Dhagayso: Tafsiirka Quraanka Sheekh C/qaadir Muumin Almuhaajir


MUQDISHO:-
Waxaan idin kugu Bishaaraynaynaa in aan idiin soo gudbinayno Tafsiirka Quraanka Kariimkaa oo uu akhrinayo Sheekh C/qaadir Muumin Almuhaajir, Insha Allah, dhawaan naga fisha.

Dhagayso Tafsiirka Suuratul Faatixa Sheekh Almuhaajir C/qaadir Muumin| MP3 Halkaan Riix Ama Guji|

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Bilowga Suuratul Baqara Cajalka Koowaad  MP3 Halkaan Riix Ama Guji|

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

15 Responses

  1. caaqil says:

    waakufarxay rabbi haidinka-abaalmariyo waxaan kalooidiinsheegaayaa nuur ayaabaxaaya ee nuurkaas rabbi halaweeydiisto in uusan nagabakhtiin. gaalo iyo munaafiqiina weyiskatagaayaan

  2. abu muscab says:

    Asc wr wb masha allah sheikhul muhajir cabduqadir mumin allah ha xifdiyo waa sheeq ka dhiidhiyey hadalkiisana run ka sheegay waxaan xasuustaa asagoo leh inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun markuu. Waxan maqlay ma codka sheikh cumar faruuqaa mise waa cod kale. sheikha waxey ila tahay inuu joogay uk london ayaan u maleeynayaa wali wuuwna ka run sheegay hadalkisa ee allah hanoo xafido sheikha anaganA allah wadamada gaalada nwgumadili anagoo duleeysan una duleeysan aduunyo bi idni llaah waxan rajeeynayaa inaan dhawaan safka sheikh cabduqaadir muumin leeygu arki doono anoona xaqa la sana allah ima dilo

  3. ASC , kadib ikhwaanii ilaah ha idin barakeeyo ,sheekhana ilaah hanoo xafido , miisaankiisa hasanaadka allah ha uga siyaadiyo , ilaah ha uga naxariisto maalinta yowmal qiyaamah , waan ka faaideystey qeybtaan uu akhriyey sheekhu , si fiican baan u fahmey , walaalaha soomalimidnimo jzk kheyran , waxaan idinka codsanayaa inaad soo xiriirisaan intii uu akhriyey ama akhrinayo hadaad awoodaan , maxaa yeelay waxaad moodaa qur’aanku in iminka uu soo degay waxa iminka socda ayuu tilmaamayaa , aad buu u macaan yahay qur’aanka markii macaanidiisu aad fahanto , wax ka macaan hadalada eebe ma jiraan , maxaa yeelay waxaad dareemeysaa sida uu sax u yahay ama runta u sheegaayo qur’aanka kariimka oo barakeysan , aloow qalbiyadeena noo sharax oo noo wanaagi ,aloow kuwaani qalbiyadoodu maradka ah oo aad maradkii aad usii laba laabtey hanagu darin oo naga badbaadi , aloow xaqa nagu arzaaq , adaa dambiyada cafiya naxariiste , dulqaad badane tahay.

  4. gaaldile says:

    sheekhu waxaw naga kaafinaya tafsiirka ay aqriyaan mur ji ada

  5. haashem says:

    ilaah ajar ha ka siiyo shiikh c/qaadir murji ad beentay dadka u sheegaan buu naga kaafinayaa nibanka is badbakka badan oo kitaabkii bookga gaalada ka dhiga sanad kastaba wax laga badalo

  6. Allahu akbar alaahu akbar waa guul mujahidiinta usoo hoyatay cadogana iyo munaafiqiintana waxaan leeyahay caradiina la baqtiya oo u dhinta nuurkaan sidan ayuu u shidnaan doonaa in shaa alaah

  7. Amla says:

    Anigu ma jecli in aan ku xadgudbo wadaadkaan balse diintu sow tii guryahiina ka bilabaa la inagu yiri wadaadkaan afar caruur ah oo isuma qado ah ayuu naag uga tegay sow ma haboona in uu kuwaas badbaadsho ee ka ka xeeyo dhulkaan fasahaadkiisa inta uu kuwo muslimiin ah oo dhulkoodi jooga miino uu ku xiraayo ee ehelu naar ka dhigaayo heedhe allaah halagacabsado oo umada sidahaloo dhaamo. diintana yaan lagu sheeegin wa aysan na amrin.

  8. kamadaale Dareenka dadkiisa says:

    Amlay Alla iimaanka ha kugu sugo!!! caruur iyo naag waxa ka qiima badan kelimada Alle oo la koryeelo,,hadey naagto ridowdo oo gaalo doorato hijrona diido waa laga tegi, oo Alle sw ba nagu yiri”MAALKIINA IYO AWLAADIINU WAA FITNO”hadaladaadu waxay u egyihiin hadaladii munaafaqiintii madiina ee Alle sw u towbad keen intaadan godka la gelin qadafkaas.

  9. Mujaahid says:

    http://Www.somalimidnimo,comInaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waa ah wax laga noxo suslimiitii kushahiideen qaraxii kadhacay bartamaha somaliya alaha unaxariisto cadawga alana alaha kujabiyo waxay kumuteen cadawguna cadaab weyn oo aysan waligoo kabaxeen alaha usiyaadiyo ayaan lee nahay diinta kirishtanka ayee kudhaqmaan tan islaamka waa kabexeen cadaabka alaha kufogeyo

  10. Geele Geedi says:

    Mujaahid,
    cawaan’yahow cadowga alle iyo adoontiisa adaa ka ah ee alle u toobad keen!

  11. Faruq says:

    Tafsirka sh.c.faruq iyo umal iyo sh.maxamad macalin ayaguna wayalan bal halaogado

  12. umubushra says:

    asalaamu cwrwb

    masha allaah aloow noo xifdii sheekeena aloow ajaar aan ka dhaaneeyn ka sii Tafsiirka Quraanka , aloow nafta ku siin intaa uu dhameystiraayo Tafsiirka ,kuna irsaaq shihiidnimo dar allaah ah sheekeena ,aloow anagana sidoo kale naga sii ajaar aan dhamaaneyn oo nagu anfaac Tafsiirka quraanka, oo nagu diil shihiidnimo ikhlaas ah oo allaah dartiis, aloow u gargaar mujaahidiinta adduunka ku nool, kuwii hore u shihiideyna meqaankoda ka yeel koor aamiin xagaaga ah aloow nagu hanuuni jidkaaga toosaan, jiidkii ay mareen muuminiintii naga horeysey aamiin

  13. abuu jaabir says:

    s c sh ala haxafido dambigiisana ala hadhaafo gaaladana iyo inta raacsan eeculumaa
    usuu waykanaxayaan inshaa alaah mujaahidiinta way kufarxayaan

  14. asc. mahad allaah iska leh oo nagu galadeystay nicmada islaamka . walaaayaal aad baad u mahadsantihiin dadaalka aad sameyseen. qaasatan waxaan u mahadcelinayaa sheekh cabduqaadir muumin ilaahay ha xafido. tafsiirka quraan waad bilowday ee dhameystir. maxaa yeelay aad ayaan ula dhacay sida aad u aqrineyso waadna mahadsantahay.

Leave a Reply

© 2011 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS