
MARKA:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Muxaadaro ama Baxthi aad u qiima badan Sheekh Al Mujaahid Al Muhaajir Sheekh Abu Yaasir Al Muqdisho iyo Sheekh Al Mujaahid Al Muhaajir Sheekh Xasan Maxamuud Takar.
Horaan u iclaaminay Muxaadarada, Ciwaanku waa sida aan kor ku xusnay
( إظهار الخفي والجلي في افترءات أمل والشبلي )
“Muujinta Been Abuuradyadii Muuqday iyo Kuwii Qarsoonaa ee Sheekh Umal iyo Shibile“. Waxaa hubaala in aysan tacliiq ama sharaxaad u baahnayn, marka Culimada iyo Ardaydu waa fahmi karaan Xaqqa iyo qaabka cilmiyeysan ee loo radiyey.
Dadka la radinayo waxaa kamida oo Seeftu galaafatay Sheekh Bashiir Shiil oo 10 Sano kahor Mustawaha uu ku hadlayo uu u muuqday kid aad u hooseeya, ceeb ma ahan Aqoonta Qof laakiin waxaa ceeb ah in Ilaahay iyo Rasuulkiisa SCW inta lagu been abuurto la yiraahdo Nabigii SCW ayaa lagu beer abuurtay!.
Halkaan ka Dhageyso Muxaadarada
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































Waligey caawa ka hor sheekh shibile waxaan u haystay wadaad taqi ah,bal maxuu ku caayay marxuum cusaama ? Halkuu ku arkay jaajuusnimada iyo camiil nimada uu ku sheegay ? Hadalkaas xaguu ka galayaa maalinta qiyaamaha.
alaah macag yaaa sh xasan
Allaahu akbar walillaahilxamdu!
Kharibad khayber. Hadaan soodegno dulleedkooda waxaa xumaaday waabirigooda!
Asc wr wb masha allah allahu akbar allah haku xifdiyo sheikh abu yasir waad asiibtay allah hakaa aqbalee walaalaha joogo wadamada gaalada sida sheikh umal iyo sheikh shible allah hasoo hanuuniyo amiin. Waxaana. dhahayaa sheikh umaloow ha noqon sidii shariif murtad iyo janaqoow oo heesaayaal isku badalay iyo gaalo raacyo hadii kale islaamku wuu ku nacayaa waxaanu kugu jecelnahayna waa xaqa in la raaco ee ka sheeg dadka hortiisa inaad sheikh xasan takar ka gal darneeday. Kana dalbeeyso cafis
Wadaa yare ayaa wuxuu odhan jiray: Markay asalka ay ka duulayaan wahaabiyadu timaado waxaa xujadoodu xoog badantahay alshabaab, xaga ay daciifka ka yihiin alictisaamku”
wadaadyare runbuu sheegay oo nimanka al ictisaam ah jus’iyo intay ku dhegaan ayay usuul ay wahaabiyadu isku waafaqsantahay dumiyaan, hadhawna si dhib yar ayay alshabaab uga daba timaadaa markaasaa usuushii madaxa lagaga garaacaa kuwii al ictizaam.
Alictizaam, ama alshabaab ha usoo laabteen iyo mabdaii wahaabiga ahaa, ama raganimo ha sameeyeen oo taraajucaad rasmi ah hala yimaadaan, sida cali warsame oo kale. ileen waakii salafiyada ka toobad keenaye.
Alictizaam waaqic ahaan iyo hadaladooda caadiga ahna waxaa ka muuqata in ay gadaal ka tuureen mabdi’ii wahaabiga ahaa ama salafiga, markay nusuus noqoto ayuunbay ina taymiyah iyo ragii seeftu ka horeysay soo qaadanayaan. Bal maxaa u diiday culimada kale sida culimadii madaarista kale ee ashaacirada, maaturiiiyada iyo jahmiyadaba.
Yaab iyo amakaab! Badanaa waxeynaan ogeeyn! Raboow adaa gargaar leh garina ku taqaan!
kkkkkkkkkkkk SH. AL MUHAJIR AL MUJAAHID
alla maxaad Laqabyo iyo Magacyo Qurux badan u bixinaysaan culimada qaar kuwona aad sh. nimadiiba ugala bakhaysheen war caddaalad sameeya oo culimada is haysata ha kala raacina
daliil ayaa nakala reebi kara,in salafi ayaan ahay la sheegto dhib malahan waxaanse leeyahay culimada jihaad diidkaa ee dunida iyo minbarada ka qeylyaya horta noo imaada waan idiin bahanahaye oo na saxa waxaan ku qaldanahay iyo waxaad ku qaldantihiin aan iska wareysane,hadii kale waan cabsanay dhaha iskana amusa gaalada ha inooga hiilinee
asc.towbad keena baan leeyahay umal iyo shibile iyo bashiir.raaligalina kabixiya dhaleecaynta sheekha.wax waa la iskuqabsan karaa lkn qaab isluubaysan ma idaan umarin arinka.ma diintoo dhan baad koobteen.waa sax inaad dhahdaan meel kusheeg lakiin warbaahinta inaad adeegsantaan ma ahayn. maxaad wax ugasheegaysaan sheikh xasan takar maad kahadashaan kenyada kusooduushay islaamka.waxaan dhihi lahaa imaada wanka oo kaalaya laniqaasha mujaahiinta.waayo muftiga geeska afrika al calaamah al mujaahid al muraa bid geesiga wayn sheekha fu aad maxamed khalaf ayaa kudhawaaqay inay diyaar uyihiin inay idinla niqaashaan 2010.ictisaamow god walbood gashaan waa la idinkasaaray.dhalinyarada waxaa inlagudboon inaan cilmiga baranaa .sabtoo ah diintii waa la iskasaarayaa.ilaahay waxuu umada kubad baadiyay raga wax bartay.sheeko baralayadiinii shalay maanta maya.
waleee ,ineeey iku dhaweeen sheeq takar iyo sheeq umal ,ilahay umla hala jiro oo shabaab waxeey rabaaan ,dad diinta ku yaratay oo warkooda qaato lakin umal ilaha ayaaa baray diinta oo sida uu u baratay ayuuu u sheegayaa una xukminaya ,hadfii la yiri axaaatiiska soo cadeey oo rasuulka been haka sheegin ,walaalayaal ma ceb baaa,oo,tankale ,hadeee ,hadee shibile usma haduu wax ka sheegay ma asgaa wax ka sheegay nabigi nnkh,inleen yaa shabaaab ilahay halaga baqo
shabaab ,waxeey u biro tumanaya ineey dilaan umal iyo shibile,sidii dilkiii sh dr axmed.ey ku dili jireen bosaaso ,is ilaalsha oo muslimiinta kenya ayaa garabkiina tagne allaa macakum,
war ninku wax cilmi ah kuma hadlayo wuu iska qeylinayaa un ee wax soo baro hala dhoho ,raga aad rabto inaad la doodo si cilmiyaysan ayay u hadleene .
sxb in ka badan 3 milyan oo qof ayaa kula dhageysatay muxaadarada ma waxaad mooday in kaligaa si hoose aad ku heshay haddu Abu Yasir Al maqdashy uusan cilmi ku hadlin weligaa ma aadan dahgeysan wax cilmi ah mana taqaanid sida kaa muuqda ee bro say something else
Xaq Dhowroow maba ahayn inaad waqti ku lumiso dadka u hadlo sida Shabeel oo kale. Xaggu sidiisaba waa wax qaraar oo ay adag tahay inuu qaato qof la sito!
ku socota @ Xaq dhowr iyo raxan reeb
aan idin weydiiyee si fiican ma u dhageesateen axaadiith-ta la isku heesto
اليس منكم رجلٌ رشيد
waxaa idin ka codsanaa nin uu ii soo fasiro axaadiith-tani qof idin ka mid ficil kheer , Ilaahay Ajar buu idin kaga siinaayaa admin-ka safxada iyo aqoonta leh ee inta ku sugan
١
: عن عائشة رضي الله عنها عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:«سيكون بعدي أمراء يستحلون الخمر بالنبيذ، والبخس في الصدقة، والقتل بالموعظة، يقتل البريء ليوطئوا به العامة».
2: يأتي على الناس زمان يستحل فيه الربا بالبيع والخمر بالنبيذ والبخس بالزكاة والسحت بالهدية والقتل بالموعظة
فعن ابن عباس رضي الله عنهما أنه قال:«قال: يأتي على الناس زمان يستحل فيه خمسة أشياء بخمسة أشياء:يستحلون الخمر بأسماء يسمونها بها، والسحت بالهدية، والقتل بالرهبة، والزنا بالنكاح والربا بالبيع»
وقد جاء عن ابن عباس رضي الله عنهما موقوفاً قال :”يأتي على الناس زمان يستحل فيه خمسة أشياء : يستحلون الخمر بأسماء يسمونها بها ، والسحت بالهدية، والقتل بالرهبة ، والزنا بالنكاح ، والربا بالبيع
وقال رحمه الله في الموافقات:2/448) (النوع الثالث في الموانع):(وفي بعض الحديث:(يأتي على الناس زمان يستحل فيه خمسة أشياء بخمسة أشياء: يستحلون الخمر بأسماء يسمونها بها، والسحت بالهدية، والقتل بالرهبة، والزنى بالنكاح، والربا بالبيع
axaadiith-tani se ma u daliilsan karnaa gaaladoo oo qura mise inagana madaxdeena way soo gali karaan “muslim iyo gaal”
erega يستحل gaalada miyey ku socotaa mise xukaamta muslimiinta
waxaan jeclaan lahaa qof in uu iiga jawaabo
masha allaah…
haye aaway kuwii na wareeriyay ee nimankan udoodayay ?
ibraahim dheere iyo bashiir waa masaakiin! haye……mujaahidiintu waa mujrimiin! haye ……yaan nala soo qaadin !haye…
waa dhamaatay waqtigii lays rigaysan jiray ama gaalada raaca ama dadkiina usoo noqda waad liibaanaysaan if iyo aakhiroba…..salaama
Asalamu caleykum waraxmatullaah…
Ikhwaanii waa iska caddahay arrintu ma filayo ruuxii il caddaalad ku eega muxaadarada iyo wixii la isku haystay in qumuud ka galayo, laakiin si aysan muxaadaradu kuu galin xaqana aadan u qaadan ha fiirinin muxaadarada ee waxaad fiirisa qolada muxaadaraynaysa…
Ictisaam waan ahaa laakiin ilaahay baan bari uga noqday li tabaadhu,ihim canil jihaaddi wa can nusratil dhucafaail ummah xiina yuqtaluun wa yushradduun min qibali acdaa,illaahi..
Intaa kadib waxaan leeyahay Hanii,an laka yaa abu yaasir, hanii,an laka bi ikhlaasika, hanii,an laka bi tawaaducika, hanii,an laka bi nusratil madluum alaa wa huwa sh.Xasan Takar…
Hanii,an laka sidaad u waadixisay arrimihii la isku haystay una soo af jartay wantahal amru insha allaah…
Waxaan sh.Umul uga fadhinaa waa inuu ka soo hijroodo guryaha cadcad ee uu dusha ka ilaashanayo si ay ugu badbaadaan guryahaasna mujaahiddiinta carrabka la gaaray.
Waxaan uga fadhinaa Fadiilatu sh.umul inuu ilaahay ka baqo kuna soo biiro walaalihiis ama iska aamuso. Waayo waxaa la yiri (Xagalo geel wax la qariyo ka wayn) Mawduuca lagugu haysto wax laga leexleexdo ka wayn waa masirka umadda oo aad docwareentay,
Bal aad ugu kaalmaysay acdaada alle carrabkaaga, maxaa yeelay soomaalidu waxay dhahdaa( qosol hiillo waa galaa) Dhacniga aad dacniyeysid wiilasha cagaha cad ee hortaagan Itoobiya iyo kenya soow hiil iyo hoo aad gaalo siisay ma ahan..
Diinta waad naga taqaan laakiin naseexadaadu waa inay meydaanka ka dhacdaa ma aadan yeeline caloosha cadowga ayaad ka soo qaylisay.
Sh.Umul walaaloow waan ku jecelnahay waxaan nahay ardadaadii waxaad na bartay baanan wax ku miisaannaa (Alwalaa wal baraa) Soow sh.Umulkaan naqaannay ma tihid mise caradka adduunyo ayaa ku jiitay?
, ka joog waddada aad ku socotid tarabuskana iska daa, oo ha sugin inta walaalahaa cadawgu cunayo oo laga dhammaynayo si aad soomaaliya sheekh uga noqotid laa yanfacuka haadaa fiddunyaa wal aakhira yaa ustaadunaa.
(Cumar bin khidhaab wuxuu dhihi jiray( Raximallaahu imra,an rafaca ilaya cuyuubii) Rasuulka c.s.w na wuxuu yiri(Almu,minu mir,aata akhiihil mu,min) walidaalika fa innanaa nusaxaa,un laka insha allaah….
Waxaadna ogaataa arday inuu macallinkiisa u naseexayn karo oo ma filayo in isla waynan kugu jiro insha allaah…
فها نحن ننتظرك إن شاءالله
Wasalaamu caleykum
Asalamu caleykum
Subxaanallaah , Yaa sheikh Shibille qafarallaahu laka walanaa
maxaa kuu geeyey marxuumka naxrul caduwi taagnaa?
Subxaanallaah.. Tuubuu ilallaahi toowbatan nasuuxan ikhwaanii…
Shibille makaanada diinta alle aad ku leedahay ha iibinin…akhii
Waanad ku qaldantahay markaad sh.usama aad ku sheegtay jaajuus..
Subxaanallaah, subxaanallaah. bi,sa maa qulta yaa sheikh…
ASCWRWBR,
ALXAMDULILLAAH MAR HADDAY DHAMAATAY INSHALLAAH LIXDII AXAADIIS LA RABAY IN RA’YIGII DADWEYNAHA LAGU JAHWAREERIYO OO AY CAAMADANA YIRAAHDAAN MAXAABA LA JIHAADAYAA CULUMADII AYAABA ISHAYSATEE, TAAS ILAAH FADLIGII UMMADII SOOMAALIYEED WAXAA KA SHAAFIYEY SH.ABU YAASIR XAFIDAHULLAAHU WA RACAA. LAAKIN ANIGA WAXAABA IGU YAAB BADNAYD MARKAAN DHAGAYSTAY SHIBILI OO LEH SH. OSAMA AL SHAHIID BI’IDNILLAAH RAXIMAHULLAAH OO UU LEEYAHAY WAA JAAJUUS SH. OSAMA, CAMIILNA U AH SACUUDIGA ISLAMARKAANA AAN AQOONA U LAHAYN DIINTA ISLAAMKA ,WAA CAJIIB, EEDEYNTAAS MA SAHLANA SIDAA DARTEED ANIGA WAXAA IGA SU’AAL SH. UMAL MUXUU U DIFAACI WAAYEY WALAALKII SH. OSAMA ISLAMARKAANA UU UGU NASTEEXEYN WAAYEY WALAALKIISA KALE SHIBILE ANIGOO U RAJAYNAYO INUU KA TOWBAD KEENO EEDEYNTAAS QAAWAN UU DUL DHIGAY AL SHAHIID BI’IDNILLAAH SH. OSAMA WWW
Salaamaad min kulli Aafad waxaa cajiib ah Sida loo waadixiyay waxaan kaloo ka yaabay ragga Commentiga qaarkood qorey in ay fiirinayaan Xarakaad war heedhe xarakaad ha fiirin ee Mabda’a fiiiri Ilaahay kuma cadaabee……. Indhahana furo
asc waxaan dhagaystay xalay isla markii ay amiirnuur iyo somalimemo soo galsheenba, aad iyo aad ayaan ugu riyaaqay sida hufan uunoogu soo gudbiyey walaalkeen,sheekheena,mujaahid abu yaasir illahay haxafido amiin.maansha allaah wuxuu isku darsaday cilmi iyo codkarnimo ilaahow ku barakee adiga, sheekh xasan takar iyo dhamaan mujaahidiinta amiin, shiikh umulow wali waxaan kaaqabnaa rajo ee yaysan ku qaadin nin jeclaysi oo ha nooga eexan gaandi axmed madoobe iyo ibraahin dheere.
shiiqow kadaa dacaayada dhalinyadaas cadowga hortaagan islawaynina yeysan ku qaadin.
laakiin waxaan layaabay oo aan lawareeray hadalkii uu yiri shibile oo ahaa sheekh usaama alla unaxariistee waa jaajuus diinta sifiican umayaqaan subxaanalaah maxaa gaarsiyey heer uu saas uhadlo koley xasadnimo iga dheh.gaalada ayaa qirsan inuu cadowgooda ahaa aqirkiina waa dileen,hadaad adiga shibilaa aad diintaqanid maxaa beenta uga sheegaysaa allaha unaxariitee sheeq usaama.diintu waa mida qofka galisa illaah ka cabsi iyo imaanka,malinta aaqiro marqaati ayaan kanahay inaatiri waa jaajuus bilaadin.
war dayaay oo hadana dayaay shibile waa kaa sii dabayshadasye.
يأتي على الناس زمان يستحل فيه خمسة أشياء بخمسة أشياء: يستحلون الخمر بأسماء يسمونها بها، والسحت بالهدية، والقتل بالرهبة، والزنى بالنكاح، والربا بالبيع
اقول للاخوة ” بالله عليكم با اخواني ليس كل حديث يُروى عن رسول الله يُستدل على الكفار فقط لا غير, اذا نظرنا اليه نظرة منصف لا متحيز واقع حركة الشباب اليوم ان كل الشعب الصومالي يخاف منهم بسبب ارهابهم لكل من لم يوافقهم الراي او المذهب
ا ليس هذا الحديث ينطبق عليكم من ناحية الارهاب
استحلفكم بالله الذي خلقك وخلق السلاح الذي بيدك ان الشباب لم يقتلو برئً مسلما قط ولم يرهبو الناس او لم ياخذو مالا بغير حق
culimadii xumeedeey haidinka saarto daawadaan ayaa idinka maqneed ee qandhadii maidinka jabtay
culumada ha caynin dad waaweyn baa is heestee , adoo kale waa naqaan waad iska ciydaaa u kaadi oo wax bayaanso bal wax la isku heesto fahan
cali binu wuxuu yiri ” اعرف الحق تعرف اهله carabigaas sooo fahan oo
haddi aad ka tirsantahay shabaab na dadka kaa soo horjeeda u ogoloo in ay kaa saxnaan karan mar mar
xanaaqaan cidlada ah iska yareeya dhalin yaro
Jihaadkii nabiga ma ahayn in kufaarta marka la arko la cararo
qofkii kula taliyaa waa gaal ama dil buu ku xukumanyahay sow ma ahan, ama waa maasuuni
الله هو الحكم
ALXAMDULILLAH
allah ayaa mahadsan soo saaray culimo kajawaabto shubahaadka culumaa,u suuga ah
waxaa mahadsan allihii mujaahidiinta kasoonm saaray culimo callamiin ah
waxaanse layaabanahay maxay fali doonaan maxayse kabixin doonaan wadaadadii sh xasan takar dhaleecaynayay markay maqlaan ama dhagaystaan muxaadaradaan qayyimka ah kolley waan garaniyoo uhogaansami maayaan maxaa yeelay qofku wuxuuu hogaansamaa markuu xaqdoon yahay laakiin qof cinaad iyo shana,aanu qowmin hayso xaq ooma hogaansamo
sh umal iyo sh shibli waa labadaydii sheekh aqooon fiicanan waan uleehay waxaan hubaa oo aan shaki iiga jirin tani waa imtixaan allah imtixaamayo l;abadayda sheekh ee allow xaqa waafaji kuna hanuuni inay khaladkoodii gartaan oon ay kagaraabaan oo ka ilaali inay nafta iyo shaydaanku xaqqa kaleeexiyaaan ama kibir uu galo iyo isla wayni iyo ma anoo hebel aha ayaan wiil yar ama wadaad yar aan uhogaansami allow xaqqa kusug oo garansiii inay xaqqa kaqaataan walaalkoood sh abuu yaasir amaqdashi intaa kadib waxaan leehay sh abuuu yaasir xafidakalllahu waracaaka kuthurallahu amthaaluka
ilaah baan uga baryaynaa inuu xifdiyo culumada muslixiinta ah dhamaantood. waa kuwa ka run sheegaya cilmiga ay umada barayaan ahna kuwa ugu horeeya ee ku camal fala. waxaan wada ogsoonahay in caalamal islaami ay jirto xaalad ay cid walba oo caqli lihi ku sifayso duulaan qaawan oo lagu soo qaaday muslimiinta ioy muqadasaadkoodaba. waxaa taas qiraya axbaarta yuuhuuda, tan kiristanka iyo waxa kale oo ay caabudaan. hadaba waxaa nasiib xumo ah in rag muslimiin muwaxadiin sheeganaya hadana sheeganaya culimo inay iska indha tiraan duulaankaas ayagoo sidii caadada ahaydba ku gabanaya masaalix, war ma qudus ayaa ku jirta masaalix, mase kacbat al mushrifah, waa halkee meesha laga gorgortamayaa. waxaan oganahay in siyaasadu ay dhigto nadaam aan laga gorgortami karin ” core values will never be compromised” oo ah saldhiga qofku ama umadu ay ku fadhido. markaa hadii aan gorgortan ka galno muqadasaadki iyo asalkii muslimiinta, taas kama turjumayso masaalix ee waa aqbalaad la aqbalay fikirkii ilaah inooga digay oo ay gaaladu maleegaysay, qofkii raacana ilaah garab iyo gaasahantoona uma noqonayo sida ku cad quraanka kariimka ah. markaa in shiikh xasan takar laga dhigto wax qariib ah ayadoo boorka la isku qarinayo waa astaamaha lagu garto kuwa kadsoomay. ilaah ha barakeeyo shiikh takar iyo shiikh almaqdashi, waxay noo iftiimayeen wax ka qarsoonaa umada muslimka ah. ilaah hasoo hadeeyo culumadaas kadsoontay. waxaanse kula talin lahaa inay wali haystaan waqti inta aan alaah qabashadiisu bilaaban.
Allah ayaan in badan ugu mahad celinayaa mar haddii umada laga shaafiyey! somalida waxay tiraahdaa nin ani yiri dad iska sooc! Aniga shaqsi ahaan mar kasta waan ogaa inuu sheekh xasaan takar xafidahullah uu xaqiiqda waxaan aheyn uu san dadka hor keeneen! waase gafi karraa oo waa bani,aadam balse in la arki waayo islaamka nimanka dabraya balse la arko ama ceebo loo sameyo muhajirin iyo mujahidin waa gardaro aan geed leysugu soo gaban! Allah ayanan ka ka kaalmo weydiisaneynaa maxaa yeelay Allah isaga ayaa arrimahan dhacaya xog ogaal u ahaa inay dhici doonaan isagaana Alle garanaya waxa ay ku dambeyn doonaan.
Allahayoow noo dambi dhaaf una dambi dhaaf walaalihii iimanka nooga hormarray quluubtena,na ha gallin xaasid nimo iyo xiqdi! muhajiriin iyo mujahidiin ta dhamaan meelkasta oo ay joogaan hanii,an lakum Allah ha idin xifdiyo hana idin dhowro waxaan soo xusuustay hadalkii xikmada ee ahaa,
Awoogey ninkii indhaha tiray!
ninkii aabahay adoonsaday!
ninkii aniga i,iibsaday!
hadan ogohoon ka aarsan kareyn!
ninkaas aragiisa uurkan ka necebee!
Aan ooyee albaabka ii xira!
Marag baan ka ahay inay ictisaam marrin habaabene!
bismilaah, a/c salaan kadib inal cuquula leysa ka waaxidin,oo micnaheedu yahay caqliyada masina ee diinta ha u adeegsanina siyaasadiina waa culumadee by
Asc Wr Wb, Salaan kadib Ikhwaanii waxaan ku faraxsanahay sida Al-Akh Abuu Yaasir Al-Muqdishi uu Xaqqa u cadeeyay, intaas kadib Aniga waxaan ahay Arday Walaalihiisa ay Diyuuradaha Kenyaatiga ku dileen Jilib, waxaan ku keenay arrintani sheegisteeda Sheykh Usam oo yiri:- Kenya waxaan kala Shirnay Sida looga hortago dhib soo gaara Muslimiinta Kenya.
Su’aashu waxa weeye Muslimiintu miyeysan hal Jasad aheyn?!, teeda kale Walaalahay Masaakiinta ahaa ee Saliibiyiinta Kenya ay Xasuuqeen Miyeysa Muslimiin aheyn. Ikhwaanii Hadalkani waxaan ku keenay Meesha uu Sheykh Umal innaga joogo.
Gaba-gabadii Xaqqii wuu Cadaaday, horeyna wuu u cadaa waxaan leeyahay Culimada dhiigayaga iyo kan Mujaahidiinta ku jees jeesaya Ilaahay u Towbad keena.
Wcs
Asallaamu Calaykum Wr Wb
Allaah ayaa mahad u sugnaatay Alahii nagu manaystay caqli aan wax ku kala garno noo soo dejiyey diin macaan badan oo kala saarta xaqa iyo baadilka suno qaali ah oo looga daydo Rasuulkeeni scw, waxaa cajiib ila noqotay oo in badan ay naftaydu is weydiisay in dad badan ay ku xiqaan wax ka weyn ama aysan awood u lahyn in ay dhex dabashaan waxaa xaqiiq ah in maata lagu jiro kala bax qofkii caqli lehna uu fahmi karo dunida iyo halka ay marayso,maanta hadaba waxaan naftayda iyo tiinaba ugu nastaxayn lahaa in aad iska daysaan waxa waqtiga idinka qaadaya isla markaana akhiradiina aad dhaafsateen hadii ay culimadu ay wax isku qabtaan ma hana in aan angu cay la dhex istaagno taasna waxaa cad in aysan caydu cidna wax u dhimayn ee ay qofka muslimka ah ay u tahay sharf dhac iyo qiimi daro, hadaba waxaan walaalahay idiinku nastexayn lahaa in aad indhaha furtaan oo nafiina meel u raadisaan inta aad saaran tihiin culimada rabaaniyiinta ah ee iyagu darajada aan ale agtiis uga rajeeyneyno,
Wxaan aad uga naxaa arday leh sheikh hebil ayaan arday u ahaan jiray kadibna sheikhii caayay waxaa cajiib ah halka uu ka maray cilmigii uu waqtiga badan ku baxshay ee uu sheikh ka bartay hadiise sheikhu waa bini aadan ee qaldamo ma waxuu mudan yahay in uu caayo oo been aan raad lahayd la dabo galomise in uu sheikhiisi raadiyo oo si hufan u la hadlo.
Aniga waxaan qabaa aynu nafteena naarta ka illaalino inta aynu difaac ugu jirno wax aan waxba inaga celinayna aad baan u naxaa markaan arko qof aayad daliishanaaya oo caytamaaya sow kama baqo in carabku qalalo ileen wax uu ku hadlaayo waa hadalkii rabiye, waxaan ku soo gab gabayn hadalkayga Cuimada oo la caayo lana maqli waayo waxaa ka dhalata caro ale iyo in diinteen macaanka badan cadowgu ku soo dulaan loona sahlo in ay dhulka muslimiinta ay ka waregaan kafarada, waxaa qofka dhib ugu filan in gacantiisa oo khayr qori karta uu badil qoro wxaan allaah uga baryin janadiisa culimadii na soo tarbiyeeysay waayo waxay na bareen akhlaaq iyo cilmi isku dheeli tiran inta dhunsan allaah ha soo hadeeyo alaahna cadowga dhulkeena ha inoo ga sooro inagana kuwo xigmad iyo diin isticmaala allaah ha inaga yeelo.
.
wallee nimankii UNIVERSAL ay buunbuunin jirtay god ayay biyo ugu galeen,(وفوق كل ذي علم عليم.)
war lkn culimada soomaaliyeed say rabaan ? mainay ilaahay danbi ka galaan ayay rabaan tolow, haday maya tahay jawaabtu, may isu daayaan mujaahidiinta iyo gaalada oo ay iska aamusaaan sida culimada qaarkood sida, shariif c/nuur xafidahu lahaa,sheeklh dirir iyo sheekh mustafe macalin haaruun iyo kuwa kaloo badan oo iskaga aamusan jihaadkan somaliya ka socda oo aan midkoodna u hadlain mujahid iyo gaal midna ama munaafiqba,,maxay dhawr culimada qaarkood kaliya oo magacaaban ayna u weeraraan culimada mujaahidiinta ah,,,mooyi dheh ,,,,, waa in lahadlana waala rabaa ninka wayn waalaga cabsanayaa mujaahidka xaqa ku taagan ayaa la taciiqinayaa oo misko lafuulo leh,,,dhibkiisana aad lacag ku heli iyo magacba,,subxanalaah,,,,,,
talo kusocota culimada weerarta mujaahidiinta——ikhwaanii iskaga aamusa nimankan agaalka kujira hana hadal qaadina sida niman culima ahi sameeyeen,,,, hadaad hadashaan munaafaq iyo gaalba way ka faaiidaysan durutaankiina ,anagana waxay noqonaysaa dagaal dhankale ah oo aad nagu furteene ascw
macalin weynu muftiyo,meedki marinada dadsanaa ,marykan yaan la nabin ,ma aqaani muqdhso dhahay mamaqasheen , abwanka qosol ayuuu igu dilay walaahi
TO UMU RAMALA
ukhtii umu ramla hadal dheer ayad qortay waxaadna ku xiiqday wano iyo wacdi dheer
laakiin soo mafiicna inad adigu iska billowdon wacdiga waxaa jirtay qaacida ah ayyuhalwaacid wacid nafsaka
waxaad tiri waqti badan ha iska luminina waxaan kuleehay adiga laftaada waqtigu yuuunan kaa lumin
waxaanse kuwaydiiyay ilaa iyo maalinkii aan kugu arkay commentska waxaad kuhaysaa
culimadii ayaa loo gafay culimadu haday gafaan ama danbi kadhaco ma inaan ka aamusnaa mase waa inaan iftiiminaa ama aan kaleexanaa gafkooda?
ukhtii waxaan kuugu naseexaynayaa inaadan waqti iskaga luminin qoraalkaaga
to,ramlo abaheed,war ninyahoow,gabdha lalama tirsade xishooo ,ilahay haku dhafee asc
Asallaamu Calaykum
To abu Ramla
Abu Ramloow waxaan waxaan kala garan waayey inaad u xiistay sida wax loo qoro iyo in aadan qoraalkayga aadan fahmin ama aad soo qortay wax laguu soo yeeriyey, hadaan iri yaan culimada loo gafin ma ceebaa mise waa wax dhab ah, bal su,ashaas waxaan weydiin dadka meshaan wax ku qora oo aad adiigu ka maqan tahay.
Waxay somaalidu ku maahmaahdaa far bugta ninkii ay bugtaa og, malaha waxaad ka mid tahay inta maneestay dhiiga culimada ee sunta ah aniguna ma kala saarin culimada kuli waa isugu kay mid kii la afla gaadeyaa waa ii kii kale kii qaldamana waxaan ogahay in uu iga ajar badan yahay haduu saxan yahayna warkeedaba daa, hadaba waxaa cajiib ah yaan culimada la caayin loona gafin intaad waqti isaga dhuminayesid in aad ka doodo waxaa laga yabaa in gabdha guriga kuu joogta ee Ramla aadan higaadda barin oo aadan kasoo bixin waajibaadkii rabbaaniga ahaa ee kusaarnaa, wax kalena iskaba daa ee iyada waqti geli oo wax bar sidaan gabdhayda Ramla aan u soo saaray diintana u baray mana iga ahan faan ee waa iga dhab.
Waxaana arinkaas kugu sheegin waxaan arkaa in aad wax kaa weyn aad ku xiiq san tahay, wanadada wanaagsan waan kaa qaatay, balse waxaa hubaa waxan umada u sheego in aan naftayda ka bilaabo insha allaah adna waanadayda qaado
To: walaal Axmed Maxamed:
Allaah haku barkeeyo hana ku dhowro saad uga fekertay qoraalka Ramla abeheed waa sidii lagu yiqiin wiilasha somaliyeed inta fayoow oo caqliga u saaxiibka ah allaah hanoo badiyo adiga oo kale inta kalena allaah hanoo caafiyo.
anugu mawadadhagaysan muxaadarada laaliin muqadamada waxaaka mid ah maxay sh.UMAL IYO SH.SHEBLLE usheegiwaayeen khadaaadka muxaadarada SH.XASSAN TAKAR taas waxaanka ogahay inuu shiikh maxamuud shible xafidahullaahu waligi xusijiray qissada walaw uu magaca kagaabsanjiray taasna waxaa marqaatikah macalin BURHAAN oo markuu fadiilatu sh.shibli aqrinayay duruuste dawra taxane ah 2006 gaarahaan WARAQAADKA wuxuu miithaal ugu sooqaatay JAAHIL MURAKAB oo macneheedu yahay jaahil caalim iskuqabah ama labajibaaran hadaba waakadhagaysankartaan. aws
Asallaamu Calaykum
Somalidu waxay ku maahmaahdaa war la qabaa xiiso ma leh, mar hadaan Abu Ramla runta u sheegay waxba kama qabo in aad maqaaladayda tir tirtaan mana ahan markii ugu horeeysay ee aad arntaas samaysaan waxaan qabaa in uu Abu Ramla dhaqtar la galay waxii ku qornaa maqaalkayga Allaah ayaa mahad u sugnaatay anoo dumar ah iga kaa adkaysiiyey maqaaladaydana in aad tir tirto moyee adan xal kale heli karin, waxaan kugu macasalameyn allaah hakaa caafiyo jirada ku haysa iyo cuqdada aad abto.
Emalika ayaa qaldan cafis qoraalka waxaa leh Ummu Ramla.
asc allh akbar sh. waa oow asiibathy su aalaha qaaliga ah oo aan kuwareernathy malamhani
Asc dhamaan walaalaheyga qaaliga ah kuwada sugan meeshani
waxaan ka codsanaayaa in commentigey la tirin
dad weynaha carabiga yaqaan ha inoo fasiraan xadiithkaan
عن عائشة رضي الله عنها عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:«سيكون بعدي أمراء يستحلون الخمر بالنبيذ، والبخس في الصدقة، والقتل بالموعظة، يقتل البريء ليوطئوا به العامة
Xadiithkani ma u soo daliilsan karnaa afcaashiina iyo dhaqankina idinka oo dadka wacdinaayaa ma dishaan , xadiith inaga maqnaa buu ahaa runtii , yaasa lagu dabaqi karaa illeen Gaalo nama wacdisee wax kale ayey nagu heesataa in aan muslim nahay bay nagu heestaaayee
naga raali noqda carabi sida aad u taqaaniin uma naqaanee والقتل بالموعظة، يقتل البريء ليوطئوا به العامة carabigiina bal inoogu sharxa iyo meesha irhaab erega ah ama mushtaqaatkiisa(استقاق) uu ka soo galay xadiithkaan
A/S ALXAMDULILAH WAY INOO ACDAATAY RUNTA WAXAY TAHAY NIMANKA GAALADA DHEXJIIFA NABADANA KAGA SOO AGTOOSAYA INAYSAN XAQ KU TAAGNAYN NOLOL JACAYL IYO GANACSI AYAY KADOORTEN DIINTA,,, RADISKAN 10 SANO MUXARAO AHAYN WAA BOOR ISKU QARIN IYO JAWABIHII LAGA DALBADAY INAY KU QARIYAAN EE WAY INOO CADAATAY IN CULIMADA AY GAADALU RAADSANAYSO EE FURIMAHA KU HOWDA CABSINA KUJIIFTA AYAA XAQ KUTAAGAN ALE SW XAQA HANAGUSUGO AMIIIIIIIIIIIIINWWW
Maashaa Allah walee leynaga raac qof taageera mujahidinta iyo shuha,da,da! abuu ramla aniga inta aan ka aqaan waa walal kheyr badan walaa nuzakuu cala,llaahi axad! balse waxaad ku qoonsateen wax kale maahan wa maxaad xaqa u taageereysaa!!! taasina maahan wax qariib ku ah koonkan aan maanta saaranahay waxaase iga kiin kaafinaya reer fansalakhoow ( Allah ha u gargaaro kuwa xaqa ku taagan ee aaminta ii dhaha!) haddii kale miyaa niqaash ka inteydin bilabin wax soo barta! aragnay culumadiinii waaba idinkee!!! walaahu subxanahuu watacaallaa aclam.
Carabtaa markay hesho cajalad ay jecelyihiin oo ay download garaysanayaan bay dhahaan ‘Jaariyu taxmiil’
.
Horay baan waxaan u iri Takar iyo Umal, Umal ayaa aftahansan, laakiin Takar ayaa ka daacadsan.
.
Aftahannimaduna waxay shaqayni uun inta lagaaga helayo, nin kaa aftahansan.
.
Waxaanse la yaabay Ictisaamka sida Umal, Shibile, iyo qayrkoodba inay arki waayeen, waxyaaba badiihi ah oo ku yaala kitaabada IBnu Taymiah, inay arki waayaan waxay i tusaysaa, heerka Aqoontooda.
.
Waxay u baahanyihiin Re-education.
.
aamiin aamiin ukhtii umu_barau allaha kaa aqbalo ducada aad marwalba ducaynasid
jazaakillahu khayran wabaarakallahu fiika
TO UMURAMLA
KKKKK waxaan kuqoslay ukhtii umuramla waad wareertaye waasee
drbarawe iyo waxad lakacday waamaxay? baadilkii aad daldalaysay miyaa maskaxda kaa wafreeriyay anigu ukhtii majiraniye hadaadse iiba ducaysay waad mahadsantahay
tan kale adigii ayaaba cinwaankaagii garan wayaay oo mid kale soo gashaday waxay daliil utahay haduu xanuun jiro adiga unbaa xanuunsan ee allaha kulligeenba nacaafiyo
intaa kadib ukhtii waxaa kaa muuqda kalsooni darro oo xaga webka ah waxaan kawadaa somalimidnimo ukhtii meeshaan waa meel bablik ah qof kastana fikirkiisa ayuu kuqoraa laakiinn waxaa iga su,aal ah maxay tahay kalsooni darrada kaamuuqata ee dadka kale aan kamuuqanin? waxaad leedahay maqaalkayga hatirtirina yacnii sidii qof si gaar ah loola dagashanyahay ukhtiii meeshaan aniga iyo adiga waan usimanahay aniguna wax unbaan ku qoraa adigana wax ayaaad kuqortaa nimanka webka iskalehna namakalaxigaan namaana yaqaanaan maxaa adiga shkiga kugu dhaliyay? hadiisa fikradahaaga qaloocan iyo fikirkaaga shaadka ah loo bogi waayay madagaalamaysaa ukhtii
intaa kadib waxaad tiri waxaan umalaynayaa dadka culimada dhiigoda banaystay inaad akamidtahay adoo aniga iila jeeda hadalkaas
kkkk ukhti anigu dhiga culimada inaan banaysto allah ayaan kamagan galay adigana khayr doon unbay kaatahaye dhib kale mawadid laakiin anigu culamaa,u suuga ayaan kahadlay waligeeyna ka aamusi maayo culimada waxy kusaxmaan wan kaqaataa waxay kukhaldamaana waan kaleexdaa sidaadoo kale taqliid indha l.aan ah maqabo waana xaaraan sidaadoo kale mujaahidiinta lama colloobo culamaa,u suugana mataageero
tan kale ukhtii waxaan umalayn wadaada xumayaashaan aad taageersantahay aqoonta aan uleeehay inaadan ulahayn anigu raga aan haysto dhamaantood waan aqaanaa dagaal waan wada galnay dowro cilmi ah waan wada dhagaysanay ama qaarkood waan kadhagaystay howlo badan oo dacwi ah waan wada galnay laakiin adigu waxan umalayn waad iswka taageersanatahay qabiil noqotayaa xizbi noqotayaa tacasub notayaa waad cabsantahay aniguse lagama yaabo ineey mar danbe ikhaldaan dhowr jeer ayaya ikhaldeen raga aan sheegayana waakuwaan hoos kuqoran
bashiir axmed salaad
nuur baaruud
maxamed idiris
c/raxmaan sh cumar
axmed c/samad
abuu xasaan
c/qaadir gacmeey
ibraahim dheere
waxaa hada kubiiray
sh umal
sh shibli
oo ahaa ragii aan isugu danbaynay mar dhow
ayagana waad arkaysaa ceeebat karaacday axaadiithtii ay dheheen maba jirto oo kutub caan ah kuqoran
gabagabo ukhtiii ragaas oo dhan haey xaqa cadeeyaan oo ay jihaadka socdo garab isgaan waa walaalahay waa culimadaydii laakiin inta ay qaarkood taangiga amisoon kujiraan
qaarkoodna watngula waziirka arrimaha dibada kenya laqadaynayaan
qaarkoodna mahiiga uducaynayaan
qaarkoodna malezanawi hoosfadhiyaan bari ayaan ka ahay wabillahi towfiiq xasbunalaahu wanicmal wakiil umuramlooy allaha kaa dhigo gabar towxiidka difaacdo mujaahidiintana taageerta sida umu_barau umu_shuhadaa umu usaama iyo gabdhaha kale ee reen towxiid
ukhtii bal isku day ianad aamiinta igu taageerto waa intaasoo allah wax naga aqbale eh
Assalamu calaykum, masha ALLAH xaqii baa feeraha ka dilaacay. Anigu islama weyni alxamdulilaah oo isla weyniga wanaag laguma sheegin. cilmigayga diina waa alxamdulilaah. waxaanse layaabay rag meesha inta axaadiis afcarabi ku qoran inta meesha kusoo qora is dhahaya dad aqoontooda imtixaama oo markaa maangaabnimadooda umooda in shabaab ka cilmi badanyihiin. waxaan dhihi lahaa kuwa raba in wax loo fasiro meeshaan carabiga laguma barto oo waa meel akhbaar marka hadaa cilmi doon tihiin u taga culumada sida sh. xasan takar sh. abu yasir iyo sh. umal. ogaadana in cilmigu yahay raxmad uu ALLE baxsho gacantiisana ku jirto ee annaku qofkaan jecelnahay caalim kama dhigi karno alle haduu rabana qof ama koox aadan shaqsiyan ka helin buu cilmi siin. meeshaana sida ii muuqata xaqii wuxuu raacay sh. xasan takar iyo sh. abu yasir. sh. umal iyo culumada kalana fadligooda bey leeyihiin oo waa culumadeenii hadii aysan iyaga cimaamada iska tuurin waxaana ilaah ka baryayaa in culumada ilaahay noo xifdiyo. ugu danbayn kuwa ku haya hala fasiro xadiithkan iyo caynkaa meesha dad idinka cilmi badanbaa joogee isla weyniga iyo imtixaanka doqonimada ah joojiya
Iska hadlow ina igarre.
————–
Waxgarad wuxuu yidhi.
“Horay baan waxaan u iri Takar iyo Umal, Umal ayaa aftahansan, laakiin Takar ayaa ka daacadsan|.
-
Waxgarad ma xin baa mase waa xaasidnimo hadalka kork u qoran.
TO DIRIR
hadalka aad wax garad kuhaysato xina ma ahan xaasidnimana ma ahane waa hadal meeshiisii dhacay waana cadaalad
maxaa yeelay sh takar wixii afka uu kasheeganaya wuu karun sheegay sideedabana dadka waxaa akle reeebo ficilka iyo camal falka sh umal iyo sh takar waxay noosheegi jireeen inaan jihaadno gaaladana iska dhicino bal waxay oran jireen ninkii gaal soo kaxaysta oo dhul muslim kulasooduulaa waa muratd dhiigiisuna waa banaanyahay
warkii asaga ahaa sh takar waa karun sheegay oo wakaa saaaxada jooga laakiiin sh umal xagee kudanbeeeyay? watangula iyo yuusuf xaaji halawaydiiyo
waziirka arrima dibada kenya iyo wazirka gaashaandhiga kenya
wabillahi tofiiiq marka dirirow lakal tag orodna ma ahan