DHAGAYSO: Sheekh Cali Dheere Turkigu Khilaafadii Islaamka Ayey Rideen (Waraysi Xiisa Leh Su’aalo Uu Hordhigay Suxufi C/laahi Soomaali


MUQDISHO:-
Suxufi kamida Suxufiyiin Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ka howl gala Suxufi Abwaan C/laahi Soomaali ayaa hordhigay Su’aalo muhiimada Afhayeenka Ciidamada Mujaahidiinta Al shabaab, Almujaahid Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere. Waxaa wax laga weydiiyey Sheekh Cali Dheere bal in uu xuso Qodobada kasoo baxay Shirka Istanbuul!?.

 

Sheekh Cali ayaa xusay, in ay Turkigu dheheen Ciidamaan tababaraynaa, sheekha ayaa xusay, Uganda iyo Nigeria in ay Muslimiin ahaan jireen haddana boqolkii 70 ay yihiin, laakiin Afar Gaal ayey horjooge oga dhigeen kuwa Caalamka isku sheega eee gaalada ah, sidaas ayaana shacabka Soomaaliyeed lala doonayaa ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Sheekh Cali Dheere ayaa xusay in Turkigu ay rideen Khilaafadii Muslimiinta oo ay Yuhuudda xiriir la lahaayeen, waxaase musiibo shacabka Soomaaliyeed ku noqotay Wadaaddo Culimo sheeganaya oo shirkaas kala qayb galay Gaalada Banki’Moon iyo William Huge ay kamid yihiin.

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Alfurqaan

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

7 Responses

  1. umuayuub-3 says:

    Gaalka baahobo, weerarka baahashayow
    Bari mageydadiyo shacabkayga ba,bashow
    Balaan ilahaye inta boqole baaqiyahay
    Beref kumarimayo baruudu waasidii
    Burhaan igara balanqaad ilaahigay
    Baroorta adaa leh aniguna biishaaro weeyen
    Bakhtiga adiga leh aniguna shahiid bi,dinilaahigay
    Beeriga iyo baxarka buuraha anaa iskaleh
    Wale calan aan balmadobeyni kama ba,baado
    Wale bejaale diintayda uguma baaxo
    Wale oday aad bacramisena taalo ma,bido
    Murtadka, mooryanta, maryacalasta miciida dheer
    Mushriik kumereysta qabri mawlahay ogyahay
    Malezanawiga mahiganka mooradaleh
    Moy,kibakiga guufriga maaro lo,lahay
    Macatabley odhan mitigtan kuqabanayna

  2. ali says:

    shirka istabuul wuu burburay sida ku xusan qodobada soo socda:

    1- shirka ma ahayn shir u daneynaya muslim lakiin mid gaalo u daneynayaa maxaa yeelay wadamadii gaalada ka socday sida Ingriiska, Europe, maraykan iyo gaalo madowdii Afrca ayaa meesha iskugu timid Soomaaliduna waxay ku maahmaahda duqsiga qurunka dantiis buu ugu jiraa.

    2- 95% odoyaasha lagu casumay ma ahayn oday dhaqameedyo umada matala

    3- waxaa go’aan lagu garay in ciidamo loo tabaro kooxda dawlada loogu yeero, iyadoo ay taasi macquul ahayn sababtoo ah qof tabaruc ahaan doonaya in uu askar u noqdo waxaa dowlada loogu yeedho majiro, lakiin kooxda dowlada isku magacawday waxa askar u ah mooryaan qaad ku nool oo dadka dhacda iyadoo kuwaas marqaan ka duleystay uu tababar waxba u keneyn ileyn waa dad darooga la xanuusanaya oo dawo u baahanee(doofaar haduu durdur dhex dabaasho waligii ma daahiro)

    4-mudadada kumeel gaarnimada laga baxaya labo bilood ka dib iyado lahayn waxa cidamo, hay’ado dawli iyo shaqaala dowladeedba

    5-Balan qaad lacageed loo sameeyay kooxda dowlada isku magacawday iyadoo la’ogyahay in ay caan ku tahay hanti lunsasho

    6- Xarakada shabaab almujaahidiin oo dar dar cusub la soo baxday iyadoo waxba u ogeyn hadii dhul laga qabsado iyo hadii kaleba. Xarakada alshabaab almujaahidiin waxay lasoo baxeen dagaalo ay cadowga waxba ka garanayn ayago xiiraya wadooyinka magaalo kasta cadowga soo galo, waxaana tusaale ka ah cadowgii qabsaday afgooye in saadkii laga gooyey iyadoo ciidankii uu gaajoonayo taangidiina ay shidaal la’yihiin.

  3. xaqaani says:

    asc Horta yaa wadanka turkiga labada magaalo oo uwaaweeyn tegey?
    waa ISTANBUUL iyo ANKARA waxaad ogaan lahayd dalkaas in uusan
    dadku intiisa badan islaam ahayn waxaan isha mariyey dadka rag iyo dumar
    ee kunool wadankaas waxaan kireystey gaari tagsi ah waxaan iri ninkii tagsiilaha
    ahaa iska wad gaariga un waxaan eegay midig waxaan eegay bidix waxaan eegay
    gadaal iyo horay waxaan qiimeeyey dumarka jida marayey waan milic saday oo milcsaday
    waxaan qiyaasay in 1000 naagood in 1 naag wax xijaab u eg madaxa ugu duubnaa
    waxaan galay masjidyo qadiimi ah waxaan arkay qof qof oo keli keli utakanaya iyo gaalo
    qaa qaawan ee kudhex jirta masaajidyada oo isku masawiraya,waxaan arkay masaajidyo
    iska xiran oo adin kayeerayo markaan weydiiyey miyaan lagu tukaneyn meesha
    waa leygu qoslay oo waxaa ley weydiiyey meesha an ka imaaday waxaa la iigu jawaabay
    waa saacad waxa yeeraya maaajiduna waa noo hide iyo dhaqan hore ee laga tagay.
    waxaan helay wiil yar ee dukaan gadaya waxaan iri walaal miyaadan muslim ahayn maad masjidka ii raacdid ee i wehlisid oo salaad ila tukatid maqribkii ayaa lajoogaa waayahay
    ayuu yiri laakiin nasiibdaro wiilku ma ashahaadan karin waxaan isku deyey in an ashahaadka ulaqino way igu adkaatay asagana dukaan furan buu kasoo tegey ana meesha
    socdaal baan ku ahaa laakiin wuxuu iga balan qaaday in uu diinta barto.sanadka wuxuu ahaa 2004. dadkaas waxaa umada soomaaliyeed umaleeyaan wadan islaam ah
    ilaahoow islaam ubixi dadkaas waxay sugayaan dad islaam ah oo uhiilaya oo kadulaqqada
    dowlada daba dhilifka ah ee NATO utaliso

  4. siciid amiir xuseen says:

    ASALAMU CALEYKUM MARKA HORE SALAAN KA DIB ANIGU WAXAAN DHIHI LAHAA TURKIGU ISAGA AYAA UGA WACAN SOOMAALIYA MARKA LOO EEGO ETHOIPIA IYO KENYA HALKA UU SHEEKHA LEEYAHAYNA TURKIGA ISAGA AYAA BURBURIYAY KHULUFADII CISMAANIYIINTANA WAXAAN DHIHI LAHAA SHEEKH MARNA TURKI MA BURBURIN KHULAFADII EE WAXAA LOO SOO MARAY CARABTA XAGEEDA OO LAGA DHAADHICIYAY IN AY TURKIGU DOONAYAAN IN AY CARAB GUMEYSTAAN KA DIBNA REER GALBEEDKU MAR WALBA OO AY WAX ADAG BURBURINAYAAN WAXAY U SOO MARAAN CARABTA WALIBA KHALIIJKA TAASNA LA SOCO: IGANA RAALI AHAW HADAAN WAX XUMEEYAY……………WABILAAHI TAWFIIQ DHAMMAANTEEN…

    WAXAAN KALOO DHIHI LAHAA XAL SIYAASADEED HA LA KEENO OO LAYSKA DAAYO SIDAAN MAANTA LAGU JIRO MAXAA YEELAY IN UU URURKU MEESHA KA BAXO IYO IN UU XAL SIYAASADED KULA QAYBSADO WAX…………..

    • ali says:

      To saciid amiir xuseen
      Horta waa runta Turkiga xaga carabtaa losoo maray lakiin qilaafada carab ma burburin ee Turkiga burburiyey Sida mustafa kemal ay ugu yeedhaan ataturk.

  5. siciid amiir xuseen says:

    To:ali
    walaal cali hadaad mar qirtay in carabta loo soo maray taas waxay kuu cadeynaysaa in ay carabi ka dambeysay burburkii cismaanyiinta maxaa yeelay waxaa horay loo yidhi (fari fool ma dhaqdo) teeda kale gacmo wadajir bay wax ku gooyaan turkiga waxaa ku xad la lahaa carab xaga kalena wax xad lahaa yurub marka turkiga dee islaamkoo dhan ayaa la doonayay in ay difaacdaan……………….. marka anigu mar walba waxaan dhihi lahaa ha la sameeyo xeelado cusub si dalkaan uu u noqdo dal cadawga mudoo ka badbaada runtii dalka marka ciidan adag loo sameeyo oo soomaaliyoo dhan urur walba ha ahaadee heshiis lawada qaato cudud meleterina la sameeyo kaabayaasha dhaqaalahana la soo celiyo…si fudud ayaa kitaabka qur’aanka loogu dhaqi karaa……………..

    • ali says:

      To saciid amiir xuseen
      Akhri tariiqda khilaafada waxaa burburiyey Mustafa Kemal oo Turkiga ugu yeedho Ataturk. Sey Mustafa Kemal u aaminsanyihiiina Ilahey uma aaminsana. Wixii Khilaafada burburiyey in ay Turki yihiin Muslim iyo Gaaloba waa ogyihiin.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS