DHAGAYSO: Odayaasha Beesha Abgaal Oo Yiri “Diyaar Ayaan U Nahay In Aan Dagaalano Waxaan Amar Ka Sugaynaa Madaxda Mujaahidiinta”


BALCAD:-
Odayaasha Beesha Abgaal oo la hadlay Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus ayaa shaaciyey in ay la dagaalamayaan gaalada timid deegaanada ay dagaan oo ay kamid tahay Magaalada Balcad. Odayaashaan iyo Waxgaradka ayaa sheegay in ay dagaalka u soo qalab qaateen isla markaana ay amar ka sugayaan Madaxda Mujaahidiinta.

Odayaasha Abgaal ayaa yiri, waxaan diyaar ku nahay dhammaan deegaanada Beeshu dagto, waxaana u gabraaranay dagaal in aan kala hortagno ciidamada shisheeye, Odayaasha ayaa Suugaanta loo yaqaano Shiribka ama Geereerka ku goolaaftamay ayaga oo muujinaya qiirada iyo ciilka ay qabaan, una diyaar garoobaya difaaca Diinta Islaamka iyo Dhulalka Muslimiinta.

Dhagayso MP3 Odayaash Beesha Abgaal Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus.

Maxamed Xaamud

Somalimidnimo.com 

17 Responses

  1. Xasan says:

    Asc islaamka alaha guleyo galadana alaha jebiyo waxayraban hashegan lakin ciribta danbe islaamka iska leh wb twfq

  2. Xasan says:

    Kufaarta so dushay somaila hog iyo halaagbay kala kulmi donan ilahayna hana qabto shartoda saman waynta

  3. Abdullahi says:

    Inaan kaa Haray hamoodin, inaan kaa tagay ha eegin, weliba Jowhar iyo Buulo Burde habeen danbe waan hayaa. Odayaashaas haleynina idinkana ha is laynina ee Somalida wax laqabsada oo fitnada iyo culumo gaaleyska iska daaya. Allah kabaqa oo islaamka dhibka kadaaya. gaaleysiinta joojiya, hadii kale kiina ugu danbeeyo meel xun ayuu ku dhimandoonaa. kolee xabada idinkaa bilaabay mana joogsan doonto ilaa aad katowbad keentiin.

  4. Abdalla says:

    Jowhar iyo Buulo Barde ayaan hayaa !! oo yaad ahayd adigu ma afhayeenka AMISOM ??
    dadka yaan la gaaleysiinna waad leedahay yaa kuu soo laqinay hadalkaas in lagu gaaleysiiyo hadii aadan rabin ka har gaalada jileecana iska dhaaf iyo tuugmada dagaalku wuu bilowday sida aad sheegtay ee cabaadka jooji
    -
    (وسيعلم الذين ظلموا أي منقلب ينقلبون)
    -
    (وسيعلم الكفار لمن عقبى الدار)

  5. Abuu ramla says:

    As.c.wr.waxan salamaya ree towxid waxan habarayaa ree fansalakh kadib waxan uhambalyaynayaa odoyasha diyarka u.ah inay difacan dinta alle allow idin barakee

  6. Ibnu Rashiid says:

    BEESH MAJERTEN GOORMEY DINTA DIFACI DOONAA, WAA IGA SU’AAL

  7. Amir says:

    Anigu sidaas Abgaal si uga dhib yar baan u sheegi lahaa,shariif ha u yeereen illeen waa oday abgaale,deedna ha la shireen illeen waa oday abgaale,kadibna ha dileen illeen waa oday abgaaloo cidna u qabsan maysee.

  8. G bidhaan says:

    The only limits you have are the limits you believe.

  9. to abdullaahi munaafiqnimo iyo diin naceb baa kaa buuxa mawaxaad raali kutahay in kufaarta na gumeysato oo aan iska seexano adaa arki doona dhibkooda marka ay gabar walaashaada ay kufsadaan oo waliba adoo fiirinaya oo waxna kaqabankarin!! Wadankaan anakaa iskalex oo kadifaacayna gaalada iyo kuwa lasocda oo aad kamid tahay ! Odayaashan ilaahey bay naftooda kagateen waxba hau welwelin waxayna kafiicanyihiin kuwa culimada iskusheegaya oo dastuur gaaleedka udoodaya oo labaxey ictisaam anakana unaqaano culimada raaxada marka waxba haku farxin megaalo kabaxdey gacanta muslimiinta taasna waxay cadeyn utahay inaad murtad tahay maxaa yeeley waxaa ijmaac ah in qofkii kufarxa guusha gaalada kuna farxa dhibka muslimiinta inuusan muslim aheyn ee illaah utowbadkeen intay goori gooortahay! Odayaasheenana ilaahey janatul firdaws haku arzaaqo

  10. al-maziny says:

    To: Abdullahi

    marka hore waxaan ku dhihi lahaa Abdullahiyo magacaaga hadii la fasiro waa Adoonka Allaah laakin ma ogolid Adoonimada Allaah kuugu Adoonsaday waxaad diidantahay doqonnimadaada in kitaabka Allaah dadka lagu xukumo laakiin waxaad ogoshahay inaad Mahiga iyo Amisom u guurisid gabdhaha adiga kula dhashay kadibna canug mahiga ama Amisom dhaleen ay abti ku dhahaan waxaad kaloo ogoshahay in wadaka uu noqdo mid gaaladu waxaa doonaan ka fuliyaan Allaah wuxuu doonayana uma ogolid in dhulka lagu xukumo waxaad tahay qof raba inuu muslim ahaado islaamkana ka soo horjeedo nacas baa tahay aan dantiisa aqoonin hadii aad mujaahidiinta wax ka sheegtay waxay ila tahay gaalada inaad soo dhoweyneysid iska ogolow inaad la safatay gaalada hadii aad ku faraxsantahay in ay gaalada qabsato dhulka islaamka ogolow inaad gaaladan ka mid tahay

    Allaah haku soo hanuuniyo hadii kala doonayo hanuunkiisa

  11. ismaciil says:

    Maxaad mar walba dadka ugu cabsi galisaan gabdhiina ayey kufsanayaan. Horta alshabaab meeqaa gabdhood ayey reerkooda xoog uga kaxaysteen oo ay qaar ajaaniibta la socoto siiyeen si qasab ah.

  12. salwa says:

    ikhwani qofku hadu caqli lahayn maba fahmo gumeysi ,, diin la an hadu kudarsadana maba fahmo gaalnimo ninka leh jowhar ban haya aqligisa iyo diintisa intay garsisantahu hadlay halayaabina ilahay hahanuniyo

  13. to ismaail anaka gabdhahayaga waxaan siiney muhaajiriinta adinkuna gabdhihiina uguuriya aamisom waxaadna abti unoqondoontaa mid sankiisa aad moodid tareel kadibna waxaa seedi kuu noqanaya bahuuko!alla qaabdarnidaa oo jaahilsanidaa kawarma qof muslimiintii muhaajiriinta ahaa kuoranaya ajaaniib aamisom iyo bahuuko na kadhiganaya walaalihiisa illaahow haqa natusi

    • ismaciil says:

      Sankiisa haduu tareelo laekyahay allaah ayaa sidaa u abuurtay allaah wuxuu sameeyeyna aniga ma dhahayo way foolxun yihiin. Saxaabigi bilaal wuxuu ahaa madaw afrikaan ah.taasi aday dambi kugu tahay.

  14. umu saahidiin says:

    ku nimanka ismaciil iyo cabdullahi lakala baxay,uskud axmaqyohow ismaciil labaxay oo ayda lacasheeya, uf layirih afkiinan xunka edeb la’aantiina, isbaarooyinkii markaad wayden baad kufaar agabsatoo keentay,hadana waxaad la’eedameysaa inaad ehel wadaagtaane.intaas kadib su’aashadu waxay tahay ismaciilow waxaad ku doodaysaa in nimanka ilahay sidaas u abuuray, bal meel saar gaalnimadoda iyo dhaqan xumidoda iyana ma raali baad katahay oo rabi baad u saarin wax dhibanah maleh miyaa?.cabdullaahi Al saloolaw adigu maxaad tirih buulo barte iyo jawhar baan rabaa ineey gaalo qabsoto oo fusiq iyo fool xuma baa ku qanciya miyaa?. xasbunallahi wanicmal wakiil,

  15. ibnu rashiid says:

    majeerteen diinta way difaaci jireen balse anagu alqaacida lasfan mayno. somali salvation diinta-difaaceeda front oo looyaqaano ssdf ama kulmis baanu aasaasnay soomalidoo aan jihaadba aqoon.

  16. waayo'arag says:

    Ilaah baa mahad leh. Ammaan iyo Nabadgelyo ha ahaato Nabi Muxamed korkiisa.
    Asc wrb

    Beleha waaweyn ee somalidu jihaada waxba habasse yaraate umay tarin. Wax uu taris iskadaye cadowga gaalada salibiiyinta eeyaagaba horboodaya oo dhulka kala tuusaya.May iska dayaan, gaalku haku ambado dhulkee.
    Anoo hadalkayga miisamaya waxan leeyahay: beelaha abgaal, majerteen , isaaq iyo ogaadeenka badinkissa waa jaawaasiis galada ayay sida eyda udaba orda.
    Hadey imika siilanyo amba faroole mala aamini kara? jawaabtu waa maya.,
    kuwa somaliland iyo puntland iskugu yeedha gaalada ayey wararka udiibaan, sheeko laga tagay wadaan argagixiso argagixiyo ayay mushaarooyin ku gaatan. Abgaalna Xamar ayuu wararka kadiibaa, xabisiyo mareekan ayaa laga sheegaye Xamar . Waan lasoconaa adeer.
    qaabiiloyiinka yare yare ayaa kafiicaan kuwa waaweyn.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS