
WAJEER:- Waalaalayaal, waa hubaal in Indhihiinna Ilmadu ka dhammaanayso, waxaan idin soo gudbinaynaa, Warbixin ay diyaarisay (Documentary) Gabar Muslimada oo Kenyan ah, waxaa laga siidaayey, TV’ga Citizen ee kenya. Waxaa looga hadlayey xasuuqii February 10, 1984, loo gaystay Muslimiinta Soomaaliyeed ee Wajeer daganaa, waa xasuuqii Wagalla Massacre.
Runtii waxaad Indhihiinna ku daawan doontaan, in kabadan 5000 oo Muslimiinta Soomaaliya kamida inta Saliibiyiinta Kenya Baabuur ku daabusho oo dhulka seexiyaan qaarna dab lagu shiday halka qaarka kalana Xabad iyo midiyo lagu dilay. Waxaana ka marnayn Xasuuqaas Saraakiishii gaysatay oo Gabadha Barnaamijkaan diyaarisay ay waraysi la yeelatay halka qaar Saraakiisha iyo Siyaasiyiinta Kenya kamida ay diideen in ay jawaab ka bixiyaan xasuuqii ay shacabkeena u gaysteen.
Gabadha Muslimadaa, ee Barnaamijkaan Taariikhigaa samaysay, waxay sheegtay Gaalada midowday ee United Nation loo yaqaano, xasuuqii Wagalla Massacre, in ay u aqoonsadeen xasuuq Adduunka ka dhacay kii ugu xumaa, haddana sidaas oo ay tahay Gabadha Suxifiyadda ah, waxaa loo diiday in la tuso ama United Nation ku ay siiyaan Nuqul kamida dacwadda laga gudbiyey dowladda Kenya!, taasi waxay cadayn u tahay sida gaaladu iskugu hiilinayaan oo aysan rabin in lala xisaab tamo gaalada Kenya, ee haddana wadankeena ku duushay oo xasuuqyo hor leh ka gaysatay.
Muslimiinta la xasuuqay waxaa ugu badan Qabiilka Dagoodi, markii Raggii Muslimiinta ahaa, la xasuuqay, waxaa ciidamada Kenya faraxumeeyeen Dumarkii, Gabdho iyo Hooyooyin, waxay u gaysteen dil, dhac, jirdil iyo Kufsi. Gabdhihii Muslimaadka ahaa ee sidaas loo galay qaar ayaa maantay nool ayaga oo Waayeeloobay, waxaa kale oo ka muuqda jirkooda dhaawacyadii loo gaystay jirkooda.
Insha Allah, Cajalka ayaad ku daawan doontaan. Haddii Ilaahay idmo waxaan ka diyaarin, doonnaa Muuqaalo, Ragga hadda Kenya soo horkacaya iyo Wadaaddada difaacaya, waxaa qormaya waa Taariikh, Insha Allah ma halmaami doonno xasuuqa Kenya u gaysatay shacabkeena Muslimkaa, sida xasuuqii Hunsigu ka dhacay dhawaan, waxaad Warbaahinta Caalamka kadaawanayseen Dumar Kenyan ah oo diyaarado ku dukhaynaya Soomaaliya oo Tababar lagu siinayo xasuuqidda Shacabkeena Soomaaliyeed ee Muslimkaa.
Qoraal laga sameeyey xasuuqii Wagalla Massacre Riix Halkaan
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Xasuuqii Wagalla Massacre.
Citizen TV Kenya.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com













































Asc
inaalillaah,wainaa illaahi rajucuun,,,,,,,,allow gaalao dhulka la goo markaasbaa lagu leeyahay kenya waxey soomaliya ugashey in ay nabadeeyso,,,,yaa allaah,,,allow duley kuwa soo horkacaya iyo kuwa ufadwoonaya yaa manaan,,,gaalo waxaab nooga daran kuwa nagu jismiga ah ee gaalka u idhaha ah iyo culumo usuu aanba danka laheyn dad iyo diin iyo dalba e gaalku wuxuu ku uurqaboobo kaliya ka shaqeynaya,,,allow ugargaar rijaashaas hubka u qaadatey koryeelida kitaabkaaga iyo ku dhaqankiisa yaa raxmaan yaa raxiim Allaahuma aamiin,,maantaad heysataan fursat aad gaalkii idin gubey uga aarsataan ee ka faa ideysta oo gaalka guba meeel walbuu joogo
Asc
inaalillaah,wainaa illaahi rajucuun,,,,,,,,allow gaalao dhulka la goo markaasbaa lagu leeyahay kenya waxey soomaliya ugashey in ay nabadeeyso,,,,yaa allaah,,,allow duley kuwa soo horkacaya iyo kuwa ufadwoonaya yaa manaan,,,gaalo waxaab nooga daran kuwa nagu jismiga ah ee gaalka u idhaha ah iyo culumo usuu aanba danka laheyn dad iyo diin iyo dalba e gaalku wuxuu ku uurqaboobo kaliya ka shaqeynaya,,,allow ugargaar rijaashaas hubka u qaadatey koryeelida kitaabkaaga iyo ku dhaqankiisa yaa raxmaan yaa raxiim Allaahuma aamiin,,maantaad heysataan fursat aad gaalkii idin gubey uga aarsataan ee ka faa ideysta oo gaalka guba meeel walbuu joog
wlaalaha gob islam waxaan idinkugu talin lahaa inaad iska daysaan inaad kahadashaan dadka daga kenya ee somaliyed maxaa yeelay dad dhiigleh ma ahan oo gaalkaa dhaama hada kahor ayaa lawaydiiyay siyaad bare sababta uu oogu duuli waayay kenya oo waagas katabar yarayd itoobiya wuxuu kujawaabay kenya dhul ayay iga haystaa lkn dad igama haysato halka itoobiyana uuyiri waxay iga haysataa dad dhiigleh lkn dhul igama haysato dadkan NFD ladhaho waa baraanbaro xanuunsan dhiig malagu shubikaraa
aswdrb inta ey ka qarsoonayd cadawtinimada keenya eesoo jireen ka ah hadaba arka ooo in dhihiina macalin ha i diinoqdeeen wadaado xumooow meesha kuhaya waxna qun yar soco waxaan ugu naseexayn lahaa umadda muslimiintaah eedagan cumqiga keenya in ey is aruuriyaan oo ka soodhax guuraan cadwga oodhanka islaamka maraan hanti doodana ka daabushaan keenyo keeenyo waxaan rajeynayaa in ey dhadhamin doonto ilmada ka qubanaysay hooyooyinkeen walina ku siidhiirantahy waxaa mahad leh allee hadib waxaan umahad celinayaa walaha somali midnimo gabdhan muslimadah ee arinkaan noosoo ban dhigtay alalah islanima dhabh haku irzaaqo najjadiina hageeyo
Insha allah dhibta xagoda ayuu ku dambeyn doona waxaa oyn doona hooyoyinkoda iyo gabdhahoda
assalaamu calaykum. inaan ilmada isku celiyaan damcay laakiin……… wallaahi ma garanayo waxaan dhaho dad muslimiin ah kugu dhiig ah oo xasuuq intaan la’eg loo geystey. wax ka dhiidhiyey iyo wax u aaray aysan jirin waa murugu iyo uurkutaallo aan xasuustayda ka go’i doonin illaa layga shaafiyo. in layga shaafiyo waxay ku xiran tahay in aan arko banka wagalla oo bakhtiga kuffaarta kenya la waray. xittaa haddii meel kale lagu soo dilo meeshaa waa in meydka kuffaarta kenya la waraa. ha layska ilaaliyo in muslimiin kenyaati loogu xadgudbo jinsi ahaan. waxaan aarsi ahay oo i anfacaya ma jiro. Da’ yarta beel weynta sharafta leh ee ‘DAGOODIYE’ inay kaalintooda qaataan ayaa la doonayaa annagana hiil iyo hooba waan idinla garab istaageynaa. dagaalka waan idinla galaynaa wixii qarash ahna waan idinla qabnaa. mujaahidiinta xarakat al-shabaab waxaan ka codsanayaa inay diyaariyaan qorsho loogu aaro walaalaheenna muslimka ah ee sharafta leh ‘DAGOODI’ Rabbi ha u fududeeyo inta nool ee dhibaatada ka soo gaartay. inta ku shahiidayna waxaan leeyahay ‘allaahumma uxshurhum macan-nabiyyiina was-siddiiqiina wash-shuhadaa’ ‘DILKII DAGOODI DOOXID BAA KA DAMBAYN’ ‘GAAL DIBBIRO WEYNOO BANKA WAGALLA DAADSAN WAA LA DAAWAN’ ‘DA’YARTAAY DAREES XIRTOO DAGAAL U DARBADA’ ‘ HUBKA DARANDOORIGIYO DABBAABAAD DIYAARSADA’ dagoodi waxaan leeyahay walaalihiinna SARANSOOR ansaarul JIHAAD ayay noqdeen. idinkana waxaa laydinka rabaa inaad hormuud ka noqotaan mujaahidiinta NFD ee kuffaarta gaalada kenyaatiga baabi’isa.
Subxaanallah! Waxaad naxasuusiseen taarikh muruguleh .xasuuqa waxaa kale uu kadhacay mandhera(malkamari masacre) iyo gaarissa hada waxaa nala gudboon in aan ku cibro qaadano oon cadawga iska dhicino.ALLOW KUFAARTA GACMAHAYNA KUCIQAAB.
Aan ooyee albaabka ii xidha!!!!
Kii eelka dhigay ebreneey
waad u ergoon jirtee
Haddad arxansan lahayd
Adoon gowrac ku jiiday
Ruxaad ehel wadaagtaan
Islaanimyo loo dilay
Ashahaadada darteed
isirkiisiyo lagu nacay
Somaali ahaanshihii
adigeey ku sugi walee
Ableeyda godoboowday!
galada kuwi hore iyo kuwan hada dhamantoda wa isku din .xasuqan ay dumarka kenya ay u geysten waxa ka daran galnimada umuda ku socta iyo umadi o dinta laga sarayo dhaqan ahan una ogoladen in ay dinta shegtan o kaliya qoxtiyada dadbadan o somli ah ay kirshtan qatay lacg darted .inta dinta fahantay waxan ku leyahay mumininta wa sida hal jir hadu xanuno hal xibn inta kale ay xanunayan .mida kale yay idin galin wadani nimo musliminta wa walalo wa hal jir .firi manta xasuqa lagu hayo musliminta yaman falastin afqanistan shishan somaliyo iwm
Wagalla Massacre waa dhacdo uur kutaalo ku ah taarikhda somaliyeed.Waxa ka dhacay wajeer wuxuu ahaa gabood faladii ugu xumaa oo dad somaliyeed lagula kaca.Kenya waxa ay kukacday wuxuu ahaa xasuuq oo ilaa hada wax kala xisaabtamay aysan jirin.
Umada somaliyeed waxaa haboon in aynu ka gudubno isqabqabsiga kusaleesan afkaaraha raqiiska ah ee nololeed oo usoo wada guntano sidaa aynu sharafkii somaliyeed usoo wada celin lahayn.
Waa run in ay wadamada Dariska ah ay inala damacsanyihiin dabindaabyo ka fool xun waxa ka dhacay Wajeer oo ay damacoodu yahay sidii jiritaanka umada somaliyeed ee Geeska Afrika loo ciribtiri lahaa.
Fadlan aynu ogaano waxa kaliya ee inaga badbaadin karo dhibaatooyinka la inala damacsan yahay ayaa ah in aynu isku tanaazulno oo sameeysano dawlad adag oo leh waaxyo ka shaqeeyo ka hortago caqabadaha ay inala damac san yihiin wadamada deriska sida kenya ama Ethiopia.
Weynu is badbaadin karnaa .Weynu ka guuleysan karnaa wax waliba hadii aynu ka shaqeysiino mankeena oo joojino waalnida aynu ku dhex wadno nolosheena.Waxaynu awood uleenahay in aynu kenya la xisaabtano oo ka jaza marino gabood faladii ay ku kacday.In aynu soo xoreyno umada Somaliyeed ay ethiopia Gumeysato dabeeto dib u qorno taarikhda oo dhisano dawlda ugu adag qaarada Afrika .Sameysano wax waliba oo aalad dagaaleed ah oo inoo fududeyn karo in aynu kaga hortagno cadow waliba.
Marka waxaynu ubaahnahay in aynu soo afjarno barnaamijyada raqiiska ah ee xagjirnimada. In aynu ka waantoobno in aynu dalkeena usoo horkacno wadamada dariska ah.In qawleesatada ku shaqeesato magac la dagalaanka argagixisada iyo mashruucyada la xariiro lasoo afjaro.In aynu dhamaanteen wada garano in aynu leenahay dan isku dhafan oo aynu kukala tagi karin sidaasina kusoo afjarno dagaalada ka holcaya geyigeena.
Waxaan qabaa in Alshabaab ay la timaado barnaamij ka duwan kan ay hada naawileyso oo kusaleesan aragti somaliyeed si aynu isku badbaadino oo ugu hiilino jiilkeena dambe.
Hadii kala dhamaanteen waxa ina qabsan doono waxa qabsaday Reer Wajeer oo ay dhacdadaasi mid lamid ah laga geesto Kismaayo ,Bardheere Iyo Jilib.
Fadlan inta goori goor tahay aynu isku garowno oo garano in aynu isku dan nahay.
looga hari maayo adoomaha gaalada kenya xasuuqa ay ka geeysteen dalka soomaaliyeed ee gumeysiga ku joogaan inshaa alaahu waxaan rajeeneyaa dhalintii waalidiintooda lagu xasuuqey n,f,d in ay u aari doonaan sida hada muuqata wax badan ayaa loo aargudey laakiin weli lama dilin 5000 kun gaalo kenyaan ah
wey tahay waa lesku jogaa
gaalo ALLAH duleeyo iyo munaafiqiinta lasocotaba ALLAH ayaa inoo sheegeyولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتّى تتّبع ملّتهم
Allaahumustacaan, insha,Allaah waa shuhadaa waana loo aari doonaa bi,idnillah hala sabro.
asc 2> SOMAALI ASAL iyo dadka ku fikirka ah walaal somaalida nfd siiba reerkan xasuuqa logestay wa dad geesiya wa dadki samestay ururka nfd ayagoo dagaalka wada oy kenya burbur ku dhowdahay dowladini dalka somaalia kajirtay bay kenya heshiis lagashay ururkina u sheegtay inay hubka dhigan sanadka so socodana lasiin doono xuriyadooda taliyaashi iyo ciidanki jabhada xoogoodina ciidanki somaalia kadhigatay saasna ku burburisay jabhadi nfd marki sanadki lagarayna waxay ka goosten hubki iyo inay xuduuda sodhafaan. shirka dhacay somaali iyo kenyati waku wada jireen. dadkana lama dhihin wa ledin dilaya e waxa layirri issu so baxay shacabow, qof aan dhiilo qaban e dowladu tirri so banan baxana hub soma qadanayo marka aaashiina ha hadlina
Insha allah galada wa ka guulaysan doona beelahan doogoodi ee xasuuqa loo gaystay runta markan kahadalno waxa u gaystay beel somaliyee oo walalahood ah wana beesha ogadeen walalyaal insha allah waxa dalil u ah waxa laraadsanaayay mahan somali oo dhaan wa magaca dagoodiyaha matalaan besha waxay ka kooban tahay 17 beelood oo kala ah fardaanod reer ow mohamud jabraail faiy masarre idiris reer dumaal abrishe cabad waaq walaljecle maow samatar raqey adan yar midhimaal iyo beeloo kale oo u badan dhanka itobiya taas way iska cadahay in uu ogaden kadambeeyay waayo ma talaan markii ad sheegato beesha gilible oo katirsan dagood+yaha oo ad is tirahdo galada ma yiqanan sheego waxa sheegayay ninka ogadenka ah ee lasocday galada