
BALCAD:- Sheekh Abuu Muscab, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab, u qaabilsan ciidamada ayaa ka warbixiyey Safarkii Sharif uu ku tagay, Magaalada Balcad, Sheekh Abuu Muscab wuxuu sheegay in soo laabkii loo galay Sharif jidka, kadibna dagaalku uu isku rogay mid aad u cuslaa.
Afhayeenku wuxuu sheegay dhimasho iyo dhaawacyp halis ah in ay u gaysteen ciidamada shisheeye, Sheekh Abuu Muscab ayaa Suugaan Afaray ah ka tiriyey weerarkii lagu qaaday Sharif Murtad, waxaana hadalada Sheekh Abuu Muscab kamid ahaa, “Faruurya Libaax Far looma Lulee, Ka fiirso intaad Fayoowdahay”
Sheekh Abuu Muscab, wuxuu sheegay Sharif Murtad in uu dhexgalo Taangiyada ciidamada shisheeye, gaar ahaan meesha Qoriga Taangiga laga rido.
Sidoo kale Afhayeen Sheekh Abuu Muscab wuxuu ka warbixiyey dagaalo lagu naafeeyey ciidamada Kenya.
Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































Asc wr wb mujaahidinta alaha geleyo alaah ha loo baryo wlaalaha
abuu-muscab-ilaahay-haku-xafido-somalida-waxay-ku-mah-mah-daa-luq-luq-marow-laasin-lamigaas- imaan-insha-alaah-malin-walaqabandonaa ciidamada -shisheeye -waykabixi-somaliya-markaas-ayaa-la iskarabaa ninwalba meeshuwkalilahaa-away-ciraaq-manta-kkkkkkkkkkkkk-
Assalaamu calaikum. nimaanka shabaab barnaamijkooda 90% wey ficantahay….waxay musliiminta ka difacayaan mabadi’da faasida oo gaalada raban in ay ku dhex faafiyaan musliiminta.
laakin iska daaya qaraxyada ama weerarada ismidaamiinta: waxaas waa sharaf xumo oo lid ku ah hor u socodka xukmu shariica fil caalam…..
dadka rayidka ah ka daaya: qaraxyada……….gobabta milateri uun garaca….weerarada ismadamiintana ka foogada 100%
shukran walaalyaal
Asc tijaabo
Mujaahidiinta allah haguuleyo tankale walaalaya ducuda hakalabaqeylinina mujaahidiinta
Maalintiisa ma dhaafaye Allow si xun u dil isaga iyo murtadiinta kitaabkaaga diidan yaa rabi Amin.
subxaana allaahu yaa ah mujaahid yaasa lagu jihaada dadka masaakiintaa oolagoow racaaya miyaa jihaada waa aqurusabaan shabaab waa munaa fiqiin kuqaraabta dinta laayana muslimiinta