Ciidamo Maraykana Oo 390 Askariya Oo La Shaaciyey In Ay Joogaan Magaalada Muqdisho


MUQDISHO:-
Warbaahinta Caalamka ayaa shaacisay ciidamo Maraykanka in ay joogaan Magaalada Muqdisho, TV’ga Iran ee Press TV ayaa sheegay xiriir in ay la sameeyey Sargaal Soomaaliya oo magaciisa lagu sheegay Cabdiwahaab Maxamed Cali.

(At least 390 American troops have been training local soldiers secretly in Somali training bases over the past two months, Somali military sources said on Sunday.)

“Ugu yaraan 390 ciidamada Maraykanka ayaa tababaro ka bixinaya xeryo qarsoodiya, labadii bilood ee ugu dambaysay”.

Presstv ayaa markuu soo xiganayey Sargaalka Soomaaliga wuxuu qoray warbixintiisa sidaan.

(Somali military officer Abdiwahab Mohamed Ali told Press TV that at least 390 American forces, including 38 officers have secretly reached the Mogadishu international airport.)

“Sargaal Soomaaliya Cabdiwahab Maxamed Cali ayaa Press TV u sheegay in ugu yaraan 390 Askari oo ciidamada Maraykanka kamida, oo ay ku jiraan 38 Tababare ayaa soo gaaray Garoonka Magaalada Muqdisho’.

(The American troops have also set up secret jails in the country and inject dangerous drugs to Somali soldiers, according to sources. )

“Ciidamada Maraykanka sidoo kale waxay joogaan Xabsiyo qarsoodiya oo Soomaaliya ku yaala, waxayna siiyaan daroogo halis ah ciidamada Soomaaliya, sida warbixin lagu helay”.

Isha Warka Press TV link  http://presstv.com/detail/2012/06/24/247727/us-troops-operate-secretly-in-somalia/

 

C/laahi Shire
Somalimidnimo.com

 

12 Responses

  1. nasirudiin says:

    Inshaa alaah waxaan waydiisanaynaa inaan keenin hadii ay dhacdo inay yimaadaan waxaan i laah waydiisanaynaa inuu gacmaheenu ku cadaabo kadibna uu tagsiiyo caro badan oo aan u qabnay

  2. mohamed anjelo says:

    Ninka mareykan in xamar inuusan joogin aaminsan doqon weeye.

  3. Abuu fatima says:

    Waa fulay is qarinaaya iyo faasiq tuug dhalaye
    Fagaaraha dagaalkiyo markuu diiday furinteena
    Fooxliyo nasaaradu baqada waa ku fiicnaaye
    Faraaciinta gaalada anagu waanu firitayne
    Faqsuus baa dhaliyo habar xunoon abidba fiicnayne
    Faranjiga kufaarkaa dalxiis yuu filahayaaye
    Fartase meeshan saaraa kufrigu way ka fiigaane
    Foofkaba majoogaan markuu faaris soo galaye
    fajac baa kasoo haray naflaha fiirshay gaalkaase
    fagaagayba baqo aawadeed fagax yiraahdeene
    Fadhixume amriikaan maxaa foolxumo u taala

  4. muslima says:

    walaalayaal xamar waa joogaan waana ka buuxan xalane, xabsiga ayaa maamula mareykan ayaa maamulo wiilasha islamka lagu cadaabo, inta kenya laga soo aruuriyo iyo wadamo badan ayaa meesha lagu cadaabaa maraykan dhintaan meesha lagu aasaa, saas ogaada.

    ruuxii raba in uu wax ka ogaada xalane haduu tagi karo si uun ha ku tago, xitaa waxaa jooga east eu rag oo calooshooda u shaqeytyaal ah, sida ESTONIA, UKRAIN,LITUANIA,BULGARIA, waa badan yahiiin, gaalada is baheytsay laakiin media reer galbeedka waa qarayaan.Laakiin dagaal dhaba markuu bilowdo ayaa la ogaan doonaa oo aad arki doontaan aygoo xerooyinkii sidii kaneecadii ka soo baxay inshaAllah.

  5. abuu fawaas says:

    wayjoogan muqdisho wali xabsiga xalane kudhexyaal waaxaa dadka kucadibo waa ciidamada maraykana waxay ku kufsadaan wiilasha yaryar ee kuxeran xabsiga xalane sufiyiinta waa waxaan damiirlaheen diin uu galrabo madiinbaa 20006 dii markay ethepiya dadkeena xasuukhaysay iskoolada adis sababa waxaa ilaalinayay cidamo maraykana anakana wiilasheenii nagadifaacayay ayey maanta ku cadibayaan xabsiga xalane nin walbaa wuxuu aduunka kushaqaaystay ayuu aqira latagi meel ay uka qorantahay quraanka kariimka majirto kaafir uhiili cajiiiiiiiiiiiiiiiiib maanta somaali way kala baxday waxaa loo kala baxay dabo dhilif iyo gumeesi diid

  6. Abuu Hureeyra says:

    Welcome, have a good JIHAAD gaalyahoow!.

  7. mohamed anjelo says:

    Gabdhaha walaalaheyga ahoow run baad sheegteen,mareykan in uu dalka joogo in la sheego waa ka xishoodaan saxaafada soomaalida maxaayeelay qalbigooda waxaa ku xeran amaa qarashaadka la idin ka goostaa. Anigu waan ogaay in american xamar joogo markaa waxaan leeyahay ninki hurdoow hurdada kakac.

  8. Mareykan mar hore ayu imaday wadanka warbixino kooban ayana laga bixiyay jogitankoda sida runta wa iney gumadan islamka waxeyna adegsanayan daawoyin qatar ah ey ku durayan cidanka ridada si aay ugu dhiradan rasaasta kaso dhaceysa musliminta waxey kalo adeegsadan dhalinyaro somali ah oo runti dadnimadoda iibsaday ayago kala joga somalia iyo kenya si aay ukala tusan dadka sunada kamuqata balankas o ay ku jogen somalia hada waxey ku badali raban faragalin toos ah sida iney lasoo baxan wajigoda dhabta ah adegsadan diyuradaha wax burburiya iyo dababadkoda iyo cidankoda dhabta ah taasina wa wax eey ku fashilmidonan

  9. lafoole says:

    Ikhwah-Goormaa maraykan muqdisho ka dhamaaday iyo Somaliya.? Dagaalka maraykan iyo yurub waa dagaal islaanimada looga takhalusayo. waana dagaal dabadheer. Sidaas waxaa yiri Madaxwayna Jimmy Cartar-”Intay isku jeedaana waa inaan ka takhalusnaa.”.

    Sidaas waxaa yiri-Madaxwayne George W.Bush-Waa inaan ula dagaalanaa si Qarsoodi ah iyo si muuqata labadaba, waana inaan u sheegnaa xulufadeena muslimiinta ah ama “ayaga ama annaga”. ayagu -waa mujaahidiinta, waa qofkast oo muslim ah oo qori qaata si shareeco loogu xukumo meeshuu joogo. kaas weeye kan yurub iyo maraykan ka baqayaan.

    Muslimiinta aan dagaalamin walwal kuma hayaan Reer Galbeed, iyo Afrikaanka midnaba.

    Wayna isticmaalayaan sida hadaba jirta si loogu jabiyo Muslimiinta dagaalamaysa.

    Macno uguma fadhido reer galbeedka in muslimkaasi Caalim yahay iyo in kale, Mar haduu fulinayo shaqadii loo dhiibo Af ama Adin.

  10. waan ognahay inay joogaan waana la soconaa meelkasta oo ay taako dhigayaan, balse ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysa.

  11. Bint Soomaal says:

    Tvyada iyo webabka cadawga taageero kamaadan arag miyaa toloow,kufaari iyo inta ay wadato nacalad haku dhacdee wey joogaan.sida markey afgooye tageen american cad tuutaha xiran baa dhow mar camerada qabatay amarna ku dhiibay ineey ka leexiyaan camerada iyo ayanteey suuqa bakaaro soo galeen.insha allaah baqtigoodaa loo celin amerika.anagana waxaan ku tashaneynaa aaminsan nahayna jundullaaah.allahuma ansural mujaahideen fii kulli makaan

  12. Guul mujahidiinta insha allh meel kastey jogaan guuuuul guuuuuuul guuuuuuul galo iyo gaalo raac wey jaben insha allh

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS