Dhagayso Barnaamijkii Diiradda Jamcaha Dowrka Saxaafadda Aqoonyahan Jibriil Nuur Maktabada Iclaamka Xarakada Al Shabaab, Aqoonyahan Maxamed Sheekh Iyo Suxufi Cabdiwali Dalboon


MUQDISHO:-
Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ayaa maalintii Jamcaha ahayd waxay Barnaamij ka diyaarisay dowrka Warbaahinta Islaamiga iyo Taariikhda warbaahineed. Barnaamijkaan waxaa ka qayb galay Aqoonyahan Jibriil Nuur Yuusf oo kamida Madaxda qaabilsan Iclaamka Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab, kana tirsan howl wadeenada Idaacadda Islaamigaa ee Al andalus, Aqoonyahan Maxamed Sheekh iyo Suxufi Cabdiwali Dalboon.

Barnaamijkaan waxaa isku soo duba riday Suxufi C/fitaax Maxamed Qaasim Filibiin Xafidahullaah, Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ayaa Umadda Soomaaliyeed oga barteen in ay usoo bandhigto Barnaamijyo aqoon dheeraada laga faa’idaysto. Barnaamijkaan wuxuu ka hadlayaa Warbaahinta Islaamigaa iyo tan qunyar socodka ama Reer Galbeedka loogu yeero.

Waxaa barnaamijka lagu lafa guray Taariikhda Iclaamka iyo xadaaradii Muslimiintu ku gudbin jireen fariimahooda, qaabkii Muslimiintu ay halganka Saxaafadda ugu adeegsadeen iyo Risaalooyinkii ay qori jireen Culimada Muslimiinta oo xiligaas Iclaamkii wax la isku gaarsiin jiray ahaa.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jamcaha ee Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan

Somalimidnimo.com 

2 Responses

  1. [...] waxaana ka xasuustaa Aqoonyahan Sheekh Maxamed iyo Aqoonyahan Almujaahid Jibriil Nuur Yuuusuf. Barnaamijku Bishii December 25,2011 ayuu ahaa Sanad ku dhawaad ayaa laga joogaa, waxaa Barnaamijka soo saare ka [...]

  2. [...] waxaana ka xasuustaa Aqoonyahan Sheekh  Maxamed iyo Aqoonyahan Almujaahid Jibriil Nuur  Yuuusuf. Barnaamijku Bishii December 25,2011 ayuu ahaa Sanad ku dhawaad ayaa laga  joogaa, waxaa Barnaamijka soo saare [...]

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS