
Assalaamu Calaykum Ikhwaanii fillah, Allah baa mahad oo dhami u sugnaatay NNK Suubanaheennii Muxammed scw.
Ummadda Muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan maanta waxaa aad uga madaw in ay dhici karto in wadaadaha laftooda ay ku jiri karaan kuwo gaalada jecel oo doonaya in gaaladu guulaysato Muslimiintuna baaba’aan laakiin ruuxa taariikhda Muslimiinta dib ugu noqda oo ugu yaraan aqriya Kutubta ka hadlaysa Xuruubu Saliibiyah wuxuu fahmayaa in dhibaatada ugu badan ay diintaan Islaamka iyo dadkeena dhibta ugu badani ka soo gaartay Wadaado isu ekeysiiyay Muslixiin kuwaas ii Sanaadiqo wada ahaa waxaana ugu horeeyay kuwa shaarka Islaamka dusha xiran laabtuna gaalnimadu u buuxdo Cabdullaahi Inbu Ubay Ibnu Salool kaas oo ahaa Madaxa Munaafiqiinta waqtigii nabiga scw.
Munaafiqiinta waqtigii nabiga scw waxay gaareen in Masaajid ay u dhisaan si ay ugu soo dhaweeyaan Ciidamada Gaalada waliba Nasaaradii Hiraqle hogaaminayay Ogoow oo caqligaaga si fiican u kaasho haddii waagaa Hiraqle ahaa Hogaamiyaha ugu awoodda badan caalamka Gaalada isla markaana Diintiisu ahayd Nasaara. Ma Obama ayaan booskiisii joogin sidoo kale Cabdulaahi Inbu Ubay masjidu Diraarka u dhisay si gaalo u soo dhaweeyo muxuu ka duwan yahay ninka Masjid Abubakar fadhiya oo Sarkaal Obama wakiil u ah si cad ula shiray Aw C.raxmaan Sh. Cumar? Maxay labadooda is dhaamaan aniga ahaan marka aan eego Cabdulaahi Ibnu Ubay haddii uu maanta noolaan lahaa wuxuu billad dahab ah siin lahaa Aw C.raxmaan waayo Aw gu wuxuu dhamaystiray hammigii uu Cabdulaahi hindisay ee ahaa in Masjid Gaalo lagula shiro si Islaamka loo burburiyo.
ICTISAAM OO RAACAY KUNA DHAQMAY DIINTA DIMUQURAADIYADDA
Dadka qaar ayaa ila yaabaya markaa ay maqlaan wadaadihii ay daba joogeen oo Diinta Dimuquraadiyadda ku dhaqmaya laakiin waxaan doonayaa bal in aad si fiican u eegtaan waxyaabaha aan ku caddaynayo in wadaadaha aad daba ruclaynaysaan ay diintii dimuquraadiyadda qaateen kuna dagaalamayaan maanta.
Ictisaamka Somaliland:
Ictisaamka Somaliland waa kuwa ugu fiican sida ugu fooxaxunna ugu dhaqmay Diinta Dimuquraadiyadda waxay ku jiraan Golaha Guuritida, Golaha Wakiilada iyo Xukumadda Somaliland oo aad ogtihiin in Muslimiinta ay dhiiggooda xalaashatay iyadoo adeegsanaysa ama ku dilaysa Somaliland darteed ama waxa ay ugu yeeraan Qaranka Somaliland.
Waxaad ogtihiin in dagaalo badan dhex mareen Somaliland iyo Puntland waxaa ku dhintay dhalinyaro aad u tiro badan dhamaantoodna waxaa dagaalka galiyay Xukuumadaha meelahaas ka jira Ictisaamna hal Muxaadaro oo ay ku sheegayaan in Somaliland iyo Puntland dhiigga Muslimiinta Xalaashadeen kama maqal aningu ahaan waa jirtaa hadalo wadkood galeen oo meelaha laga sheegay kuwaas oo ahaa in dagaalku Fitno yahay in la sheegay laakiin marka aad eegto sida ugu mashquuleen wiilasha Gaalada iska celinaya arinkaas way uga aamuseen.
2010 Magaalada Buuhoodle waxaa soo weeraray Ciidan aad u xoog badan dad badan oo Muslimiin ah walaalaheena ah ayaa meeshaa Xabashidu ku laysay nasiib darro waxaa loo baahnaa in gargaar dawo ugu yaraan loo fidiyo waxaase dhacday in Dawlada ay Ictisaamkaasi wasiirada ka yihiin in ay ciidan dul dhigtay Buuhoodle loona diiday gawaaridu xitaa in ay u gubdaan. Ciidamka Somaliland ayaa Xisaar ku sameeyay magaalada si Muslimiinta ugu gacmo qabto Xabashida laynaysa oo waxay ku saacidayeen in aan dhulmahantaha kale wax gurmad ah uga imaan Buuhoodle taasi waxay kuu caddaynaysaa sida walaaga u siinayaa gaalada Xukuumada Ictisaamku u fatwoodo kana midka yahay.
Somaliland intaa kuma ekaan waxaa dhacday in dagaalo badan ku qaaday reerkaa Muslimka ah ee Dhulmahante oo aanu walaalo nahay taas oo sababtay in maantadan Dagaalo badani dhex maraan Habarjeclo iyo Dhulmahante oo ah laba reer oo Muslimiin ah Ma la socotaan in Isbuuc kasta labadaa reer dhiig ka dhex daato sababtana waxaa leh xukuumadda Ictisisaamku ugu yaraan 45% xubnaheeda yihiin Jamaacada Ictisaam.
Sanadkii 2010-2011 waxaa ka dhacday magaalada Hargaysa dhacdo xanuun badan taas oo ahayd in gaal u dhashay Jarmalka oo lagu magacaabo Gunter Bischoss oo muddo aad u dheer ku noolaa Somaliland in intaa oo dhan shaqadiisu ahayd in Dumarka iyagoo qaawan oo loo galmoonayo uu aflaam(Muuqaalo) ka duubayay hal mar kalinaya maahayne 15 sanadood muddo ku dhaw ayuu arinkaas ku jiray ninkaasi ninkaa markii la qabtay wuxuu ku eedaysnaa arimahaan soo socda
- In uu sheegtay in uu soo Islaamay markii hore markii la qabtayna uu yiri Islaam maahi
- In Nikaax Islaami ku guursaday gabar Muslimad ah sidaana ku qabay ka dibna Sino isagoo samaynayaa Aflaam iska duubay.
- In markii la xiray uu ku andacooday in uusan qasbin Dumarkaa Aflaamta ka duubay oo iyagoo raalli ka ah ka duubay kuna heshiiyeen.
Saddexdaa arimood si fiican u eega waxaan doonayaa in aad Xukunka Shareecada ka qabto ninkaa iyo kan Dimuquraadiyada aan isla eegno.
Xukunka Shareecada Islaamku ka qabto dambiyada uu galay gaalka Gunter Bischoss.
- Dambiga koowaad waa in uu soo Islaamay ka dibna ka noqday oo riddo ku dhacay xukunkiisu waa Dil.
- Dambiga labaad waa Thayib Saani ah xukunkiisuna waa Rajmi
- Dambiga saddexaadna waa in fawaaxish faafinayay waliba mid aad u xun xukunkiisu wuxuu gaarayaa Dil.
Xukunka Diinta Dimuquraadiyaddu ka qabto Dambiga uu galay gaalka Gunter Bischoss.
- Dambiga uu galay ee Riddada ah xaq buu u leeyahay waxaana caddaynaya oo waliba dammaanad qaadaya Dastuurka ay ku dhaqmaan Somaliland si fiican u eeg Dastuurka Somaliland Qodobka 10/2 aad waxay sheegaysaa in ay aqoonsadeen kuna dhaqmayaan Baaqa Caalamiga Xuquuqul Isnaanka marka aad eegto isla baaqaas Qodobkiisa 18 aad waxaa ku qoran in ruux kastaa xaq u leeyahay in uu diintiisa badalan karo oo gaaloobi karo laguma ixtiraamo dawladuna ammaankiisa dammaanad qaado ruux kasta oo gaaloobay.
- Dambiga uu galay waa in isagoo Nikaax soo maray waliba mid Islaamiya uu Sinaystay isla baaqa caalamiga ah Qodobka 17 aad waxaa ku qoran in guurka uu xalaal u yahay laba kasta oo is doonaysa iyadoo loo eegayn Diinta haddii ay iyagu is doonayaan waxay xaq u leeyihiin in ay is guursadaan oo reer samaystaan sido kale qodobka 11 wuxuu sheegayaa in aan ruuxna la saari karin Ciqaab aanay ogolayn Qaramada Midoobay sidaa awgeed Rajmi lama saari karo waayo QM Rajmiga ma ogola.
- Fawaaxishta iyo in in uu Aflaam Qaawan la iska duubaa waxay ka mid tahay Shaqooyinka xalaasha ah waliba sinada ayaa noqon karta Shaqo xalaal ah haddii qofku isagu raalli ka yahay ama ka helo in uu sameeyo arinkaa waxaa caddaynaya isla baaqqa aan soo sheegay Qodobka 23/1 aad ayaa si fiican u faahfaahinayaa in shaqada QM ogoshahay uu xaaraanta xitaa soo galayso.
Dacwadii loo haystay waxaa la doonayaa in aad u eegtaan laba Diimood tee baa lagu dhaqmay Ma diinta Islaamka ayaa loo cuskaday xukunkiisa mise Diinta Dimuquraadiyadda ?
Haddii ninkaa Diinta Islaamka loo fiiriyo waa in la dilaa bay ahayd oo waa dambiile weyn waxaana laga faa iidi lahaa in uusan gaal dambe isu dayin in fawaaxish kula dhiirado dumarkeena sidoo kale waxaa caddaan lahayd in dawlada meesha joogtaa tahay mid ku dhaqanta shareecada Islaamka laakiin haddii ninkaa la siidaayo waxaa caddaatay in uusan dambi lahayn marka loo eego Diinta Dimuquraadiyadda waana sida dhacday sidoo kale waxaa shakigii iyo Shubhadii laga saaray in Dawlada meesha joogtaa ay tahay Xukuumad Ridda ah oo diinta allah garab martay ayna banaantahay in laga tuuro meesha cidkastaa oo ka qayb qaadatana lagula dagaalamo illaa ay diinta allah u soo noqdaan ama la mariyo.
Ictisaam iyo Gunter Bischoss maxaa ka dhexeeya ?
Ictisaamka marka koowaad arinka ninkaa way ka aamuseen si shacabka aysan u kicin taas oo sababtay in dad badan dhahaan wadaadii ayaaba ka aamusay. Waxay kala shaqeeyeen Xukuumadda in ay shacabka been u sheegaan oo Khubdaha Jimacaha waxaa lagu amaanay Siilaanyo iyo Xukuumadiisa isla waqtigii ninkaasi la qabtay laakiin markii ninkii la siidaayay waxaa is badalay jawigii wadaadihii Ictisaam ayaa bilaabay in Shabaabka ku dhagaan oo dhahaan waa Khawaarij si mowduuca gaalkaas umadda uga xajiimoon.
Waajibkoodu wuxuu ahaa in arinkaa diinta allah waxa ay ka qabto ay sheegaan kuna adkaadaan laakiin way ka aamuseen iyagoo u naxaya in Ganacsiyadooda aan laga xirin waxaase ka daran in Xukuumaddaas ay jagooyin cusub ka qabteen iyagoo og sida ay ugu talax tagtay diinta allah.
Maalin dhaweyd ayaa Somaliland laga furay Axsaab Siyaasi ah kama harine Ictisaam waxay furteen Xisbi la yiraa BADBAADO xisbigaa sooma bixin oo waa haray laakiin markii ay isu soo baxyada samaynayeen waxaa meesha taagnaa madaxyaweynta Ictisaam oo ku baaqaysay in Diinta allah ku dhaqankeeda u istaagayaan ragga meesha joogay waxaa ka mid ah ragga aad isugu dhawyihiin Sh Cali Warsame sida Sh Muxammed Cali Geeddi, Sh. Cabdullaahi Baashe iyo kuwo kale oo badan.
Xisbigii BADBAADO markii uu haray kadib wuxuu la midoobay Xisbig Dimuquraadi ah oo la yiraa WADANI oo uu hogaamiyo nin Shuuci ah. Waxaan doonayaa bal in aan idiin soo bandhigo qodobada ay ku heshiiyeen oo ka kooban shan qodob
- In lagu midoobo Magaca, Calanka, Xeerka iyo Barnaamijka Urur Siyaasadeedka WADANI
- In labada urur si midaysan uga qaybqaataan adkaynta nabadgalyada iyo Qarannimada S.land
- In ay meel uga soo wada jeestaan waxkasta oo wax u dhimaya Jirintaanka Qarannimada Somaliland.
- In ay si mideeyaan Awoodda Siyaasadeed iyo dedaalkooda ay ugu jiraan sidii dalkani u noqon lahaa mid gaara horumar dhinac walba gaara.
- In la ilaaliyo lana fuliyo dhamaan mabaadii’da guur ee ku xusan Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Qodobka labaad iyo kan saddexaad waxay ku qireen Ictisaam in dalkii iyo dadkii Muslimiinta ahaa ay doonayaan in ay kala jaraan barina iyagoo cimaamado wata inta garoowe yimaadaan dhahaan umadda Soomaaliyeed ayaan doonaynaa in aan Bayaan u soo saarno waana isaga kan ugu horeeyan ee doonayaa in aniga iyo walaashayda Muqdisho caruurta ku haysata in aan Fiise isu qaadano marka aan is booqanayno sidee arinkaa loo rumaysan karaa?
Qodobka saddexaad Ictisaam waxay ku caddeeyeen in dagaal ku qaadayaan iyagoo ku dagaalamayaa magaca Somaliland waliba si toos ah markaa saw meeshaan kuma cadda in Walaalaheena Dhulmahante dagaalka lagula jiro oo caruurtooda iyo dumarkooda lagu laynayo ama guud ahaan ciidamada awooda badan ee xabashidu soo tababartay dhibta ku hayaan Ictisaam saw kow kama aha oo dagaal qabyaaladeed iyo wax ka xun saw maaha.
Somaliland waxay sheegeen in ay ku timid go’aan ay gaareen Beelaha in ay goosato haddii ay sidaa tahay aad doonaysaa in la idinku ixtiraamo arinkaa maxaa ku jaban haddii Dhulmahante iyo Warsangali dib uga shiro Somaliland go’aansadana in uu Soomaaliya dib ugu biiro saw maaha in lagu ixtiraamo iyagana haddiise la yidhaa markii hore iyagaa saxiixay oo kama noqon karaa 1960 kii dib ugu noqo saw idinku maadnaan saxiixin in Soomaaliya ku biirtaan idinkuna dib uma noqon kartaan Ictisaamoow la socda.
Baaq ku socda Dhulmahante.
Waxaan aad u jeclaan lahaa in aan maqlo Daraawiish wiilashii ay awoowayaasha u ahaayeen ayaa calankoodii iyo faraskoodii inta dib u qaateen Allah ku cadaabay Gaaloraacyo iyo Xabashida sidii aad caanka ku ahaydeen maanta waa suuragal in aad ka fakartaan.
Beesha Warsangali dhibaatada maanta la idinku hayo ayaa haysatay Qayraadkoodii ayaa la doonayay in la boobo, Fawaaxish oo dhan in loo soo safriyo ayaa la doonayay waxay go,aansadeen in ay isu tashadaan oo raggooda diinta leh ku tashadaan in ruuxkasta oo Xabashid iyo mid u shaqeeya dabagala Kir iyo UF dhahaan maantana waad aragtaan in Faroole ka qaylinayo iyo dhamaan intii gaalada jeclahyd maxaa idinkana idiin diiday ? Ma waxaad is leedihiin nin gaalo jeceshahay ayaa dhibaatada idinka qaadaya wallaahi Khaatumo ragga wata waa kuwo loo soo diray in ay Xabashida idin hoos geeyaan ee ka tashada isuna tashada.
2010 Buuhoodle Dagaalkii aad Xabashida la gasheen ma garanaysaan cidda idiin soo gurmatay makuwan gaalada la degan baa idiin soo gurmaday mise walaalihiina reer koofur oo aan qabiil idinka dhaxayn ee Diinta allah darteed idinkugu soo gurmaday ajiiba baaqa walaahihina maanta gaalo waa jaban tahay idinku haddii aad kacdaan waa u dhamaatay Somaliland oo ciidan dambe iyo gaalo dambe idiinma gacmo qabanayso sidoo kale waa u dhamaatay Puntland waxaad noqonaysaa duul sharaf leh oo shaydaan oo dhan cabsi galiya waan ogahay tayadiina Ingiriis ayaad maalin intaa ka tabar liidataan madaxa wada goyseen saw raggii Koofil dhagta dhiigga u daray maahidiin allah idin barakeeyo safka walaalaha soo xoojiya idinka bes ayaa maqan wallaahi nasriga waa soo dhawyahay ee ha soo daahina.
Somaliland lagumawada qanacsana waxaa jira dadaalo badan oo kheyr badan haddii aad diinta allah difaacdaan dhulmahantoow walaahi waxaa idin soo raacayaa dad aad u tiro badan oo ay ku jiraan kuwa caruurtooda aflaamta fawaaxishta laga duubayo waxaan rabaa in aad iska jirtaan Ictisaam kheyr sooma wadaan waxay doorteen in idinka dhex ganacsadaan una shaqeeyaan xukuumadaha sidaa oo dhan yeelayaa waxaan rajaynayaa in maanta wax badan aad fahamsan tihiin.
Qabyaalad waa dhamaatay maanta waxaa dalkii ku jira Xabashi, Ugandhees, Burundi iyo kuwo kale oo la soo wado gaaladii waxay soo dirtay kuwoodii daanyeerka qalan jiray aan u dagaalanno diinta allah aan dumarkeena iyo caruurteen difaacano, walaahi waxaan hubaa in meelaha gaalada loo soo wado ay ku jirto dhulka aad degtaan waayo labada maamulba waa kuwo xabashida u shaqeeya kan khaatumana kama liito dhamaantood si dantooda gaarka u gaaraan idinka gacanta idinkugu qabtaan ayay u dalbanayaan Gaalo madawda ee ku biira reer Galgala.
La soco qaybta labaad oo aan kaga hadli doonno Ictisaamka Puntland insha allah
Akhuukum. Bile Bilaal
Somalimidnimo.com













































ictisaam meel aylaheystaan majirto labadhex daykabaxen waxey taagan yihiin banaan cidla Ah waalaga.kalatagey -waa hashi labada GEEL dhexdooda ku luntay bay u egtahay sheekada
subaxaana allaah war ninkaan maqaalkaan qoray illaahay hakunaxariistee somali dagaal qabiil waa kasoodaashee haiskudirin oo reer hebeloodaan iskadaa waxaa kaaga khayr badan adoo dhaha xayya calal jihaad dulbahante waxaa idinkusooduulay habar jeclo warsangali waa laidinhaystaa mawaxaad mooday inay saa kudaawoobayaan xoogaa maqaaladaad qoraysaan kasaara qabiilka iyo magacaabidiisa maadaamaa dadkan eey qabiil qabiil isulaayaan waadmahadsantihiin idaylkiin asc
Asc wr wb jazakalahu kheyran walal wlh ma moden nin ado kale ah in u somalia kaso baxayo hadana waxa i cadatay in umada musliminta gar ahan somalia ay guul gari donto insha alah
Wlh gob gob dhalay atihiin gob islaam cizooba allaha idinsharfo.
Aaway hee abuu faatima ictisaam bal kucabir gabayadaad macaan.
Beesha caalamka iyo ictisaam macamaleey wadaagaan
macalacagtey karabaan o boorsooyinkey ubageen
mise culumeey diyaarinayaan o diinta locarbinaayo
mise cuntey karabaan iyo qutul yawmka caloosha
mise waa cabsanayaanoo baasabooradeey ubaqeen
oo calaacal iyo tuugsiyeey u tagaan
bal cilaaqaadka udhaxeeya noo cadeey dadoow
waa ucabsaa ictisaam iney ceel kudhacaan o ciqaab ey lakulmaan
(bal dadoow jawaabta isiiya)
Kheyr shaege sxb sifiican uaqri maqaal meshaan dad leskuguma diro e waa good lagu cadeeyn xaqa waxba leskumadirin e waxa layiri jidki daraawish mara gaalo raacyada ladagaala xabashina edba marka ader allaha kubarakeeyo aqiiyow ajirna ilaah hakusiiyo hakudagdagin webkan wlh isagaa xaqa kaa jecel qabiilna kaaneceb
sxb wanaag ayan kurajeyn iyo qeyr
asc wr wb
dhamaan waxaan salaan xushmad huwan u soo gudbinayaa walaal soomaaliyeed ee
u cadeenaya wanaaga dhinaca u jiro.
ku socota Bile bilaal…> waxaan kuu sheegayaa”hadal waxa uu aamin yahay inta uu ku jiro uurkaaga”
Maqaalkan aad soo qortey waxaa wanaagsaneyd in aad ku ekeyso”Xaga iyo baadilka” oo aan ka wada shareecada islaamka ku dhaqnkeeda iyo Diimuqraadiyada”
waxaa kale oo aad u fiicneyd in aad Dadweynaha soomaaliyeed oo aan wali wax ogeyn aad baraarujiso si ay u ogaadaan dadka wanaaga ku taagan
..
Waxaan aad iyo aad uga xumaha in aad dad walaalo ah wada dhashay isku dagaanka aad
dab dhex dhihto aad tiraah ka tashada, yaa idiin soo gurmaday…waxaa idiin soo gurmaday
walaalihiina koofur.,
waxaa ka fiicneyd in aad ugu baaqdo dhulbahante iyo habar jecel waxaa tihiina dad islaam ah oo soomaali ah oo dagaan wada dagan ee Diinta ku dhaqma ….sidoo warsangeli iyo dadka la dagan in aad ugu baaqdo walaalo muslimiin ah ayaa tihiin ee gacmhaa is qabsada. saxxiiib adiga iga raali ah..dadka waxaa diinta ku dhaanto u cadeee, laakiin iska daa “dabshidka” IYO KALA DILKA shacabka meel wada dagan.
waxaan kale oo aan kaaga waaninayaa Magacyada QABIILADA iN AAD iska dayso..
sababta oo ah laba isma raacaan , shareecada islaamka ayaan dadka u sheegayaa ..hadana waxaad wadaa kala taga dad shacab soomaaali oo wadaaga dhaqan,diin,dhalasho iyo dagaan..
waxaa kale oo aad ula yaabay “erayga somaliland(dalka soomaalia)..ma si gaar ayaad u dhibsatey mise “english” ahaan ayaad u dhibsatey . waxaa iga dardaaran..hadaii aad wax qoreyso “Dimuqraadiya iyo ku dhaqanka shareecada” dadka kala wada ama taageeraya
ictisaamka jooga geesta afrika ee ku hadla afsoomaaliga sida ay wax u wadaan, iyo dhaqdhaqaaqa dhalinta dadaalayaasha ee u taagan ku dhaqanka shareecada islaamka
Bile bilaal “yey kaa muuqan qabyaalad, ha ku siinaadaaan dhamaan dadka aad wax ka qori ictisaam meel kasta waa joogtaa,waxayna ku dadaalayaan sidii ay u hirgalin lahaayeen meesha dan ugu jirto
Dadka ha loo sheeg “in ay Diinta Bartaan iyagaa ogaan dadka Xaqa wada” ama XAQA dhinaca uu jiro
alxamdulillaah aladii mujaahidiinta noo soo saaray
alle subxanahuu watacaal waxaan ka baryayaa in uu cadawgiina jebiyo rabina idiin gargaaro meel kasta ood joogtaan alle waxaan ugu shugriyaa markasta rabiga noo kiin soo diray ,,,,,,,,,waxaad noo furteen daah aad daboolka ugu qaadeen shirkiyaadka iyo dulmiga somali dhameyey,,,,,,waxaad nuuriseen diinta rabigay ee daboolneed,,,,waxaad dadka inta badan ladulminayeyaad niyadooda hagaajiseen ama aad la sinteen cadaalada rabigay waxaa noo kala cadaaday muwaxid iyo murtad iyo mushrig,,,,alle ha idin xafido hana idin barakeeyo,
waxaan aad ugu farxay walaalkay bille muuqaalka fiican ama rayiga fiican eed ku baraarujinayso dadka goboladaas u dhashay waxaan rajaynayaa in ay fahmaan manta ma ahan wax somali lakala gooyo arintaasna waa mid gaal ka danbeeyo balse shicibka somaliland ee maskaxda looga xaday qaranka sommaliland war alle ka baqa oo rabi sharcigiisa barta meesha qabiil la idinku baray waxan u rajaynayaa in hada la kala fahmay xaqa iyo baadilka ay walalaalihiina mujaahidiinta ah idiin nuuriyee,,,,,,,,,alle waxan ka baryayaa in uu danbi dhaafo hadaan wax xadgudub ah ku hadlay idinkuna isoo cafiya ikhwa
ac
34 sano ee ugu danbeeyay soomaaliya waxaa ka shaqaynayay mabda’an aad aaminsan tahay ee ah si kasta wax uga sheeg ururka ama qabiilka ku khilaafsan. Natiijadiina waxay noqotay waxan aan maanta gacanta ku hayno. Waxaana filayaa cadow mooyee qof ku faraxsan in uusan jirin.
waxaa fiican in aan u aragno ururka ama qabiilka ku khilaafsan in uu yahay qayb adiga kaa mid ah ood kaliya ku kala aragti gadisan tihiin sidii loo gaadhi lahaa danaha guud ooy ugu horayso dhabaqaada shareecada iyo soo celinta khalaafada.
isunaseexayn,isurifqin iyo wadatashi ayaana lagu gaadhi karaa danahaa guud.
iskhilaafka iyo tanaasucu waa hubka ugu qaalisan ee cadowga adeegsado,qofka ka shaqeeya iskhilaaf iyo tanaasucna waa adeege cadow isagoon is ogayn.
bal fiiri
قوله تعالى : فبما رحمة من الله لنت لهم ولو كنت فظا غليظ القلب لانفضوا من حولك فاعف عنهم واستغفر لهم وشاورهم في الأمر فإذا عزمت فتوكل على الله إن الله يحب المتوكلين
aayadan illaahay SW rasuulkiisa SCW wuxuu ugu sheegay sunadiisa kowniga ah ee dadku kuwada socdo kuna walaaloobaan iyo mida dadku ku coloobaan kuna kala tagaan. Sunadan kowniga ahi qof laga cafin ma jiro gaal iyo muslin oo waa khayru khalqillaah qofka lala khidaabayo.
Sunada kowniga ah ee dadku ku kala tago kuna coloobo
1-Naxariis la’aanta iyo rifqin la’aanta
2-aflagaadada iyo cayda
3- qalbi qalafsanaanta
qofkii intaa ku sifooba rasuulba ha ahaadee allaah wuxuu cadeeyay in dadku ka kala tagi.
Sunada kowniga ah ee dadku ku wada socdo kuna walaaloobo
1- iscafinta iyo isuqalbi jileeca
2- in qofka muslimka ah loo istiqfaar dalbo,yacnii in aan ceebihiisa iyo gafafkiisa laraacraacin
3- in la wada tashado oo wax dadka ka dhexeeya uusa nina gooni la noqonin
4- bacda shuura iyo heshiis ka dibna in illaahay la tala saarto,waayo illaahay subxaanuhu watacaalaa wuxuu jecelyahay kuwa talasaarta.
ninkii ummada soomaaliyeed ee muslimka ah khayr la raba ha ka shaqeeyo sidii loo heshiisiin lahaa,aragtidoodana laysugu soo dhawayn lahaa.
wcww
Assallaamu aleykum wr wb dhammaantiinba.
Jazaakal LAAHU khayran akhii Bille Billaal, inta aan maqaalka arkin saaka ayaan is lahaa beryahaan wallaalkaa maad maqlin balse ALLE mahadiis waaba kan maqaal runta taabanaya oo aad u xiisa badan, halganka halkaa ka wad adiga iyo tiro yar oo wallaala ah runtii dood macquul ah hor dhiga culimada qaarkood waxa ay u nisba sheganayaan aan wadadeeda heyn isu heysta in ay hayaan iyo kuwa indha la’aan isaga daba feylay.
Soomaalida qabiilka qalad bay ka fahantay, ama waa in aan la soo hadal qaadin sida uu u isticmaalay kacankii ama waa in la soo hadal qaadaa sidii ay dagaal oogayaashii oo kale, soow ma oga Soomalida in uu jiro wax u dhaxeeya labadaas oo ah quraanka, qabiilka in uusan aheyn soo hadal qaadkiisa wax qalad ah ee in si qalad loo isticmaalaa ama la isku dhibaateeyo aan la ogoleyn keliya! siirada dib ugu laabta.
Culimadaan halka dabeesha usocota uun u socda ee aan ka run sheegeynin diinta, ALLE ha cabsadaan arimaha la soo hordhigaayo ha ka gar baqaan ama ha taageeraan diitna hana u diyaargaroobaan wixii ay soo mareen saxaabadii raxmatul LAAHi ajmaciin Soomalida waxay ku maahmaahdaa “La isku waa fadhi iyo fuud yicibeeyd” la jiifiyaana bannaan la joojiyaana banaan waa ka soo daalnay!
Aad ayaan uga helaa bilaal qoraalkiisa. Waa qoraal waqti iyo shaqo ku baxeen. walaalaha kalena waan ka rajaynaynaa inay ku daydaan bilaalm oo aanay u noqon qoraal aad moodo inuu nin marqaansani qoray. Islaamkuna wuxuu ina baryaa inaynu qurxin iyo xilkasnimo ku qabano shaqo kasra.
Maaaashaaaaa allah abtii jazakallah cana khayral jaza zaadakallahu cilman laayunsa sidad xaqa ucadaysay xowdka nabiga allah hakaga warabiyo amiin
Akh-Bile Bilaal-insha allah waan qaadanay baaqaas waana u dagaalamaynaa sharciga alle.
mana raali kanihin in Dimoqraadiyad iyo khaatumo iyo Dastuur nalakuxukumo ee waxaa dadkayagu fahan sanayn xalaawada shareecada. waayo dhulkaan waligiis shareeco laguma xukumin.
asc………………..
marka ugu horaysa waxaan mahad balaaaran usoo jeedinayaa walaalaha aan jeclahay oo markasta waxay niyadu igu tagto iishega oo ah walaalaha baraaruga islaamka ee gob-islaam………..
intaa kadob waxaaaaaaan arabaa inaana wax yar usheego qofka labaxay khayr sheege
…saaxib walaalku ma oran dhulbahante waxaa kusoo duulay habar jecle ee wuxuu yire soomaliland baa kusoo iyo xabshi baa kusoo duushay dhulbahante .. mida labaad oo aad tiri warsangi waa la ini haystaa maxaad utiri,,, walaalku wuxuu yiri warsangale puntland baa haysta buu yiriye ma wuxuu yiri reer hebel baa hasta…. mise waxaad ka xuntahay in maamulada ridada ah lagu kiciyo shacabkan muslimka ah… shacabkan oo donaya cizada iyo sharafta diintoda ku dheehan,,,,
intaa kadib….
al-ictisaam aniga hadii la iwaydiiyo waxaan dhihi karaa waa munaafiqiintii joogtay xiligii nibi muxamad markii laga aroobo inyar oo lakhalday iyaguna way fahmi doonaan insha allaah…
hadii aan fikirka..
dhulbahante
ascwrwb
ku socota:Walaalaha fiiriya”comments”
walaal waxaa ka dhiibtey talo iyo tusaale maqaalka uu qorey”bile bilaal”
wax comments ah oo iga horeeyey ma jirin ilaa haddana HUBIN AYUU ku jiraa
oo dad iga dambeeyey ayaa ka arkaa “commenta” ay ka bixyeen qoraalka walaal “bile”
walaala waad iisoo qori kartaan hadii aad dhibsateen waxa aan soo qorey.
mahdsanidiin..
Walee somaali dhibaa hasta hadii cidwalbaa qoraalka somaaliga say rabo u qoto waa cajiib diin iyo qabyaalad waa labo shay oon isu cuntamin waxaan walaalka kula talin lahaa in uu umda dabka kala dhex baxo oo haduu wax yaqaano salaada u sharxo shuruudeeda iyo farlkeeda hadiikale reer hebek iyo reer hebel waa waxii soomaali halkaas dhiga ee allaah uga cabso waxaad qorayso oo yaan shaydaan kuu sacabo tumin dintaan difaaceedu waxay u baahan tahay in marka hore iyada la barto laguna dhaqmo.
Kadabaa aqii aad ayad uwanaagsantahay wlh wan aqriyay qoraalkaada caay iyo xumaan wu ka bariyahay aqii allaha kubarakeyo dadaal waxana kugu ogahay inaad xaqa faafiso ilaahna hakusugo asc
Kkk warsame hada faroole maxan iskuheysanaa bal miyuu mabda ahaan naga tirsanyahay siilaanyo kwrn mabda ahan maiskumidaa nahay adeer meel kalaad ujeeda hadaad mujaahid iyo ashahaada ladirir aktaada kasimanyihiin sxb markaad hadleysid waxbadanba laiskailaalshaa adigana hobseedkaadu wubatay ilaahey hakunaxaristo dambidhaafna hakusiyo ani kuceyn ma kuna habaarimaa bal waakuduceynaa intakaraamkeygaa wabilahitowfiiq
Asalaamu calaykum.
Aad ayaan diinalaamayaa.
salaal kadib walaal kan soo qoray maqaalka waxaad moodaa inuu waxbadan isku qasayo, dadkna waa wax ba ogayna aad moodo inuu majara habaabinyo, waxaa ka mida.
1- kale saar Ictimasaam iyo ninka ka mida ee ku dhacay dambi, kaasi oo qaatay Demuqraadiayada ama waxa oo la mida.waayo mahayno meel inta ay iksugu yimaadeen ay yidhaadeen aynu qaadano demuqraadiaya bulse imika ayey ragoodii ehlu taxiidka ahaa la soo taagan yihiin waa gaalnimo. markaa waxaan ku leyey ha odhan ictisaam ee waxaa tidhaadaa rag ka tisan ictisaam ayaa dambiga agalay, waayo ictisaamkan aad haysto waa ragii ka mida Amrilka( abu -subeyr) xafidahulaha,
2- arintakale ee aad leedadahay 45% arintaa ma hayno waa si rasmiha loo sheegi karaa waa haln nin waxa kale ee aad sheegaysaa mar ayay wadaado ahaayeen , markaa loo nisbaynaa qofkii inta uu xarko soo maro hadalna iskaga bax, wixii dambe ah ee uu galo, waa arin laga fiican yahay.
3- waxaa kale oo aan ka arintan dhulbahane, iyada ayaa iskugu wacan oo waxaas oo dambi ah dadkoogo u gaysanaya, hadii uu dhubante inta uu meel isgu wada yimaado goaankeeda uu qaado meeshii ay dani ugu jirta uu raace inta laga helayo wax umada mideeya, lakin hadii inta ay is qaybiyaan nin waliba inta uu meel tago uu yidhaado dhubahante ayaan isadaa isku taacay, GARLABADA DAAQA AYAA DHIBTAA OODHAN UGU WACAN.
ugu badbayn waxaan leeyahay umadu iftiintaa soo baxay ayey rajo ka sugaysaa ee ayaan la firdhinin, ninkii aad qalad gala qalidkiisa ha loo sheego, hadii uu diido imado ha loogu digo in wax uu wadaa ay qalada tahay oo la iska ilaayo, arintaasina kaligii ayay ku eegtahay iyo wixii la qab.
wa bilaahi tawfiiq.
ac
Warsame iyo Warasame waa laba nin oo kala gadisan,marka yaan laysku qasin.
wcww
Ku warasame sxb horta ictisaam dhanlamaheysto bal waxa laheystaa madaxyaweyntoodii ugu cadcadaa sxb waad aragtaa sh.c.qadir gacamey shibile ina aweys abyad caliwajis oah culuma ueke umal o wali qeyr badan kutuhmooyo oan kaquusan ilahna haka cafiyo bal shibili wa maqashay waxa aflagaada u hoganka mujahidinta ugeystay iyo shahiidki usaama raximahulaah wuxu yiri usaama wa nin miskiina o an diin badan aqoon marna wuxu yiri usaama wa nin camiil ameerika uah mar wuxu yiri waxan haya warqad uqoray eyman addawahiri ukuleyahay usaama wa camiil wana sobandhigidona ilahadana masobandhigin mar wuxu yiri usama iyo eyman wa camiilin sacudiga ushaqeya marka sxb intaa oijaafa ah ayey mujahidinta ugeystay ninka kagudub sh. Xasan takar ayey dhahen nabigaa kuben abuuratay axaadiith aya sameysatay iyo kucebenaya shiqa umal caadifad aqaaday wuna hadlay isagana dhahay xasanow nabiga kuben aburatay shibilina wuxeladestay hobsedka umalkaliyah aaloga baxay markii sh.yaasir almiqdaashi bayaaniyay axaadista o xata halxabo omawduuca ankujirin aaway umal muxu usohadliwaayay shibilina meey yadhuunta kaqabtay ok wali ma aragtay wadad katirsan ictisaam okahadlay duulanka kenya bal waba rabaan in mujahidinta lalaayo itobiya sogashay kamey hadlin qalad yar emujahidinta kuarkayaan afkeyfuranayaan sida in diinta laga baxay sxb marka dhibka aya jiro ilaahna culumada haudambi dhaafo wali rajaan kaleenahay wlh qaarkood ilaahna qeyrka hatuso asc
Ascwrwrb
Waan u mahadcelinayaa walaalaha baraarugga Islaamku gaaray waana rajaynayaa in aad dariiqa saxdaa ku socotaan oo aadnaan cidna ugu aaba yeelin xaqqa sheegistiisa.
1. Marka Koowaad Puntland, Somaliland maaha kuwo mathala ummadda muslimiinta waxay mathalaan oo meeshana ku biiliya Gaalada Caalamka iyaga ayayna u shaqeeyaan dadka shacabka meesha joogana waxaa loo samaystay hub iyo ciidan wiilashoodii ah laakiinku shaqaynayaa amarka xabashida iyo kan gaalada caalamka oo dhan sidaa awgeed in waxaan anigu aaminsanahay in ay murtadiin yihiin maamulkaa iyo cidkasta oo ka qayb qaadata dhibaatada gaaladu ku hayso muslimiinta marka aay leeyahay Somaliland ama Puntland waxaan uga jeedaa waa kooxdaa riddada ah ee ka shaqaynaysa in Beelaha walaalaha dabka ka dhex shidaan tusaale arinka Buuhoodle Ciidanka Murtadiinta Puntland iyo Somaliland dhibaato mooyee wax faa iido ah uma soo jiidin bal waxaa dhacday in sababtooda dad walaalo ahaa ay baadiyaha isu laayaan barkadaha kala aastaan ceelashii aan la wada cabin guurkii xalaasha ahaa kala go ay in xuduudoloo sameeyay waana dad walaalo ah waxaana sababay nimankaa gaalada u shaqeeya oo doonayo dadka walaalaha ah in aanay waligood heshiinin oo ahaadaan kuwo is neceb is laaya amarkaana gaalada ayaa soo fartay waana wax muuqda.
2. Warsame iyo walaalo kale waxay leeyihiin 45% Ictisaam kuma jiraan Dimuquraadiyada ee afraad ayaa gashay meesha laakiin waxaan rabaa in aad xisaabisaan inta nin ee aad Ictisaam ka garanaysaan iigana soo saartaan nin aan ku jirin maamulada gaalada u shaqeeya ama aan Fatwo ku taageerin marna waxaaba idin leeyahay waan yareeyay 45% waa ka badan yihiin maanta waxay gaarayaan haddii mid mid loo eego in ka badan tiradaa waliba wax ka badan.
3. Magacyada Qabiilada isu dir meesha aan ku sheegay bal soo saara waxaan sheegay kaliya in beelahaa walaalaha ah dab laga dhex huriyay inta kalena waxaan ku waaniyaya in ay maamuladaa ridada ah la dagaalamaaan iskana difaacaan dhibaatooyinka ay mid yihiin in dumarkoodii oo qaawan muuqaalo lagaga duubo magaalooyinkii ay ku dhasheen sida hargaysa, sidoo kale maxaa ku jaban in la sheego Warsangali in ay noqdeen kuwo bari ka noqday gaalaraacyada miyaysan ahayn in lagu amaano mise waxaad leedihiin ninka Faroole ka goostaa ama reer ha ahaado ama shaqsi maaha in lagu amaano. waxaan aad uga yaabay marka aad xaqiiq sheegto ruux sheegaya ma jiro laakiin waxaa la eegayaa meel qalad ama shaki laga keeni karo waxaan dareemay in inta badan aadnaan ka naxay walaalahiina gaaladu aflaamta qaawan ka duubayso waliba halkii ay ku dhasheen uga duubayso. in aad kaliya eegaysaan qalad yar ama wax qalad laga dhigi karo maxaad uga hadli wayseen xaqiiqda dasaatiirta aan meesha ku sheegay ? maxaad dumarkeena foolxumada lagula kacay uga hadli wayseen oo aad baaq ugu diri wayseen walaalihiina in ay arinkaa iska dhiidhiyaan? mise idinkuna raali baad ka tihiiin? Yaab
3. Warsame waa fiican tahay in naxariista iyo rifqiga aad ka hadashay la helo laakiin halka aad uga jeeddo ma fahmin waxaanse ku waydiinayaa haddii aad Mujaahidiinta uga jeeddo walaal Dumarkii walaalahaa ahaa ee dalka ku noolaa 100% Xijab ayay u xireen dhulka ay joogaan, Kufsi waa ka nabad galeen ninkii lagu helana xadka allah ayaa la mariyaa waad ogtahay, xoolahooda lama xado, naftooda ninka qaada tiisa ayaa la qaadayaa kuwa aad ka aamustay ugu yaraan waa kuwaa Gaalada u soo dhoofiyay si aflaam uga duubaan maxaad leedahay rifqiga Siilaanyo iyo Faroole ayaa fiican ileen iyaga waad ka aamustay adigase Xaaskaga, Hooyada iyo walaashaa iyo Inantaada madax ma uga dhigi lahayd Siilaanyo si jarmal ugu soo dhoofiyo mise Abuu Zubeyr ayaad ku aamini lahayd adigoon adeegsan Fataawaadka BBCda ee ah Siilaanyo boqor ku sheeg Shabaabnka Shaydaank ku sheeg.
4. Qoraalada soo socda la socda ninka raba wajiga saxda Ictisaam insha allah wax badan baa soo socda yaanla dacaroon
wax badan baa soo socdee yaan la dacaroon dheh!!!! walee wiiloow waad da,daashay inana Maashaa Allah kuu jiri wixii aad asiibtana faminallah wixii aad qaladana Allah ha kaa cafiyo waanan kaa mahad celineynayaa in badan, inta aqrisataay gaar sii inta aan maqal weeye xaalka miyaa warbaa ku dhamaaday walee wacallallaahil mushtakaaa wajuuhal qaa,iniin.
Kkk umubara wad asabti wlh ilahey intu qaldo hakacafiyo intu saxana haka ajir siyo culumada allaha intey qalden hakacafiyo waxey saxen ajar hakasiyo adna allaha kuxifdiyo uqtii wadadaale carabkadana wa xifdisay masha allah
Waayaab dad culimo shegta oo wax gaala wadata daba ordaay waa aduun yaabkiis
Wallee meeshan qowm qariban aya isugu yimid,yahu!!!
Sck akhii fillaah waa dadaasheen wada dadaalka haka caajisina waa gubaabo fiican kudadaala mahaa yeeley dagaalku waxaa kasocoda dhinica walba sida afka iyo gacanta
Suaal ku socota BIlaal
Bilaalow goormaad yeelatay diinta aad culimo ajilla ah ku aflegaadeyso oo aad gaalo raacyo uga dhigto..? kenya ayaynu ku wada nooleyn(nairobi ) oo aadan weligaa kitaab cilmi ah fariisan , diinna aadan sheegine , mareykanna sida la ii sheegay ee rag kula nool ay ii sheegeen cilmi kumaadna baran oo culimada aad hadda caayeyso ayaad mu’tamaraatkooda ka soo gudbin jirtey muxaadaraatka , goormaad marka ilaa xaddaas u xuub siibatey aad sidii aan waxba laga qoreynin aad culimada hilibkooda u laba cantuugeysid, ma waxyi baa kugu soo degey oo diin kugu shubay…? markaad masaajidada culimadu joogaan aad tagtana inaad dhundhunkato ood ammaan aan qalbiga kaa jirin la hoos oroddo ayaan ka warhayaa, waxaan ku leeyahay marka xaq ma kuu tahay inaad cay iyo aflegaado ka dhigato culimo,xaqiiqada markii laga hadlo ilaahay waa uu ku imtaxaamay oo laxaadkaagii qeyb ka mid ah ayuu kugu imtaxaamay, saw ka cabsan meysid in diintaadana rabbi kugu imtaxaamo oo cuquubo aad galabsatay oo culimada ka galabsatay laguugu imtaxaamo..?
Ragga aad laaclaaceyso eed maanta gaalo raacyada ku tilmaameyso diintaan ayaa loosoo xirxirey oo waddanka uga carareen xilli aan nuurkaanu jirin adduunka wada faafay,loona soo dhibay,siday tawxiidka usoo gardaadinayeen ayey adiga oo ummi ah oo aan tawxiid iyo salaf wuxuu yahay garaneyn kuugu keeneen fadhigaaga, wixii ugu horreeyey ee inaad garawsato ahayd ee shukri rabbi ahaa ayaa wuxuu noqday inaad iyagii ku noqoto ood ku gaalnimo xukmiso.
Waxaan ku oran lahaa marka adigu dhulgaalo ayaad joogtaa ood caydh yar aad ku qaadataa oo aad mustadcaf ku tahay oo waliba aad usoo hijrootay gaalnimo horteedii iyo dabadeediina usoo martey oo waad garan oo GVA ayaa qorran iyo qabow kala duwan kugu soo daashadeen ilaa aad ka timid dhulkaas gaalada eed leedahay culimaa maanta gaalo raacdey, intaadan marka cid kale wax ka sheegin takarta adiga ku saaran ka hadal oo iska qaad…!!!!