DAAWO LIVE: Breaking News Mohamed Morsi Oo Ku Guulaystay Doorashadii Dalka Masar (Carabi Iyo English)


ALJAZEERA:-
Hadda waxaa si toosa loo Akhrinayaa Natiijadii doorashada Madaxweynanimada Dalka Masar, waxaana Barxadda weyn dhooban Malaayiin Masaariya oo badan koodu ay taageersan yihiin Maxamed Morsi.

Markii lagu dhawaaqo ayaan qoridoonnaa ee CARABI LIVE HALKAAN KA DAAWO SI AAN LA GAAGA SHEEKAYN

HALKAAN RIIC AMA GUJI 

LIVE ENGLISH ALJAZEERA DAAWO HALKAAN RIIX AMA GUJI

 

Intiina la socotay ama daawanaysay Live ka Natiijada Doorashada Dalka Masar waxaa lagu dhawaaqay in uu guulaystay Mohamed Morsi, halka guuldaro raacday Axmed Shafiiq.

MAAMULKA

2 Responses

  1. gaatame says:

    websiteka kaliyee aan arkay sitoosa usoo daayey warkaan adinka waaye boooowoooyin

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS