Ma Wadaaddaa Mahiga ka Caawiyey Eray-bixinta Dastuurka? Maxaa laga Wadaa Ilaahay ka Sokoow? Q. Koowaad



الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين

 

Waxaa isweydiin leh: yaa gaalada ka caawiyey eray-bixinta dastuurka? Waxaan idin maqashiinnay codoka qaar ka mid ah wadaaddada ugu caansan Soomaaliya oo qirtay inay wax ka kala hufeen dastuurka maamul-goboleedyada qaarkood! Waatii hadda Ictisaam bayaan ku soo saareen in odayaashu xulaan ciddii ansixin lahayd dastuurka gaaladu noo soo dejisay! Waxaan dadka xasuusineynnaa iska daa waddaado Soomaaliyeede; waxaa khaati la joogay wadaaddo waqtigii Salafka joogay oo waarkood cilmigooda loo bogay! Inteynnaan u gelin Mufasir caan ahaa baan is xasuusineynnaa in (غياث بن ابراهيم ) usoo galay Khaliifkii Al-Mahdiyi oo shimbir qooley ah ku ciyaaraya dabadeedna waxaa la yiri: wax u sheeg Amiirul Mu’miin dabadeedna Xaddiis Abu Hureyra wariyey oo ku saabsanaa waxyaalaha lagu tartamo sida fardaha iyo falaar-gamidda & seefo buu Qayaath ku darsaday garab (shimbir)! Saanay arrintu u dhacday:

وكان المهدي يحب الحمام و يشتهيها ، فأدخل عليه غياث بن إبراهيم ، فقيل له: حدَّث أمير المؤمنين ، فحدثه بحديث أبي هريرة: ( لا سبق إلى في حافر أو نصل ) وزاد فيه: ( أو جناح ) فأمر له المهدي بعشرة آلاف درهم ، فلما قام قال: أشهد أن قفاك قفا كذاب على رسول الله صلى الله عليه وسلم – و إنما إستجلبت ذاك أنا ، فأمر بالحمام فذبحت.

زاد الحاكم فقيل: يا أمير المؤمنين ، وما ذنب الحمام ؟ قال: من أجلهن كذب هذا على رسول الله – صلى الله عليه وسلم – .

Al-Mahdi wuu qalay shimbirtii isagoo gartay in Qayaath been sheegay! Waxaa sidoo kale jiray sheekh Mufasir ah ooy cilmigiisa qireen Imaamyada C/Laahi binu Mubaarak, Sufyaan binu Cuyeynah, Shaafici, iyo Imaamu Axmed, lana oran jiray Muqaatil binu Suleymaan.

وقال نعيم بن حماد: رأيت عند ابن عيينة كتاباً لمقاتل فقلت: يا أبا محمد تروي لمقاتل في التفسير! قال: «لا، ولكن أستدل به وأستعين

Waxaa Ibnu Xibaan ka yiri:

وقال ابن حبان في “المجروحين” (3|14): «كان يأخذ عن اليهود والنصارى علم القرآن الذي يوافق كتبهم، وكان شبهيا يشبه الرب بالمخلوقين. وكان يكذب مع ذلك في الحديث

 Sida Dastuurka Dadka loogu Khaldayo

Shaki nooga jiro in wadaaddo la adeegsaday si dadka loo khaldi lahaa laakiin Golaha Baraaruggu wuxuu idin tusayaa in Dimuqraaddiyada lagu xusay cutubka Koowaad ee u horreeya Dastuurka iyadoon la soo hadal qaadin diinta! Waxaa laga hadlay keliya qaranimmo iyo dimuqraadiyad!

 

Waad aragtaan cutubka koowaad qodobkiisii koowaad in faqraddiisa koowaad lagu xusay oo keliya gobonimo, dimuqraadiyad, iyo asxaab siyaasadeed? Faqradda labaad waxaa la yiri: Ilaahay ka sokoow, waxaa awoodda leh shacabka!

Maxaa laga wadaa Ilaah ka Sokoow; Goormaase la isticmaalaa?

Markii laga hadlayo mas’alo muhiim ah xitaa farac ha ahaatee waxaa la isweydiiyaa maxaad ereygaas ka waddaa! Marka arrin ku saabsan Xaakimiyo baa ka awleysan in la is weydiiyo erayada?

Horta ereyga Ilaah ka sokoow waa eray hal micno ka badan leh! Badanaa waxay Soomaalidu isticmaashaa marka la isu mannosheeganayo iyagoo ka wada Allaah ka bacdi; adigaa saas ii yeelay! Culumaduna ma diiddo iyagoo soo daliishada:

لا يشكر الله من لا يشكر الناس

Sidoo kale waxaa fahmayaa Xaddiiskii Saxiixa ahaa ee dheeree ee seddexdii nin ee Ilaahay cudurradii ka qaaday waa tay ku jirtay:

فقال: رجل مسكين وابن سبيل وتقطعت بى الحبال فى سفري، فلا بلاغ اليوم إلا بالله ثم بك، أسألك بالذى رد عليك بصرك شاة أتبلغ بها فى سفري، فقال: قد كنت أعمى فرد الله بصري، وفقيرا فقد أغناني، فخذ ما شئت، فوالله لا أجهدك اليوم بشيء أخذته لله. فقال: أمسك مالك، فإنما ابتليتم فقد رضى الله عنك وسخط على صاحبيك

Haddaannu nahay Golaha Baraarugga Islaamka waxaan u sheegeynnaa marka Sharci-dejin laga hadlayo qofkii yiraahdo Ilaahay sokodi waxay si toos ah u noqoneysaa micnaha (من دون الله)! Qofkaan ogayn ha ogaado! Xitaa Mustalaxaadka Usuusha Fiqiga sida Ijmaac iyo Qiyaas waa qeyb ka mid ah diinta Islaamka! Ma aha wax lagu keenay Ilaahay sokadi! Marka markii la joogo manno sheegasho, wax dhib ah ma leh qofkii dhaha: Ilaah ka bacdi; adaa saa ii qabtay!

Marka yaan la isa sirin! Cidda dastuurka dejisay awalba dambi Shariik ah bay ku jireen laakiin waxa xeeladeysiga baraya waa wadaaddo! Marka iyagaa leh: dadka ku khalda Ilaah sokodiis! Laakiin marka Xukun laga hadlayo; Ilaah sokodiis waa Shirki!

ان الحكم الا لله

Fiiri bogga soo socda ooy ku jiraan dhowr qodob. Diintii waxay siiyeen qodobka 2aad. Qodobka seddexaad faqraddiisa 5naad waxay sheegeysaa in dumarku geli karaan meel kasta! Saan qeybaha dambe ee dastuurka ku sheegi doonno haddii Ilaah idmo; dastuurku ma diidayo in haweenay madaxweyne noqoto! Sidoo kale way ka saareen qodobkii muranka dhaliyey ee ahaa Soomaali jinsiyad kale wata ma noqon karo madaxweyne!


Golaha Baraarugga Islaamka

Somalimidnimo.com

22 Responses

  1. Farax says:

    Ha anaga mahiga laftisan shekh uhaysana bal iniga wax nagaqada ilen dasturka anaga leh iniga wax inigama quseyan

  2. dictoor says:

    assalamu caleykum walaalayaal waxaan rabaa inaan idinku war galiyo hada kahor ilaa 2 bil kahor waxaan idiinkaga sheegay somalimidnimo in la bilaabayo kutubo naxwa adab balaaqah sarfi iyo arabic classmarka ardaydii is qortay wexeey dhameesteen hadeer kitaabkii naxwaha wexeeyna u gudbayaan sarfiga oo dhowaan bilaabanaya culuumtaas oo dhan waa allah daraadiis waxa laguu barayo marka goorta eey bilaabaneeyso iyo online qaabka laguugu dhigi doono insha allah la xiriir wixii faah faahin ah emailkaan waalid86@hotmail.com

  3. burcaawi says:

    ninka faarax labaxay iyo inta la aragtidaaba waa malaacin

  4. Idileey says:

    ASC,

    Takfir garabkooda ayaa Illaahay ka baxay. Wallaahi waxaan hubaaa Insha Allah in cinqaab ay la kulmaan kuwaan alqaacida iska ka galay. waxaad ogaataan alqaacido maahan hay’ad islaami ah laakin waa hay’ad gaaladu ugu talagashay inay ku ogaato cadowgeeda, marka kuwa been loo sheegay ayaa iska galaya ururkan oo waxaan jihaad moodaye. waxaadna arkeysaa sadex baabuur oo mid ka mid ah gantaal lagu dhufto drones-ka mareykanka. iswaydiiya markaas su’aasha arrintaas. howlgalka nuucaas waxaa lagu dilaa midka alqaacida isaga soo galay cadiifad uu ku aaminsanyahay jihaad isagoon aqoon ujeedada ururkan ayuuna sidaas ku halaagsamay. marka alqaacida wax badan ayaan ka ogahay anigu byee

    • Abu Faisa says:

      Assallaamu aleykum wr wb
      -
      Idileey wallaal maxaad ka ogtahay alqaacida noo faah faahi! wax badan baan ka ogahay baa tiri!
      -
      Takfiir garabkooda ALLE ka baxay baa tiri ALLE ha ka baxo garabkooda takfiir awalba garabkooda ma uusan aheyn! ma XSM baad u aragtaa takfiir iyo alqaacida?!
      -
      Wallaal noo faa’iidee warka badan ee aad ka heyso noo soo gudbi?!
      waxaanse kaa codsan waxaa la lahaa iyo waxaan maqlay ma rabno! Media-yaha (TV-ga, Radio iyo jaraa’id baan ka aqristay ha la soo shir tagin waa iga afeef please!) wixii intaa ka badan ee war aad ka heyso soo gudbi aan kaa faa’ideysanee!!
      -
      Weli shible waxaa laga sugi hayaa gadaal baan ka keeni doonaa haddii loo baahdo cadeyn!!
      -
      Ma Ictisaam baa ku helay Idileey wallaal miskiineey!!
      -
      ALLE ha inoo wada naxariisto, khayrkana ha na waafajiyo!

    • Amir says:

      Ma xuma fikirkaagu,laakiin anna wax badan baan ka ogahay misselka dronesku tuuraan iyo qaabka ee bal ila eeg.waa runtaa aaddex gaari oo wada socota in mid kamid ah gantaal ku dhaco,hadaba marka hore diyaaradaha drone ayaga jip wax kuma dilaan,waa iska nasiib,cirkaas ayay iska wareegaysaa waxaa hagaya askari california jooga ama diego garcia,deedna wuxuu ka shakiyo ayuu gantaal isaga tuuraa waa play station ama game iska caadi ah.balse aan kuu sharxee idileey mida kale ee muslimiin lagu dhameeyay waa gantaal lagu hago chip.kaasoo dad kula jooga ay galiyaan gaarigaaga,ama xataa shaarkaaga,deedna laguugu dilo sidaa,gantaalkaas waxaa soo tuuri kara ama diyaarad caadi ah oo aan la arag ama xataa markab bada jooga.waa sidii lagu dilay cayroow.marka gaarigii chipku ku jiray ayuunbaa qarxaya kuwii kalana waa safe,ayagu chipkaas sida GPS ka u shaqaynaya ayay eeganayaan.waxa chipkaas wada oo u shaqaynayana waa spy waliba front lineka hore ama jiida hore ee dagaalka kula jooga.

  5. Dhoolaye says:

    Ninka leh mahiga aya shiq no ah waxan leyahay adiga iyo mahigaba narta ayad galesan insha alah waxad tihin mushrikin adunkana gacanta mujahidinta aya la idinku cadabaya aqirana jahanama marka cida kaga furta xun usheg

  6. tasniim says:

    to farax waa runtaa mahiiga waa sheekha kitaab diidka islaam diidka sheekhiisana waa ibliiiiiiiiiiiiiiiiss isaga iyo inta jecel oo dhana jahanamaa ku filan adna doqon ayad tahay doqona dantiisa ma yaqaan qof kasta dantiisu waxay ku jirtaa raacida hadalka alle alle ha ku waafajiyo “”haduuna kuu qorina hubka mahiiga ku difaacayo diintiisa ku dhimo bidni laahi kariim

  7. Warsame says:

    Diinta Islaamka ka sokow ama Ilahey ka sokoow labo macno bay noqon karta

    1- Diinta Islaamka qodobkan ma soo hoos galayo diinta baa ka sareesa tan diinta waa in la qaato.

    2- Diinta Islaamka bay la siman tahay oo diinta Islaamka iyo dustuurka in ay iswaafaqaan baa la fiirin, hadii aysan iswaafiqin waxa laga hor marin tan shacabka ay u codeeyaan.

    labada macno maa gaalnimo cad. Maxa keenay in dastuur la sameeyo? Quraanka iyo Sunnada ma nagu filna miya? war dadkan waa gaalo yaan been lisku sheegin.

    Gaalnimadooda waxa cadeenaya kaliya in ay cadaalo daro ku tilmaameen sunnada nabiga sallahi caleyhi wa sallam. oo ah gudniinka gabdaha. waxay yirahdeen waa cadaalad daro! ina lillahi wa ina ileyhi rajicuun.

  8. Abdi-xayi says:

    Waxaan hore u dhageystay muxaadaro uu shiikh xasaan xuseen aadam alaha xafidee uu ugu hadlaayay dastuur gaaleedkan wuxuuna Ridda ku xukumey cid alaale cidii ka qeyb qaadata wuxuuna sheegay in dad wadaado caan ah iyo kuwo abwaano caan ah Nairobi laga qaaday oo ay fiiriniyaan eray bixinta tacfactirid ay ku sameynayaa halbeega cilmiyeed ey qurxinayaan marka ilaah ayaa mahada leh oo banaanka soo dhigay kafishka iyo khayaanada culimaa’ usuuga waxaa jeclaan in kuwaas la magac dhawo oo la sheego magacyadooda

  9. to faarah mahiga waa sheekha kufaarta’adna waxad kamidtahay kufaarta mxaa yeeley waad jeceshahay !nabigeena scw wuxuu yiri munaafiqa haku oranina sayid iskaba dhaaf gaalkaan asliga ah taasna waxay tusinaysaa kafogaanshaha aad diinta kafogtahay ee wax iskufaloo jeceylka aad gaalada uqabtid iskadhaaf hadadan katowbadkeenina waxaa kusugaya cadaabka alle!!!

  10. umu_barau says:

    Subxaanallaahi cammaa yaquullu daalimu culuwan karriima, salaam salaam.

  11. Suhaib says:

    TO: Warsame, sxbow Dastuurka uu Mahiga noo keenay ciddi qaadata ama ku dhaqanta iney gaalnimo ku dhacday waa wax iska cad, Lakin arrinta Gudniinka Fircooniga ah ee Gabdhaha laga wada jaraayo xubinta taranka ma ahan wax sunno ah Nabiga csw laga soo gaaray ee waa Ficil xun oo laga soo gaaray Fircown, Gudniinka Gabdhaha magaciisa waxaa la yiraahdaa (FIRCOONI) marka ma taas ayaad moodday iney sunno Nabi tahay?, Subxana-ALLAH, gabdhaha waa in sunno loo gudaa oo wax yar oo ciddi fooddeeda aan ka badneyn laga jaraa ama waxaaba ka fiican in la iska daayo, lakin gudniinka wiilasha waa waajib. Marka cid kastoo gabadheeda FIRCOONI u guddo ha ogaato ineysan raacin sunnadi Nabi Muxammed nnkh lakin ay raacday sunnadi FIRCOWN. wabillaahi-tawfiiq.

  12. Dacad says:

    Ader inad khaldantihin waxa udalil ah jabinta u ilah inijabiyay ilah majabiyo dad xaqkutagan marki hore wadado aya afka inigashegay lakin wad diiden qarkod wadba dishen hada ilah aya ficil ahan inigu shegay inad khaldantihn ama kuqanca ama daya

  13. salwa says:

    mahiga hadu shekh kuyahay ilahay meshu mahiga geeyo hakugeeyo jeesjeska ad diinta kujejeseysid adna malinta qiyame in ilaahay kugu jeesjeeso sokama baqaysidd subxanallah ,,,,, gabada leh alqacidan wax kaogahay xaqiiqda maheyside been aburka daaa

  14. abuuwaliid says:

    gabay murji ada casriga

  15. abuuwaliid says:

    casiiskaan kudhaartee camalkooduwaacay casrigiimuri adaanlacolaytamaynaa camalkii ilaah bay lacolaytamaanoo cumalada aduunkaynoocaleemasaareen culumaa usuuqiicaamanimokucaanbaxay macaabudo codkoodoocilmigooduwaacay cigaaladakuwaqabiyocilmaaniyadacudurkay cafisnoobawaydiincahdiganamadhawraan cadhadiinakudhintaaywaanimancaruurahe cadaankaacawaamkaynoocolaadinaayaan calaamadalagugartaacalankii islaamkiyo ciidankii ilaahbaylacolaytamaayaan canbaarayntaculimadayaykucaanbaxeenoo cadawgiyocolaadabacafisbay ufidiyaan camaliyo afkaladuwanwaacamalmunaafaqe cilmigi iyocaqiidaducarabkaamadhaafsana caydaaninkaandayncarabkiisa aanceshan caliimkaankudhaarteemar unbuucalaacali ciilkamabaxaanoocishakastamarkaytahay culimadacadkoodaykucasheeyaan cishihii cududkamasugaayeecalafkoodxumaayoo cashirlaga ahkristi iyocadaaladnaiskabadhaf cudurkaacalooshaamarhadaycadeeyeen cudurdaarnamalaheeciqaabmaykacabsadaan waagabaykusocda murji ada

  16. abuuwaliid says:

    somalimidnimo.com igagaadhsiiya waacadawnimanku

  17. umu_barau says:

    Subxanalahi camaa yaquulu daalimuuna culuwan kabiiraa, meeshas oo aan qalday qoraalkeeda, ayaan saxayaa, haddii kale macnaha ayaa is badalaya, sideese u arki weyseen qaraabo?. Allahayoow iga cafi danuubta aan sameeyey sidoo kale iga rabiyoow iiga cudur daar danuubta,aan il duufo daa,in baad tahaye Amiin.

    • Abu Faisa says:

      Assallaamu aleykjum wr wb
      -
      umu_barau wallaal haddaadba nagu baraarujisay sidaas aad rabtay baanba u aqristay!
      -
      Beryahaan wallaal kale baa iska kaa laalisay ha nagu soo jeedin dumar in aan kala dhex galo waa ka baqaa dumar kale baa ku fiican!
      -
      Baarakalaahu wallaasheen halgan-ka halkaas ka wad, sida culimadii u kala maseereen baa dumarka u kala maseeraan!! waa iga kaftan!!

  18. abuuwaliid says:

    بسم الله القوانين الوضعيه هي كفر qawaaniinta bashakudajiyay waagaalnido sadexninwaykugaaloobaan waana iskumid gaalnimada 1 ninkadajiya 2 ninkajecelinladajiyo 3 ninkaraaligaka ah

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS