Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi oo ka mid ah Culimada Waaweyn ee sida aadka ah looga yaqaano Gudaha dalka iyo dibadiisaba ayaa Kalmad Qiimo Badan ka jeediyey gabagabadii Mu’tamarkii Culimada Rabbaaniyiinta ah ugu socday magaalada Baydhabo.
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi ayaa Daboolka ka qaaday Xaqaa’iq badan oo ka mid ah khiyaamadii ay maleegeen qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta ururka Ictisaam.
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiinta sar-sare ee ururka Al Ictisaam balse markii dambe banaanka ka istaagay ururkaas markii uu Manhajkii saxda ahaa ka weecday.
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi ayaa yiri “Nin Culimada ka mid ah oo aad taqaanaan oo dadku maanta marka ay agfadhiyaan saas loo dhagaysanayo ayaa aniga waxa uu igu yiri Xabadiina ayaan kasoo cararnay aad ku haysaan meeshaas, ceelashaan iskaga cararnay, waxaan ku iri maxaad uga cararteen xabadda ma anagaa ridayna gaalada ayaa nagu soo ridaysee, waxa uu igu yiri Ugandhayska Quraca Hoostiisa fadhiya muxuu idinka haystaa xabadda maxaa ugu ridaysaan? Ninkaasi waa Mufti aan laga daba hadli karin mar aan damacnay in aan la niqaashno Shiikhaasi waxa uu nagu yiri Xabadda ay Ugandhayska soo diraan haday ku dhacdo qof muslim ah oo jooga Dayniile iyo xaafadaha Muqdisho qofkaas Magtiisa ama Diyadiisa idinkaa la idnka rabaa”

Sheekh Mukhtaar, Dhexda Sheekh Xasan Daahiw Aweys iyo Sheekh C/laahi Cali Xaashi.
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi ayaa yiri “Magacii Culamaa’ul Muslimiin waa la afduubay, Culamaa’u Soomaal magacoodii maanta yaa ku hadla? Culamaa’u Soomaal waa Afduubantahaye ogow, yaa ku hadla maanta magacooda oo Maxaafisha la aada? Niman Boorso sitaa jira oo hadba meel ka daga, oo isu tusa caalamka in ay yihiin Culmaa’u Soomaal”
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi oo la hadlaya Culimada Rabbaaniyiinta ah ee Mu’tamarka kasoo qayb galay ayaa yiri “ Waxaa la rabaa in la kawino Majliska Sh Bashiir Salaadiyo ay ku Qaraabtaan oo ay meelahaas la wareegaan mid u i dhigma in la sameeyo oo Caalamka lagula khidaabo, oo Muslimiinta Soomaalida ah lagula Khidaabo, oo dadka Shacbiga ah lagula Khidaabo, oo dadka Masaarka in loo saxo ayaa la rabaa“
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi ayaa asaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri “Waxaad ogtihiin waxyaalaha la yaabka leh, waagii halkaan Amxaarada uu ilaahay Ceyriyey oo laga saaray dhulkii , oo dowladnimada aan filanaynay meeshaan Culimo badan ayaa halkaan ku shirtay, Shirarkoodii iyo Niqaashkoodii iyo Mudaawalaadkoodii waan joognay, Waxaa la yaab leh xalay ayaa Shiikh Xasan anoo la fadhiya nin ayaa taleefoon ii soo diray , Gaalkacyo ayuu igala soo hadlayaa, waxaan ka Niqaashnay in nin Muslim ahi uu yiraahdo Gaalo dhulkii ha timaado, Nin Gaalo Hogaaminayaa oo Mashruuca la doonayo umadahaan in lagu gumaysto Xambaarsan , wax lasoo siiyey Xambaarsan, Ciidankii uu ku difaacan lahaa lasoo siiyey, in aad adigu CULUMO u noqoto u FADWOOTO oo maanta meesha ay marayso Soomaaliya in la yiraahdo Acdaadeedii, khidadaani khido horaysay weeye Somaliya in la qaybsado ma cusba”
Shiikh Cabdullaahi Cali Xaashi oo ka hadlaya Culimada Inxiraaftay ayaa yiri “waxaa Imtixaankii hadda ka mid noqday Qisdho Kabiirah minal Culamaa (Qayb badan oo Culimada ka mid ah) ayaa Inxiraaftay oo Gaaladii Raacday oo Asxaabul Caqiidah ah, waxaa raacay Tayaar Suufi la yiraahdo oo dhulka joogay ayaa soo kacay oo gaaladii raacay, wax la filanayey ma ahayn, waa imtixaan weeye“
Waxa uu Shiikhu yiri “ waxbaan idiin sheegayaa, sir baan idiin Sheegayaa, Janaqow ninka la yiraahdo ayaa maalin wuxuu igu yiri, Melez Zanaawi ayaan u tagnay waa ayaamihii hore ee ay bilowga ahaayeen si ay ugu tageenba garanmaayo Inkaar Qabuhuye, wuxuu noo sheegay Meles Zanawiye in uu Sameeyey Suufiyada, Ahlu Sunnah Wal Jamaacah in uu asagu sameeyey ayuu nuu sheegay buu yiri, Bal hadda warkaas u fiirsada, ninkaan Janaqow oo ahaa Qaa’id ka mid ahaa Qiyaadadii Maxaakimta in uu maanta Meles Zanawi intuu ag fariisto looga sheekeeyo khidadada Soomaaliya lala damacsan yahay, maantana ayagii ay u yeertaan oo dhahaan noo imow, ilaahay wax qarsoonaa buu soo saarayaa, dad baa Allaah khabaa’ithtii ku duugnayd banaanka lasoo dhigayaa“
Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji|
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Xigasho Shabakadda Islaamigaa ee Somalimem.net
Somalimidnimo.com












































Asc wr wb
Alla maxaan jeclaan lahaa saan in dad badan iyo rag badan oo meelahan been nogu sheego la kashifo wallaahi waan ku farxi leheen hadana intaan waan ku faraxne wadaadka kheyr ALLAAHa siiyo waana runtiisa waan u bahanay in culimo umada la khidaabda la helo iyo meel ay kala khidaaban la helo hadana la ogaado meesha in ay culimo jogaan si aysan noo waabsanin rag kenya iyo melahan joga si aysan u dhihin meesha culimo ma joogto ee anakaa ah anakana wax waa nalaga qaadan waye marka hala tuso meesha rag in ay joogan rabaaniyiin ah kadibna aan aragno qaangaarada waxa ay dhihi lahayeen hadey waga hore marmarsiyo ka dhigan jire waa juhalo
Allahu Akbar walee inaad run sheegtay Allah ha idin xifdiyo dhamaantiin hana idin sugo camalkiina,na ha idinkaga dhigo ikhlaas gaaladana Allah ha idinka kaalmeyo Aamin.
Asc wr wb
-
Ikhwaani hadaanan Culumaau suuga intey gor gor tahay la iska qaban
Beri aya laga shalaynayaa
-
Kaba so qaad ILLAHEY kama dhigee
Hadi Mujahidinta laga awood bato dalkana gaalo qabsato
Culumaau suuga danta ugu jirta maxey tahay
-
So kama dhalaneyso in dad badan la gaaleysiyo
Caruur badan o garac ah dumarka somaliyed laga dhalo
Dadka la gumeysto
Kheyradka dalka lala baxo
-
Culumaau suuga danta ugu jirta maxey tahay
Ma markas waxey rabaan in inti badbaaday ay Dahabka ka furtan
-
Culumaau suuga Safka gaalada ayey mareen e saas ha loola socdo
Go’aana ha laga gaaro
-
Culumada rabaaniyiinta ah waxa laga rabaa
-
1- In ay Shacabka gudaha somaliya baraarujiyaan
-
2- In ay isku dayaan sidi ay shacabka Dibada joga ay u baraarujin lahayeen
-
Iyaga o kaashanaya, Internetka, Radioga, Tv, iwm
-
3- In ay 3 biloodba mar Mu’tamar qabtaan markey ugu yar tahay
-
4- Iney Daruus bilaaban, website Diina ahna furtaan
-
5- Iney ay Culumada Rabaniyiinta ah e qurba jooga ay kala hadlan sidey u so Hijroon lahayeen
-
Waxan aniga la yaabanahay Wadaadka leh Gaalada dalka haysta Xabad laguma rido karo
Kuwo Qurbaha joga e wadaadkas taageraya
-
ILLAHAYOW qaatimu xun hanagu dilin
Alle saan jecliyaaa ilaahow culimadayada isku saf ka dhig waxaan codsanayaa cawa in sifiican looga fakaro qodabka ka mid ah qodabada. La soo saaray oo ah joojinta qaadka maxaa yelay dadkeena waa iska war badanyihiin dantoodana mayqaanin marka waa in si farsameysan oo caqli usaxiib ah loo kaashadaa joojinta qodabkaas waxaan xasuustaa waagii maxkamadaha sidii ay sameyeen kuwii mudaharaaday marka wilaayaatku si caqliyeeysan ha uga fakaraan maxaa yelay markaan taageero ayaan u baahanahay tankale qodabka kale ee ah badalida magaca xarakada waa muhiim maxayelay waxaan u baahanahay maamul u shaqeynaya qaab dowladeed
Allahyow muslimiinta guuley gaaldana jabi aaamiin
Jazaka allah to somali salafi wan kugu tagersanahay iney furtan website durusna bilaban tankale cawa waxa muxadaro lagu qabtay masjidka abubakar al sidiq sh umal ayan qabtay wuxu kuradinayey sh xasan maxamud takar oo shika beydhabo kamid aha wuxu laha ben abur weye wuxu wadadku kashegay beydhabo wuxu kalo uu laha wadadada dhigoda labaneysanaya ma benba inu lashir mas’uliyin kenyan ah mesha sir ali club loyaqano ayu kadhacay shirka wana run in uu mujahidinta uu kutilmamay khawarij qaladba haka dhace mujahidinta dulanka kenya wu ka amusay intas marki lashegay ayu muxadaro qabtay insha allah wa loo jwbi dona maxa yelay wadadka hadu dan adun ulexdo alla wax kusalida sh umal mesha laga hesto wu garanaya ee alle ha unoqdo waxan sas uleyahay example shirki djbuti wu xukumay balse kii somali galbed maxukumin wa maxay farqiga udhexeya mise tolkisa aya codka lagalaya kala sheko gaban nin qadi aha aya tolkisa laga gar helay tolkisa wey uyimaden inaga noo xukun ayey kuyirahden asagana wu kadiday tii rabi ayu xukumay markey gerida kutimi ayu tolkisa uwada yeray wuxu kuyiri halqof iska soo sara ee qabriga ila gala dhaman weydiden ileen qof nol qabri magalayo markas ayu kuyiri malinki garta hadan idin exan laha manta godkan ilama galen wa ani iyo cml keyga ee rabi kacabsada shekha wa calim lkn fahanka alla baxsha ulama jeedo inan shekha cayo wa wax jira oo waqici ah somalidu waxey tirahda fiqi tolki kama jano galo shekha ma da’disa korortay maxa kudhacay ya fitneyay shekha sidan wu dhami jiray allow xaqa nagu dil adunyo hanagu fitneynin amin culumadena xaqa ku sug dhamantoda amin somali salafi wali arinti janaqow ayan ka sugaya ma jadidiya mise ictisam sheydhanka ii cadey warkisa walal wsc
Waa in halgan dheer lala galaa kuwa inxiraafay, si loo badbaadiyo diinta, hadii kale ziyaadadooda ayeey diinta ku kordhinayaan.
-
Waa arin fiican umada wacyigeeda inuu marayo meel heer sare ah, hangoolna la isaga qabtay Munsalikhiinta cusub.
20 sano ayuu Jaham Ibnu Safwaan la tagnaa fikirkiisa Jahmiga ah, ee Irjaa’iga! asagoo leh, “War adooomaha illaahay ee reer Ruum iyo Turkiga, faraha ka qaada gaalnimado maxaa idinka galay”!
-
Marka ina salaad iyo ISdhiibiyiinta hadaan la iska qabanin, diinta ayeey ku soo darayaan Ziyaadadooda!
Asc wr wb
-
To: Cumar
-
Akhi Waan kaga so jawaabay su’ashi Murtad Janaqow
E waxa laga yabaa inaadan arag qoralkeygi
Link ka gal
http://somalimidnimo.com/salafi/2011/11/al-madkhaliyah-al-jadiidiyah/
-
Akhi runti ma hayo tarikhda Janaqow
O waxan un arkay isaga o Maxakimta ka mid ah
-
Arinta Umal hadi aan wax ka irahdo
Sheekh Xasan Takar inta u Umal ka sheegay waa wax jira
-
1- Umal dagaalki lala galay axmed madoobe wixi ka danbeyay
Afkisa waxa ka dhaman waayay kalmada ( Khawarij)
Cida u u duur xulaayana waa la iska garan karaa
Waayo somali o dhan aya wada siyaasiyiin noqotay
-
2- Shirki Dowlada Kenya u kala qeyb galay e lagu qabtay
(Sir Ali Muslim Club) ma aheyn mid u Umal u tagay inu dadka wacdiyo
Lakin waxey aheyd mid logu tashanayay duulanka somaliya
Waayo marki ugu danbeysay waxa la yiri
Qofki duulanka taagersan gacanta ha taago
Taas aya cadeyn nogu filan inan meesha wacdi lo tagin
-
Marka wadaadku wuxu u tagay shirkas ALLE unbaa og
Lakin in u ka qeyb galo ma aheyn
-
Marka Sheekh Xasan Takar arimo noocas o kale ayu ka hadlay
Waana wax jira o xaqiiq ah
-
Lakin waxan la yaabanay in Umal yirahdo dadka dhigoda aya la baneysanaya
So ma oga marka u dadka Khawarij ku sheegayo inu dhiigoda baneystay
Nabiga csw so ma oran Khawarijta Imaanka waxey ugu baxayaan
Sida leebka qaansada ugu baxo
-
Ictisaam hadi ay rabaan in aan waxba laga sheegin
Iyaga Umada Muwaxidiinta ah ee galada halganka kula jirta
Haka dayeen gaaleysiinta iyo gaalada ay farta ugu fiiqayaan
Al shabaabkan Beenta isu dardaarmayow dhiiga umadan Islaamka ah ee soomaalida ah halajoojiyo. Aayadaha iyo xadiithyada aad akhrinaysaan waa sax, laakiin ujeedooyin iyo hadba khaladkiina ayaad u daliishanaysaan. Dadka dhibka ka dhaafa. Gaalada iyo waxen idinka ayaa wato oo keenay wadanka. Soomaaliyo waligeed wayjirtay, manaqaan adinku meeshaad katimaadeene, soomaaliya waligeed muslimiin bay ahaayeen. Gaalana qabsanmeyso, haday gaalo soomaagtana si la iskaga celiyo waytaqaanaa. Dadka dilka kadhaafa, wadankan xooga aad rabtaan inaad ku qabsataanna Wallee soomaali ma kala adka. Laakiin waqti yar kadib adinkaa arki doono meeshaad ku danbeysaan. Anagaa islaam ah cidwalboo kalana waa gaalo sheeko raqiis ah waaye. Culumaddii ilaahay aad dhiigooda xalaaleysateen dadkii kalana Haba sheegin. Adinkana inshaAllah Illaahay wax unbuu idinku salidi- gaalo naxariisdaranba Allaha kadhigee, maxaayeelay qofkii ummada dhibo isagana ilaahay dadkiisa wuu ooga raaxeyn.
Sheekh Cabdfuulalahi Cali Xaashi ma taajir baa mase waa fiqiih.
-
This kind of inbidhaax in front of inamada yar muxuu ka faaiidayaa?
-
Dadka qaarkii marka ay aaminaan conspirocy theory aanan daba go’ lahayn runtii waxaa soo baxay dad si siloon u fikiraya.
-
Cabdullaahi cud ilaa rushdiga qabla fawaatil awaan.
-
Somali Salafi
—–
Too lake inay nimankan soo saaraan culimo u babac dhigi kartaa culimo uu ka mid yahay UMal iwm.
-
Waar waxaa wanaagsanaan lahayd in Godane isu soo taago niqaash cilmi ah si looga saxo khaladka uu dabaalanayo.
-
U malayn maayo inta uu xayndaabta madaxa ku haayo inuu awood u yeelan doono inuu ka jawaabo su’aalaha taagan.
-
Takar iyo in Cali Xaashina kaba daran inay u hayaan khidaab islaami ah oo qancin kara bulshada u oomaan xaqiiqada diiniga ee isbaarada loo dhiganayo.
-
Marka waa ha wareega caddaysato.
————
Allow roob keen
TO SOMALI SALAFI IYO WAXGARAD
Waxaad isku raacdeen in la iska qabto culaa usuu waxaad ugu yeerteen oo ah salafiyiinta aan raacsanayn fikirkiina khaldan. taas macnaheedu waa hala dilo, waxa uusheekh abdulaahi ali xaashi faafinayanaya waa taas uun, marka waa iga su aal ah
Hadday sidaas tahay maxaad uleedihiin Allha unaxariistee Dr. Ahmed xaaji cabdirahmaan PIS baa dishay, idinkaaba udhaarnaya maxaad PIS ugu leexinaynaa, walaahibaan ku dhaartye culimadaas rabaaniyiinta ee la dilayo inuu soo dadajintoontaa burburkiina sidda horeba uga dhacday Jazaa ir , ciraaq iyo meelo kale oo faro badan
Allaah baa mahad leh. Umal wuu fashilmay wuxuu banaystay sida gaalada u baneysteen dhiiga muslimiinta halganka ku jirta markuu mujaahidihnta khawaarij ku tilmaamay. Wuu la coloobay mujaahidihnta siday gaaladu ula coloobeen. Mujaahidiinta halgameyso iyo alqaacida waa dhinac, gaalada iyo gaaloraacadada waa la yaabee Umal dhinacee ayuu la jiraa? Hadaad mujaahidiintu la jiraa dhahdaan waa been, mujaahidiintu beri ayuu ka yahay wuxuuna difaacay ibraahim dheere, bashiis salaad iwm. Shariif iyo 8diisa wasaarado wuxuu ka mid dhigay cusmaan bin cafaan iyo Cali bin daalib, waana asxaabta oo loo gofo, ileen wuxuu Umal raafidadii ciraaq dilkooda uga xanuunsatay asx ceydooda ayee wadaagaan….