DHAGAYSO: Waraysi Lala Yeeshay Nabadoon C/laahi Sahal Oo Kamida Nabadoona Beesha Harti Ee Kismaayo “Beesha Harti Joore Ilaa Kudhaa Waa Difaacaysaa” (Daawo Masawiro Hore)


KISMAAYO:-
Nabadoon C/laahi Sahal oo kamida Nabadoonada Beesha Daarood Harti ayaa hoosta ka xariiqay in ay Beeco kula galeen Mujaahidiinta in ay cadowga ka difaacaan Wilaayada Islaamigaa ee Jubbooyinka.

Nabadoon C/laahi Sahal ayaa yiri, “Waxaan balan ku qaadnay in aan difaacno Joore ilaa Kudhaa” Nabadoonka ayaa sheegay Ciidamada Saliibiyiintaa ee Kenya in ay Dad dajinayaan Dhulka Muslimiinta ee Jubbooyinka kana howl galiyeen Shirkado, markii lala hadlana ay dhahayaan meeshaan Soomaaliya ma ahan Kismaayo aan gaarno.

Nabadoon C/laahi Sahal waxaa hadaladiisa kamid ahaa, “Beesha Harti hadafkeedu waa cad yahay, waxaan nahay Qabiiladii fahmay markii Islaamku yimid halkaan, Qani’nimada, Hodanka Islaamku leeyahay, mowqifkeenana horay ayaan u caddaynay!”.

Nabadoonku wuxuu sheegay Shirkii Baarliin ka dhacay in Soomaaliya lagu kala qaybsaday, Nabadoon C/laahi wuxuu u hanbalyeeyey Beesha dagta Ceelbuur wuxuuna yiri. “Taariikh ayaa qormaysa waan ku farxaynaa guusha Reer Ceelbuur, xanuunkiinuna waa nataabanayaa” aad ayuu u amaanay Qabiilada Soomaaliyeed ee difaacaya hirgalinta Shareecada Islaamka, wuxuuna gaar ahaan aad u ammaanay kuna tilmaamay in ay mudan yihiin in lagu daydo Beelaha daga Dayniile iyo Ceelbuur.

Ma ahan markii ugu horaysay ee Nabadoon C/laahi Sahal iyo dhammaan Ganacsatada, Waxgaradka Beesha Harti iyo Dhalinyaradoodu ay garab istaagaan Mujaahidiinta. Sanadkii hore December 25, 2011 ayey ahayd markii ay Beesha Harti, Hub kuwareejiyeen Xarakada Al shabaab Almujaahidiin.

Daawo Masawiro Xafladdii Hubka Beesha Harti ku wareejiyeen Xarakada Al shabaab Almujaahidiin Bishii December 25,2011. Halkaan Riix Ama Guji

Dhagayso Waraysiga Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalkaa Idaacadda Islaamigaa

Somalimidnimo.com

4 Responses

  1. Samodoon says:

    Ilaahoow santuuqa kolleyga gaalada ha inagu ridin! Ilaheey ha inoo aqbalo ducadaada, nabadoon!

  2. zuhuur says:

    masha allaah ,,,,,, alle ha ku barakeeyo nabadoon c/laahi sahal khayrka iyo beecada aad la gasheen mujaahidiinta,alle dartiis u taagan habeen iyo maalin.
    alle ma qasaariyo qofka hor alle u dagaalama,ee kalimatullaah koryeela.
    waxaan rajaynayaa in aad gaalo iyo gaalo raacba meel laga wada noqodo anagay noogu imaadeen dhulkeena waana la dagaalamaynaa iisha allaah xataa ay martaan,,,alloow u gargaar shabaabul mujaahidiin fii ayi makaan yaaaaa rabiiiii,,,,,unsurhum,,,

    • umu saahidiin says:

      maansha’Allah walxamdulillah bacdi intaa ilaahow guuulow galadaada noogu deeq ilaahow guulow gacantada nagu gar gaar oo gabano toos toosanoo guulahood kuxiran gabano toos toosanoo guushanoo hantiya ducfiga gadooda ilaahay hangu galadoo aaamiin, gabano toos toosano diinta gees kanoqon kuwo aan garan waayin wixii maantay nala guboon dulmiga kagadooda ilaahay hanagu galadoo aaamiin,gobeey geesiyadeenu wayba guuxayaan oo cadow gaalo inuu gumado bay u guuray ee adna gacansiiy ilaah baa gaarayee insha’Allah

  3. الله أكبر الله أكبر

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS