
MASAR:- Dr Maxamed Morsi, Madaxweynaha cusub ee dalka Masar, marka dib loo milicsado, Ol’olihii doorasha, Manhajka Ikhwaan Muslimiinka iyo qaabka ay sheegeen in ay Khilaafo Islaamiya kusoo celin karaan, waa arin u baahan Qormo aad u dheer, balse waan soo koobaynaa Insha Allah.
Ikhwaan Musimiinku waxay soo mareen dhib aan laga sheekayn karin, waxaa xabsiyada ku cadaabay Xusni Mubaarak, waxay bileebeen waxay ugu yeereen xadaarad ama ilbaxnimo lagu gaari karo in la soo celiyo Khilaafadii Islaamka.
Waxay Culimadoodii iyo Ducaadoodii xirteen Tay, Suud waxay gaabiyeen Garka, waxay jiideen Saraawiisha, waxay barteen Maadiga waxay qoreen Risaalooyin badan oo ay ku cadaynayaan in Baarlamaanada lagalo si xukunka kore ee Madaxweynanimada ay u qabsadaan si ay Shareecada Islaamka u hirgaliyaan una soo celiyaan Khiaalfadii Islaamka!.
Intaas waa inta Qof kasta u muuqata ama Kitaabada Ikhwaanu Muslimiinka ku qoran, balse Su’aasha taagan ayaa ah in Khilaafo Islaamiya la soo celiyo wax badan oo Shareecada Islaamka kamida in laga tanaasulo miyaa lagu gaaraa?, Muslimiintu guusha ma waxay ku heleen Diinta oo ay qaar ka tageen Cayaar iyo Dheel?.
Jawaabtu waa maya Muslimiintu waxay guusha ku heleen Seef caaradeeda, Muslimiintu dowladdii Islaamka kuma hirgalin cayaar, waxaana nooga filan inta Nabigu Scw inta uu Jihaad galay, Ikhwaan Muslimiinkuna Takbiir, Qoob ka cayaar iyo Musik ayey isku dareen, sida aad hoos ka daawan doontaa Insha Allah. Ikhwaan Muslimiinka Waddaaddo kamida, qaarkood caalamka la jaanqaadidiisa waxay lagashay in ay Nasuusta Sharcigaa ay duraan ama Xadiithyo Nabiga scw ka sugnaaday ay beeniyaan ama ku jees jeesaan.
Tartankii Dr Mohamed Morsi Maxay Dheheen Ikhwaan Muslimiinku.
Sida aad hoos ka daawan doontaan, Ikhwaan Muslimiinku Ol’olihii doorashada Dr Mohamed Morsi waxay dheheen, “Caasumadeenu ma ahan Qaahiro, Makka iyo Madiina ee waa Quddus Insha Allah”.
Waxaa hadaladooda kamid ahaa, “Khilaafadii Islaamka ayaan soo celinaynaa iyo Wilaayaadkii Midoobay ee Carbeed!”. Waxay aad u raja galiyeen Walaalaheen Reer Falastiin oo ay sheegeen in haddii ay guulaystaan Caasumadda Muslimiintu ay noqonayso Quddus.
Shacabka Reer Masar waxay Ikhwaan Muslimiinka ku doorteen, wixii ay u sheegeen, laakiin ma runbaa wax kasta oo ay ku hadlaan Xarakaadka Islaamigaa iyo Siyaasiyiinta horbooda, waa su’aal Qofkasta isweydiinayo.
Hoos Ka Daawo Ol’olihii Dr Mohamed Morsi.
Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama Oo Khadka Taleefoonka Kula Xiriiray Dr Mohamed Morsi.
Saxaafadda Maraykanka ayaa sheegtay in Obama uu khadka Taleefoonka kula xiriiray Dr Mohamed Morsi una hanbalyeeyey, sidoo kale waxaa laga soo dhaweeyey Aqalka Cad sida Afhayeen u hadlay dowladda Maraykanka uu sheegay. Waxaa kale oo Hanbalyo u diray Ikhwaan Muslimiinka, dhammaan gaalada Caalamka intooda badan. Warka Hanbalyada Obama Riix Halkaan.
Su’aalaha taagan ayaa ah,
1- Dowladda Maraykanka iyo dowladaha kale ee Reer Galbeedku ma waxay doonayaan oo raali ka noqonayaan soo celinta Khilaafa Islaamiya?,
2- Ma Aqbalayaan in Dr Mohamed Morsi Caasumad ka dhigto Quddus ama Reer Falastiin uu ka difaaco dulmiga Israa’iil?.
Haddii aad tiraahdaan, Reer Galbeedka ayey been u sheegayaan Ikhwaan Muslimiinku, waxaan ogaan doonnaa Boqolka maalmood ee soo socda, in ay sidii Xusni Mubaarak u shaqeeyaan gaalada iyo in ay isbadal keenaan oo dulmiga Reer Galbeedka ka dulqaadaan Dowladaha Muslimkaa sida Reer Falastiin.
Xiligii Maxkamadaha Islaamigaa Indhacade Soo Adis Ababa Uma Socon?, Aawey Sharifkii Beecada Lala Galay??
Indhacade Waa Tuu Lahaa Adis Ababa Ayaan Tagaynaa, Maxaan Ka Baranay Maxkamadihii Islaamiga Ahaa?, soo Sharif. Indhacade iyo Rag kale Jawaasiis Reer Galbeedka la shaqeeya oo ciidamada shisheeye waardiyeeyaan ma noqon??, hoos ka daawo Sharif Murtad Shacabka Soomaaliyeed markii ay beecada kula galeen Magaalada Muqdisho in shareecada Islaamka la hirgaliyo.
Haddii Dr Morsi uu sidii Sharif Murtad C/laahi Yuusuf Korsiga oga qaaday uu gaalada ugu shaqaynayo oo Kursigii Mubaarak uu sidaas ugu fariisto, waxaa beenoobaya oo hal bacaad lagu lisay noqonaya halgankii Ikhwaan Muslimiinka, waxayna marayaan wadadii Maxkamadaha Islaamigaa, waa suurta gala in Mujaahidiin ay kasoo baxaan Dalka Masar.
Hoos Ka Daaeo Sharif Murtad Oo Shacabka Soomaaliyeed Beeco La Galayaan.
Is Casilaadda Dr Mohamed Morsi Uu Ikhwaan Muslimiinka Ka Baxay
Waxaa la shaaciyey, Khudbadii uu jeediyeyna uu ku sheegay Dr Morsi in uu Madaxweyne u yahay dhammaan shacabka Reer Masar isla markaana uu ka baxay Ikhwaan Muslimiinka, Dadkana u siman yahay, tilaabadaas ayaa ah mid shaki dhalisay ama hordhac u ah in uu Dr Mohamed Morsi u shaqaynayo sidii Xusni Mubaarak.
Shacabkii Shareeca Doonka Ahaa Oo Loo Afduubay Dimuquraadiyad.
Dr Mohamed Morsi, wuxuu oran jiray markii uu Warbaahinta la hadlo, “Noolal aan Shareecada Islaamka ku salaysnayn ma ahan Noolal”, markii la doortayna wuxuu hadalkiisii ku bilaabay in guusha uu gaaray ay tahay Dimuquraadiyad isla markaana cadaaladda iyo Dimuquraadiyadda uu Dalka Masar ku dhaqayo!, marka la soo koobo, saansaanta muuqata, Ikhwaan Muslimiinka waxaa laga leexiyey dariiqii ay ku socdeen iyo waddadii ay yiraahdeen Shacabka Reer Masar ayaan ku hogaaminaynaa.
Wixii Lagu Dhiso Faasid Waa Faasid!, Qaacidadii Culimada Fuqahada.
Culimada Muslimiinta ayaa, horay Qaacido udajiyey, ay leeyihiin, wax kasta oo Aasaas iyo gundhig looga dhigo wax faasida ama baadila, waxay noqdaan Baadil, waa meesha Soomaalidu ka tiraahdo “Hal Xaaraana Ma Dhasho Nirig Xalaala”. Xaraka Islaamiya oo markii horaba Dadka ku xiran dhaqanka Reer Galbeedka iyo Caalamka la jaan qaad lagu asaasay miyeysan wax fudud ahayn in ay u hogaan samaan Dimuquraadiyaddii ay sheegi jireen in ay ku badalayaan Khilaafo Islaamiya!.
Sheekh Osama Binu Ladin Iyo Xarakadii Uu Asaasay Al-Qaacido Maxay Qori Caaradiisa Khilaafo Islaamiya Ugu Raadinayaan!?.
Sheekh Shahiid Insha Allah, Osama Binu Ladin, wuxuu ahaa Nin Taajir ah, awoodna u lahaa in uu Hantidiisa ku bixiyo faafinta Shareecada Islaamka oo kaliya, balse wuxuu xoogga saaray, dhismaha Ciidamo Muslimiintu yeeshaan, wuxuuna diiday Labo Arimood oo dhammaan Salafiya Jihaadiya ay diidan yihiin,
1- Salafiya Jihaadiya waxay diideen In ay sida Xarakaadka Islaamigaa ay ka fariistaan Jihaadka oo Dacwo kaliya faafiyaan, waxaana Aasaas u ah Alqaacido iyo dhammaan Salafiya Jihaadiya “Quraanu Yahdii Wa Sayfi Yansur”, Quraanka iyo dacwadu waxbay hanuuniyaan, Seeftuna waa waxa guusha lagu hanto.
2- Salafiya Jihaadiya waxay diideen In sida Ikhwaan Muslimiinka ay Niiko iyo Heeso ay ku raadiyaan Khilaafo Islaamiya.
Waxaa hadda guusha u dhow, Mujaahidiintii uu Asaasay Sheekh Osama Binu Ladin ee ka taliya Wadamo badan, kana Asaasay Wilaayaad Islaamiya, waxaana rajo weyn laga qabaa in ay soo celiyaan Khiaalfadii Islaamka.
Dadka Aamisan In Ikhwaan Muslimiinku Ay ku Dayasho Mudan Yihiin Guushana Lagu Gaaro, Cayaar Iyo Gaalaan Sirayaa!.
Ilaahay wuxuu noo sheegay in gaaladu aysan Muslimiinta raali ka noqonaynin, marka soo ma’ adka Qofkii aan raali kaa noqonaynin in aadan siri karin, sideebay ku dhici kartaa in Ikhwaan Muslimiinku ay gaalada siraan, Marka aad Diinta Islaamka wax badan oo kamida aad cayaar oga tagto, Dimuquraadiyadna aad qaatado gaaladuna kuu hanbalyeeyaan ma waxaad sirtay Allah mase Gaalo??.
Ma waxaa ku dayasho mudan Xarako Allah iyo Shareecada Islaamka ee uu lahaa Dr Mohamed Morsi, noolal aan Shareeco ahayn ma jirto Xarako ka dooratay Dimuquraadiyad mase Xarakado Jihaadday oo Sharaf iyo Xornimo wax ku maamusha???.
Guul Ama Dhammaadka Ikhwaan Muslimiinka.
Ikhwaanu Muslimiinku ama waa dhammaadkii Taariikhdooda ama waa Guulaysanayaan, haddii ay ka dhabeeyaan hirgalinnta Shareecada Islaamka, u gargaaraan Walaalaheen Reer Falastiin, sida ay sheegan jireena ka qayb qaataan soo celinta Khilaafadii Islaamka.
Golaha Baraaruga Islaamka
Somalimidnimo.com










































dadka aad saa u cayaysaan miyuunan Zawahi madddaxda idiin ahi ka mid ahayn??????
Kuwaan labaxay ikhwaanka mar horey diinta badaleen waxayna qaateen dimuqraadiyad aduunkaan casriga waxaa batay in la isku siro magac been ah iyo sheegashooyin been ah (وكل يدعي وصلا بليلي وليلي لاتقرهم بذاك)
Ururkaan aqwaan muslimiin ma aha islaami ee intooda badan
waa munaafiqliin masar yahuud waa qiyaantay
masaaridu intooda badan waa dad dhuuni raac ah soomaalida
dad latartami kara oo ama ka xaq udirirsan waxaa laga arkaa
Jeejniya, Afganistaan, Bagistaan, falastiin iyo Kashmiir
asc walaalaahyga webka maamula iyo guud ahaanba xarakada shabaabul mujaahidiin iyo inta urur diinta fidiya una dagaalama inay diinta islaamka dadka ku dhaqaan waan idin salaamayaa salaanta islaamka ayaa idinku salaamayaa.
walaalyaal waxaan iinku waanineyaa inaad tacniga ka daysaan walaalihiina muslimiinta maadaama yoolka uu mid yahay haba kala duwanaate wadooyinka loo mara anaga qof qalnigiisa masheegi karno qofka qalnigiisa waxa ku jira rasuulkeeni scw waxuu yiri
(ظنو بالمؤمنين خيرا) ikhwaanka waxaan ku ognahay inay madaxdooda u shahiideen diin inay xansi u galeyn diin sida xasanul banna, sayid qutbi, axmed yasin, cabdalla cazaam iyo halyeyada kale ee munaasiriinta u ahaa diintooda walaalyaal waxaan idin dhahaa intaadan qofkale ku mashquulina is weydiiya adinka halkeed ka tihiin diinta maxaad umada islaamka u qabateen qofka mu’minka ahi waxuu xisaawiyaa nafsadiisa kuma mashquulo daka kale maka adinka iska fiiriya qaladaadkiini asxaabtii rasullka waxay ahaayen kuwa ayaga dhihi jirey munaafiq baan noqdey asaga uusan ahyn uu rasuulka maciisi ah sida xandal eebana quaaankiisi wuxuu ku yiri (فلا تزكو انفسكم هو اعلم بمن اتقى)
waxaan idinleeyahy adinka is fiiriya yuusan shaydaan nafsadiini idin qurxinin.
asc walahi waa yaab war alshabaab hadeey dhaheen anaga bas ayaa islaama dadka kale oo dhana waa gaalo, gaalo raac,murtad, munaafaq intee loo socdaa waa yaabe???? Hadey dheehen xarako aan ka aheeyn xarakada shabaab waxeey wadaan jihaad maaha inteey shabaab umada u wadaan????? War alshabaab boqolkiiba 70% waa dad jaahiliin ah dhalinta u dagaalantana waa wada jaahiliin haye dad cilmi leh miyeey ku tilmaami wax aana wax eheeyn weey iska cadahey ururka alshabaab waxeey wadaan waa kaligii talisnimo iyo kibir waxeey aaminsanyihiin waxaan ka aheeyn ayaga ineeyna aheeyn islaaam!!!!! Hadaba dadka aaminsan in alshabaab oo kaliya eey yihiin kuwii ilaahey doortey alle ha inii gargaaro …
asc bal aan feker caato ah ka dhibto dadka wax qoraa ama siyasadaha ku xeel dheer waxay sheegaan guul kastaa oo umada muslimka ah uso hooyatay waxa so hooyey alqaacida iyo xarakadaka jihadiyinta ah meelkasta ha joogene xiita carabtu waxay leyihiin kacdoonka carabaha waxa guundhig u ahaa alqaciida waayo intan alqaciida so bixin islamka waa dulaysana waxad ogtihiin alqaciida waxay bur buriisay xukumadihi ugu xooga badana calamaka aan ku nolahay iyo samanka aan joogno xiita waxay dhahan raga mu,arkhinta hadan alqaacida so bixi layeen maanta guulaha lama gaadheen ikhwanu musliminka wad ogtihiin xiliga las,asay boqol sano yey ku dhowyihiin maxay tahay guusha ay gadhen oo lagaga daydo hada xarakada daaliban waa la citafsanyahay gaaladu waxay qireen quwada keeliya oo ay waxa laqabsanayan inay tahay dalibaan alqaciida iyo xarakadka islamiga ah ee mujahidintu waxay jebiyeen cabsidi ay muslimintu ka biqijireen amirka iyo galada kale siida ingiriiska waxad u jeedan calamka calanki madowaba ee lo tirin jiiray alqacida inu meel waliba lala tagan yaahay xiita wadamadowda dhecdooda bu ka banaya iyado aan laga baqen
qofku haduu fikirka shabaabka aamino sidaan oo kale ayuu waxkasta iskugu qasayaa……waxad noqonaysaa qof isaga lee kaligii muslim ah ….umada kale oo dhana ay laxunyihiiiiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
umu ayuub Walal waxaa tiri gool kasda muslimida u soo hooyaday waxaa keenay al qaacida Cajiib Walal hal guuul oo ee keenen inoo sheeg majirda anigu waxaa aaminsanahay dhibaadada maanta musliminda haysada iney ayagu keenen
ASC SAMA WADE
waxa aad is weydiisaa 260 kun oo askari oo nato ka socda ayaa ka dagaalamaya afganistaan maanta waad haysaa ciidanka jooga soomaaliya tiradooda ayaan jeclahay
waxa ay dhaafi la’yihiin kandahaar iyo kabul; oo weliba habeenkasta dagaal ku socdo waxa ay wataan tecyhnology wixii dunida yaalay mida kale ma waxa aad isleedahay hadaanay jirin alqaacida inaad cisi ku noolaan lahayd dhulka ay maamulaan sxb waa lagu kufsanlahaa oo gaalo ayaa kugu hor kufsanlahaa walaasha iyo hooyadaa iyo gabadhaada ee nolosha aad haysato ee aad ku faanayso xagay ku ooli lahay waakii iyadoon aaney alqaacida jirin talyaaniguu webiyada kaaga talaabyey ee ma taas ayaad doorbiday oo aad muslimiinta la jeceshay ilaahay u toobad keen sxb
Dr mursi,,,, hada ismuu bedelin,,,ee tobeneeyo sano ka hor ayaan ikhwaan la dhexgalay oo la bedelay
Morsi dadka reer massar immika aad ayey u jecelyihiin, laakiin waa la naci doonnaa marka ay dadweynuhu wuxuu la shir yimaado la arko
to golaha baraarugga islaamka mar kasta shar ha filanina mararka qaar khayr fisha. maadaama nimankaan ikhwaanka khilaafa isllamiya ka dhawaajiyeen maadaama qudus inay xoreynayaan ay sheegeen halasoo dhoweeyo. bal aan la taxqiijonno hadafka ay sheegeen inay leeyihiin.
to samawade walal guulaha ay keneen mujahidiintu way badan yihiin dhibkana iyagu uma keniin umada muslimka ah ee waxa u keenay dhibka xugumadaha u khidmeeya galada iyo culimada u fatwoota hadan guulah wax kaga tabtabto ay keenen mujahidinta hoorta waxay so noleyeen jahadki umada laga mariin hababiyey waxayna tuseen in wax layska ceelin kaaro cisaduuna ku jiirto qoriga caradiisa cabsidi galada iyo xukumadah ridada ah laga qabay bay jebsheen umadi muslimaka aheed bay amal tuseen afkanistan inata dawladod oo kuso dulay wad ogtahay cidanka iyo cadatka ay la yimaden wad ogtahay cidankooda waxay noqden wax la laayey iyo wax intixaray ciraaq siido kale iyaga o jabay watay baxen bal hal mujahid ba malin qudha 150 dilay wa katiibo dhan somaliya wa lasocota jabka ka racay iyo kan kusucda iyo in dadki diintodi labaray iyo tawxiidki wali odayal guuto guuto usucanaya oo gadh caas ah ma ara,k oo rayada madow siida oo leh diintan difaacayna sow guul mahan waagi hoore carabaha waxay odhan jireen galada iskam ceelin karo oo quwad bay leyihiin anaga ma hayasano hubkay haystan iskada inaan huub samaysano ee masnac gawadhida lagu samayo malihin lakin manta waxay leyiihin amerika iyo inta karab takan waxa ku filan 10 siyaaratu mufakhakhad ah oo lo diiro khibaradaha laga faiiday baba ciida kabadan farta geeliya ee ay tagan baa qasriyada galada iyo murtadka ruxday samawade walal ma so koobi karo gulaha muslimka ee ma xaqiir batahay mise kuwa jornalka akhirita xiita galada u qirtay inay guul gadhen xiita diintu waxay inti shartay inti ay alqaciida jihadka ku jirtay lamaba aqon marki hoore islamku wuxu yahay iyo waxay raban iyo waxay necebyihin laakin hada waxa la ogaday caqiido cajiib ah inay ku dagalamayan