
MUQDISHO:- Kaniisaddii Talyaanigu ku lahaa Magaalada Muqdisho Xaafadda Xamar Jajab, ayaa la shaaciyey in dowladda Talyaanigu ka codsatay Sharif Sheekh Axmed in ay dib u dhisaan lagana saaro Dadka hadda dagan burburkii ka haray Kaniisadda. Talyaaniga oo ah Aabbaha Saliibiyiinta ayaa dib u dhiska Kaniisaddaan waxaa u dabayaal in uu gaalaysiiyo shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah.
Qorshaha Kaniisadda Talyaaniga lagu dhisayo ayaa waxaa wada Saraakiil iyo Wasiiro kamida TFG’da oo la sheegay in ay Kiristaan yihiin, ma cadda xiliga la bilaabayo dib u dhiska Kaniisadda, balse Saliibiyiin Talyaani ah ayaa jooga Magaalada Muqdisho, dhinaca kalana waxaa soo baxaya warar sheegaya in Talyaanigu doonayo in uu marti galiyo Shir loo qabanayo shakhsiyaad Talyaaniga xiriir la leh.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com










































Layaab malaha maxa yelay waa dad diin lawayaal ah o loo talsho wixi lagu taliyo ma didi karaan wayba horbodayaan laakin qofti gaalnimadodo nimankaas galada wata ka qarsonayeen haku baraa rugto hada murtadiintas gaaladu u taliso o malantii larabo lagu shubayo maskaxdii larabo walalaha musliminta somaliyeed waxa ugu baqaa inay buxiyaan safafka jihaadka wb towfq
Asc yaa ikhwatii 15sano igu danbeeyay muqdisho waxaa lagu dilay 200 Somali Christian ah fillillaahil xamd hadan in kabadan saan fileeno way joogaan una badan dadka reer shabeelaha ah iyo caloolo waaweeynta lacagaha iyo magaca ku leh dalka lama yaabayo in kaniisad wadanka laga dhiso maxaa yeekay umadu every single day waxaa lagu gaaleesiiya xiryaha amison bal hay adihii dagaa jowhar mahadaay marka moghadisco waxa ay ahaayee priest oo diinta Christian faafiya sidaas darteed culimo fatwoota waa laheli doontaa tiraah waa mubaax iyo xaq ayay u lee yihiin marka suaasha aan idin way diinayo maxaa inala gudboon iclaam caama in aan sameeno af iyo eebo aan isla garab istaagno insha Allah
Sheekh shariir inuu gaal yohoo shaaca kacadeeyey
Shacabkuu Amiirka u ahaa siisay shilimaade
Shirqool buu dabaray goorti uu shiriyey gaalkiiye
Shaahiyo biyuu doonay iyo shawl ragiis rabaye
Shabaagtii Ibliiskuu galoo sheegi waa ba,aye
Shaydaanka inu caabudaa shido kumay hayne
Shareecada nasaarada qofkii shuufa waa saase
Shilaan laga badbaadinin ayuu shalaw yiraahdaaye
Shilindoon ninkii ahi xaqaba uma shafeecayne
Shariif inu kaniisada dhisaa shaqdi wee yaane
Shareecada markuu diiday ee gaalo shirinaysay
Shilal baas inuu kori ayaan sheegnay waa horaye
Shakina maahan ee waa yaqiin shaaci uu baxaye
Shaydaanka gaalkaa xumaan waaba shaqadiise
Sharki cawdi Bile dhaha ibliis sheegan wee yaane
inalillaahi wainnaa ilayhi rajicun ,,,, ilahayow adaa xumano dhan kanazahan. Somalay quuso khamis ba laqustaye waxad dowlada oguyertan od daba yaaceysiin wakuwas kanisadaha dhisanaya kuma haystaan ee ama kanisada wax kadhista ama isaga hara oo ladagala kufriga
Markaas ayay rabaan in ay dastuur lasoo qoray nagu dhahaan “dadka laga tirada badanyahay wax haloo qabto!”, soomali gaalo ma lahan, hadii la arkana waa murtadiin xukunkoodana waa tii nabiga scw yiri “من بدل دينه فاقتلوه ” kiinii badalaa diintiisa (islaamka) waa Dill.
Cajiib oo maxaa ku jaban haduu Talyaaniga kaniisadooda dib u dhistaan! Soo lama socotaan in dalka somalia uu yahay dal dimuqraadi ah .Sida ay inagu inoogu banaantahay in aynu Masaajid ka dhisano Roma ,Paris ,London iyo meelaha kale ee caalamka ayey sidoo kale ugu banaantahay umadaha kale aan aaminsanayn diinta Islaamka in ay dhistaan macaabido iyaga ugaar ah.
Fadlan ogaada in aynan marnaba suurta gal ahayn in umada somaliyeed ay ku dhaqanto nidhaam laba wajiilo ah.Dimuqraadiyada dalka ka hanaqaaday waa mid aan ka waabin doonin in ay ka run sheegto xooritul qawlka iyo ijtimaaciga ee bulshada leedahay.
Dalka waa xor .Dadkiisana waa xor .Wuxuu leeyahay suuq xor ah oo wax waliba oo bedeeco iyo afkaar nololeed la iska weedaarsan doono iyadoon wax gacan ka hadal ah aysan bulshada dhex mari doonin.
Dalka somaliya waxaynu ka doonaynaa in uu noqdo hooyada xadaaradaha nolosha,dhaqanka,Ganacsiga iyo xirfadhah kala duwan ee aqooneed ee casriga nolosha lagu kala hago .Wixii intaa ka hooseeyo ma aha wax uqalmo Somalida casrigan nool mana aqbalayno.
Wixii maanta ka bilawdo dalkan uma afduubnaan doono ashqaas aan indheergarad u hayn nolosha.Dalka wuxuu noqonaya xor wuxuu ka xoroobayaa xagjirnimo,musuqmaasug,dhiigyacab,nin jeceleysi ,qabyaalad,takoor ,cadaalad daro ,sadbursi iyo wax waliba oo meel ku dhac u ah hormarka iyo xaquuqul insaanka ay dadka leeyiihiin.
Alahayow musiibooyin mari way mudnaayeene
Alahayow malaayiin kufriyey mawjad wada qaado
Murigiyo halaagiyo Alow mixan an dhaafaynin
Museveni iyo ciidan kiis manta lagu naafsho
Alahayow malaaiigta iyo ciidan marinaayay
Daad moosi dabayl maarugtiyo holacu maansheeyo
Miskiin ehelu tawxiida bay madaxa gooyeene
Macsi iyo kufray soo rareen macatabkoodiiye
Haro moolal waynloo biyaha daad majiiraaya
Oo aan mirqura dhaafahayn macatabley gaalo
Malas iyo Kibakiyo kufriga madaxya wayntiisa
Ilaahow mashaqo aad u daran manta lagu gaacsho
Muga iyo cumqiga iyo Alow moolka lagu aaso
Alow muruqbu gaal sheegatayee manta naga kaafi
Mahadhiyo Alow lagu dhigiyo maanka waxan qaadin
Adigaa Alow mawle iyo ahaa macbuud keene
Majaafada kufriday way yastaa muwaxidiintiiiye
Maanta nooga aargoo Alow gaalna maagaayey
Alow maamulkaagaan rabnaa Moxamed diintiise (scw)
Maskax aadmi maan doonayniyo mihindiskeediiye
Meeshay u badan tahay ayey diinta moodaaye
Macsi loo codeeyey dheheen waa modeernimoye
Quyar socod maqsaad gaal kayahay waw mashxaradeene
Miisaan sharcigu uma ahayn maamul koodiiye
Waa dimoqoraadiyad mutaxan meeris keediiye
Ninbaa ninu muday leeyihiin kana maqsuudeene
Oy madasha keensaday kufrigi Banki moon diraye
Masal laga yaxyaxo bay ahayd muunku suu yiriye
Makhnuud iyo khaniisyada ayey magic u yeeleene
Meher bay ku sheegin labaa lays mataanayne
Dhadigbaa makaan wada galiyo mooshin loo xiraye
Say iyo marwana isu ahaan maantay jog taaye
Micno malahan noloshuba hadaan dinku maamuline
Alow gaalo magaceed bi,iyo doqon madhoodhaysan
Dhagax la taagyaa yaa dhax tagi doona .dhiiranaantaa yaa lahoo dhismaha dhoobi kari doona. dhul islaamku leeyahay yaa nijaas dhidib u taagaaya . Dhimirkaaba diidane toloow ma dhab ayey noqon inuu gaal muqdisho mar kale shirki kaga dhawaaqaaye?
Subxaanalaah ilaah ayaa ka galnay aniga lama yaabaayo waayo dastuur gaaleydka ayaa waxaa ku jira qodab ah xuriyada caqiidada ogaadana dastuurkaas waxaa wax ka dajiyay qolo culimo sheegata mid kale ogaada waxaa jira kuwo kale oo ah culimada murji’ada ah oo arkey walina aan ka hadlin haday Qaarkood ka hadleyn ma’ aysan ridinin waxaa la arki doonaa culimaaaa’ usuu u fadwooda dhahana waa mubaaaax
Ku.. Ata turki
magacada iyo hadalkada wey isleyihin
hadad tagersantahay dimuqradiyay aminsantahay in iyada lagu gaaro hormar diintana kahor mar badantahay
murtad an biyo lamarin atahay kubishareyso
bal adi wataahe dhis kanisada wlh xabad waxan aheyn in lagaaga caana maleynin
war maogid miya wiilal yar in ey udharten in dalka in islaam lagu xukumo moyane nabad la arkeyn
mise dadki qurbaha kunola e cristamoway atahay waxad maqasha miya muqdisho wa nabad maisweydin miya
48 gudohod meqa biesa iyo maryacalas iyo jawasis a ladila
waqica lama socotid e dimuqradiyada shege latartibso
dimuquradiya wa xukmu shacab lishacab
xukunkeda wa kufri wanalagu gaaloba
marka ado arkeysid gaalow ama ado arkeysid islaam
waxba ado kale diinta ugama baahno raasaas holce ano balama wixi dumuqradiyad wado rasastaso taqan sida lohalago kufriga iyo inta ridowday
Ku.. Ata turki
magacada iyo hadalkada wey isleyihin
hadad tagersantahay dimuqradiyad aminsantahay in iyada lagu gaaro hormar diintana kahor mar badantahay
murtad an biyo lamarin atahay kubishareyso
bal adi wataahe dhis kanisada wlh xabad waxan aheyn in lagaaga caana maleynin
war maogid miya wiilal yar in ey udharten in dalka in islaam lagu xukumo moyane nabad la arkeyn
mise dadki qurbaha kunola e cristamoway atahay waxad maqasha miya muqdisho wa nabad maisweydin miya
48 gudohod meqa biesa iyo maryacalas iyo jawasis a ladila
waqica lama socotid e dimuqradiyada shege latartibso
dimuquradiya wa xukmu shacab lishacab
xukunkeda wa kufri wanalagu gaaloba
marka ado arkeysid gaalow ama ado arkeysid islaam
waxba ado kale diinta ugama baahno raasaas holce ano balama wixi dumuqradiyad wado rasastaso taqan sida lohalago kufriga iyo inta ridowday
Ninkan ata turki labaxay yaan lo jawabin waa nin maskax maraykan ku xirantahay iyo reer galbeed o dimi quradi ah marka halayska daayo maxaa yelay waxlo jawaabo malaha waba nin aan lasocan waaqica o dhegaha kadaarsan jaahilna ah
Asc w w marka hore ilaahey dowlad caadil ah hanoo keeno tan lamad kan u turki labaxay ilama ahan inuu yahay nin fiyow ama waa kufaar reergalbed diinta ka baxshen ninkii aamaana xukum aan islamka aheen waa munaafaq wuna ku gaalobi karaa marka dadka diinta hala baro talyaanina inuu xamar kaniisad nijaasad ka dhiso waa habiinkii xalay tegay ilahey hanaga qabto munafiqiinta iyo kufri dhamaan wsc
maxaad isla waaleeysaan wadama gaalo ayaad masaajid ku leedihiin maxaa ku japan hadii somaliya kaniisad laga dhiso
Sumaya aadi waxa fcn gabar ku jwbto in lagu helo wayo waxa tahay dumar intad xisho laheyd o alla kacabsiga badin laheyd ayad kanisad udoode war masajid ladhisay malagu galoba ilaahaba lagu xusaahe mise kanisada ilahey lagu xusa ya sumayo hada ilmahada ma waxad kubarbarin rabta dhul islam hadi kanisad laga dhiso wa caadi micno maleh hadad saas usi hadasho caro alla kugu dhace ilahey kabaq dumara tahay bal daliil uken in kaniisad ladhiso ey banaantahay ani daliil an ukena in masjid ladhiso ey banantahay adba wa ogtahay hadad tira kanisad haladhiso wa caadi waxey udhiganta ado dhahay in ilahey lo shareg yelo qeyrki lacabudo wey banantahay wana arin ad kugaalobeysid
wax kalo kudhaho ma aqaane gabar ku jwbto allaha kutuso
Asc Wr Wb
-
Ata Turki
-
Murtad Ayaad Tahay Taasna ALLAAH Hortiisa Waan Ka Cadeynaya
Maadama Aad Saas Tahayna Meel Walboo Laguugu Arko Waa Lagugu Dili Kara
Calaa Kulli Xaal Waxaad Leedahay Axkaamta Gaaladu Ay Leedahay
-
Qalbigaaga Ka Aamin Oo Iska Dhaadhici Inaad Muslim Tahay
Adoo Saas U Aaminsan Ayaad Gaal Tahay
Waaba Hadaad Markaaga hore Muslim Eheedba
-
sumaya
-
Maadama Aan Dhul Gaalo Masaajid Ka Dhisano Ayakan Dhul Islaam
Kaniisado Wey Ka Dhisan Karaan Miyaa?Saas Maad Qiyaas Ka Dhigte
-
Hadaad U Bahantahay Inaad Ridowdid Wadadeeda Ayaad Heysaa
Ee Ku Dadaal Hadii Kalana Ka Leexo Wadada Aad Ku Socotid
Maad Toos U Dhahdid Diinta Gaalada E Christianka Waan U Aaminsahay
Diin Ahaan,Church Ama Kaniisadan Goob Cibaado Ahaan
-
Ma Waxaad Qireesa Diinta Islaamka Diin Aan Eheen Inee Jirto?
Haa Hadaa Tahaya Murtad Ayaad Tahay
Maya Hadaa Dhahdidna Seed Kaniisad Ugu Ogolaate Marka?
Kaniisadu Soo Ma Aha Goob Cibadada Iyo Diinta Gaalada Laga Faafiyo?
Maxaad Ugu Ogolaanesa ALLAAH Iyo Rasuulkiisab Ma Aysan Ogolaanine
-
Mise Maslaxad Ay ALLAAH Iyo Rasuulkiisa Garan Waayen Ayaad Garate?
-
In Aaan La Dhisi Karin Waa La Ogyahay,Qofka Naftiisa Nace Ayaa Dhisamaheda
U Hanqal Taagayo Midka Kale Wuu Ogyahay In Libaaxyada Islamku Ay U Fadhaan Mahas
-
Wixii War Ah Waxaa iiga Horeeye
yaasiin,Asaga Commentigiisa Akhri
-
Anigan Waxaan Ku Daraya Gaalada Somaliya Kusoo Duushe
Ayaa Naftooda Meel Ay La Aadan La,a Ma Hadeey Kenen Kaniisad
Ayaan Dhiseyna Oon Ku Kulmeynaaa
Waa Caqli Xumo Meel Ay Ka Gaaren
-
Calaa Kulli Xaal*(Alaysas-Subxu Bi Qariib)*Aan Sugno Marka
-
Waxaan Sii Raacinaya Waligeedba Dadka Gaalada Jecel
Ee Muslimka Isku Dhax Qarinaaye Wey Fashilmayen
Weyna Cadanese Cudurada Ay Qalbiga Ka Qabaan
Arintaana Wexeey Mu,uminiinta Fursad U Siinesa
Kuwa Uur Ka Gaalka Ah In Ay Ka Dhax Baxaan
Saaxadana Ay Si Toos Ah Ugu Banaanato Mu,uminiinta
Ayado Marka Horeba Ay Kala Cadanayen Kuwa Gaalada Jecel
Iyo Kuwa Allaah Iyo Rasuulkiisa Jecel Hadana Weey Sii Cadaanesa
*(Li Yamiizallaahul Khabiitha Minad-Dayyib)*
-
*(Qad Badatil Baghdaa,u Min Afwaahihim Wamaa Tukhfii Suduuruhum Akbar)*
-
Asc Wr Wb
To sumayo iyo ataturki war gaalo aan geed ku ganban ayaa tihiin Asc yaa ikhwaah hadaan kala baxnay war inoo fiiriya comments aan soo qornay qaar waa gaalo raacyo aan ogeen xukanka Ka dhalan karo hadalkooda iyo taageerista eey kaniisada ay taageerayaan war waa gaalo murtadiin ah yaa Allah war kii galo aan aragno walee birta inoo balan ah
Ilaah baa mahad leh. Ammaan iyo Nabadgelyo ha ahaato Nabi Muxamed korkiisa.
asc wrb
Maa dhacayso waayo somaalidu waa dad 100% muslim ah oo sunni ah, ilama ka awoow . Dalkana ilaahey ayaa islam kadhigay alxamdulillah. Kuffriga oo kalle waa waxay lagu leenaayo oo dhilaayo hardh iyo habeyn askarta calooshoda usheegastayalka, siyaasiyiinta iyo gaar kalobadan.
Dalka djaabuuti waxaa kadhisan ilaa shan kanisadood, taa katooliga taa iitiobianka oo ortodox ah iyo kuwa kalle marabo inan sheeg sheego daguudka aa taagerayan, fanacudu bilah.dadka muslimka reer jabuutiga lagu gaaleysiyaa, xoga shilimaat. fanacudu bilah. Waan ka naxay walalayaal.
Kanisadi laga dhiso somaaliya halaqarxiyo walaalayaal, kii galoobana oo saliib gorta surtaa isna ilaa aaxiro walaalayaal.
walaal dhamaantiin waan idin salaaamey , horta mar waan qoslaa waxan ku qoslaa nimanka commentka ka bixi ee qof kasta ku yidhaaahda Murtad aayad tahay , waar diinta adiga nooma haysid adigana kuma aaminsani waxad tahayba , aniga ilaahey iyo rasuulkiisa ayaan aaminsanahay oo aan jeclhaay hadaad waxa aduunka maaal yaala ii keentana walahi inaan ku badalanayn , laakin aniga waxad ii haysataa Murtad waayo waxad diidantahay in aan kula niqaaaasho .
laakin su’aal yar ayaan ku weyidiinayaa hadey qalbigiina ku jirto naxariisi
Marka lasoo qoro wax yar oo caantayna ah , sida kanisad ama dastuur waad soo degdegtaan inaaan ka jawabtaaan , waxan oo dhan waxaa ka weyn qof bini aaadam ah oo islaaam ah oo aaad iska disho intaad isku qarxiso tidhaaahdo isaga loooma jeedee gaalada lagu socdey isna waa ehlu jano , waar haduu rabo ilaahey wuu i dili lahaa , aniga inaan noolaado ayaan rabee maxad iigu dishey , teeda kale hadaad i disho yaa xaq u leh inuu ku saaamaxo , ilaahey aniga ayuu i siiyey inaan ku dilo ama ku cafiyo , hada anigu anigoo ka mid ah kasoo qaad kuw ku dhintey qaraxaasi , waxan ku leeyahay maxad ii i dishey inaan noolado ayaan rabey aduunkee oo aan shaqaysto cibaadaysto oo aan , kumaan saamaixin .. markaaasi waxan kusoo gababaynayaa marka muslimka la isku qarxinayo ee aad dilaysaan una cudurdaarasayaan amxad commentka ugu soo carari waydey .. aniga ka iigu daran inuu i dilo waa ka sheeganaya jacyalka ilaahey iyo rasuulkiisa kuwa kale ee camada ah ama mooryaanta ah iga dhaaf warkooda
car jaawaab yaa isiin kara
Waar kuwii dhulka bililiqaysan jidhay maxay u dhisan waayeen Kaniisadda halkay ka taagan tahay?
-
Jamaacaddii umadda iyo individual properties ayaa la liqay waxaana laga tagay dhulkii gumeysiga sida xaraanta ah Kaniisad kaga taagtay.
-
Sheekadu waa assadun calaya wa nacaamatun calal aakhariina.
-
Under this chaos, dirir waxban kama qabo haddii Kaniisad umadda la dhaafiyo
Sacad
sxb nafta diintaa kahoreyso
hadad aminsantahay in ilaahey loshariig yeelo ey caaditahay xukunkadu muxu yahay? Bal carka jwb adna
nafta muslimka ah waa qaali hadana iyadu sidaa ah waxa kasiiqalisan diinta naftu wa in diinta difaaceda lobaxsha
nin indhaxiran atahay
war ilaahey qofu islaam kadhigay kama sari karno qofuu gaal ama murtad kadhigayna diinta masogalin karno waxase muqato in diintu kulajilcantahay waxana udaliila hadalkada ah waxa micna laheyn kaniisad ladhisay
ilahban kugu dhaarshe kanisada ma ilaaha lagu caabudaa mise walogu shariig yeela sey kanoqotay in ilahey qeyrki lacabudo miya micno laheyn mashirkibaa caadi ah war sey wax kaayihin caadiba maahide
YASIIN
YAASINOW WAX BAALAAGU WEYDIYAAY KA JAWAAB SU.AASHADA HA DANBEYSEEEN ILEEN SU.AAL SU.AAL LOGAMA JAWABEEE TAN KALE DINTA DIFACEDA WAX KASTO WAA LIO HURAYAA DINTA MA WAXAA KA DIFAACEEE DAD AHLU CAQIDA AH O MUSLIN AH MISE WAXAA KU LAYNEE DADKA FIRQO AYAA TIHIIIN ADIGA FIRQADINA WAXA AAN AHEEN MA RIDOBEEEN TEDA KALE IN NAFTAADA AAA QOYSO OO AD IS QARXISO XAGEE KU BANA TAHAY OO NAS AMA AYAD AH MA U HEYSAA TEDA KAEL IN CULIMADA AA CAYSAAN RUUX AHLU CAQIDAA AA TIHARHADAN WAA GAAAL YAA IDIN FASAXAY BAL ADOO SU.AAL KU JAWABIN KOW JAWAAB KA DIB WAX DADKA SU.AAL KKKKK UMA HEYSID JAWAAB WAA I CADAHAAY
Ilaah baa mahad leh. Ammaan iyo Nabadgelyo ha ahaato Nabi Muxamed korkiisa.
asc wrb
To: bicolo saxraan qamriyo cabe,
meeshan maha jabuutiga ee shanta kaniisadood ka dhisanyihiin
jaasjuuska xukinkiisu waa diil ka kufikira kaniisad ayaan ka dhisi daruul-islam u riyoonaayaa!
to: Bicolo bilaa damiir
sidaad u hadlaysid wa hadalkii sheek maxamad umal, ardeedii waxaa ka naxday gaaloo waxaa ku farxay mujaahindinta ladagaalamaya kiristiyaanka saliinbiyinta nagu soo duushay.
Barobangadada meel kalee la tag , halkani wa somalimidnimo qosol qosol loma bahno.
Bicolo
sxb maogi hadad xoga indhayareysay lkn qoraalkeyga aqri
mida kale walal sacad wuxu kahadlay isqarxis iyo kanisad ladhiso yadaran wan uga jawbay inta karaamkeyga nafta diinta kaqaalisan shirki ilahey aktiisa dambi lodhigo la arko marka sxb isdaji ilahey hakunaxariste