Dhagaysta Oo Daawada Maxaa Xarakada Al Shabaab Iyo Taageera Yaashooda Lagu Haytsaa? Shibile Iyo Umal Baa Gaalaysiinaya Ninkii Gaalada La Safta Oo Leh Dila Amar La’aan


MUQDISHO:-
Ma wanaagsana in aan soo cel celino arimo aan ka hadalnay Sanad iyo xoogaa kahor, laakiin waa muhiim in la is xasuusiyo, hadda kahor waxaan daabacnay Shibile oo ka hadlaya waxyaalaha lagu gaaloobo. Labada Wadaad aan keenayno Codkooda horta Shibile waa Sanadkii 2008 Qol kamida Qolalka Taleefoonada Maraykanka ayuu ka hadlayey Afka ayuu xubur ka siidaynayey oo Ninkii Amaxaaro ama Amisom watay dhulka ayuu ku jiidayey, Sayid Maxamed Cabdille ayuu Gabaygiisa tirinayey!.

Codka Labaad Sheekh Umal Muxaadaro uu Masjidka Abuubakar Sadiiq ka jeediyey weeye, Ninka Axkaamta Gaalnimada weydiinaya iyo waxa Diinta looga baxo waa Ninkii Axkaamta sida Xuduudka Gacmaha la gooyo Barxad la istaagay oo yiri Diinta Islaamku bari ayey ka tahay!, waa maamulihii Masaajidka Abuubakar Sadiiq Murtad Cumar.

Waa gaas C/raxmaan Sheekh Cumar, Sheekh Umal Iyo Shiikh Shibile Afkay candhuuf cad ka tufayeen, Raggii sidaas ahaa Ilaahay wuxuu idmay in ay Caamada iyo kuwa cawaantaa ee aan waxba kala garanaynin ay maalinba xero ku xaraystaan, Dad waxaa jira Ilaahay ku tilmaamay in ay dhagalayihiin, oo Indho layihiin oo aan waxba kala ogayn, waa hubaal kuwa Culimo daba fadhiya Askartaas in aysan waxba kala ogayn.

Ma Ilaahay ayaa been sheegaya mase Wadaadadaan aad Ilaahyada ka dhigateen?, Ninkii jacayl u haya oo xaq ku jeclaaday fatwooyinkoodii horre ha qaato oo Raggii ay dhalada ka saari jireen waa joogaane madaxa oga garaaca, haddii aad baadil iyo xaqba iska daba soconaysaana haka harinina meesha ay idin gaynayaan ayaa la yaqaanaaye.

Dhagayso Shibilihii Sheekh Xasaan ku haystay Qofka cayntiisa Shakhsiyadiisa ayaad gaalaysiisay Anigu Qofkii Gaala la saftaan iri waa gaalo , yaab hadda Asagaa leh Shibile Bicaynihi Shakhsiyi ayuu u gaaloobayaa Qofkii gaalo la safta, Wadaadadaas Qofkii caamo dhagaweyn ah oo aanan waxba u kala baxsanayn ayey wareerinayaa oo leeyihiin Qof cayntiisa Faroole iyo Sharif waa gaalo lama dhihi karo, laakiin ficil gaalnimay ku dhaceen waa la oran karaa, ka dhagaysta hadda Shibile oo leh Bicaynihi bi Shakhsiyihi ayuu u gaaloobaya Qofkii ku farxa jabka Muslimiinta,

Ka warama Ilaahay ayaan idin ku dhaarinaye Qofkii Gaalnimo cad ku dhaca? sida Sharif, Faroole, iyo Ibraahim Dheere, bicayhi bi shakhsiyihi miyaan waa gaalo loo oranaynin?, hadhow ayey Sheekh Xasaan wax ka sheegayaa Wadaadadaas caamada ogaaday in aysan xaq dan ka lahayn iyo Ilaahay Kitaabkiisa.

Hadhow ayaa mid Dhagaha la oo Indha la oo Afdaluula wuxuu leeyahay Gob-Islam, Al shabaab iyo iyo Culimada Diinta Islaamka yaa wax gaalaysiiya oo waa Takfiiriyiin, weydiiya Al-ictisaam haddii ay shalay khaldanaayeen umadda ha u cadeeyaan in Ilaahay Kitaabkiisu bari ka yahay!.

Wadaad baa hadda kahor Kitaab ku maray Qof kasta oo Soomaaliya in uu Xaqqa garanayo laakiin uusan Kitaab Allah iyo Sunna Nabi scw in la isku xukumo aysan Soomali badan rabin, marka kuwaas intay Aabbayaashooda, Ilma Adeertood iyo Qabiil ladooda fatwooyinka ku difaacayaan Diin Ilaahay laga run sheegi maayo ee Qof walbow wixii aad Ilaahay la hortagi lahayd diyaarso.

Labo Sano kahor Culimadii Gaalo dooni mayno ku haysay oo qaarkood Mujaahidiin ahaayeen ayaa hadda qaarkood Gaalnimo dhex dabaasheen, Ilaahow xaqqa nagu sug.

Dhagayso Mp3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.


Hoos Ka Daawo Xiligii Amaxaarada iyo Amisom sida ay isku xiijin jireen oo ay xaqqa u cadayn jiraan kuwa aad Culimada u taqaanaan, ama Ilaahay, Rasuulkiisa iyo Culimada ay daliishanayaan sida Sheekh Maxamed Cabdi Wahaab iyo Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah ayaad raacaysaan ama Wadaad Meles Zanawi raacay oo Ilaahay Diintiisii iyo Manhajkii Salafka Michael Rennebeger ka raacay ayaad raacaysaan ee Qof walbow diyaarso Ilaahay hortiisa waxaad oga jawaabi lahayd.


Maxamed Xaamud

Somalimidnimo.com

8 Responses

  1. abuu sumaya says:

    Asc Dhaman Waxan Halkan Ka Salamaya Walalaha Webka Iska Leh Salan Qali Ah Masha Allaj Wax walibana ma ahan ben abur e waxad sameysan wax ad dadka tustaan wadna ku mahadsan tihin ilah ajir ha idinka siiyo mida kale culimada sida sh shiblie iyo sh umal ilaah ha xifdiyo hana dhowro shalay waxa ay shegayen ban heysana manta hadey ku qaldamen ama ay si kale wax la noqden anigu inkastoon garaneyn sabab galnimada nimanka sharif iyo farole iyo ibrahinm dhere iyo silanyo iyo ismacil cmar gele lagu tabriiriyo hadana hadey ayagu arkli la yihin midi shalay banu dhageysan dadkana an u shegeyna iney culimada sida qaban ilaa ay ayaga ka yirahdan shalay wan qaldaneyn mantan saxanahay burhantedana ay la yimadan walhi waxa calol xuma ah in sh c/raxman sh cumar c/lahi yusuf o itobiya kensaay si u u kalmeysto la yirahdo wa murtad mudaharadkana lagala qeyb galo bulshada itobiyo doni meyno mantana shariif iyo amisomtisa la tabririyo la yirahdo galo ma ahan murtadin ah wa wax tariqda ay qortay cajiiib cajiib lakin qof waliba xaqa wa u garan wuna iska cadyahay xaqa ilaah waxan weydisanaynaa inu xaqa nagu sugo fitankana u inaga ilaliyo ciribtenan khatumo wangsan inogu dhameyo amin amin

  2. al mujaahid says:

    Culumada Inee xaqa cadeyso mahane cidna difaacimeyso, jihaadkana qofkasta oo muslim ah ayu wajib kuyahay lkn hadi la idin dhaho sidaa wax u wadaan waa qalad mahan inaad isla marki culimada ceysaa ama ad dhigoda baneysatan, culimada waa idinka jecelyihin jihaadka ama inee somalia cadowga ka xurowda ee idinka iska daya ficilka ah anaga uun baa saxsan anaga uun baa xaq kutagan anaga uun baan qaldamin…… ficlkaas waa ficil qawaarij ah, lkn allah waxan kabaryeynaa inu umada musliminta ah walaaleeyo oo quluubtoda isku sojediyo galada iyo cadowgana kaxureeyo aameen.

  3. Asc walalalaha somalimidnimo. Salan kadib runtii dadka muslimiinta. Waxaa ku jira kuwa qabiilku duleystay. Oo diinta ka hormarinaya difaaca qabiilkooda. Insha allah walaalayaal maanta waa lakala miirmay oo alle ayaa nakala soocay. Aniga shaqsiyan waan jeclaaa wadaadadaas lakiin maanta markii ay ka leexdeen dariiqii shalay ay ku taagnaayeen ana xitaaa waxa I dhibeyso aragtidooda. Hadii ay u arkaan qaabka jihaadku u socdo si aan habooneyn may tagaan dalkii oo latalshaa wiilasha. Marka ay ku jiraaa xeyndaabka gaalada oo diyaaradaha aduunka ugu quruxda badan meel kasta ugu damaashaadayaan. Inaalilaah. Wlhi jihaadkan dadkii oo dhan ayaa taageeray. Cidna ugama baahna garab aan alle ka ahyn. Marka iska daaya meelaha haka caytameene ileyn waaa qom duloobaye

  4. Amir says:

    Nin baa kayimid dhulkaa mudug,quraanka waxa uu kayaqaanay suurada Tabad,waxa uu yimid dhul soomaali xoolo raacato ah deganayd,dadkii ayuu isugu yeeray oo kuyiri war sheekh wayn baan ahaye wixii meher raboow ii imaadaa.tuuladii oo dhan ayuu Tabad isugu meheriyay,labafii guur doon ahba tabad buu ki dul akhriyaa orda waa is qabtaane,qaalin geel ahna waa ka qaataa,ayaantii dambe ayaa waxaa yimid sheekh wayn oo axkaamtoo dhan yaqaana.dadkii buu isugu yeeray oo u sheegay inaan tabad laysku nikaaxin oo ay tahay suurad quraanka kamid ah,dadkii ninkii inta ku jeesteen ayay ku dheheen war maxaad noo waashay oo tabad meher nooga dhigtay ? Waxa uu kuyiri awal ma tabad baa haysateen.hada caama manihine awal sheekh xassaan maanan haysan.

  5. wadaad yare says:

    Qof fatwoon kara dagaal aan wax maslaxo ah ku jirin ha la iska qaado ma jiro. Sidoo kale ma jiro qof fatwoon kara dagaal aan tabar loo heyn ha la iska qaado. Labadaas shardi ayaa ugu horreeya waxa laga eegayo jihaadkee. Jihaadku dagaal xeyraan ah oo la iska qaadayo markii gaal uun la arko ma ah.

    Taas qof mucaanida maahane qof kale ma diidayo ayey ila tahey. Laakiin waxaa la isku heystaa dagaalkaan maslaxaa ku jirta iyo kuma jirto iyo waa la awoodaa iyo lama awoodo.

    Marka ay tahey ubucda khilaafku “qaddarinta” maslaxada iyo iyo istidaacada,waxaa lagama maarmaan ah markaas iney jirto “marjaciyad diini ah oo la iskula laabto iyo mid “zamaani ah” oo laga awood dowladeed oo la isla qirsanyahey oo khilaafkaas xasmisa.

    Labadiiba midkoodna ma jiro oo qolo kastaa waxey yeelatey marjaciyaddeeda diineed iyo marjaciyaddeeda siyaasadeed. Meeshaas waxaa ka baxey wax la yiraahdo “Ahlul Xalli wal caqdi” oo ah dadka taladu ka go,do.

    Sidaas wax kuma socon karaan meelna laguma tegayo ee arrimuhu sidey u kala muhimsanyihiin halloo kala hor mariyo.

    Meesha koowaad oo taladu ka billaabatana waa in la helo marjaciyad. Taasna in loo sacyiyo oo dadaal daacadnimaa lagu bixiyo oon qolo gaar ah kaligeed wax is moodsiin unbey ku imaan kartaa.

  6. amina aadan says:

    wcs walalaha somalimidnimo maansha allaha waxaan idin sheegayaa in aad tihiin indhii islaamka waayo waxaad soo jiidateen dadka aan wax la socon sida aniga oo kale. raga waa mid la wada dhalay iyo mid qof dhalay taas macneheeda waxaa uu yahay, ninka la wada dhalay waa idinka oo kale oo islaamka oo dhan ayaad wakiil ka tihiin, ninka qof dhalay waa wiilka aan lagu tarabiyeyn inuu ka wakiil yahay dadkoodhan ee uu wakiilka yahay naftiisa taasna waa ciil hadii loo sheegi waayo waxa uu wakiilka ka yahay.

  7. caaqil says:

    waxaan layaabijiray shariifkii shalay iyo maanta markaandhageeysto isagoo isburinaayo ileen ragu waasoobateen . waa alle mahadii hadii ay iyagauun labaqawl kukalahadleen oo weliba isburinaayo. macnihii xaq iyo baadil marka ragan ooidil shalay ayeeykafiicnaayeen maanta waanaxaqiiqo. ee haogaadaan waxa aydulmeen waauun naftooda warhada ay yiraahdeena jihaad umaistaagin umana istaagidoono insha- allahu.

  8. Dacad says:

    Asc su ashan kajawab ithopea iyo kenya iyo amisom ya uyertay hada tas weye mida la isku hayo tas hadi la isla ogolado wadadadada wa laqabsan kara halmowgifna wa laga qadan masharif mise e shabab? Sharif wali malaweydiyay sharif sed u aragta dinta muslimka in lagu daqmo mawqifka lagadanayo jawabtisa ayey kuxirantahay

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS