
Adis-Ababa:- Warar lagu kalsoonaan karo oo kusoo dhacaya warqabadka Shabakadda Islaamigaa ee Somalimidnimo.com ayaa xaqiijinaya in Sharif uu Meles Zenawi u saxiixay qaar kamida Khayraadka Soomaaliya. Dhinaca kale Sharif ayaa ka codsaday Meles Zenawi in ciidamada Itoobiya ay dib ugu laabtaan Magaalooyinkii ay ka baxeen.
Sharif ayaa markii uu la kulmay Meles xabadka saaray, Sheekh Imaamu Nawawi wuxuu Kitaabkiisa Riyaadu Saalixiinka ku keenay Baabka Mucaanaqada ama xabadka oo aad saarto Qof kale in ay tahay jacayl, wuxuuna leeyahay waa Mustaxab waa Sunno la jeclaaday markii Safar laga yimaado in xabadka la isa saaro!.
Waxaa cad Mawaddo ama jacayl kasta in uu siiyey Sharif gaalada, taas oo Culimada Rabaaniyiintaa ay ku gaalaysiiyeen Sharif. Gaalnimada Sharif Ninkii shaki ka qaba ha daawado Cajalka hoose Sharif asagaa Afkiisa isku gaalaysiinaya!.
Sidoo kale General Gabre ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, waxaana la saadaalinayaa in uu ka qayb qaato tababarada ciidamada Maraykanka ee sida qarsoodidaa Soomaaliya ku galay ay siinayaan maleeshiyaadka Villa Soomaaliya.
Hoos Ka Daawo Cajalkii Sharif Murtad Sharif Muslim.
C/laahi Shire
Somalimidnimo.com











































cumulamada somaliyed waxay ku qurux badnayeed markay ummada somaliyed kudhexjireen waxay lahayeen haybad iyo karaamo iyo sharaf ,lakin manta walahi ninkii raba inuu diinta waxa ka ogaado ama cilmi kororsi helo ,GOOOGLE.COM baan uga kalson nahay ,no more wadaad tuug ah caruur diinta islaamka kabiisha .subxanalah
u duceeya madaxa qaranka walee ninkaanu somali wuxuu ka qabtay waligeed ma iloowdo 20 dal bur bursanaa ayuu yimid heerka maantay uu joogana wuu gaarsiiyay wali sidii la rabay ma;ahan lakiin ugu yaraan dalka wuxuu gaarsiiyay dal qaran ah oo jira kuwa qabyaaladeestayaasha ah ee neceb mujaahidnkaan ciilkiina la dhinta alqaida ma rabno dooni meeyno
shariif murtad lacanakallaahu!! Eeboow lakala miirinyee meles hana raacinin! Umadaad usoo shiraysaan ood qiyaameysaan rabul umah baa ilaalsanaya. Marka waxaad ogaataa in guusha noo danbeyn doonto dhaala zamaaaaan ow qasur!!waxaana illaah kabarinayaa in naaru jahanamu idinku guru adinka iyo acwaantiina
Kkk ilahada walidadka kuminanqancini sharif wa gal Sawir benben ah dadka lagumagaleysiiyo
to lafole student
Sawir been ah meeshaan majiree websideyada asaga tageero ka fiiri.
Gaalada alaha jebsho.kufaarta halaag alaha siyo halagu dadaalo ducada
Qofkii doonaya inuu arko munaafuq ha arko Shariif Axmed. Waa qof aan la yaabay siduu ugu xeeldheeryahay munaafaqnimada. Muslimkii horta due a zero ayuu ku maray waxaan u maleynayaa kan in gaalada xitaa uu two nill ku mari doono. Waxaaba iiga daran siduu u yaqaano jilidda hadba xaaladda uu markaasi ku jiro!!!
ahmed weli.diinta alqaacida waa muslim.diintooda iyo dalkooda ka difaaca kufaar iyo munafiqii sida shariif tuke.muxuuse wadanka ka qabtay iskuuladii iyo isbitaaladii kufaar baa degan xaquuqdana shacab muslimiinta soomaaliyeed.hadaad moodo inuu madaxweyne yahay ama wadalka wax u qabtay shariif murtad waa hurudaa ee hurdada ka kac.suaasha aan qaba waxay tahay adigu ma safka kufaarta ayaad tahay ileen alqaacida waa muslim gaalada ayaa necebe?
An aragno meesha ay kaladhacdo dadka gumeystaha taageersan
xamar waxa kajira iyo meelaha kale walee gaalo dadku waa isugumid
qofkay arkaan alabaqo bay kurideen naago iyo caruur qofkasta
umadii qaarna waa laayeen qaarna xabsi bay kabuuxsheen ama
hataageer sansado ama haka soo horjeedo walee qofkii waxaan gumeystuhu
Wado raaca goor uunan waxba kaqaban karin ayuu murugoon doonaa.
Barakadda ALLE indinka qaad wada gafuuro duuban..Diintii iyo Dalkiiba gaacantey ka baxee waa taa gaalo meel walba faran duglaynayso talo xumadiiniii!!!!!!!!!!!!!
INTAAD SHAFIIR LA FICIL TAMAYSEEN WAXAD KU GACAN GALISEEN DIINTII IYO DALKII OO DHAN
WAR GALA GARTA MASAALIX IYO MAFASID!!!!!!
He is the Worst defector and renegade ever in this modern twenty-first century.
Markuu Mujaahidka ahaa wax walba oo ay samaynayeen sharci iyo daliil iyo aayad ayuu ku fariisiyey. haday noqoto dagaalka,haday noqoto qaniimada, iyo haday noqoto gaalada nagu soo duushay. Markii laqabtay ee lagu yiri madaxwayne ayaa lagaa dhigayaa laguna xiri maayo laguna dili maayo, wax walba waa badalay. waa sida lagu yaqaan dadka laqabsado ama laqafaasho oo awooda laga qaado khatarna naftuudu ku jirto. marka waxa uu leeyahay markaan danbe habayaraatee wax sharci ah ama daliil ama xitaa soomalinimo oo ku fariisinayaa maleh. dacaayad iyo borobogaando uun- dadkay dilaan, waa bililaqystaan, diinta mayaqaanaan. dadka yaan diin lagu dhibin Iwm.
Ascwrwb…
waxa cajiiba in ninkasta oo mangaba oo diin wax ka aqoon uu murtad and munaafiq difaaco, jaceylka u gaalo iyo gaalo raac u qabona muujiyo. ina ahmed iyo kuwa la sheeqeya ama taagera wa murtadin li ana ina ahmed wixii u ku gaalobay bad ku taagerten oo ku difaacdeen. teda kale xarakoyinkan ad magacowday AHMED WALIYOW diinta ay haystan ban haysta, mabda ay aaminsan yihin ban aminsanahay, caqidadodu wa tayada, manjahkayagu wa isku mid, dhiigayagu wa hal, dhibkayaga iyo dheeftayadu waa hal mid oo ISLAM ah, ee hadaba taadu hadi aney tas ahayn wa bil caksigeda – intasana kugu filan.
xaqiqan wa mudnind in lagu jawabo adigoo kale lakin ciqdiga, xasidnimada iyo gaalo jacelyka ad mujinaysid ba igu kalifay inan wakhtigayga qaliga ah jawabtan yar ku qoro.
Alle ha ku hadeyo hadu hanuun kula rabo…
wa billahi tawfiq
To Bint Soomaal
walaal gabar ayaa tahay inaan kula falan qeeyo wax waxaad moodaa in laga yara fiican yahay hadana hadii aad su;aal i weeydiisay oo ah ma safka gaalada ayaa tahay oo alqaida gaalada yaa necebee? walaal horta taas waa mida alqaida iyo inta taageerta eey iska dhaadhiciyeen gaal baa i neceb ee ma asaga ayaad la jirtaa fiiri waxaan kuu sheegayaa gaalada alqaida kaliya ma nebca qof walba oo muslim ah weey necebyihiin ururka xamaas ee dalka falastiin ma alqaidaa???? walaal yaan lagu waalin gabar ayaa tahay aniga alqaida iyo fikirka eey wataan aad ayaan uga soo horjeedaa fikirka ah aniga cidii sida aan wax u wado kasoo horjeeda gaalka ayeey la saf tahay taasi waa fikirka alqaida kawaran abuu bakar rc ayaa wuxuu yiri hadii aan toosana i raaca hadii aan qaldamana i toosiya marka nimankaan cidii toosin laheeyd waa kuwa eey u yaqaanaan gaalada safkoodeey ku jiraan
Asc Wr Wb
-
To:ahmed wali
-
Gaal Looma Hal Duco Ayaa Loogu Duceyn Karaa Waana
(ilaahow Soo Hanuuni)Shariif Hadad Ka Nexesid Halahaas Ugu Ducey
Caqli Xumadaada Waxaad Ka Hadleesa Qaranimo Iyo Wadaninimo
Oo Diintii Maad Ka Hadashid?Gaalnimadiisa Maad Ka Hadashid?
Meles Zenawi Maad Ka Hadashid?Mise Diinta Qarankaa Kaaga Horeeyo?
-
Nin Galobe Agtaada Mujaahid Ayuu Ka Yahay Miyaa?
Meles Sxbkiisa Agtaada Mujaahid Ayuu Ka Yahay Miyaa?
Wlh Wax Ayaa Kaa Qaldan,Caqli Xumo Ama Diin Xumo Aya Ku heyso
Hadaadba Gaal Sxbkiisa Iyo Murtad Mujaahid U Arkeesid
-
Shariif Dalka Hor Mar Wuu Gaarsiiye Lkn Waa Hor Marke Ma Garane?
Wa Hor Mar Murtadnimo Iyo Gaalnimo,Waa Hor Mar Uu Galada Kuso-
Galiye Wadanka,Waa Hor Mar Uu Bada,Bariga Iyo Diinta Uu Ku Iibsade
Waa Hor Mar Uu Ku Galobe Dad Badan uu Ku Galeysiiye
-
Caqli Iskula Har Ha Diin Xumaanine
-
To:Lafole Student
-
Toos Maad Isaga Dhadid ilaa Hada Kuma Qancin Meles
Inuu Gaal Yahay,Toos U Dheh Meles Waa Muslim
Hadaad Ku Qanci Weyse Shariif Inuu Murtad Gaal Ah Yahay
Diin Ma Taqaanid,Sababto Ah Nink Diinta Leh Galnimada
Si Fiican Ayuu U Yaqana Gaalkana Wuu Yaqana
Lkn Diin Laawaha Iyo Ninka Diintiisa Gatey Ayakoo Fahmayo
Gaalnimada Ayeey Iska Indha Tirayan Oo Iska Dabalinayan
-
Sawirna Ma Aha Waxa Meesha Ka Muuqda Ee Waa Video
Waa Muuqal,Ha Ku Qancin Hadaad Rabtid Lkn Anaka Ku Qanacsan
Dadkana Ma Matashid Ee Boqolaal Aya Ku Qanacsan Inuu Gaal Yahay
Inta Aan Ku Qanacsanen Waan Kuso Sheege Waxa Ay Yihiin
-
Muslimka Wax Ka Sheeg Nin Ridoobeyna Taager
Aakhiraan Kuu Fadhiyaaye
-
To:ugaas biloow
-
Muslimka Hadaad Dhahdey Barakada Allee Idinka Qaad
Gaalka Miyaad Barakada U Wadaaaaaaaaaaaaaaaa?
Oo Shariifka Amisom Wadank U Saxiixe Wadanka Gacanta
Kama Uusan Bixinin Miyaa?Galada Aad Ka Hadleesid Ya Kene?
Ma Shabaaba Mise Shariif?Yaa Talo Xun Shariif Mise Shabaab?
-
Dadka Nocaga Oo Kale Wexey Ku Jawabayan Shabaab Ayaa Wadanka
Keene Gaalada?Oo Hadey Kenen Mexey U Leynayan Mantaba Mexey U Layen?
Shariif Faraha Maka Qadn Wayahayee Galada Somaliya Oo Dhan Haku Warejiye?
CAQLI XUMIDAAA
-
Wadanka Iyo Diinta Sideen U Gacan Galine?Soo Tan Wadank Gaalada
Iyo Murtadinta Laga Difaacayo?Soo Tan Sharecadi Lagu Mamulayo Dalka
Mise Kuuma Muqdaan Waxaas Oo Diintaan Jihaadka Ah Ayaa Ku Dhibeso?
Afkaagu Ma Karo Miya Amisom Inuu Wax Ka Sheego?
Afkaagu Ma Karo Miyaa Shariif Inuu Wax Ka Sheego Iyo Murtadinta?
Mise Agtaada Murtadka Iyo Galkuba Waa Islaam?
-
Yaab Badnidaa Ugaasow
-
Maslaxada Aad Ka Hadleesid Waa Teen Aan Kala Garanee
-
Ma Gaalka In Aan Lala Dagaalin Ayaaa Maslaxo Ah?
Subxaanallaah!!!!
-
Wlh Hadalkaas Aad Ayaan Uga Xumaade
War Gaalka In Aan Lala Dagaalin Hadaad Maslaxo U Aragtid
Maad Toos U Dhahdid Jihaadka Maslaxo Uma Arko?
Maad Toos U Dhadhid Gumeysi Ayaa Maslaxo Ah?
-
Mise Waxaad Tahay Raga baryahaan Wadwado Maslaxo Wa Lo Galobi Kara?
Hadeey Saas Tahay Anaa Kuu Heeyo Meel Lagu Bixinaayo 5000$ Shardigu
Waad Inaad Aaminta Nabi Ciise CS Inuu Yahaya Alle
Hadaad Aamintid Lacagtaas Ayaad Qadanesa Mana Galobesid ilen Maslaxo
Ayaad U Qadaneesa Aakhirana Dhib Malaha Shibli Ayaa Ku Difacayo
Madama Uu Macalinka Kuu Meeriye Yahay Maslaxo U Gaalow
-
Hadad Maslaxo U Galowdid Waadba Gaalowde Maxaa Kuu Dhiman?
Maslalo Ma Kufriga Ayeey Maanic U Tahay?Ma Cudur Daarbaa?
Hadeey Sas Tahay Shaley Kuwa Qubuurta Baryo Maxad Mushrikin U Dhaden
ileen Maslaxo Ayeey Qabriga U Baryeene?Tooda Yaa Shirki Ka Dhige?
Tiinana Yaa Islaanimo Ka Dhige?*(Qul Aaalllaahu Adina Lakum?)
-
Hadaad Dhadid Maslaxaa Loo Galobi Karaa Saacas Ayaad Gaal Tahay
Adiga Ugaas Bilowga Ah Murtad Ayaad Tahay Ado Aaminsan Islaanimo
-
Gaalnimadu Baryahaan Banaanka Ayeey Iska Taaltaalaye Hala Aruursado
-
Asc Wr Wb
Asc Wr Wb
-
To:ahmed wali
-
Gaal Looma Duceyn Karo Hal Duco Ayaa Loogu Duceyn Karaa Waana
Asc
waxaan aaminsanahay oon shaki igaga jirin Shariif iyo cidii aaminsan inuu shariif muslim yahay inuu gaal yahay
waxaan halkaan ugu mahad celinayaa Allaah na fahamsiiyahay diintiisa Islaamka ka dibna waxaan u mahad celinayaa walaalkeyga Xaji-kaad
waxaan Allaah ka baryayaa Somalida ridowday inuu Allaah soo hanuuniyo hadii uu la doonayo hanuun
Asc,
waa laka baxay laba saf ayaa lakala noqday safkaaga dhinac ka raac sheydaan iyo kooxdiisa waa dhinac, dhinaca kalana waa Allaah iyo inta kitaabkiisa u hogaasantay
hadii ay soomaalinimo islaamnimo tahay Ayaan xirsi iyo kii kitaabka Allah musqusha ku raday ayagana u ogolaada inay yihiin muslimiin
aniguse waxaan aaminsanahay in Amisom ay gaalnimadeeda iska cadahay cidii la saf ah ama taageersan waa Amisom marka cid waliba cidey taageerto in ay isku magc, isku sifo, isku, mabda’, isku diin iyo isku ujeedo yihiin.
cidii warkaasi war ka qabta waxay ka eegi karaan kitaabka Allaah (Sw) iyo sunnada Nabiga (Scw)
Allahayow soo hanuuni cidii aad hanuun la dooneysid.
to xaaji kaad
waxaa iila muuqataa akhii raga inta qufulka lagu dhuftay furihiina meel eeysan garaneeyn lagu tuuray fiiri xagee kaa martay ninkaan salaadiisa uu tukanayo iyo soonka miyaadan adiga nabiga scw raacsaneen mise diin kale ayaa la timid qof tukanaya sidii afkaaga uga soo bixi kartaa waa murtad yaaab allah waxaan kaaga baryayaa in qufulka madaxa kaaga xiran furihiisa laguu helo koleey anigu ducadaas kaliya baan kugu darsan karaa wax kalena kuuma qaban karo adeer
Nimanka xikmadii ka dhamaatay ee aan arki karrin murtad shiiraaye gaalnimadiisa waxaan dhahayaa Allah aduunkana nacladiisii ha idinku rido aakhirana jahanama, reer rawxiid cadaalad oo gob islaam ugu horeyso cadaalad badanaa yicistan oo kale ayey la niqaashayaan,noona soo deynayaan commentigooda Allow cadaabkaaga ka dhowr reer gob islaam caadil baa tahaye.
walaal gabdhaha lama niqaashno anaga ee gurigaaga ku ekoow anagana gabdho weey noo joogaan guryaha ayeeyna fadhiyaan ragana afka lama galaan marka waa ceeb meel rag ku hardamahayo inaad soo dhex gasho walaal isku xishood