
GOB-ISLAM:- Xiriir aan la samaynay Culimada Bariga Afrika ayaa nala kugu xaqiijiyey in Culimadu ay helaan Manhajka Cusub ee Al-ictisaam xili Bashiir Salaad uu yimid Magaalada Nairobi, sidaas darteed Sheekh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan ayaa bilaabay Muxaadaraad inta aysan Al-ictisaamku usoo bandhigin Shacabka Soomaaliyeed Manhajkooda cusub ee ay Khilaafadii Islaamka ka tanaasuleen.
Sheekh Xasaan Xuseen ayaa dhowr Muxaadarooyina jeediyey isla markaana Wada, Sheekhu wuxuu ka hadlayaa Insha Allah, Arimo aad u xiisa badan waxaana rajaynaynaa in aad ka faa’idaysan doono dhammaanteen Barashada Shareecadeena Islaamka.
Muxaadaraadku sida ay ay iskugu xigaan ayaan idin kugu soo gudbinaynaa, waa dhaa dheer yihiin, laakiin waan idin yar yaraynay, marka Koob Shaaha waad u doonan kartaa waana soo laaban kartaa.
Qayb 1 MuxaadaRiix Ama Guji raadka MP3 Halkaan
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 2 MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 4 MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qayb 5 MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 9 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 10 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 12 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 13 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybta 14 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Walaalihiin Golaha Baraaruga Islaamka Gob-Islam
Somalimidnimo.com











































ilaahay ahanoo daayo shiikh xasan iyo walaalah baraaruga islaamaka Gob-Islam
somalimemo,amiirnuur,al-furqaan iyo dhamaan walalah mujaahidiinta islaamka difaaca diintu waa waajib muqadis ah anakoodhan marka waxaan umalaynayaa inaad kujidhaan dagalkii ugucuslaa waxaan ilaahay inkaga baryayaa in ilaahay inikaga guuleyo gaalada iyo munaafiqiinta al-ictisaam.
Assalaamu Calaykum..,
Walaalaha shabakadan waxaan ku waaninayaa inay Allah ka cabsadaan oo iska daayaan ceyda iyo aflagaadda qaawan ee culimda Soomaaliyeed. Run ahaantiina waxaa la yaab ah inay adeegsadaan nin assaguba waddan gaalo dulsaar ku ah haddana dhahaya marba hadallo is-naqdinaya oo uu leeyahay Waddan gaalo passporkiisa in laqaataa waa xaaraam haddana wata, odhanaya Parliemant gaalo waa lagali karaa (mar) haddana lama galikaro (markale) oo waa gaalnimo.
Ninka la yidhaahdo Xasaan Xuseen runahaantii waa nin caadaystay culimada Muslimiinta Soomaaliyeed oo isagu shakhsiyan ku dhexjira waxyaalaha uu ayaga ku leeyahay waa gaalo. Fikirkiisu waa manhajkee? Masidaanbaa dariiqii nebiga (scw) mise maanta sheekadu waa in ninkii kastaa shaadh culimo soo xidho, culimada dhabta ahna caayo.
Waxaan Xasaan kula talinayaa inuu Allah ka cabsado oo uu joojiyo luminta kumanaanka taabacsan ee moodaaya in hadalkiisu yahay dariiqa saxda ah. Ninyohow Allah ka baq oo iska daa caadaysiga culima-cayga. Bahda Somalimidnimo idinkuna nimanyohow magaca aad qorateen iyo waxa aad baahisaan waa kaaf iyo kala dheer. Nimanyohow dacwo sax ah oo hufan meeshan halagu soo qoro, ee yaan ninkii kastee iska hadlaba lasoo gelin. Allahiinna ka cabsada, waxani waa adduunyo waana la iskaga daba imanayaa oo xisaabtan ayaa ka danbeeya.
Allah Yahdiikum… Wassalaamu Calaykum.
asc somali midnimo masha alh laha idin barakeyo
Muxadaradki Shiqa Xasan XusenAdam Abuu Salaman Wali Wa Socdan Cawa Bey Qeybitii 4aad bilabaneysaa ama fadhigii 4aad insha alh
asc walaalayaal ALLAAH swt wadaaka miisaankisa xasanaatka hauasaaro hana kailaaliyo cadawga, walaalaha gob islaamna haka abaal mariyo camaalkan wanaagsan ay uhayaan umada muslimiinta fitanta jirta hainaga badbaadiyo anaka iyo inika iyo muslimiinta khayr jacelba.
walaalayaal intaa kadib waxaa ina waydiiyay maxaa kudhacay weebka daarulxadiith
masahaqaynayee,
war alaah ka baqa oo culimada ha ku been abuuranina ilayn naf waliba way dhiman xisaab ayaa ka danbaysa. gob islaam hadaad tahay munaafaq u adeegaya gaalada magaca alshabaab ama culimadaba halaynaya iskana dhigaya inuu wado dano alshabaab ama mid islaam waxaan ku leeyahay wali waad noo shahay jir ahaan wali waxaa kuu furan tawbah ileen ilaahay wuu ka tawbad aqbalaa xataa munaafiqiinta haduu uqadaro inay isaga usoo noqdaan dib u eeg suuratu altowbah. hadii adan ahayn munaafaq oo llmaan ku jiro qalbigaaga akhii waligaa runta sheeg cadligana ha ka tagin. firqada aad amin san tahay ama sida aad u aragto in islaamku ku guulaysanayo yayna kugu xanbaarin in aad xad gudubto inalaaha baalighun amrihi qad jacalalaahu likuli shay in qadraa. lakiin kuli imrin bimaa kasaba rahiin
asc dhamaan RASUULKA SCW wuxu yiri ummadan 100kii sanoba ayaa ALLAH usoo saaro diintooda u cosboonaysiiya qarigii tagay sayid maxamed cabdulle xasan ayaa ALLAH ugu gargaaray insha allah shiikh xasan waxan rajaynaya inuu noqdo shiikhii ummada somaliyeed ALLAH ugu miciini lahaa waficlan maanta waayahay ALLAH danbigiisa hadhaafo aaaaamin
Allaahu Akbar Allaahu Akbar
صدقت ياشيخي ونطقت الحق
غفرالله لك يامعلم الخير وكثرالله امثالك
WAAYAABE XASAAN IYO CULUMADII SALAFKA KEEBAAN RAACNAA
BAL ILA AKHRIYA MAQAL U KA DIYASHAY WALAL SOMALIYED ARINTAN MAWDUUCAAN GALAYSIINTA
TUSAALAHA KOOBAAD IIMAAM EHLU SUNAH WAL JAMAACAH AXMED BIN XANBAL IYO MADAXDII KA HOR TIMID
Waxaa Jiray Sedex Khulafaa Xiligii Cabaasiyiinta kuwaas oo kala Ahaa(Al ma’muun, Almuctasim.iyo Alwaathiq, Waxey Raacsanaayeen Madhab la Yiraahdo Al-muctazilah KaaS Oo Ahaa Mid BaaDil Ah Dadkana Ay ugu Wici Jireen Iney Fkirkii Ay Aamin Sanayeen Soo Galiyaan Weyna Ku Imtixaami Jireen Weyna Ku Ciqaabi Jjireen Weyna Xeri Jireen Weyna Karbaashi Jireen Weyna Handadi Jireen, In Ay Dilayaan Haduusan Soo Raacin Iyaga, Iimaam Axmed Bin Xanbal Wuxuu Ku Adkaystay Mawqifkiisii Ahaa Quraanku Inuu Yahay Hadalkii Ale Oo Uusan Aheeyn Mid La Abuuray. Arintaas Awgeed Ayuu Waxa uu U maray dhibaato Aad U wayn Ayaana Arinkaas Sheekha kasoo gaartey Waxaana ka Mid Ahaa In Ay Si Xun U Cadaadiyeen Iney Karbaasheen Iney Xereen Wuxuuna Ku Sigtey Inuu Ku Dhinto Waxaasna Culimada Waxey Ku Sheegeen mixno Iney tahay . Waxaad eegtaa kitaab al bidaayah wal nihaaya iyo siyar aclaam al.nubalaa, sidaa ay tahayna
Imaam Axmed Raximahu laah Kuma Uusan Gaalaysiin Hadalkoodii Ahaa Quraanku Waa Makhluuq Taasoo Dadka Ay ku Qasbi Jireen. Lakin Jamaacatu Ehlu Suna Waxey Isku Raaceen Hadalkaas Cidii Dhahda Quraanku Waa Makhluuq In Uu Ku Gaaloobayo , Waxaadna ka eegi kartiin(sharax usuul ahlu suna)Wafataawa Ibnu Taymiyah 48012 Iimaam Ahmed Kuma Galaysiin Tafsiirkii Ay Sameeyeen Maadaama Ay Ahaayeen Muta’wilin Bal imaam Axmed Wuu IsKa Cafiyay Wuuna u Duceeyay Wuxuuna Yiri Qof Kastoo Wax Iga Sheegay waan Cafiyay Ilaa Nin Bidca Wato mooyeene – Abaa Isxaaqna Waa (Muctasim) Waxba Uma Haysto Waxaana Allah Uu yiri Subxaanahu Watacaalaa Min Suuratu Nuur 22(وَلْيَعْفُوا وَلْيَصْفَحُوا أَلاَ تُحِبُّونَ أَنْ يَغْفِرَ الله لَكُم,,,Nebigana Wuxuu Amray Abuubakar Cafis Qisatul Mistax , Abuu Cabdulaahi(oo ah axmed ibnu xambal) Wuxuu Dhahay Maxaad Ka Faaideeysaa Haduu Allaah U Cadaabo Daraadaadaa Walaakaaga muslimka Ah. Eeg tafsiir bidaaya wal nihaaya ibnu kathiir , iyo siyar aclaam al-nubalaa
Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah Raximahu Laah Waxa Uu Yiri (Al Fatawa 23 -348-349 Ka dib Madaxdii Tiri Qoowlkii Jahmiya Kaas Oo Ahaa Inuu Quraanku Makhluuq Yahay Ilaahna Aan La Arkeeynin Maalinta Qiyaamaha Iwm Dadkana Arintaas Ugu Yeeray Kuna Imtixaamay Kuna Ciqaabay Dadkaan Jecleeyn Ama Qaadan Wey Ku Gaalaysiiyeen Heer Waxey Gaareen(Maxbuuska)( Askariga Dagaalka Lagu Qabto)Haday Qabtaan Ineyna Siidayn Ilaa uu Ku Qowlo Qawlkooda Taasoo Ah Qoolka jahmiyada Oo Ah Inuu Quraanku Yahay Makhluuq Iwm Waxey Wax Siiyaan Oo Keliya Qofkii Ayaga Rumeeya Ama Raacsan Sidaas Oo Ay tahay Imaam Axmed Raximahu laah Wuu U Naxariis dalbay Wuuna U Istiqfaar weydiiyay isagoo ogaa ineysan ukala cadaanin iney yihiiin kuwa rasuulka beeniyey ama diiday wuxuu la yimid Rasuulka csw Lakiin Waa Ay gefeen.
Fataawaa 489-12 507-7 Sida Oo Ay Tahay Iimaam Ahmed Wuu U Duceeyay Qaliifadooda Iyo Kuwa Kale Oo IImaam Axmed Dhibaatada Gaarsiiyay Oo Xiray Iimaamka Wuuna U Cafiyay Danbiga Ay ka Galeen, Wuuna u Istqfar Dalbay Kufrigoodii Ay Galeen Waloow Murtad Ay Banaaneeyn In Loo Danbi Dhaaf dalbo Waayo Qof Murtad Istigfaar looma Dalbi Karo Kitaabka Iyo Sunada Iyo Ijmaaca A Imada Ahlu Sunah Wal Jamaacah. Aqwaashaan Iyo Acmaashaan Asaga Iyo Aimada Kalba Waa Ay cadahay In Aysan Cid Shakhsi Ah Mucayan Ah Aysan Gaalaysiin Sida Jahmiyada Oo Lahaa Quraanku waa Makluuq Iyo Allaah Lama Arkaayo Maalinta Qiyaame. Iimaam Axmed Waxa laga soo guuriyey daliil ah inuu gaaleysiiyey qolo gaar ah Oo Ah Jahmiyada. Marka Mas Aladu in labo riwaayo laga soo guuriyo imaamka fiiro ayey u baahantahay,ama waxaa lagu xambaaraya in 2 rayi loo kala qaado,Mid Waa Cayni(si gaar ah in qofka loo gaaleysiiyo) Midna Waa Tafsiil(in lakala saaro )Waxaa la dhahaya Qofkii uu Shakhsi U Galaysiiyey Waxa laga helay shuruudihii gaalnimada keenayey waxana laga waayey wixii gaalnimada ka celin lahaa , ciddii uusan si shakhsi ah uusan u gaaleysiinna waxa laga waayey wixii keeni lahaa gaalnimada arinkan waa marka aan takfiirka uga hadalno si guud ah oo caaam ah .
TUSAALAHA LABAAD SHEEQ ISLAAM IBNU TAYMIYAH IYO KUWII KA SOO HORJEEDAY KASOO HORJEEDA
Waxa uu Ahaa AllahaU Naxariistee Mid Ku Socda Ama raaci MAnhajkaan Mana Uusan Gaalaysiin Jirin Dadka Shakhsiga Ah Kufri Mucayan Ayada Oon lagu haynin Xujo (Daliilka) oo Shuruuda Galaysiinta Shkhsiga iyo Waxyabaha U diidaya In La Galaysiiyo Uu U Dhamaystiro.
Waxa Uu Leyahay Sheekh Islaam Ibnu Taymiyah Raximahu laah Fataawa ibnu taymiin 229-3 Qofkii Aniga Ila Fariista Wuxuu Ogaan Jiray Inaan Ahay Qofka Ugu Horeeya Oo Diida In La Gaalaysiiyo Dadka gaarka ah (jahmiyada) Oona la Caayo ilaa lagu Oogo Xujo Cad Ee Risaalada Ah.taasoo Qofkii Khaalifa uu Yahay Marna Kaafir Marna Faasiq Marna Caasi ,Waxaan Aaminsanahay Inuu Allaah U Cafinayo Umadaan Gafkeeda, Qaladkuna wuxuu galaa Masaailka Afka Aad Ka dhaheysid Iyo Acmaasha Aad Sameeynaysid
Waxa Uu Yiri Sido Kale Sheekh Islaam kitabka (alrad calaa bakri) 492-2 Waxaan Dhihi Jiray Jahmiyada, xuluuliyada iyo Nafaaiyada Kuwa Nafyiyay In Allah uu Ku Suganyahay FAwqa Carshihii MArkii Mixnadu Dhacday. HAdii Aan idinKu Waafaqi Lahaa Qowlkiinii(oo ahaa quraanka waa maqluuq iwm) Waan Ku Gaaloobayaa Sababtoo Ah Anigu waxaan cilmi u leeyahay qowlkiina inuu yahay gaalnimo. Adinkuna agteyda gaalo kama tihiin Sababtoo Ah Juhaal Ayaad tihiiin. kaasna waxay Ahayd Hadal Uu U Diray Culimadooda iyo Qaadiyaalkooda iyo Umaradooda Jahligooda Asalkiisa Wuxuu Ahaa Shubuhaat Caqligooda Iyo Maskaxdooda ah taas oo ka timid ka gaabinta madaxdooda ay ka gaabiyeen iney ogaadaan daliilka saxda ah ama macquul sariix ah oo waafaqsan daliilkaas.
Sidoo Kale Waxa Uu Yiri Sheekh Islaam Ibnu Taymiya Fatwah 164-165-35 Qofka u Maleeyay Shiqiisa Inuu Irzaqsiinayo Ama Garab Siinaayo Am Hanuuninaayo Ama Taajir ka Dhigayo Ama Caawinaayo ama Caabudaaya Shiiqiisa markuu wacayo Shiiqiisa U Sajuudaya Ama ka kor Marsiinaya Nebiga csw Ama Shiikha Uu Asaga ugu Dhow Yahay Allaah Subxaanahu Watacaalaa Ama Shiiqiisa iyo Asagaba u Maleeyeen Ineyn Rasuulka csw u Baahneen Kuligood Waa Wada kaafiriin Hadii Ay Banaanka La Yimadaan Hadii Aysan Banaanka La Imaana Waa Munaafiqiin.
Dadkaan Aan Soo Sheegnay zamankaan Wey bateen Sababtoo Ah Waxaa Aad U Yaraadey Dadka Ugu Wacaaya Cilmiga Iyo Iimaanka Iyo Risaalada Garsiinteeda, Oo Dhulal Badan hoos Ugu dhacdey Dadkaas Intooda Badan Ma Qabaan Dhaxalkii nebiga laga dhaxlay Wax Ay Ku Hanuunsami Karaan Kuwa Badan Maba Gaarin Waqtiyadaas Oo Kale iyo Meelaha Ay Wax Ka Dhacaan Allaah Abaal Marin Ayuu Siinayaa Qofkii imaan Yar uu haysto Allaahna Wuu u Danbi Dhaafaayaa Qofkii aysan Ku Dhicin Xujo Aan Loogu Danbi Dhaafi Karin Sida Xadiiska uu sheegayo (waxaa imaanayo zaman Ayan Dadka Aqoon Salaada Soonka Xajna ma yaqaanaan cumro Ma yaqaaniin waxaa Garanaya Oo keliya Nin Oday ah Ama Ama ISlan Wayel Ah Waxayna Dhahayaan Awoowayasheen Ayaan Kasoo Gaarnay Ayagoo Leh laa ilaaha ilaa laah)
Xudeyfa bin Nucmaan Waxaa Lagu Yiri Maxay U Taraysaa Laa ilaaha ilaa laah keliya Wuxuu ku Jawaabay Naarta Ayey Ka Badbaadinaysaa ,
Dadka Oranahaya Waxyaabaha Lagu Gaaloobo kitaabkii ale iyo sunada rasuulka csw aa lagu gaaloobey xukunkaas mala gaari karo waxna ulama ahan qof kastoo sidaa dhahana in la dhaho waad gaalowday Ilaa ay ku cadaato shuruuda qofka lagu gaaleeyn karo(shuruud takfiir mucayan )
Sioo kale waxa u leyahay Kitaabka fataawii (sharax caqiidat asfahaani)safxah 211(falasifada iyo Baadhiniyada Waa Gaalo gaalnimadoodu U Cadahay Muslimiinta Lakin gaalnimadooda Ma Garan karo Qof Walba iyo Dadka aan aqoon xaqiiqada hadalkooda, Dadbaa iska Qaadanaayo hadalkooda ayagoon ogeen in lagu gaaloobaayo cudur waxaa loogu dhigi karaa inuusana ka war qabin jahilnimadiisa
kaas waxa weeye moowqifkii sheequl islaam ibnu taymiyauu ka taagnaa kuwa xaqa khilaafsan oo uu isku qasaya waxyaalaha lagu gaaloobi karo oo shakina ku jirin iney gaalnimo tahay muslimiinta agtooda. lakin shiiq ibnu taymiya muusan gaaleyn waana la doodey sababta xaqoo ka qarsoonaay iyo jaahilnimadooda awgiis iyo ka fogaasho ay ka fogaayeen cilmiga sharciga ah iyo arinka oo aad isaga dhex darsamay .
TUSAALAHA SEDEXAAD MOOWQIFKA SH MAXAMED IBNU CABDUL WAHAAB RAXIMAHU LAAH UU KA QABO DADKA QILAAFSAN
Sheekh Maxamed Ibnu Cabdulwahaab Raximahu laah Sidii iimaamayadii Hore Oo Kale Waxa Uu aamin sanaa In Aan Takfiir Mucayan Shakhsi La Gaalaysiin Karin Ilaa Xujada Iyo shuruuda Lagu Galobo La Imaan
Shiikhu Waxa Uu Yiri Allaah U naxariistee Kitaabkiisa (fataawaa al masail)safxada 11( hadii Aanan La Gaaleysii neynin Ninka Sanamka Saaran Qubada Cabdulqaadir Kan Caabudaayo iyo Kan kale Ee Asna Caabudaaya Sanamka Qabriga Axmed Yaala iwm, Sababto An Loo Gaalaysiinayna Waa Jaahilnimadooda Daraadeed Qof U Digayna Ma Jiro marka Sideen U Gaaleyneynaa Nin AanAllaah Uu Shariik Yeelin.
Haduu Anaga inoo imaanin Kuwaas Ayaa gaalo ah uusan dheheeynin Ama uusan Dagaalameynin Taasna waa Been weyn.
Sheekhu Wuxuu Yiri Allaha U Naxariistee kitaabkiisa (majmuuc al mu alifaat al rasaail shaqsiyah)safxa 3-33-85 Waxaa Aniga La Iga Sheegay Oo Ah Inaan Aniga Dadka Guud Ahaan Aan Gaaleeyo Taas Waa Beenta Dadka I Neceb Waxaa Kaloo Ka Mid Ah Hadlkooda Inaan Dhahay Ninkii Raaca Diinta alle iyo rasuulkiisa csw Beledkiisana Iska Degan Taas Kuma Filna Ilaa Uu Aniga Ii Yimaado Taasna Waa Been Leyga Sheegay, Muraadka Loo Baahan yahay Waa in La Raaco
Diinta Alle iyo Rasuulkiisa csw Meeshaa Rabtid Joog. Lakin Waxaa Gaaleyneynaa Ninkii Allaah iyo diintiisa iyo rasuulkiisa qira ka dibna Cadow Ku Noqda Dadkana Ka Reeba waxaan Kaloon Gaaleyneynaa Ninka Sanamyada Caabuda isagoo Ogaadey Taas Iney Tahay Diinta Mushrikiinta Dadkana U Qurxiya kaas weeyaan waa kan aan gaaleyneyno Nin kastoo Oo CaalimAh Oo Aduunka Jooga waa Uu Gaalaysiinayaa Nin Kaas OO Kale, ilaa Nin Jaahil Ah Ama Nin Muranloo Ah Mooyee
Shiikhu Wuxuu yiri Alaha u Naxariistee Asagoo Ka Jawaabaya Waxa loo Nisbeeyay Oo La Xiriira GaaleySiin Dadka la gaaleynaayo (Waxaa Lagu sheegay inaan Busiri gaaleysiiyay sababtuna ay tahay Hadalka uu yiri oo ah (Yaa Akramal Khalqi) Jawaabteydu Waxay Tahay Subxaanaka Haadaa BuhtaanunBbuhtaanun cadiim Rabiyoow Nasahnaantaadee Taasi Waa Been Abuur Weeyn. Waa Dhaday Hadalki Culumadu. Dhamaaad.
golaha baraaruga waxaan ka codsanaynaa in ay soo galiyaan muxaadaraatka qaybta dhiman sida a mur jiada ta’ wiilka waxay ka qabaan si suaalahaaan dadka iswaydiinayaan sida bukhaari iyo cidda lamidka ah uga faa’iidaystaan>
wajasaakumulaahu khayran
Ali Maskin Baatahay Xasaan magacayga haduu soo qado nayroobi bu ku ololayaa waan fadeexayna beenta iyo turuufada uu akhrinayo iyo shubahaatka
waxana uu wayi doona magaca shekhnimada ee maskinkas ha iska xamashe faraha ka qad
[...] Muxaadaraadka oo dhan Ka Dhagayso Halkaan Riix Ama Guji [...]
Salaan kadib
sheekha waxaa ka muuqata qaacido dhaqan ay u leeyihiin ahlu bidaca oo ah الإعتقاد قبل الإستدلال وهذا معيب oo wuxuu aamin san yahay kaliya ayuu u qiil bixinaya ee ma sheegayo aqwaasha mas’alada ku jirta ama macaanida kala jaadka ah ee ay leedahay weedha الولي waxaa qawaamiist carabiga ku jirta inta aan fiiriyay sida قاموس المحيط ولسان العرب ومعجم المقاييس dhamaantood waxay sheegayaan in ka badan halka eray ee uu sheekha ku celcelinayo ee ah النصرة muxuu sheekhu u sheegi la’yahay macaanida kale ee gaaraysa ilaa kaw iyo labaatanka oo ay leedahay, waxaan kaloo la yaabay sheekhu wuxuu leeyahay waxaa asal u ah kalimada macneheeda النصرة mana u ah nusradu kalimada asal ee waxaa u ah القرب والحب miyaysan ahayn من باب كتمان العلم ونصرة المذهب المتبع لديه وهذا مسلك من مسالك أهل البدع، waxaa kale oo ku badan hadalkiisa cudwaan iyo caro iyo xaasid nimo uu u qabo qaar wadaada ay is khilaafsan yihiin ah, wadaadka is dajiya dhaha dadka ka agdhow hana is wareerinin dhaha, waa wax laga yaq yaq soodu inuu matag iyo walac ku soo noqnoqoto hadalkiisa isaga oo sheeganaya aqoon sharci ah, taasina hadii uun wax laga qaadan karo waxay daliil u noqon kartaa wadaadka waxa uu sheeganayo iyo dhaqankiisa inuu kaaf iyo kala dheeri u dhaxayso, mida kale ha ku tala galo cid kamid ah ahlul cilmi lama doodayso shekha kaligii ayay u taalaa gogosha marka dee waa nin kaligii garamay ee is daji ha la yiraahdo yaysan kugu soo noqon waxan aad qaar iska nin tooxsanayso waa ceebe. Lkn waa inuu qofku yeesho marka hore dareen noocaas ah.
Ku dhamaan xasharaadkaan iyo doorshaanada lamida (Codsi bukhari cabdulaahi)waxaan lee yahay.
Xasad baa indhaha tiray inbadan xaabo tuulkiiye
Xaakay kajecelyiin hadaad xalwad u keen taaye
Xishood male xaqiiraan sharciga xeerin dhaqankiise
Xadaafiir hadaad keento iyo xujiyo raadkeeda
Xuruufaan qarsoomayn hadaad hoosta ka xariiqo
Nin qalbigu xirxiran yahay ayaan garan xisaabtaase
Xoolaha markii markii aad wacdee xerada gaynayso
Ama aad xanaaniyo shubaal xawdka ugu yeedho
Ximaaradan sidood maaha iyo xaabo tuulkaane
Xagaagay usoo leexan iyo xawdki loo dhigaye
Xugun iyo qawaacido wuxuu sheikhu ku xabeebay
Xijigooda muugalin naskuu sheikh Xassaan yiriye
Bacaad xaysku maray bay yihiin ruuxi xaal dayine
Xamdin mayn ximaaraan dhangado xagan sartiisiiye
Xishood laawe yaashaan indhaha xaasid baa xiraye
Xuunshiyo aboodigu malahan dhaqan la xeershaaye
Inaaan xawdsho saw may mudnayn waa ximaariine
Xukunkiyo sharcigu uma xiray koox xagoodaaha
Xikaar uma ahayn reer fansalakh xugunka diinteene
Xujadiisa kii keensadaa xigay dhankeeniiye
Xigto iyo qaraabiyo ma ahan xaafaduu yahayhaye
Qaaraankan isku xarig ka nahay xaaji taa mayae
Xigaal iyo qabiil baanuna hay xaaji taamayae
Xurquun uu isiiyaan darteed xoojin taamayae
Xizbi qura ayaan wada ahayn xaaji taamayae
Kuwiinaan ku xuurtoodayee xiiqda wada jooga
Xaaxeey sidii dayladii xaalkin wee yaane
Bidcadaad xurquun moodaysaan tawbaday xirine
Baadilkiyo xaqii kala cadee xaafid kaad durine
Xaaleeya tiinaa khatara xaalka muuq daaye
Xassaan gaari maysaane waadku xiiqdeene
Xoolayohow saqiirkaa kajoog waad xujowdaane
aniga waxaan qabaa in sh hassaan hussein aden uu gudanaayo waajib saaran oo diini ah ee yaan waxba la amaanin bal halaga faa’ideysto hana loo duceeyo.
BUKHAARI horta waxaad tahay ibliis illaaheyna jahanamo ha kuugu sugo waligaa in sha allah waxaa kaamuuqato xasid nimo beena waad kasheegtay sheekheena aan jecelnahay oo ah sheekh xasaan xuseen aden illaahaay ha ugu bushaareeyo janooyinka illaahey tii uu doonno in sha allah ,balse hadaad halkaan ku qortay sheekh xasaan bitca ,SHEEKHEENIYOW ADIGA IYO KUWA AAD WADAAGTAN IN AAD SHEGTAAN XAQA ILLAAHEY HA IIDIIN DHOWRO