DHAGAYSO: Sheekh Xasan Yacquub Abuu Cabbaas Oo Ka Warbixiyey Xaalka Kismaayo Iyo Cadowga Soo Duulay


KISMAAYO:-
Sheekh Xasan Yacquub Abuu Cabbaas oo Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus u waraysi siiyey  ayaa ka warbixiyey xaalka Kismaayo, sida ay ahaan jirtay Magaalada Kismaayo intii aan Mujaahidiintu aysan Shareecada Islaamka ka hirgalin. Wuxuu sheegay Sheekhu in Kismaayo Qabiilo isku hardin jireen oo ay kala qabsan jireen Rag mooryaan ah.

Kismaayo oo noqotay hadda Magaalo Shareecada Islaamka laga hirgaliyo, ayaa Sheekh Xasan sheegay, in Qabiiladu kuwada nool yihiin Nabad iyo Barwaaqo, wuxuuna sheegay in Dacwad xoog leh ay ka socoto dhammaan Wilaayada Jubbooyinka, waxaana kamida Iskuullo Islaamiya oo wax lagu barto, Culimo iyo Ducaad la geeyey Magaalooyinka iyo Tuulooyinka.

Sheekh Xasan Yacquub Abuu Cabbaas, ayaa ka warbixiyey duulaanka ciidamada Saliibiyiintaa ay kusoo qaadeen Wilaayada Jubbooyinka, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ay doonayaan gaaladu Khayraadka Muslimiinta iyo duminta Shareecada Islaamka.

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus.

Maxamed Xaamud
Somalimidnim.com

10 Responses

  1. G bidhaan says:

    Sababta Alshabab madaxdooda stp ugu wada egyihiin maxay tahay ma O2 ayaa ka badatey.Mise sidan ayuuilaah u dhaliyey oo dad ku hogaminayaan.

    • jey says:

      ok,sxb alshabab suit iyo tie in aan u xirno ma jeclan laheyd?sida kufarta u libstan o kale,,musliminta labiskoda ayey mujahadinta u xirtan dharka,e kala baro.

  2. alshabaab waxba haka sheegin hadaad mu min tahay

  3. Amir says:

    Markaad wax qoraysaan af soomaali isaga hadla,eraygaan hada stp maaha ee waa Stb dad badan ayaa ku wareeraya waxa aad kawado.midka kale waxa uu kaa noqday kalgalka kimisteriga calaamadda loosoo gaabito biyo.illeen biyuhu ogsajiin bay kasamaysanyihiine.marka fadkan afsoomaali iska qora meeshaa soomaali un baa wax ku qorta waxna ku aqrisatee.

  4. abu hudayfe says:

    ku bidhaan
    bidhaan hintaad tahay muslin maad yahuud wax ka sheegtid
    iyo maraykan dhulkii barakaysnaa meel kusheeg hintad tahay
    muslin bidhan qudus meeday adaah laga sugin sas bana leedahay
    anaah labada darood mida hore daraja mooday

  5. al-xagari says:

    Kismaayo maanta waa magaalo loo wada siman yahay.Beelaha somaliyeed ay si nabdoon ugu wada noolyihiin oo ay ka dhexayso gacaltinimo iyo walaaltinimo.Arinkani waxaa sabab u ah xarakada oo abuurtay jawi ah in ay gobolka ka hirgeliyeen maamul ka madax banaan hanaanka qabyaalada iyo nin jecleesiga oo ay ku saleeyeen maamulkooda shareecada islamka.
    Hadaba runta hadii aynu isku abaraarujino ayaa ah hadii ay dhacdo in Gobolka iyo magaalo madaxdiisa ay qabsato kenaya in Gobolkan uu ka curan doono dagaalo beleed oo iska horkeeno beelaha walaalaha ee somaliyeed iyo amniga iyo kala dambayta maanatadan ka jirto gobolka ay noqoto riyo .
    Xaqiiqda kenya iyo damaceeda ninkii doonaya ha aqriyo maqaalkan ee lagu soo bandigay jariirada Daily Nation oo markii dambe nuqulka maqaalkaasa ay ka saareen ciwaanada shaashadooda laakin wali ku jiro keydka webkooda.Guji ciwankan si aad u aqrisato:
    http://www.nation.co.ke/News/Who+will+fill+Al+Shabaab+void/-/1056/1434944/-/c3il6r/-/index.html

    Walaalayaal kenya waxa ay inoo soo wado ma aha wax la aqbali karo oo u cuntamo shacab weyanaha Gobolada jubooyinka ku dhaqan iyo Guud ahaan umada muslimka ee ku dhaqan mandaqadan.Somali maanta ma doonaysto in dib loogu celiyo nidhaam beeleed iyadoo soo dhadhamisay dhaxal xumada ka dhalan karta nidhaam ku dhisan waxaan ahayn shareecada Islaamka oo kasban karta kalsoonida guud ee beelaha kala duwan ee somaliyeed si ay si nabdoon oo cadaalad ku dheehantahay umacaamuloodaan iyadoon wax catifad qabiilad la kala dhex dhigeynin.

  6. siciid amiir xuseen says:

    anigu waxaan dhihi lahaa xarakada al shabaab nabada ha qaadato ka dibna xisbi siyaasi ah ha noqdaan ka dibna doorashada ha galaan ,, wayna ku guuleysan doonaan ka dibna dalka shareecada islaamka si dhab ah ha loogu xukumo marka maanta waxaa la taaganyahay xiligii xeelad la keeni lahaa umada soomaliyeedna maanta nabad ayeey donaysaa hadaad nabada qaadataana codeynta dalka ugu badan idinka ayaa heli lahaa sidii masar ka dhacday oo kale wabilaahi tawfiiq ..waana iga talo arintaas…

  7. abuuwaliid says:

    toobadkeenwaryaa toobaduwaykuufurantahayhada intaynakaaxidhmin caqli iyocilmi midnamahaysid jaahilbaatahay

    • baashe says:

      waxaa mahad iska lah ale ka dibna waxaa mahadsan dhaliin yarada samaysay websete kan waxaana ku dhiirinayaa inay sii wadaan dadaal kooda ana sacada laga bilaabo waxaan ka ahay xubin buuxda

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS