
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد.
كُتِبَ عَلَيۡڪُمُ ٱلۡقِتَالُ وَهُوَ كُرۡهٌ۬ لَّكُمۡۖ وَعَسَىٰٓ أَن تَكۡرَهُواْ شَيۡـًٔ۬ا وَهُوَ خَيۡرٌ۬ لَّڪُمۡۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّواْ شَيۡـًٔ۬ا وَهُوَ شَرٌّ۬ لَّكُمۡۗ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ
Waamaqaalkii garnaqsi iyo qormadeenii 2 labaad. 20/o1/2012 Walaalayaal waxaan kalatagnay ayadoo garloofadhiyo. Garta waxaa isaga soo horjeeday labo kooxood oo wadashaqaynu ka dhexayn jirtay hadda kahor, markii dambana ku hishiin waayay camalkii ay wada hayeen oo muddo dheerqaatay (Mirihiisii oo dhaqso loo guran waayay!)
Garnaqsigaan waxaan kabilaabi doonnaa xilligii uubilowday camalkaan la’iskuhayo (Waa jihaadka Soomaliya kasocda) oo ku’aadan burburkii dowladdii shuuciyadda ahayd oo diidanayd fidinta Diinta Islaamka ama in dowlad islaam ah lahelo. Waa dowladdii (Ina Siyaad Barre) Culumadaan hadda gacmaha isulatagtay waagaas” xilligii Maxamed Siyaad qaarna xabsibay ku jireen qaarna meelo qarsoonbay dadka wax ugu akhrin jireen qaarna Carruurbay ahaayeen oo mabaqaangaarin. Waxaa ka dhexaysay wadashaqayn iyo gacaltooyo. Waxay lahaayeen: halmanhaj, hal hadaf iyo hal cadow.
Al-itixaad Al-islaami” magacaasu wuxuu soo caanbaxay xilligii ay burburtay dowladdii Shuuciyadda ahayd. Kaasi wuxuu ahaa magaca ay kaga duwanaayeen magacyada Ururadii kale ee Soomaaliyeed sida: SStii faraha badnayd oo qabiilooyinku labaxayeen, ayaguna waxay labexeen Al-itixaad Al-islaami. Manhajkooda waxaa kowka’ahaa ama qodobadii uqornaa: (1) Adacwa Wal Jihaad. (2)Mcruufka oo dadka lafaro iyo munkarka oo lagareebo (3) Ciddii ka hortimaada Jihaadkana dagaal lagu qaado
Waxay sugi jireen jaanis ama fursad mar soomarta oo ay hubka ku qaataan si ay kalimadda Alle ukoryeelaan. Waxay noqotay 1991. Waxay heleen hubkii dowladdii dhacday oo meelwalba iska daadsan noocyihiisii kaladu wanaa. Waxay bilaabeen in ay fikirkoodii jihaadiga ahaa dhaqan galiyaan. Kaligood ma’ahayn waxa sugayay jaaniskaan ama hubkaan laqaatay. Waxaa jiray dad farabadan ama kooxo cabursanaa oo rabay in ay meelmariyaan ujeedooyin ayaga ugaar ah. Hubkiibaa laboobay shacabkii Soomaliyeedna wuxuu kala raacay kooxihii kala ujeedooyinka ahaa! Maxaa dhacay?
Inta aannan soo gudbin fikirkii Jihaadiga ahaa oo ficil-loobadalay aan wax yar isdultaagno dhaqanka shacabka Soomaliyeed oo soo jireen ahaa (Gargaarka diinta) Waxaan ku baraarugay maalin dhawayd Wadaad lagu xiray Hargaysa oo hadana lasoo daayay hadal uuka jeediyay shirjaraa’id uuqabtay! Muxuu ahaa hadalku?
Wadaadku wuxuu kacabanayay shacabka Soomaaliyeed oo aan dhaqan ulahayn in ay diinta Alle isgarabtaagaan! Waan layaabanaa markuu hadalkaas lahaa laakiin asagiibaa idaweeyay oo wuxuu soogudbiyay dhacdooyin xanuun badan oo qaarna uu ku’ishaaray Gabay iyo murti qaarna uu ku jeediyay khudbad dheer oo qofkii damiir Islaamnimo kujirtaa uu hubka boobilahaa (Waase hurdeen dadkuulahadlayay!)
Sheekh Maxamuud Geelle Guddoomiyaha Xisbul Islaam Halkaan Riix Ama Guji Shirkii Jaraa’id
Hadalada saamaynta igu reebay waxaa kamid ahaa ama cabashadii wadaadka: Waxaad igu haysataan Urur aan samaynay oo aanan idin kaxigin (Xisbullaah) Waxaad itiraahdeen maxaad uga jeedaa Xisbullaahi? Hadaan labi xilahaa magac Urur kiristaan ah waad isoo dhawayn lahaydeen imana waydiiseen waxaan uga jeedo!! Run buusheegay maxaa yeelay, Hargaysa waxaa kasamaysan Ururo aad ufarabadan wax magac Islaam watana kanaa kujira Urur ladiiday ama la xiray madaxdiisiina kanaa kajira!
Maxlu shaahidkaygu waxaa weeye” Wadaadku wuxuu soo gudbiyay taariikhmadow oo ay ku sifowday ummadda Soomaaliyeed (dhanka isgarabtaagga jihaadka) Shiikhu wuxuu soo qaatay Rag magacyadood ama Culimo iskudayday in ay ka jihaadaan dhulka Soomaaliya. Wuxuu cadeeyay” iskadaa in loo gargaaree ayagiibaa inta ladilay maydkoodii gaalada laga iibsaday!! Waxaad dib u’eegtaan sidiiloola dhaqmay Raggii damcay in ay Soomaaliya ka jihaadaan!! Soomaliya ku gaar ma’ahan musiibadaanu. Dunida Islaamka kumacusba in latakfiiriyo Ninkii dhaha kitaabka Alle hala’iskuxukumo. Waa arin sugaysa Qofkasta oo iskudaya in uu nooleeyo dacwada ama raadiyo khilaafo Islaami ah.
Waxaan usooqaatay dhacdadaan: dadbadan ayaa aaminsan in Soomalidu Mujaahidiin wadayihiin ama Ansaar diineed oo ay aad ujecelyihiin diinta Islaamka! Soomaalidu ayadaa ka turjumaysa intay diinta ujirto ama kaga dhaqmaan markaad eegto ereyadooda soo jireenka ah. Waakan dhaqankooda runta ah iyo intay diinta u jiraan: Diinta waan ku dhalanay ee kumadhaqanno!, Kitaab Alle dantayda waxba kama oga!, Gar cadaa waa noo dhaxaysa! (Sharciga Alle)
!An usoo noqonno Culumadii hubka boobtay oo dhufayska ku jirtay
Sannadku waa 1991, meeshu waa Araare, wakhtigu waa Salaad subax kadib. Waxaa is hor fadhiya Maleeshiyo beeleed iyo Mujaahidiintii Al-itixaad Al-islaami. Waa meeshii koobaad oo Jihaadka hadda socdaa kabilowday. Waxaa loo midaysnaa (1) In laraadiyo dowlad Islaami ah oo dadkaan Muslimiinta ah diintooda uxifdida (2) In lagu Jihaado ciddii diida fidinta diinta Islaamka iyo in aan la ogolaan dowlad cilmaani ah oo mardambe Soomaaliya ka dhalata Maxamed Siyaad dabadi
Waxaa dhicidoona dagaal ay dad badan kunaf waayi doonaan waana meeshii koobaad oo macrakada jihaadku kabilaabatay ayadoo lala wada socdo. Aan sugno xabadda sharqanteeda iyo sida xaal noqondoono
Akhuukum Abuuibraahiim
Somalimidnimo.com













































Salaamuncalaykum.
Maashaa Allaahu. Aad ayaad umahadsantahay abuuibraahiim. Waxaad iftiiminaysaa arimo aanhoosba loo’eegin! Maxaayeelay: Waameeshii mushkuladdu kabilaabatay meesha aadhadda maraysaa ama kasharqaminaysaa!.
Akhii qormada aadwaddo waaqormooyinka loobaahanyahay in dibloo’eego ama lamuraajeceeyo. Waxaan hubaa hadaad siwanaagsan usoogudbiso waxyaabihii khilaafkaanu kabilowday in la’ogaandoono cidda khaldan dadbadanuna kubaraarugidoonaan.
Waa garnaqsi cajiib ah, iyo maxkamad la isla taaganyahay ayadoo loo simanyahay daliilka!
-
Sow ma dhihi karno sidii uu Ibnu Qayim u yiri:
أنى وقاضي الحسن نفذ حكمها … فلذا أقر بذلك الخصمان
وأتت شهود الوصل تشهد أنه … حق جرى في مجلس الإحسان
فتأكد الحكم العزيز فلم يجد … فسخ الوشاة إليه من سلطان
‘Aan sugno xabada shanqarteeda…”
-
Waxaan soo xasuustay sheikh baa intuu sheeko noo bilaabo markay noo dhadhanto joojin jiray oo dhihi jiray waa inoo barri, markaasaan dhihi jirnay inyar noogu dar. Asna wuxuu dhihi jiray bari bes only maanta naga xigta..
-
Waa qormo xiiso leh iyo taarikh noo muuqata oon usuusheedii hayno, laakiin tafaasiisheedii aanaan haynin.
-
Noo wad, waxaa la yiri ‘ATaarikhu laa yarxam!’
maa shaa allah runtii abuu ibraahim waxaad moodaa nin allah usoo saaray iftimiinta xaqqa iyo kalasaarka muranka wadaadada soomaaliyeed kala geeyay
laakiin waxaa ilaah mahadii ah maanta ninkii wax fahmayo wax isku qasanba majiraan mana ubaahno in wax laga sheekeeya maxaa yeelay raga ishayaa waa ragii shalay dhufayska iskula jiray walaalaha ahaa halka manhaj lahaa halka cadow lahaa halka caqiida lahaa maantana waad aragtaan meesha aya kala joogaan
waa su,aale ragaan maxaaa dhex maray? yaa isku diray? yaa kadhex shaqeeyay?
hadii la isku dhacay yaa khaldan?
tan koobaan oo ah maxaa dhex maray waxaa dhex maray qayb ayaga kamid ah ayaa xaq iyo baadil hal weel isugu geeyay xaq iyo baadil hadii meel la,isugu geeyana khilaaf waa diyaar
tan ah yaa isku diray waxaa isku dirayu gaalo iyo gaalo raacyo illeen waxay ahayeen cadowgoodiiye
tan ah yaa khaldan waxaan jawaabtaas ooga tagayaa aqristayaasha ree towxiid
abuu ibraahim ilaahay khayr badan hakusiiyo ajirna allaha kaa siiyo waqtigaan bixnaysid
waxaan kutalin lahaa maqaaladaan in loo badelo buug amaa buugaag si jiilka danbe ooga faa,iidaystaan wabillahi towfiiq
Abuu Ibraahiim
Meeshaan gar lasoo bandhigo iyo gar qaadid ka sugeyney wuxuu dib noogu celiyey qaabkii hore ee sardiga taariikhiga ahaa.
Waxaa kaloo ka muuqda siduu soomaalida uga soo niyad xumaanayo iyo sida soomaalidu ay u tahey dad diinta la col ah. War kalena waan sugeynaa.
Sh abuu Ibrahim ama Mujaahidka qoraaladiisa aad baan ula socon Jiray wana xiisaya Jzkallaah khayr, waqtiyada aad ka sheekaynayso anigu caqli ma lahayn 1991 iyo 92 waxbadan ban ba kaa faaideysanay, Sida Silsidaladii Masoo gaadhay Wadaad gadhweyn iyo Gaal cadaan Iyo madow leh Oo gaadh u wada Taagan ,
Wax badna baa iiga iftiimay, hadeerna taxanahan garta waxan odhan lahaa gari laba nin kama wada qoslisee ama Xarakada Shabaab baa Gar yeelan ama wadaada ictisaam
Insha allaah
wadadii Fag fagta badna wagaas ee hadda Jihaadka Fitnada ku sheega warkooda noo sheeg iyo waxa iska bedelay hadda Yaab
Salaamuncalaykum waraxmatullaahi.
Abuuibraahii akhii kariim Allaha kaa ajarsiiyo wakhtiga aadkubixisay qormadaan taariikhiga ah. Ikhwaanii maalinwalba waxbaa websaydyada lagu sooqoraa, waxaan sileeyahay qormooyinka qaarbaa muden in qalin dahab ah laguqoro qaarna waxaa laga yaabaa in ay yihiin madadaalo iyo maaweelo!
Abuuibraahiim wuxuu hadda kahor soobandhigay qormooyin taariikhi ah oo mudnaa in buugaag lagaqoro oo lakaydiyo. Asaga laftiisu wuxuu yiri qofkii awoodaa qormooyinkaas buugha ubadalo. Wali ma’arag qof leh qormadii anaa buug ubadalay!!
Waacaado aan leenahay hadaan nahay Soomaali in aan latixgalin wixii lasoomaray oo dhacdooyin ahaa. Ummaddaan Soomaaliyeed kumaya yara ragga waxbartay oo dakaatirada ah laakiin waxaa qaalib kanoqday waxay caadaysteen oo kugaboodfal ah (Xagga taariikhda)
Qormadaan iyo qormooyinkii kahorreeyayba haloobadalo buugaag maxaa yeelay waadhaxalgal taariikhdaanu (waa aniga aragtidayda)
Hadaan kusoodhawaado garta iyo cidda lookala naqayo: waxaa ishaya wadaado la’iskudiray oo aan qaarkood fahmin khayaamada cadowga. Aadbay usahlantahay in loogarnaqo oo la’ogaado qolada gardaran waahadii dadka garta qaadaya ay-yihiin dadmadaxbanaan ama fahmaya xiliga lagu jiro iyo inta shubhadu la’egtahay!
waxaad u baa han tihiin in la idin daro sida wax loo qoro ama saxaafada
wali adigaa kolay iyo qaar kula mid ah waxbarasho ugama baahnin,waxbarasho waxaad u taqaanaa usa iyo uk oo laisu diro ama meel lamid ah lkn anaga kitaabka ilaahy ayaan uraadsanaa waxbarasho waxaanu kafahana waanu ku dhaqanaa akhi sorry
السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
walaala yaal waaan idinku waa ninayaa aniga iyo walaa la hey oo joo ga qur baha in ha ree cadu eyan aheyn midd ciyaar gasha wax yaa baha ey caruurtu ku dha waaa qa yaan maa ha mi haree cadu waa faq an ijmaac qiyaas iyo ijtihaad baa lo baa han ya hay ma ahaan wa yaabaha ududd in dhiiga mus lim ka ah lagu baneeyto