Sharif Murtad Oo Adis U Duulay Si Wax Looga Weydiiyo Qarixii Baledweyne Waraaqdiisii Tacsida Ee Uu Meles U Diray Oo La Saluugay


MUQDISO:-
Warar ku soo dhacaya war qabadka Shabakadda Somalimidnimo.com ayaa sheegaya in goor dhow Sharif Murtad uu u duulay Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, Sharif ayaa Waraaq Tacsiya u diray Meles Zanewi laakiin hadda waxay u muuqataa in Meles ku qanci waayey.

Sharif Murtad waa Ninkii ugu horeeyey ee Madaxweyne Soomaaliya sheegta oo Tacsi u diray Itoobiya asaga oo oga tacsiyadaynaya Ciidamadooda Soomaaliya duulaanka ay ku soo qaadeen lagu dilay. Wararka  saxaafadda Caalamku waxay qorayaan oo sheegayaan in Saraakiil muhiima ay ku bakhtiyeen Weerarkii Istish-haadiga ahaa ee Beledweyne ka dhacay.

Dhimashada Ciidamada Itoobiya waxay gaaraysaa Labo boqol oo Askari laakiin waxay hadda qirteen 33 Askari, (preliminary information we received states 33 soldiers have been killed and 72 injured which includes enemy officers, 2 Ural troop transporters and a jeep have also been destroyed)

Wararka la helayo ayaa sheegaya 33 Dhimatay iyo 72 dhaawaca oo Saraakiil ku jiraan, 2 Gaari oo Ural ah ayaa burburay, dhammaan wixii ka cag dhawaa waa burbureen.

Sharif Murtad waxay u badan tahay in uu ka qayb galo Aaska Saliibiyiinta Itoobiya, Isha halagu hayo Saxaafadda Itoobiya.

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

6 Responses

  1. Amir says:

    Alshabaab,waxaan kula talin lahaa inay ugaarsadaan ragga sar sare ee xildhibaanada ra,iisulwasaaraha,iyo madaxweyne shariif.waan hubaa inay awoodaan balse umasoo jeedaan inay dilaan laba shariif.

  2. Abudujaana says:

    Taasi waxay cadeyn u tahay waxa uu yahay. Allaah baana ku mahadsan oo muujiyay dhagarta murtadkan

  3. Abuu fatima says:

    Murtad gaala meeqaan ragiyo miiso malahayne
    Alwalbuu makhnuud falan ahaa maacda arigaahe
    Maxaad ugu mashquusheen kufraa saaray mawgiise
    Males iyo shariif baysla mida labada meeloode
    Mugdi inuu gudaayaan anigu marag uhaystaaye
    Maalaha dhow way tuurayaan maafiyoo idile
    Majuustii shirkiga baa jidhiyo maamulkoodiiye
    Madal kula buu isugu waxay maan yaroo idile
    Wankii macasha waynaa ayaan maalmo loo qaline
    Mamoogide hamoogaan warbay maanta soodirine

  4. lii dheere says:

    kan markiisa hore jajuus muslimka ku dhexjiro ayuu ahaa Sheriif fatal nin la mid ah tarikhda Somaliya wali ma soomarin,xagee lagu arkay tarikhda Somaliya nin magac dowladeed sito oo dalkisa tigree ku soo hogaminayo hadana kagadaran ugu tacsiyeeynayo dhibkii ka soogaray yaabka yaabkiis,ninkan xidid siib ayuu somali ku wadaa

  5. lii dheere says:

    ku amir: sax waan kugu racsanahay, al shabaab waa masakiin,qolodan wasirada iyo xildhiban isku sheega kuligood rerkooda waxeey jogaan somaliya biil ayeey u diran bilwalba dhibatada xagaa ayeey ka imaneeysaa,dadkan nijasta ah oo dadkii barakicinayo cadow ku soo hogaminayo maba aminsano in ay wax dambia ah ku jiran,sabab? sababto ah lama xanujin,hadii ninkan wasirka gurigisa la gubo rerkiisa la dilo ileeyn dhiga shacabka somaliyed ayaa lagu nasnujiyaa dhibkan manta naguma dhicilaheyn

    wadamada qar xatta ninka cadowga u shaqeeyo wadankiisa ku soo hogamiyo rerkiisaa dhan ayaa dhulka la dhiga sii tusale u noqoto dabadhilifka ku xigo in falka u ku jiro in ay qatar tahay

  6. Xaq u hadal says:

    Waaa run in lalaayo madaxda sar sare eee wadanka ku horseedeeyso wadada xun daad ayaa ubaahan in ladabar jaro.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS