Emmanuel Chirchir:askar ayaa nooga geeriyootay Deegaanka Delbiyow ee Soomaaliya;

Afhayeenka  saxaafada uqaabilsan ciidamada milatariga wadanka Kenya Emmanuel Chirchir  oo ah gaal beenlow ah fadeexad iyo ceebna hareysay ayaa boga Twitterka uu kuleeyahay ku qiray askar inay kaga baqtisay dagaalk dhawaan kadhacay deegaanka Dalbiyow ee wilaayada Jubiiyinka.

Chirchir ayaa yiri laba askari ayaa naga geeriyootay dagaal axadii qabsaday ciidankeena xili ay marayeen deegaanka inta udhaxaysa Delbiyow iyo Husingow ee wilaayada Jubooyinka.

Murtadiinta ayuu sheegay in askari uu kaga geeriyooday dagaalkaasi,isagoo tilmaamay weerarka inuu ku ahaa mid kadis ah oo aysan fileyn ciidankooda.

Emmanuel Chirchir oo waligiisa aanan marnaba run kasheegen halaaga ciidankooda kuhaysta Soomaaliya ayaa tilmaamay inay jiraan ciidamo kaga dhaawacmay dagaalkaasi,kuwaasi oo loo qaaday isbitaalada magaalada Nairobi Ee wadanka Kenyaxaqiiqo.

 Chirchir waxa uu qiray in dagaalka ciidankooda uu qabsaday xili ay kasoo ruqaansadeen deegaanka Taabto ee wilaayada Jubooyinka.

Chirchir ayaa been aanan raad lahayn kusheegay in dagaalkaasi aykudileen askar kow iyo toban ah kuwaasi oo katirsan mujaahidiinta Al-shabaab.

Chirchir waxa uu marar badan uu kufashilmay warar aanan jirin uu uu kufaafiyay baraha bulshada ay kukulmaan.

 “Laba askari oo ciidankeena ayaanu luminay TFG-da waxa ay lumisay askari oo ciidankooda katirsan,  Kow iyo toban qof oo katirsan alshabaabna waynu dilnay “  ayuu yir Gaal Chirchir.

Dowladda Kirishtanka Kenya oo soo gashay Bishii October ee sanadkii lasoo dhaafay ciida soomaaliya waxaa ay lugaha kula jirytaa dhooqo aysan garan sida looga baxo.

Cabdicasiis Shureym 

somalimidnimo.com 

5 Responses

  1. abuu ramla says:

    allahumma lakalxamdu walakashukru
    allow adaa mahad leh cadowga hoojiyay mujaahidiintana cizeeyay

  2. Amir says:

    Warar si hoose laysula dhexmarayo ayaa sheegaya in chirchir ciwaanka gurigiisa laga helay waeaaqo dad muslimiin ah ay usoo direen asna u diray dhawr jeer ooba laga shakisanyahay inuu islaam nimada qaadan rabo.arrinkaas oo mucjiso kunoqotay gaalada kenya ninkii ugu waynaa afhayeen nimada oo xilka loo dhiibtay in daaciyiin dibadaha jooga ay badaleen,vaaeis ayaa hada lagu hayaa Xilkana in laga qaado ayaa loo badinayaa.

  3. Abuu naasir(abunasir20@hotmail.com says:

    Ilaahey ha idinku baabi,iyo gacanta ;mujaahiddiinta soomaaliya
    اللهم احصهم عددا واقتلهم بددا ولاتبق منهم أحدا اللهم أرنا فيهم عجائب قدرتك اللهم أرنا فيهم يوما أسودا كيوم فرعون وهامان وأبي بن خلف

  4. haradhere says:

    magaaladda waxaa la dhahaa KULBIYOOW DALBIYOOW MAAHA aqii

  5. Qorane says:

    Alaahu akbar.ilaahay baa jabiyay.war dhimankale somali baa dagaalamaysa ma arkaan miyaa gaaladan faraha badan.lakiin ilaahay baa quraankiisa kuyidhi indha la,aantu ma aha indha ee waa qalbiga.wali ma aragteen baadari kasoohorjeeda ciida madooda.maxaa wadaada kudiray mujaahidiinta.waxaa lagayaabaa inaad tidhaahdo wadaad maxaa keenay halkan.gaalkan jir jir waxuu kasooducaysta kaniisata. waayo waxuu ogyahay inuu kujiro dagaal diimeed.wadna waynida daa wadaad yahow waari mayside wiil hakaahdho.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS