ee iska daahiriya danbiyadda idiin soo gaaaraya.
    Wax ummaddii iyo culimaddiii kala geeyayba waa soomaalimidnimo, ereyadda aad isticmaashaan baddallo oo alle unoqda….

    wcswrwb.

  9. Abu Qadaada says:

    INNAA LILLAAHI WAINNAA ILAYHI RAAJICUUN. laailaa illalaah. wallaahay naxdin ayaa calooshu ikala go’day markaan arkay wadaadka shirka furaya. subxaanallaah. waxaa haqabanaysa aayada qowlihii tacaalaa, WAMAN YATAWALLAHUM MINKUM FAINNAHU MINHUM ninkasta oo kamid ah ururkaasna waxaa ku waajib ah in uu ummada horteeda ka cadeeyo in uusan ka mid ahayn kana baxay. billaahi calaykum mawaxan baa muslimnimo ah??? mawaxanbaa culamo ah??? muslimiinta hala baabi’iyo ayay meelkasta la taagan yihiin. muslimiintu waa in ay isdifaacaan. fadhiga halaga koco. hala jihaado. mujaahidiintu waa in ay ummada difaacaan, waa in ay diinta diifaacaan, waa in ay alle difaacaan, waa in ay muslimiinta difaacaan. waa inay wadanka difaacaan.

  10. Warsame says:

    acww
    inta sh.cabdiqaadir gacamay islaamka u qabtay wax u qabtay idinkuma jiro. Alshabaab ilaah la caabudo ma aha, culimadii ayay ka takhaluseen,qabaailkana way isku diraan,marka hada ka hor wax ay ahaayeenba hada waa urur fasaad wada.
    hadii sh.cabdiqadir faroole oo la yaqaano la shaqeeyo idinku ina godane oo wax yaqaana uusan jirin ayaad la shaqaysaan. Ma islaam buu u shaqeeyaa? ma sirdoonka somaaliland buu u shaqeeyaa?Ma maraykan buu u shaqeeyaa? ilaah baa og waxa uu yahay,laakiin shaki wayn buu abuuray falalkiisa asaaska islaamka lidiga ku ah ee uu hadana islaamka u nisbaynayo, xaqiiqduna way soo bixi doontaa ee intaa ka hor ka fiirsada.
    wcww

  11. khaadimulislaam says:

    BISMILLAAH.

    ………. ina nuur faarax wacdigiisii waabaayuu ku noqday ………………….

    waayo waayo bay ku sintay wacdi iyo ka xalladin diinta iyo aftahannimo
    iyo khayr la sheegaba ma waxuu ina nuur faarax hadda garab taagan
    yahay gaala madow iyo gaal kal kaal.

    haddiise aan is waydiino ragga meesha fadhiya ee reer ictisaam miyaysan
    ka xishoonayn foolxumada ay fooda saareen.

    war may ka toobad keenaan ?

    muslimoow baraarug inta gaalo ku dullaysan.
    khaadimulislaam
    binfaqiih@hotmail.com

  12. xamdi says:

    soomaaliyeey masawirkaan malasoo alifay
    sheeqa gaalada u nacamleynaya ma lagubeen abuurtay
    shariif kii shalay ma lagu qasbay inuu murtadnimo doorto
    axmadmadoobe mujaahiduuntu ma ka gardarnaayeen
    suna wajameeca nimanka isku bixiyay mushrikiin iney ahaayeen ma la inkiray
    gaaladu wadanka waa soogalayaan shacabkana waa xasuuqayaa mana ka damqanaysaan
    mujaahidiintana dambi aysan galin ayaad dusha kasaartaan
    duli soomaaliyeey dulinimo badanidaa
    waa cajiib waa layaabanyahay
    WAR MAXAA XAQA IDIIN DIIDAY
    WARMAXAA JIHAADKA IDIIN DIIDAY
    MAXAAD ILAAHAY UGA BAQI LA,DIHIIN

  13. calow says:

    NINKA LABAXAY (((XAQ SHEEGE )) XAQNA WAXBA KAMA OGIDEE SHAR SHEEGE AYAAD TAHAY ALLE KAFURTAY OO AFKUUQAADO DANUUB AAN LA XISAABI KARAYNIN AFKA SURANAAYO

    WARYAA MARKAAD QABIIL DHAN AAD BADANKOODA LEEDAHAY WAA XAQ LA DIRIR
    HADABA MA ADIGAA SOO XISAABIYAY IGAMA KAA MUUQATO DIIN JACAYLE WAXAA IGA KAAMUUQDAAYI WAA QABIIL NACEEB EE WAAD DANBAABTAY EE ALLE USOO LAABOW OO AFKAAGA MUDAADAN KA BAQAYNIN IN UU CADAABTA KUGEEYO MARKAAD QABIIL KAASI OO DHAN AAD BADANKIISA WAXAAN JIRIN DUSHA UGA TUUDHAY . CUQDAD BAA KUDISHAY EE CUQDADA YEYSA CARO ALLE KUUGU SII DAR SOOMINE DIINKA BARO OO DADKA ISLAAMKA AH AFKAAGA KAREEBO

    MIDA KALE INSAAN LA OGAA WAAR HEEDHAHAYA AFKA WAX LAGA SHEEGO ISLAAM LAGUMA NOQDO QALBADUNA AY BUKTO TAASI ISLAAM DHABA MAAHAN EE WAA CAMAL SHEYDAAN CABSIDU WAA QALBADA …INTIINAN MEESH ISUGU YIMI MID KHEYR SHEEGO WAA UU IDINKU YAR YAHAY OO SHEEKH DHAN OO CILIMADII SOMALIYEED AHAA OO LA OGAA INTA UU DACWADA KUSOO JIRAY SOW MA OGIDIIN IN HADII CULIMADU QALDANTO XITAA IYAGA IYO ALLE UTAALO OO ADINKU IN AAD XUKUNTAAN AYSAN AHAYN DIINKA BARTA OO ISKA DAAYA SHARTA AAD KA SHAQEYNESYAAN .

  14. Somali Salafi says:

    Asc wr wb
    -
    KAN WADAAD MA AHA E WAA SIYAASI
    -
    -
    C/qadir Nuur Farax & Cali Warsame waa Labada Nin ay Ictisaam Qabyalada ka barteen
    -
    Marka Ictisaamka yar yar yaana lala yaabin
    Waayo waa ficil ay Culumo ka waaweyn ka dhaxleen
    -
    Waxaa Cajiib ah waxa wada kulmiyay C/qadir nuur farax iyo Mahiga
    Taas waxey cadeyn u tahay in C/qadir nuur farax u in badan Siyaasi so ahaa
    In badana u la so shaqeyay Murtadiinti Puntland madaxda ka aheyd
    Waayo si sahal ah loguma ogoladen inu Murtadiintan & Gaaladan asalka ah u ku milmo
    -
    Sababta u C/qadir Nuur farax u laha Alshabab aya dilay Axmed Xaaji C/raxmaana
    Waxey aheyd arin la isla ogaa, si beesha Axmed Xaaji C/raxmaan
    Logu so saaro taagerida ay u ahayaan jIhaadka
    Loona hooskeeno Maamulka Faroole
    -
    Marka C/qadir Nuur Farax waa nin Siyaasada mar hore ku jiray
    Kalsoonina u Faroole ku qabo
    Waana nin ku dhaqmaya FIQI TOLKI KAMA JANO TAGO
    -
    -
    WAXAN LA YAABAY BABUURTAN ASHAHADO LA DIRIRKA LA SIYAY
    -
    Ashahaado la dirirka waxa lo keenay babuur ay xabada ka dhaxbaxeyso
    O ah baaburti logu talo galay in lagu Safro
    Xita Mareykanka wuxu u quuri wayay
    Babuurta Humvee u Kenya siyay o kale o dagaalka logu talo galay
    -
    Markaas ayey ceebtoda babuurti so safeen, o Weliba Calaamka tusayaan
    Bal si fiican u eega
    Waxan islaheen Ragaan hubeysan e gardinaya iyo Babuurta meesha ugu safan

  15. wadaad yare says:

    Sh.Cabdul Qaadir Gacamey waa nin mowqif leh warkiisuna weligiis ma qarsooneyn. Wadaadku Wahaabi wuu yahey,laakiin Salafi Jihaadi ah ma ahan. Waana nin xeeriya danta dadkiisa oon la dooneyn iney colaad ku rogmadaan aysan waxba ka faa,iideyn.

    Xasan Daahir iyo isagu saaxiibbo hal xisbi ah ayey ahaan jireen. Laakiin Sh.Xasan iyo Sh.Cabdullaahi Cali Xaashi waxaa u bidhaamey oo hortooda kasii muuqda saraabka aan salkiisa la gaari kareyn ee ka cararey Jihaadiyiinta oo ay ku dabo dhimanayaan ummaddana doonayaan iney kula dabo dhintaan!

    Sh. Cabdul Qaadir waa nin ka wacyi sarreeya Ictisaamka kale oo dhan. Sidoo Kale Sh. Bashiir Axmed Salaad waa nin garasho u saaxiib ah oon sida ragga qaar xarafku ku qalloocan.

    Kolley dadka waaqica iyo tajrubada kala reebi doontee war ma kala reebayee noo wada sheekada inta xeerada salkeeda laga arkayo.

  16. Somali Salafi says:

    Asc wr wb
    -
    LABO SU’ALOOD O JAWAAB U BAAHAN
    -
    -
    1- C/qadir nuur Farax Marki ay Fanaaninta heesaha bilabeen Meesha miyu si joogan?
    -
    2- Hadu meesha ka cararay Marki ay Fanaaninta heesaha bilabeen
    Maxa ku kalifay inu meesha ka cararo maadama u arimo heesaha ka waweyn u ku jiro wadaadka? MISE UMADA INDHAHOODA AYU ISKA ILAALINAYA WADAADKA

  17. Omar says:

    ASC warsame walal warka isma saarna wadaadka Gacameey ah meesha uu dhex fadhiyo kaama qarsana oo wey muuqataa ee walal waxba qiil ha u raadinin

    wax badan ayaan nimanka wabkan qora kula dagaalnay wadaada iska daaya laakin midan hadda kuu muuqato meel looga leexdaa ma jirto ee alah ha ku soo celiyo shiikenii hore wadada toosan

  18. XAQAANI says:

    WAXAA LAGA YAABAA IN LALA YAABO SHIIKHA MEESHA UU KAMUUQDO
    BALSE WAXAAN XASUUSIN LAHAA AKHRISTAYAASHA
    IN SHIIKHU SAFARKIISII UGU DANBEEYEY OOUU KU YIMID KENYA UU KACADEEYEY
    IN AANAY PUNTLAND KAJIRIN DHIB KAWAY ASHABAAB PIS TUNA AYNA WAX SHIBA KU HAYN PUNTILAND WAX DHIBA

    MARKA NINKA SAAS AAMINSAN MAXAA LAGALA YAABAYAA SU AA SHAAS JAWAABTEEDA INDINKAA LA IDINKA RABAA

  19. Waxgarad says:

    Wadaad yare,
    Waaan kula qabaa in Gacmeey uu xeeriyo danta dadkiisa! sida ay ula muuqato
    Taasna waxaa dalill u ah shirqoolkii uu togga bixin ugu dhigay ururkii IT.
    -
    Dabcan taas wuxuu kala mid yahay Sheikh Balcaam binu Baacuur oo sida bacdul Mufasiriinta qaar qabaan, xaqa ka door biday danta dadkiisa,
    وَاتْلُ عَلَيْهِم نَبَأَ الَّذِي آتَيْنَاهُ آيَاتِنَا فَانْسَلَخَ مِنْهَا فَأَتْبَعَهُ الشَّيْطَانُ فَكَانَ مِنَ الغَاوِينَ
    -
    Laakiin, wadaad yarow laba arin horta ogow!

    1. Dagaalkii Maxaakimta amaba xitaa kii Ethiopianka iyo Muqaawamada wuxuu u arkayay inuu fitno yahay, adigana waxaad u arkaysay inuu dagaalkaas ahaa xaq iyo waajib diini iyo dunyawiba ah!
    -
    Marka yaaa saxasanaa ma isaga mise adiga, mise waad wada khaldanaydeen/saxsanaydeen?
    -
    2. Sheikhu waa wahaabi aan hadana raacsanayn wahaabiyada, marka taasi sow ‘Irony’ ma aha,
    -
    Miyeeyna ka fiicnayn inuu radiyo Wahaabiyada oo asalka ka gooyo intuu kolba farac isku mashquulini!
    -
    Ileen markuu Fatxul Majiid ii akhriyo, kashfu shubuhaatna iigu daro, markaas anigaaba Dalaail fii Muwaalaat ahlil ishraak iska raadsani, sheekaduna halkeedii bay naqtiim ka ahaani.
    -
    Marka sow kama qumana inuu culayskan dhan ka xoroobo?

  20. Waxgarad says:

    Waa runoo banii aadamka war ma kala reebayo, saasayna isu khilaafsanaani tan iyo dhimashada ama qiyaamaha, saasaaba ah ‘Sunna Rabaaniya’ : ولا يزالون مختلفين
    -
    Nin aduunyo ayuu ka fiirini shay kasta, nolasha ayuu u arkaa xadigeeda in ka wayn. Yoolkiisuna waa sida isugu duba dhici lahayd. ولم يرد إلا الحياة الدنيا
    -
    Nina aakhiruu maal gashani, aduunyadana wuxuu u arkaa Daar laga gudbayo sida Wado la cross garayno. Macna badana uguma fadhido,
    وإن هدمت فزدها هدماً ___ وحصن أمر دينك ماستطعتا
    -
    Wax kastana wuxuu ku eegi, Allah raali ma ka yahay, tolkayba ha diidaane! Jani ma ku gali, haba dhib badnaaatee,
    -
    Maankana wuxuu ku hayaa, Alle hor istaagiisa iyo Maqaama rabiihii….
    -
    Saw laba kala manhaj ma aha?
    -
    Saasayna hadhow aakhiro Laba fariiq u kala noqon,
    -
    Tajaarubna ma kala reebaysee, saasaa lagu soconi ilaa laga dhinto, sababtoo ah haday tajaarub wax kala reebayso, Insaanka oo tan iyo intii la abuuray isku dhaganaa, ayaa meel isugu badan lahaa…
    -
    Saas ma ahee waa قل كلٌ يعمل على شاكته فربكم أعلم بمن هو أهدى سبيلا

  21. Asallaamu calaykum

    Wadaad yare

    Hadal xigmad ka muuqato ayaad soo qortay allah haku xisdiyo waxaa kaa muuqata khuluq wanaagsan iyo war cad kuwa caytamaayana allaah ha soo hanuunho xitaa hadii wax la nacaayo akhlaaqdu waa lagama maar maan ninka caytamana warkiisu waa ku keligii xitaa haduu wax sax ah shegaayo cayduna waxay hoos u dhac ku ridaa qofka ee cidna wax ma yeesho.

  22. A/C

    Waxaa cajiib ila noqotay yaan dadka la wacdiyin oo wax loo sheegin sheikha waxaan qabaa dacwo ayuu gudanayaa kii allaah ku anfaco iyo kii kale waana dariiqii salafku ay ku gaari jireen furashada iyo fatuuxaadka, malintii uu Rauulku scw uu degay maka korkeeda galadii quraysheed ay u dideen in uu xaramka galo ayna u diideen in waraaqihii lakala saxiixanaayey ay ku bilabaan magaciisa ay kala saxiixdeen in aan toban sano dagaal dhicin, qofkii ka yimaada gaalada in la soo cesho kii aada gaaladana aan la soo celin, runtii saxaabadu waxay dareemeen culays badan balse sabarkii ay sabeer maalintaas ayaa keentay furashadii maka iyo meshii laga celinaayey in ay madax ka noqdaan hadaba waxaan alaah ka baryin in sabarka culimada ictisaamka ay ku helaan in ay furtaan somaaliya iyo dunida islaamka waana ku socotaa sida cad insha allaah, ee war jiraa cakaaruu imaan.

  23. wadaad yare says:

    Waxgarad

    Haddii markii Itoobiya la saarey dowlad la taagi lahaa dagaalna uusan Muqdisho dib uga dhici laheyn Sh. Cabdulqaadir Gacamey bar bar dhac ayaan ahaan laheyn,laakiin dadkeenni Itoobiya kasoo horjeedey waxaa guusheenni jab u rogey itijaaha aad taageersantahey oo qorshe ka geddisan kii aan u dagaallamey meeshii keeney,dagaalkiina mid aan nihaayo laheyn ka dhigey.

    Sh. Cabdul Qaadir hadda isku mowqif ayaan ka nahey arrimaha siyaasadda ee ku wajahan Shabaab, taas ayaana muhim ahe inaan arrimo kale ku kala geddisannahey muhim ma ahan.

    ummuamla

    Walaal waad ku mahadsantahey hadalkaaga Ilaaheyna kuwo akhlaaq leh hannaga dhigo oon xiqdi iyo naceyb qalbigooda ku jirin.

  24. khaadimulislaam says:

    BISMILLAAH.

    ……………… wadaad xume maxaa wax looga sheegi jiray ? ……………………

    raggii tawxiidka iyo khayrka umadda u sheegi jiray oo jihaadka sida fiican
    ugu sharixi jiray waagii siyaad barre maamulkiisa kufriga ah umadda uu ku dhibi
    jiray , oday c/ALQAADIR nuur faarax siirada raxiiqulmakhtuum buu ka akhrin
    jiray magaalada xamar khaas ahaan masjidkii ceel hindi , haddaba hadduu
    waagaas xaqqa sheegi jiray maxaa maanta xaqqa u diiday ? ma naf jacaylbaa ?
    ma daraja jacaylbaa ? ma gaal ka baq baa ? ma tol u hiilin baa ? mase waxuu
    ku sanbiriirixday wadaadnimadii iyo odaytinimadii oo ibtilaa heshay !
    haddaba waagii ceel hindi waxaa wax laga sheegi jiray wadaad xume sida
    raggii waagaas siyaad barre la safnaa ama ku hoos jiray ha noqdeen
    dariiqooyin ama xer axkaanlay ah , hadda se waaba ka dareen raggii waagaas
    umadda wax u sheegi jiray qaarkood sida ina nuur faarax oo iska dhigay
    inuu faroole u yahay gacan yare .

    haddaba waxaa iga naseexa ah in ALLAAH LAGA BAQO oo xaqqa aan laga
    hiilin , khaas ahaan kuwa sheegtay culimada.

    haddaba naseexo aan meel kale ku qoray baan idiin soo guurinayaa oo af carabi
    ku qoran , tarjumiduna tahay in la akhriyo sheekada gabadhii u shalayn jirtay
    gabadhii uu dhalay daaqigii fircoon si loogu xasuusto cadaabta aduunku inuu
    ku xiran yahay inta naftu kaa dhacayso , kan aakhirina waa iska socdaa ee bal
    ku cibra qaata hooyadaa shanteedii ilmood horteeda lagu cadaabay oo ku naf
    waayay khaas ahaan ilmahaas oo uu ku jiray mid naaska nuugayay oo dhab-jiif
    ah kaas oo RABBI ka hadliyay oo uu ku dhawaaqay [ hooyo xaq baad ku taagan
    tahay ] markaas ayay shantii iyo hooyadoodba ku gubteen saliiddii lagu riday saas
    bay janada u wada galeen , hanbalyo ha ka gaarto say u sabartay hooyadaas
    RABBINA SUBXAANAH uu ugu gargaaray maadaama ay asaga uun jeclaatay.

    haddaba qofkasta oo muslima ha ogaado in la imtixaami doono maadaama uu yiri
    muslim baan ahay ama muumin baan ahay , haddaba ciyaarta iyo kaftanka inta
    la iska daayo xerada ISLAAMKA yaan looga bixin jacayl gaalo darteed iyo
    nacayb mujaahid diintiisa difaacaya.

    muslimoooooow baraaaaarug inta goooooooori goooooor tahay.

    WALLAAHU ACLAM.

    بسم الله والحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله اما بعد : رضيت بالله ربا وبمحمد نبيا ورسولا وبالإسلام دينا ، الزمن زمن
    إبتلاء وامتحان ، فمن أراد ان يعتبر ويتَعظ فاليقرأ قصة ماشطة بنت فرعون وكيف عذب الطاغية فرعون أولادها الأربعة وكيف خافت لما أخذ طفلها الخامس ليرمى في القدر المليء بالزيت الذي يغلي بشدة الحرارة فأرادت ان ترحم وتنقذ طفلها من عذاب الدنيا ولكن الرحمن أنطق طفلها وقال لها يا …أمي أنت على الحق والطفل ما زال في المهد يرضع أمه ، الله أكبر الله أكبر فثبتت على الحق والتوحيد أمام الطاغية فاستشهدت هي وأطفالها فهنيئا لهم في الجنة ، الآن انظروا الفراعنة والطوغيت كيف يعذبون المسلمين في أرجاء العالم وا إسلاماه وإسلاماه وامحمداه واصحاباه وا عمراه والله أعلم

  25. A/C

    Somaalidu waxay ku maahmaahdaa hal walbaa nirigteeda ayey dhashaa waxaan ka wadaa qofwalbaa shiikhda uu wax ka qaato ayuu ku akhlaaq yahay aloow sheikhda wax na soo baray xifdi waxaana marna ilaawi karin khuluqa ay na bareen iyo diinta.

  26. Waxgarad says:

    Wadaad yare,
    -
    Waagii Ethiopianka lala dagaalamayay, adiga iyo Gacmaeey mid waliba dantuu lahaa, way ii muuqatay.
    -
    Dee Gacmay nin ay ilma adeer yihiin ayaa madaxwayne ahaa, adigana tolkaa ayaa Maxaakimta u badnaa, halkaasaaad iska aragteen. Ethiopian necaybna kaama ahayne, bahashu saasay ahayd…..
    -
    Anigu waxaan lahaa fikir labadiinaba idinka sareeya, oo tolnimo ka wayn.
    -
    Laakiin hadaad ahaan lahayd nin caziimo leh, ninkii shalay markaad is difaacaysay ku lahaa waa fitno, kuma aadan abaalmariseen, ‘Waa nin Mawqif leh’
    -

  27. hald says:

    asc.aad baan igaxumahay ragii sheegan jiray diinta inay gaalada daba ruclaynaya .c/qaadir nuur waa kii dhihijiray dhex dhexaad baan nahay .away dhexdhexaadkii .cajiib taas way cadaatay ,lkn ma gal iyo muslim ayaa dhexdhexaad laganoqonkaraa.yaab marna arki maysid isagoo gaalada wax kasheegaya.lkn muslimiinta ayuu haysataa mar walba.maxuu kagaduwan yahay shiiriif,asc

  28. hakimah says:

    waxaan sh ma ahan ee waa shekhul shayaadhin ileen shayaadhiin ayuu hor taganyahay oo u qudbeynaayaa waxaan soo xasuustay warkii murtad sharif uu lahaa markuu roonaa ” maxay u sheegaan hoyamiyeyashan marka ay la kulman gaalada.. waxay u sheegaan in ay diinta ka baxeen buu yiri markaas baa la is waydiiyay waxu asaga u shegay gaalada uu la kulmo hada waxaan is waydiiyay muxu u sheegay gacamey galada uu hor tagan yahay ileen gaalda wax kama maqasho oo ma qadato fakir xid ay ku kalsooneen?

  29. umu_barau says:

    wale qofkii wax aan kitaabka rabi aheyn cis iyo sharaf ka doona fadeexeyntaan ayaan u dambeyn!!! war wali jaanis ayaad heysataan u daaya adoomada Alle oo u nusreya hadii aad cabsateena iska aamusa Allow maxaan shegay inay geesiyaasha towxiidka raad wanaagsan rebeen balse soomali weyn oo uu hogaaminayo culumaa,u suu maxay raad xun ugu abaal gudeen!!! Allow dulqaad badanidaa imisaadse noo dhaaftay oo dunuub iyo cuqubo aan ka galeyno kitaabkaaga iyo inta ehehlka u ahba rabiyoow hanoo qaban waxa ay nafsadahenu caadeysteen Subxanallahi cammaa yaquulu daalimuuna culluwan kabiirraa,

  30. Bint Soomaal says:

    sheekadaan hada ma bilaaban hadad xasuusataan al itixaad islaamiya 1993.ilaahoow cilmi nasii an islaamka ku difaacno. ilaahoow umada islaamka eh ee kufaarta iyo tuugta dhibtay iyo kuwa cilmigadiinta leh ee shacabka dulmiya aloow naga qabo aameen

  31. Waxgarad says:

    Bintu Somali,
    Sida ku cad qoraalka ‘Ma soo Gaadhay Wadaad iyo Gaal Gaadh u Wada Taagan’
    -
    C.Qaadir Gacmeey wuxuu ahaa nin mar kasta fashilimayay masharuucii Mabd’a ku salaysnaa calaa xisaabil qabaliyah!
    -

  32. Suhaib As Somali says:

    Subxan-Allaah……..Waxaan idin weydiinayaa Akhyaareey, Culumada ictisaamka illeeyn Marki ay na lahaayeen, iyaga oo Ethiopia jooga, Dhallinyaradu Hubka ha dhigaan oo Dadkooda Dhinac haka soo raacaan waxey nala rabeen sidaan oo kale inaan Gaalka weyn ee Mahiga soo hoos fariisanno, Wallahi meel fiican nooma wadin, Allaah ayaase Dhagartiinna kashifay…waxaase iiga sii daran Odayaashan cidda Diin usii daba fadhisa…Dadyahoow Allaah ka xishooda waad u jeeddaan in lakala baxaye…adinkana haku sifoobina (Fiqi Tolkiis kama Janno Tago)…Wallahu aclam.

  33. As WR Wb.
    Walaalayaal Ilaahay aan ka cabsano culumadana yaan laga sheegin wax aysan oran waa arin kharteeda leh halagu baraarugo.

    Sh/C/qaadir Nuur Faraxha ma uusan mahada celin gaalo iyo beesha caalamka toona khudbadiisa oo maqal iyo muuqalb iyo muqal baha waxaad kahelaysaan Alyaqiin.com

    Maanta carabkeenu waa qoyayan yahay bari laakiin waa qalali doonaa.

    intaas waa iga waano igana raali noqda

    WS Wr Wb

  34. dige says:

    Asalaamu Calaa man itabacal hudaa
    wa bacdu

    waxaan waydiin lahaa dhalinyarada iyo Dumarka meesha wax ku qoraya,

    1- Ma waxaa khalad ah in sheekhu dadka shirka isugu yimid ilaahay xasuusiyo?
    2- Ma la idin maqashiiyay codka wadaadka oo u bahad celinaya Mahiiga, Shariif, amisom iiyo itoobiya.? Maxaad ku xalaalaysateen hilibka wadaadka?

    Suàasha labaad jawaateeda idinkaan idinka sugayaa,, suáasha 1. siday danbi ku tahay in dad baadiyaysan ama ilaahay ka fog gaal iyo muslim kuu doone ha ahaadee la wacdiyo xaqqana loo sheego?

    Soo nabi Muxammed SCW looma soo dirin caalamka oo dhan?
    iska daa kuwaan muslimiin baa ku jirtee gaalo maxdi ah hadday kuu yeertaan inaad ilaahay xasuusiso ma waxaad leedahay gaalaa tihiin ee marka hore soo muslima?

    Subxaanallaah

    Walaalayaal sooma ogidiin in ijtihaad jiro oo sheekhu ijtihaadi karo asiibi karo gafina karo? maxay tahay cilmi yaraantaan?

    Tan kale hadduu danbaabo allaa la xisaabtami doona… hadduu saxsanyahay maxaad amaama allaah ku jawaabi doonta markuu ku qabsado?

    ولا تزر وازرة وزر اخري*

    Akhyaareey shabaab macsuumiin ma ahan Sh. c/qaadirna sidoo kale ee idinku aakhriadiina ilaashada..

    Qolyaha boggaan wax soo galiya waxaan idiin qabtay 24 saacdood wadaadka oo dadka aad sheegteen u mahad celinaya keena.. haddii kale qirta inaad khaldan teen ummaddana marin habaabiseen… Cinwaankana badala oo ka dhigana sh. c/qaadir oo ka qayb galay shirkii Garoowe.. markaasna taxliiliya danbiga uu ku dhacay qofka shirkaas ka qayb galay….. daliilna u keena.

    ugu danbayntii waxaan u dardaarmayaa dhammaan dadka meeshaan wax ku qora inay ilaahay ka cabsadaan ogaadaana in qof walba laga xisaabin doono wuxuu kasbado……

    ilaahay khayrka ha na waa fajiyo….

  35. Waxgarad says:

    Dige,
    Kheyrka allaaha ku waafajiyo.
    .
    Shirka noocan oo kale ah lama tagi karo, waana ku xaaraan shareecada islaamka. Maadaamoo dadkii Illaahay ka furtay ay isu imaadeen, sababta ay isugu imaadeena ma aha Towbad iyo wax u dhow, e waa inay sii kordhiyaan dhibaataynta Muslimiinta.
    -
    Tan kale, wadaadku waa nin aan wanaagsanayn oo Umada dambiyo ka galay sida shirqoolkii Garowi 92 wuxuuna mas’uul ka yahay Xasuuqiii togga Bixin lagu baabi’iyay walaalaha.
    -
    Isku soo duuboo waa nin difaaca dalamada, kana hiiliya Masaakiinta Muslimiinta ah.

  36. Abuu fatima says:

    Meel xun joog hadaad tahay
    Magacaa inuu lumi
    Muran kama u taagnee
    Mufti gaal dirasadayee
    Mushrik iyo islaam simi
    Marmarsiinyo badanoo
    Murtad daafacaa yimid
    Meel xunjoog wadaad ahi
    Haday nimanku maagaan
    Mawqif kiisa liitee
    murti seeg dhamaantiya
    Inay niman ku maagaan
    Amay madaxa goostaan
    Marmarsiinyo keenaan
    Shay meesha galikara
    Ama maanta qabankara
    Muu aha aqoontay
    Nin mahiga garabgalay
    Inkastuu masuul yahay
    Ama magacyo lee yahay
    Inaad noo maleegtaan
    Maryo noogu xiraysaan
    Mamudnay difaacee
    Muslimka halugaynina
    Maatadaan hasirinina
    Ninuu cadawgu mehersaday
    Waad malaxumaysee
    Maryacalas nin raaciyo
    Mahigow nin garabgalay
    Difaac nagama mudan abid
    Ninka maanta nagu yiri
    Mawjadaan kasaarana
    Madaxgooyo weeyaan
    Fudayd waa mashaakile
    Haram cadaw u marag furi
    Ama gaal u magac bixin
    Meel xunjoog ninkii ahe
    Cadaw maradasaaraba
    Hadaad magac u bixisaan
    Xalba male mushkuladuhu
    Madax yada kufriga ee
    Sheekhu madal lajoogaan
    Abid nalagu maagaa
    Inaan maalin ifinoo
    Madax gooyo maahee
    Inta madaxya wayntee
    Wadaadkanu mideeyee
    Macsidood kaqayb galay
    Yaa loo maldahayaa
    Yaad maro usaartaan
    Yaad been umarisaan
    Yaad magac ubixisaan
    Mufti cadawgu keensaday
    Maxfalada ufurayaad
    Musiibadi difaacdaan
    Dalboon qaado maansadan
    Ha madluumin abidkaa
    Mawqifkana haseerayn
    Muftiyada Farooliyo
    Dhamaan maafiyoo idil
    Waxaa magacyo culumale
    Mamudnayn difaacee
    Haduu inan maraaraxay
    Maankiis ragkale galay
    kabanjaray masiirada
    Muftiyada udiir naxay
    Mawjadaha rogmanayaa
    Yeyna abidku maanshayn
    Ragaa magacyo culumalee
    Kii cadaw muftigiyee
    Maafiyadan kaalmayn
    Marna haygu marxabayn
    Mawqifkana hadaba marin
    Muslim gaal lacadawiyo
    Wiil abid mujaahida
    Marna yaan lagaa qarin
    Markay dhagar maleegaan
    Kufri madaxdi baa timid
    Marxab yaa uyiri shalay
    Wiilku muunku daafacay
    Mahlakaad wuxuu dhigay
    Ilaa maalintii bixin
    Mid mid mawgu tirinaa?

  37. ASALAMU CALAYKUM says:

    WALAALAYAL ALLAA H XAQA HA INAGU, WAXAAN ORAN LAHAA XAASIBUU CALAA ANFUSIKUM QABLA ANTU XAASIBUU TAASI WAA IGA NASTEEXO AAN XASUUSINAYO NAFTEYDA IYO ADINKABA WACLAMUU ANNA LAAHA YACLAMU MAA FII ANFUSIKUM FAXDARUUHU, WACLAMUU ANNA LAAH QAFUURUN XALIIM.HAL SU’AAL BAAN WEYDIIN LAHAA WALALAHAY ALSHABAAB SIDA AAN KU ARKEY AMA KU QORAN WEBSITYADA SOOMALIDA QAARKOOD MANTAY 31/12/2001 IN DILKII SHIIKH DR AHMED C\RAHMAAN LAGU EEDEYYEY ALSHABAAB OO WALIBA SIDEY KU QOREEN BESHIISU KA DIB BAARITAAN IYO DABAGAL AY KU OGAADEEN INUU GALAY DILKISU XARAKADA ALSHABAB WARNA AY KA SUGAYAAN. MARKA WALALAHAY ALSHABAAB SOO MA WANAAGSAN INAY ARINKAAS KA HADLAAN

  38. hassab hh says:

    walaalayaal ale ka baqa oo meesha idin kuugu qoran joojiye markii runtii inii cadaatey ka dib oo alle u laabta waxaad dhahdaan sh. cabduqaadir ayaa mahiga u mahadceliyey laakiin waxaas waa la soo ogaadey waana been marka sida somalimemo oo kale ka laabta waxaad aad shegeysaan iska dhaafa madax adeega

  39. isha wax aragta says:

    waxgarad,
    wadaad yare waa cadeysay inuu yahay qof aan mabda’ lahayn…xaqa waxaa lugu gartaa dad aan isku mabda’a aheyn baa isku mabda’a noqda marka ay xaqa weeraraayaan…
    dadka soomaalidana meel gaaban bay wax ka arkaan badankood…cabaadkii shalay ka yeeraayay ilaaw okaa…

  40. Waxgarad says:

    Isha wax aragta,
    Wadaad yare runtii fikirkiisa inta badan caqli buu ku bineeyaa, waana nin wax bartay. Laakiin Prinicple u ku istaagsanyahay ayaan jirin, igama aha dacaayad, waaba saaxibii fil xiwaar. Laakiin xaqiiqada ayaa sidaas ah.
    -
    Waagii Ehtiopianka lala dagaalayay Gacmeey Fitno ayuu u arkayay uu cinda Wadaad yare ka yahay ‘Nin Mawqif leh’
    -
    Baribaa laga yaabaa, cindamaa tadacul xarbu awzaaraha, sheekooyin badan oo la iska dhaadhiyacana iska gudhaan, inuu dhaho Sh Takar waa nin mawqif leh.
    -

  41. wiil mudug says:

    waxay ila tahay in Sh. abdulqaadir uu yahay mu’min ilaahay yaqaan alshabaabna waxaan oran lahaa ina godane ayaa idin xukumee nin arkay ma idinku jiraa xageese kaga taal diinta islaamka hogaamiye aan saxaabadiisu macaa inay wajigiisa aragto ogolayn tankale inaad idinku wajiyadda qarsataan xageed ka soo min guuriseen ileen Nabiyullaahi muxammed csw iyo saxaabadiisu ma qarsan jirin wajiyaddee??? tan kale alshabaab ma sanam la caabudaa kuwan waxay soo qoraanba u nacam laynaya waxaan leeyahay haku kadsoomina lugooyaddaas tan kale wiilashan Puntland ee somalida ah inaad ku sheegtaan maraykan iyo Ethiopian waa been ee iska ilaaliya beenta allaah waa nacladay naxariistiisana waa ka dheereeyay qofka muslimiinta been ku dhexfaafiya si ay isugu dhacaan wabilaahi tawfiiq

  42. Abu-anas says:

    ASCWRWB

    Al shabaabul Mujaahidiin Allaha xifdiyo,laakin kuwan taageeraya ee dadka nacsiiyay

    mujaahidinta,ayaan aaaaaaaaaaaaad u karhay, musiibo ayaad tihiine Allaah qoorta ha

    idinka jabiyo, oo waxba idinkama reebo, markan duco idinkala quustay, ambiyadaba markay

    qowm ka quustaan ayay habaari jireen, sidi nabiyalaahi Nuux cs iyo nabi Muuse cs Rabi swt

    waxba idinkama reebo.

  43. Asc wr wb waxaa mahad leh alaaaaaaah iyo inta xaqqa asiibtay waxaan ku dar’san lahaa hal kalimad ikhwatii fil caqiida waxaad ogaataan nin ay gaalo ka raali tahay laguma xisaabiyo diin islaam xaquna wuu cadyahay hala jihaado markaas ayaa guul lagaari culimadana waxaan leeyahay ka kaca fadhiga alle diintiisa haloo nusreeyo insh allah puntland iyo somaliland D.jabuuti waa laga taagi Ra’yada towxiidka..!

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS