Dhagayso Waraysi Xiisa Badan Sheekh Cismaan Shire Abu C/raxmaan Alcumaro Oo Ka Hadlay Risaaladii Uu Qoray, Bashir Salad, Gacamay, Dahir Aw Cabdi Raggii Burco Kayimid Al-ictisaam Maxaa Laga Yiri!?


MUQDISHO:-
Sheekh Cismaan Shire Abu C/raxmaan Alcumari iyo Shacabka Wilaayaadka Islaamigaa ee Somaaliya ayaa soo dhaweeyey Fatwooyinkii iyo Bayaankii ay soo saareen Culimada Diinta Islaamka ee kusugan Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya.

Sheekh Abu C/raxmaan Alcumari ayaa Waraysi dheer siiyey Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan uu kaga hadlay Risaalada uu qoray, bal aan sharaxaad kooban kabixino Arimaha Sheekhu ka hadlay, hoos ayaan ku qaadaa dhigaynaa Insha Allah.

Bayaanka Culimada Diinta Islaamka Akhri Halkaan Riix Ama Guji

Sidoo kale Risaaladii Sheekh Cismaan Shire Abu C/raxmaan Alcumari ee “Duulaankii Itoobiya Shalay iyo MaantayHalkaan Riix Ama Guji.  

 

Waraysi aad u Qiima badan Sheekh Abu C/raxmaan Alcumari 

 

Dhagayso Waraysi Dheer oo lala yeeshay Sheekh Abu C/raxmaan Alcumari Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Sheekh Cismaan Shire Abu C/raxmaan Alcumari wuxuu sheegay, Tusaalooyin badan oo Rag Culimaa laga hayo, kadib markii ay la yaabeen Culimo Maraykan la safatay ay soo baxeen, kuwaas oo garab ka helayey Dowladda Sacuudiga!, waxaana kamida. “Jihaad lala galo Ruushka waa Jihaad balse Jihaad lala galo America waa Fitno” . Wuxuu kale uu sheegay Culimadu in ay ka digi jireen in marba midab la noqdo ama Qofku hadba shaati gashato gaar ahaan Ragga Culimada sheeganaya!.

Waxaa hubaala Waraysiga uu Risaalada kabixiyey Abu C/raxmaan in Culimo iyo Ducaad badan ka faa’idaysan doonaan. Wuxuu ka hadlay Sheekhu waxaa kamida Bayaanadii Al-ictisaamku ka soo saari jireen Gaalada Qofkii soo kaxaysta, Ragga uu xusay waxaa kamida Bashiir Axmed Salaad Sh. C/qaadir Nuur Faarax, Sh. Daahir Aw Cabdi iyo Wadaado Burco kayimid.

Wuxuu sheegay in Sh. Daahir Aw Cabdi uu ka niqaashay oo diiday Bayaan Makka laga soo saaray oo uu yiri Qofkii Gaala soo kaxaysta Gaal Murta ah ma ahan, waxaana niqaash dheer kadib Sheekhu sheegay in Masalada Khilaafku ku jiro ay tahay Gaal loo adeegsanayo gaal laakiin Gaal Ninkii Muslimiinta u soo kaxaysta ay Ijmaac tahay in lala dagaalamo.

Sheekh Abu C/raxmaan oo si kulul u hadlay ayaa yiri “In Jigjigana lagula hishiiyo Gobalada kale ee Soomaaliyana ay ku fiirsadaan ma ahan waxaan qaadan karno ama ka aamusi karno

Waraysiga Sheekh Abu C/raxmaan kor kadhagayso si aad u ogaato Macluud laga yaabo in aadan waligaa maqal oo Wadaadada Al-ictisaam ku saabsan.

Dhagayso Sheekh Cismaan Shire iyo Shacabka Wilaadka Islaamigaa ee Soomaaliya MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Idaacadda Alfurqaan.
Suxufi C/wali Dalboon oo Risaalada Sheekh Abu C/raxmaan laga waraystay Halkaan Riix Ama Guji.

Dhibaatooyinkii kadhashay Isdhiibitaankii Al-ictisaam, Bashiir Salaad, Sheekh C/qaadir Gacamay, Ibraahim Dheere, Axmed Madoobe, Sheekh Cali Warsame, Fatwooyinkii iyo Shirarkii kenya ee Sheekh Umal, Sheekh Shibile iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cismaan ka qayb galeen Halkaan Riix Ama Guji 

Gabaygii Al Mujaahid Abuu Faadumo u tiriyey Gabdhaha Cayr iyo Al-ictisaam Halkaan Riix Ama Guji

Maxamed Xaamud

Warbaahinta Islaamigaa ee Somalimidnimo.com

One Response

  1. umu_barau says:

    Allaha raxmaanka ah ee cirka abuuray tiir la,an dhulkana fidiyey fidin weyn Allahas ayaan uga mahdinaynaa in rabi tabaraka watacaallaa na siiyey culumo Rabaaniyiin ah kuwaas oo xaqa sheega xili ay maanta dad badani dib u noqdeen, Rabanaa falakal xamda. sheikhana waxaan leenahay Rabi miisaanka xasanaadka ha u saro,hana la soo xaadiriyo anbiyada,iyo shuhada,da Aamiin.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS