
BAYDHABO:- Waxaan idin soo gudbinaynaa qaar kamida Khutbooyinkii ay Culimadu ka jeediyeen Mu’tamarkii Baydhabao lagu soo gunaanaday. Mu’tamarkaan ayaan maalmahan oo dhan idin soo tabinaynay, waxaana la soo afmeeray maantay. Macluumaadkii Mu’tamarka iyo Bayaankii laga soo saaray ayaan saakay daabacnay.
Fadlan Bayaankii iyo Macluumaad ku saabsan oo Masawiro la cocdaan Halkaan Ka Akhri Ama Guji|
Dhagayso Khutbooyinkii Masuuliyiinta Xarakada iyo Culimada Soomaaliyeed ee Wilaayaadka Islaamiga ay jeediyeen.
Dhagayso Sheekh Almujaahid Xasan Daahir Aweys MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhagayso Sheekh Mukhtaar Raabow Abu Mansuur MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhagayso Sheekh Almujaahid Calaamah C/laahi Raabi MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhagayso Sheekh Almuhaajir Xasan Maxamuud Takar, Mp3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhagayso Sheekh C/laahi Cali Xaashi, MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhagayso Sheekh Cumar Cali Cabdullaahi MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com


















































Alxamdulilaah. Culumo jihaadka ku jirta in la arko waa loo baahnaa. Allaah ha idanka abaal mariyo.
walahi waan u bogay dhanbaalkan maashaa Allah, walalaha waxaan idin xusuusinayaa qisadii dhereyd ee kacab bin maalik radiyallahu canhu wa,ardaa, markii boqorka uu,u soo qorray warqada ee uu boqorka ku yiri haddii saaxibadaa ku gooyeen aniga i imow anigaa ku sharfaayee!! waxii uu ku jawabay ee aheyd tanina waa musiibo kale!!!!!! iimaankiisa ayaana lagu eegayey Allah waa imtixaamaayey sidaa daradeed haddii aad aragtaan nin cimaamad wato ee dacninaya culumada rabaaniyiinta ee dhufeyskaas ku jirra si,uu idiinku sameyo cadow awalba idiin mar,marsiyoonaayey!! ogaada waa imtixaanka rabi waxaa nalooga baahan yahay inaynaan ka tanaasullin daacada Allah waayo daacada ayaa qofka ku hanuunisa wada,da saxda ah! hadaba hala sabro ayaan idinku dhihi lahaa inta maxkamad laga soo taagaayo kuwa dadka caqiida,da ka dhuminayana yaan loo arkin in uu sax san yahay ee aan u xukun tagno kitaabka Allah iyo axadista rasuulka csw iyaga ayaana kheyr iyo barako ku jirran. Allow nasrigaga u soo daji kuwa u nusreynaaya diinkaaga yaa manaan.
http://www.youtube.com/watch?v=zT0BKKi_sVg
walaah waa culamoku darsaday geesinimo iyo dadnimo……
Aslaamu Calaykum
Jihaadka in uu xaq yahay waa garanay waana wax ale ku adoonsaday umada isllaamka ah
balse in dadka aan qalbigooda la ogayn wax ku jira in gaalmino lagu xakumo iyo in la banaysto,dhiga muslimka ayaa la isku hastaa ee in gaalo lala dagaalamo muran kama taagna dhiga culimada oo la xalaashanaayo see laga yeelin Aloow adaa kuwaan naga yaqaan anag ma naqaan, balse waxaa cad in aan wejiyadooda madoow yihiin ayna ka muuqado wax aan ka muuqan culimo badan aloow haday xaq wadaan iftiimi oo ay saas ula gubteen haday baadil la gubteena aloow naga qabo.
asc waxaan la yaabanahay jihaad ay ku waasheen nimankan sheeganaya umadii islamak aaha iyo matadii ma waxaa jihaad in lalaayo ardayda dad masaakiinta ah iyo culimada diida fikirkooda nimanka khawaarijta waxey jihaad u aaminineen cid ala cidii kasoo hiorjeesato fikirkooda waa galeysiinaya weyna dilayaan nimanlkan khawaarijta ahna diinta silamka waa ku cayaareen ben wey ka sheegeen dhalinyaradiina waxey ugu fatwoodeen in la jihado oo la isku qarxiyo iyaga isma qarxinaya dhalinyada masakinta bey qarxinaya inkaan ha idinku dhacdo umada alaah ha idinka qabto umada somaliyeed halaag baad ku wadaan in sha allaah meel xun ba idin danbeyso
kanaxoow nafta waa maseeroow sakiin laq
waxaalajooaa wakhtigii kan xaqa uhadlaayan beenalow ladhahaayey kan beenta iyo dulmiga wadan run lowga ahaa goormaa ey shayaadiin isku badleen wadadadii somaaliyeed ileen shabaab shayaadiin baa kabuuxda gowraca umada leynta biri mageydada laynta culumada oo hadda ey ku darsadeen sub xaanal laah war ilaah halaga baqo somaali waa halaagsantay idinkuna dhiniciinaa kasii halaagteen waxaase iiga daran garqaadasho darada wey isla saxsan yihiin kuwa meeshaan jihaad iyo waxyaaba aan uqalmin raggaan kusoo qoraayaaba kasii waalan saa kuwaas waaba aragnee kuwa qoraalka ugu gargaaraayo iney wanaagsameenaayaan sow kama sii darna shuyuukhda soomaaliyeed yaan lacaayin khjaasatan sheekh umal iyo sheekh shibili qaladkiina bey sheegeen maxaa khalad nalooga sheegaayaa hadey tahay bal dib isugu laabta waxa aad ku fadhdaan mooryaanyahay ilaah haidin halaago hadeynaad kasoo towbd keenin waxa aad ku sugan tihiin iy dambiga umada aad ka gasheen cuquuba degdegana rabi haidinka soo saaro takfiiryahow mujrimiinta ah
Asc salaan kadib waxaan ugu baaqayaa dhamaan dadka musliminta ah in ay u kacaan sidii ay u difaacii lahaayeen diintooda dalkooda nasabkooda waayo gaaladu waxaa ay naga rabaan qofkasto oo muslim ah waa uu garanayaa waana wada og nahay haddii aan wax ka tusaalayo gaaladu waxey naga rabtaa in aan raacno diintooda ama aan gaalowno sida ayaguba ay gaalo uyihiin waxaan leeyahay gaalo anagu iyo idinku waxaa naga dhexeeyo waa dagaal waxaan kalaleenahay wixii aan kala helno dadka musliminta ahna waxaan ugu baagayaa in ay ka soo wada jeestaan saf qurra oo siman ayna kala dambeeyaan
Asalaamu aleykum waraxmatullaahı wabarakatuh, Alxamdulılaah wakafaa waxan alle ugu xamdıyeynaa culımadaan wanaaga badan ee uu nagu maneystey waxaynu leenahay ayagana wad mahadsantıhııne haka tanaazulınına towxııda alle ılaa akhıra, waxan kaloo jecelaa laha ın aan wax yar u sheego waa hadıı ay aqlı leyhııne dadka la duufsanaayo ee doneya ın ay u codeyaan axdıga galada ay la galeyaan oo ah wax lagu tılaameya dastuur horjoogane ka ah Aogostına mahııga gaalka weyn ee xıtaa dıınba heysan, tan kale waxan leyahay shacabka barta dıınta ıslamka markaas ayaad nuureyaane oo fahamı dontaane wax ay ıdınkula hadlayyaan culımadaan wan wanagsan