
Waxaa dhowaan daqiiqad ka yar guddoomiyaha Hay’adda sare ee doorashadu, Faaruuq Suldaan ku dhawaaqay in Dr Maxamed Mursi ku guuleystay doorashada Madaxweyninimada Masar. Milatarigu Masar waa isku dayey inuu hor istaago Dr. Mursi laakiin waxaa isa soo taagay shacabkii. Mursi kuma raaxeysan doono xorriyad taam ah oo uu ku hogaamiyo Masar oo waxaa isteersada ku heysa Dandaawi iyo ciidanka!
Waxaa la filayaa taageerayaasha Shafiiq iyo kuwa neceb Ikhwaanul Muslimiinta inay bilaabaan bannaanbaxyo wata rabshado. Bal aan fiirrinno meesha xaaladu ku dambeyso.
Dadka u qaba in Dimuqraadiyad wax lagu keeno; waxay u dhowdahay inay cashar ka qaataan Masar oo xitaa guusha Mursi aysan wax weyn beddeli karin oo waa in Ikhwaanku u dhaqmaan sidii Mubaarak oo Maraykan u rakuucaan ama in shacabka Masar la isku diro! Waxaa wadnaha farta looga hayaa in ciqaab Rabbaanni ah ku dhacdo Masar iyagoo sheegta inay waddaniyiin yihiin laakiin aan kala jecleyn gefka loo geysano diinta Islaamka.
Somalimidnimo.com













































Shaqada sugeysa waxaa weeyaan in uu Saraakishii ka hadhay daaqigii mubaarak, uu daaqada ka saaro.
Nimanka aad ugu yeertaan Jaamiyiinta ama Salafiya Jadiidah ayey rag jihaadiyiin ah ku jees jeeseen markii Muxamed Mursi lagu dhawaaqey inuu guuleystey! Markaasuu yiri: “Anigu waan u hanbalyeynayaa madaxweynaheyga waana waliyu amrigeyga wixii hadda laga billaabo.Laakiin adinka hadda ku faraxsan yaan dhowr usbuuc kaddib adinkoo gaaleysiinaya la idin arag”!
Ninkaas xikmaddiisaan la yaabey! Jihaadiyiintu iyagoo ciil qaba ayey dhasheen kamana baxayaan haddey cid kasta ku danbeyneyso iney la colloobaan!
Jaamigu mowqif ayuu leeyahey oo ah in ninkii madax noqdaba uu aqbalo. Laakiin Jihaadiyiintu iney ninkii yimaadaba gaaleysiiyaan kuna naf baxaan ayaa mowqif u ah.
TO:wadaad yare=Sheydaan yare
WAR NINYAHOW MAXAA ISLAMKA KUGU DIRAY?MAR WALBA ISLAMKA AYAAD WAX KA SHEEGTAA,,,WAXAA LEEDAHAY:JIHAADIYIIN,,,JIHAADKA MIYAA CAAY NOQDAY DULIYAHOW,,MAALIN DHOWEYD WAXAAD LEHEYD DUMAR AYAA MADAXWEYNE NOQON KARTA,,WAR QOFYAHOW NACEYBKA AAD U QABTID DIINTA ISLAMKA WAAD KU ADDUUN IYO AAKHIRO SEEGI DOONTAA.
Maasha,allah waa arin farxad leh runtii wan daawanayay markii lagu dhawaaqayay doorashada wuxuna ku qaaday codad 51.7% halka musharaxa kalana codadkisa noqden 48.3% wuxuna kasareeyaa codad dhan 3.4% marka waa arin kudayasho mudan waxayna u tahay al-shabaab oo waxan qori aheyn aaminsaneyn aduunka dhan muslim iyo gaalo wey la colooben waxayna iloobeen xikmadii aheyd haduu cadowgaagu badanyahay caqligaaga hashaqeeyo runtii ikhwaanka karti ayey muujiyen ugu dambeyna waxay ku guuleysten talada dalka masar iyagoo aan xabadna ridin marka miyaysan al-shabaab tusaale u aheyn?
alshabaab caqwaan muslimiinka magaartiin maxaa yeelay waa dad ilbax ah oo kasoo jeeda umu duniya masar waa dad xadaaratleh adinkana waaxat kasoojeediin xoolo dhaqato iyo beeraley masar waxaa ugu jaahilsan beeralayda -waxaay dhahaan qofka jaahilka qofkaan waa falaaxi calashaan waxba mabartaan beeraleyada masar somaliyana waxay rabaan inay beeraley kaka dhigaan ilbax somaliya xaataa inayna gaareen kabaha jahilka masriga somaliya waa dad madoow dadka madoow aqligooda ayaa madoow carabta waxay dhahaan afrikaanka madoow malaha aqli waxaat siinaysa 10 toolar waxaat rabto ayaat utisankartaa hadii atdhahdo orot soodil aabaha waysoodili malaha aqliwanaagsan afikada madoow waa dameer madoow kikikikikikikikikikikikikikikikikiki dameeeeeeeeeeer madooooooooow balg afrika
Maanta muslimiinta reer masar god bay ku dhaceen. 500 boqol oo sanno ka hor ayuu nicoles makiyavelli yidhi waxaa jira sedex siyaabood oo aad u qabsan kartid dal kale
1.ku duul oo xoog ku qabso
2.kala qaybi isku dir dabeed qabso
3.waxaad ka dhex samaystaa koox adigaga kuu shaqaysa. “oligarchy”
Wuxuuna yidhi arinta sadexaad ayaa ugu fiican. Waayo dusha waxay ugu eegtahay inay hor yihiin laakiin runtii adigaa maamula. Wuu sii raaciyey xataa ha isku xukumeen sharicgooda iyo dhaqankooda u gaarka ah.
Masar waxaa ka taliyaa waa in yar oo lacagta iyo mileteriga iyo sirdoonka ugu sareeya. Muslimiinta waxaa loogu ciyaarayaa sidaa caruurta. Kolba waxaa laga dhigayaa inay egaygu wax doorteen.
Minaafiqnmo weeyaan in la yiraahdo waa dimuquraadiyad xor. Doorasho xor ah. hadana dadka lagu qasbo dowlad anaay dooran, sida ciraaq, afqanistan, somaliya.
Ogow waa laguu ogolyahay inaan wax kala dooratid . Inta waxaa laka dooranayo ay eyagu kusoo hor dhigaan. xor uma lehed inaad ka baxdid xerada laguu dhisay, hadaad ka baxdid waa dagaal. Sida hada ka socota aduunka.
Ninkii raba inuu xerada dimuquraadiyada ka qaybgalo siyaasadeeda waa lasoo dawayn, waayo waxaa la ogyahay inaanay awood ey kaga hor imaadaan danaha reer galbeedka lahayn.
Shicibka…
Banii adamku ma jecla inay ka fikiraan wax ka danbeeya waxa lasoo hordhigo, waayo, waabay ku waalaan sida uu u leeyahay, talow, malaa, malaa arintu sidan maaha, malaa, malaa.
Sidaa daraadeed eyaga wixii lasoo hordhigo ayuunbay run moodi.
Bal maanta farxada ka dhacaysa shicbka masar eega…waa tii obaama oo kale…..
Asc walal farshaxam alle haku barakeyo jazaka allah qer walal wa runta sida ad shegtay ana kula qawo thanks adna
Ilbaxnimada akhwaanul muslimiin lacagta al ictisaam jihaadka al shabaab iyo dulqaadka tabliiqa waan isla waayay,alloow yaa hal mid intaas isugu dara,ugu dambayntii waa guul usoo hoyatay ardadii xasan al banaa,waan hubaa inay tahay war lagu farxo islaamiyiinta qabsaday masar.
kkkkkkk wallahi waa iga qoslisay, hadalkaagan waan koobiyeynayaa, meel baan kaga soo sheekaynayaa cabaar, waa funny
tu-ibraahim -waxaa tahay nin aqlibadan ilaah hakuusiyaadiyo somali waxaay rabaan 200012 oo tignolojiyada heergaartay oo aduunka atlasocoto inay qabiil wax kuqeebsadaan ee jaahil dhiigyacab ah oo nacasa inaay kuusoodhoodhoobaan ee asagoo ad umaleeyso hawar aroosa ee garigo laga soosaaray jabuuti ama kenya ayadoo ladhahayo waa maxaweeynihii idin barakicinlahaaye fiiriya aniga waxaan jiraa 40 jir waligay man arag madaxweyne eey shacabka ay doorteen markaan argo shacabka aduunka oo madaxweeyne dooranaayan aniga waan iska ooyaa waxaan igu soo dhacdo haatan nahay shacabka somaaliyeed inaan nahay shacab aan wax qiima ah anlahayen oo siyaasi uu nadoonsado waxaan ka dhimanay siyaasi hadaan nahay shacabka ilaaaaaaaaaaaaaahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa jooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooogo
salaan marka hore
Maanta muslimiinta reer masar god bay ku dhaceen. 500 boqol oo sanno ka hor ayuu nicoles makiyavelli yidhi waxaa jira sedex siyaabood oo aad u qabsan kartid dal kale
1.ku duul oo xoog ku qabso
2.kala qaybi isku dir dabeed qabso
3.waxaad ka dhex samaystaa koox adigaga kuu shaqaysa. “oligarchy”
Wuxuuna yidhi arinta sadexaad ayaa ugu fiican. Waayo dusha waxay ugu eegtahay inay hor yihiin laakiin runtii adigaa maamula. Wuu sii raaciyey xataa ha isku xukumeen sharicgooda iyo dhaqankooda u gaarka ah.
Masar waxaa ka taliyaa waa in yar oo lacagta iyo mileteriga iyo sirdoonka ugu sareeya. Muslimiinta waxaa loogu ciyaarayaa sidaa caruurta. Kolba waxaa laga dhigayaa inay egaygu wax doorteen.
Minaafiqnmo weeyaan in la yiraahdo waa dimuquraadiyad xor. Doorasho xor ah. hadana dadka lagu qasbo dowlad anaay dooran, sida ciraaq, afqanistan, somaliya.
Ogow waa laguu ogolyahay inaan wax kala dooratid . Inta waxaa laka dooranayo ay eyagu kusoo hor dhigaan. xor uma lehed inaad ka baxdid xerada laguu dhisay, hadaad ka baxdid waa dagaal. Sida hada ka socota aduunka.
Ninkii raba inuu xerada dimuquraadiyad 3ga ka qaybgalo siyaasadeeda waa lasoo dawayn, waayo waxaa la ogyahay inaanay awood ey kaga hor imaadaan danaha reer galbeedka lahayn.
Shicibka…ik
Banii adamku ma jecla inay ka fikiraan wax ka danbeeya waxa lasoo hordhigo, waayo, waabay ku waalaan sida uu u leeyahay, talow, malaa, malaa arintu sidan maaha, malaa, malaa.
Sidaa daraadeed eyaga wixii lasoo hordhigo ayuunbay run moodi.
Bal maanta farxada ka dhacaysa shicbka masar eega…waa tii obaama oo kale…..
inshlh waxaan rajeeynaya ineey ikhwaanku noqdaan kuwo kitaabka alle wax ku xukuma lkn uma maleeynayo in masar ka hoos bixi doonto gcanta yuhuuda iyo mareeykanka allow gaalada jabi islaamkana kor ka yeel ……
Insha allah anagana waxaan rajo ka qabnaa inaan madaxweyne wanaagsan helno bisha august dadka somaliyed waa dad niyad xun war niyada dhista allahna ka cabsada tan kale rajo xumada aad ka qabtaan doowladii idin imaada iska dhaafa haloo duceeyo dadka madaxda noo ah sheekh shariif koleey aniga wax ka qaldan ma arkinee haloo duceeyo hadii mid kale imaadana haloo duceeyo duco ayeey wax isku fur furayaan insha allah
Arooy madaxuuba naga waalaye xoow ahaay maxamed
Mursina ? Ma habar mingis qabtaa? Nin ama koox ilaah taqaan
qoladii uyuga eheed wadan uma dhiibteene maha xaa kujura?
Dadku alle ma aaminsana in badan oo ka mid ah, waxay aaminsan yihiin AMERICA, xumaan ayay u rajeeyaan dadka masar, maxaa idiin diiday inaad dhinaca wanaagsan wax ka eegtaan?
Waxaa iswaydiin leh ILBAXNIMADA reer masar iyo tan reer ameerica teebaa fac wayn? dabcan tan masan, umada reer Egypt in badan ayaa la qiyaamayay, laakiin maanta uma malaynayo in dib danbe loo qiyaami doono
Laba wadan taariikhdooda dhow dib u dhugta, kacdoonkii IRAN 1979, ninkii hogaaminayay AYAATULAH RUUXULAAH QUMAYNI, waxa uu ka soo kicitimay France oo islaam nacayb lagu yaqaan, waxaa dib u fiirisaan dhibkii lagu hayay shacabka Turkey, xitaa looma ogolayn in dumarkoodu qimaar qaato, askartii waxaa samayn jirtay badda ayay ka kacabeen , maantana islaamka ayaa gacanta sare leh ilaah ayaa suuratul cimraan noogu sheegay WAYAMKURUNA WAYAMKURULAAH WALAAHU KHAYRUL MAAKIRIIN
Dabcan daaquudkii reer masar daadka ayaa qaaday, ninkii rajo ka lohoow candhuuftaada dib u laq
Niman yahow idinkuna in aad islaam dilka joojisaan, doorashada kasoo qeyb gala oo hadey simalida idiin doorato hogaanka qabta hadii la idiin dooran waayana balaayada iska jjojiya oo umadiina dhinac karaaca. mayeeleysaan ileen waxaad ogtihiin cid idiin dooraneyso in aysan jirin,
Maashaa allaah, hanii’an lil’muslimiin. Daya ilbaxnimada ikhwaanka iyo qaangaarnimada dadka masar. Shabaab qorigii dadkii baad diintii ku nacsiiseen, markaad culimaddii iyo caamadiiba layseen. Markaad masaajidkii ka ugaarsateen. Markaad walaalihiinii idinla soo jihaadey layseen” Xisbul-islaam”. Marka maanta dadka muslimiinta ah ee Soomaaliya waxay u diyaarsan yihiin ianay shareecada ku dhaqankeeda aqbalaan ee idinku wad haw noqoninna.
Qabaxallaaahu wujuuhal qaa,iniin. kan wax lagu farxo madaxnimadiisa maahan, in lagu farxo iska daayee islaamka ayey ba ihaaneysteen waxa uuna ku hadlayaa intii aan ku heysanay shariif bahuuke miyey isku dardaaarmeen qabaxa xarakooyinka sheegta magaca diinta! waleee jihaadiyiinta ii daaaya iyagaaan ku heystaa kuna heysan doonayee waa kooxda kaliya ee diidan inay abeesooyin xambaarsadaan walaaa nuzakuu calallaahi axad naxsabuhuu kadaalik walahttp://www.youtube.com/watch?v=UrkZYyB05RIaaaaaahu xasiibuh.
http://www.youtube.com/watch?v=UrkZYyB05RI
Maasha Allah. Waa arin aad loogu farxo oo ku dayasho mudan. Hambalyo waxaan u dirayaa walaalaheen Akhwaanul Muslimiin. Turkey, Tunis hadan Masar ayadoon xabad la ridin oo dad aan ladilin. Waxaan rajeynayaa Allane ka baryayaa in walaalaheen Alshabaab cashar kaqaataan oo ay fahmaan in dil oo kaliya aan lagu gaarin xukun.
Militeriga waa dhibi doonaa Akhwaanka iyo Mursi sidii rabo wax uma hergelin karo laakiin waa arin aad u dhaanta Xusni Mubaarak. Tayib Erdoganba mudo ayay ku qaadatay in uu xukunka si rasmi ah ugula wareego militariga.
Mabruuk walaalaheen.
Dr. Maxamed Mursi waxa uu wax ku soo bartay dalka mareeykanka waxa uuna aaminsanyahay dimuquraadiyada bishii la soo dhaafay mar la weeydiiyay doorka haweenka eey ka qaadan doonaan dowladiisa iyo in uu ogolyahay in eey naag isa soo sharaxdo waxa uu sheegey in uu aaminsanyahay si buuxdana u taageersanyahay in eey naagaha iyo nimanka eey simanyihiin haweeneeyna eey madaxweeyne isku sharixi karto. wadadii asaasihii ururka Hassan Al-Banna iyo ujeedooyinkiisii waa eey ka leexdeen. hadii aad msulim sax ah aad tahay ma aha in aad amintid xuduud beenaadyada iyo calamadan eey galada u sameeyeen dadka islaamka islaamku waa mid wax xuduud ahna makala laho calankana waa kaa towxiidka saxna ma aha in aad ka qeebgashid doorashooyin,
@Cabdullahi
Soomaalida ayaa tiraahda laba kala barisay kala war la’
DOORASHO HADII LA QAADO LAMA DOORTEEN SHABAAB, ehehehehh waa sida aad aaminsan tahay, reer galbeedkuba ma aaminsanayn in Muslim brotherhood la dooranayo, aloow yaa maanta cod ka qaada soomaalida koofur dagta, kama hadlayo kuwa awalba gaalada la shaqayn jirtay ee la baxay LAND, walee shabaab ayaa ku guulaysan lahaa 99.9%
Ma aha ilbaxnimo in doorasho allaah xaarraan-timeeyey aad kursiga uggu sarreeya ummadda ku fuusho, waayo niddaamka doorasho ee dunnida islaamka ka dhacda ayaa xaarraan ah. Doorasho rag iyo dumar u soo baxaan waa xarraan aan Kittaabka iyo Sunnadda laggu sheeggin halka Jihaadka Allaah uu innoo caddeeyey.
Maxamed Morsi hadda waa la jecel yahay berina waxa la arki iyadoo la neceb yahay, sidda ictisaamka loo nacay oo kalle..
War qoladan Shabbab isku sheegtaa diintoodu waa istustusnimo.hadaanad dhiig muslim daadin, aanad dhicin handita danyarta oo aanad caayin culumada diinta si saxa u fasira muslim ma tihid.Muslim Brotherhood ma dhiig muslim bay daadiyeen,hanti dad bay dhaceen,iyaga in la gumaaado mooyaane dhib qof muslima oo reer masar ah mayna gaarsiin.
ayaa xusuuta ninkii soomaliga ahaa ee wadayey buseska rakaabku raacaan ee salada casar intuu baskii uu waday ka dhaadhacay salaada iska xirtey.waqtigaa uu salaada casar tukanayo waa waqtiga ugu saxmada badan casimada Ingriiska.30 daqiiqo ayuu jidkii taraafikadii isku xirmay oo kii bukaan ambulas wada,mid foo haysaey ,mid shaqo ka daahay intuba baskaa la wada daba joogey.Mediaydii ayaa isku soo baxday waxaa la ogaadey sababta jidka uu u xirmay inasay ahaynd shil dhacay lakiin in nin muslim ahi uu buska ku ag tukanayo.
culamadii ayaa sheekadan la waydiiyey waxayna isku wada raaceen salaada noocaas iney tahay istustusnimo oo dad lagu dhibayo madaa uu adaanka markaa uu dhacay oo uu awood u lahaa inuu sugi karo 20 ama in ka badan si saladiis a u tukado.musheeqdu waxay yiraahdeen dadku iney ku karhaan ama aad magaca ilaahey dad ku dhib ma fiicna
sidaa awgeed Shabab waxwalba istustusnimo ayey u sameeyaa diin jacaylkoodu wa tii ahayn dibno malab ah oo dacari ka danbayso.
waana anagii aragnay barigii Ethiopia wadanka soo gashay wa inagii u wada xusulo duubanay maxaan ka macaashney cidwalba waa ay ka war haysaa.
Waa siduu qof commenta hore u bixiyey yiriye shabab oo dhan marka laysku soo duuduubo markii hore iyo haddaba shaqadoodu waxay ahayd/tahy XAABOOLE XAASID ,XABXABL/QAROOLE XOOG DARAN,IYO XOOLALAYEEY XIS XUN.INTAASOO XOOLA DAD KALE XOOG KU HAYSTA MAXAAD U MALAYN. YAHDIIKA LAAAHA YAHDIIKA LAAHA .ILAAHEY JIKA TOOSAN HA INA WADA TUSO.
Walaalha muslimiinta guusha ay gareen waan soo dhoweeyn allaahna haku garab siiyo hana ku caawiyo waxii cadow ahna allaah haka qabto waxay ku farxeen idhahaygu maanta in ay arkaan dowlad muslim ah waana wax loo riyaaqo cidii si kale u fekertaa waa iyada iyo danhooda bale waa guul ee Allaah hanoo ilaassho.