BOOSAASO:- Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa kuwaramaya in kooxo hubaysan ay toogteen xildhibaan magaciisa lagu soo koobay Bile kaasi oo kamid ahaa xildhibaanada maamulka ashahaado ladirirka ah ee uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Faroole.
Bile oo xiliga latooganayay kusugnaa deegaanka uu kasoo jeedo ee Baargaal oo katirsan gobalka Bari.
Xildhibaan Bille Maxamuud Yuusuf ayaa saaka u anbabaxay deegaanka Baargaal,halkaasi oo uu booqasho ugu tagay eheladiisa laakin caawa ay fal dil ah ugaysteen kooxo aanan lagaran.
Deegaanka Baargaal ayaa waxaa kataliya maamul kamadax banaan Puntland kaasi oo isku magacaabay maamul gobaleedka Raas Caseyr.
Majirto wax warar ah oo kasoo baxay maamulka ashahaado ladirirka Putland oo ay kaga hadlayaan falka dilka ah ee caawa loo gaystay xildhibaan Bile.
ma ahan markii ugu horaysay oo fal dil ah lagula kaco xildhibaano katirsan maamulka isku magacaabay Putland
Cabdicasiis Shurey
somalimidnimo.com
p



































ilaahay ha u naxariisto ayaan leeyahay gacan ka xaqdaran ayaa dishaye.
Laakiin wiilsha dilka geystey waa la yaqaan weliba qaar ka mida dhaawac ayaa soo gaarey markii ilaalada xildhibaanka iyo qolada kantaroolka Baargaal laga galo joogtey sy rasaasta ku fureen gaariga uu marxuumku saarnaa.
Xaange adeer haa cabaadin anaga dhimashada waan u joognaa hadaan dhimano shahiid hadaan nool nahay neh nasri lkn kan dhintay iyo wixii ku mab da ahaaa naarta jahanamo aaaaaa sorry my munafiq