
DUBAI:- Shirkii looga hadlayey Burcad Badeedda oo ka soconaya Dubai, ayaa Sharif, Khudbadiisii wuxuu ku yiri “Give us the weapons and we can beat pirates” “Hubnasiiya, Waan Ka Adkaan Karnaa Burcad Badeeddee” hadalkaas ayaa ah tuugsi uu tuugsanayo Shirkadaha calooshood u shaqaystayaashaa ee ka qayb galay shirka.
Waxaa warar hordhaca ay sheegayaan in Shirkado dano gaara Soomaaliya ka leh waraaqo loogu saxiixayo oo qaarkood ay codsadeen in la siiyo Shati been abuura, oo ay Badda Soomaaliya ku xaalufinayaan, ayada oo ay suurta gal tahay in ay Sunta halistaa ay ku shubaan xeebaha Soomaaliya.
Horjoogayaasha TCG”da ayaa caado iyo dhaqan ka dhigtay in ay Qofkii ay la kulmaan u saxiixaan wuxuu rabo, isla markaana ujeedadooda ayaa ah in ay tuugsadaan, xattaa haddii ay la kulmaan Islaan canshuuraha qaadda waxay leeyihiin Hub nasii ama lacag, waayo dhaqan kooda ayaa noqday tuugsi, waana qaabka kaliya oo ay ku xammaalan karaan in ay tuugsadaan.
Horjoogayaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa shirkasta oo ay ka qayb galaan, codsada Hub iyo lacag, ayaga oo Mashaariicda badan oo Soomaaliya dib loogu dhisi karo ay jirto, Sharif markii uu yiri, Hub nasiiya, waxaa ku Qoslay calooshood u shaqaystayaashii Shirka ka qaybgalay, ma ahan xaqiiqadii horjoogayaasha Soomaalida Siyaasadda u matala kuwo ka xishooda baryada ama tuugsiga.

Dhinaca kale waxaa kulan yeeshay Siilaanyo iyo Sharif, waxay saxiixeen wax lagu sheegay hishiis, balse aanan wali nuqul kamida aanan Saxaafadda Caalamka la soo gaarsiin, waxaa shaki badan laga muujinayaa in Sharif Somaliland u saxiixo in ay Soomaaliya ka goostaan balse wali ma ahan wax cad waxa ay ku hishiiyeen, Siilaanyo iyo Sharif.
Sidoo kale waxaa Cisbitaalka loola cararay sida dad ka cagdhow ay shaaciyeen Caalim oo ah horjoogaha maamulka isku magacaabay Galmudug, waxaa wararku sheegayaan xili uu ka qayb galayey shirka Burcad Badeeda looga hadlayo in lagu soo booday oo loola cararay Cisbitaal, Dad ka cagdhow ayaa sheegaya in Caalim uu ka xanuunsanayo Wadnaha.
Isha Warka, http://www.thenational.ae/news/uae-news/give-us-the-weapons-and-we-can-beat-pirates-says-somalias-president
http://gulfnews.com/news/gulf/uae/general/uae-helps-fight-piracy-1.1041396
C/laahi Shire
Somalimidnimo.com













































SHARIIF SHAAR QURMOONE
SHEEYDAAN AABIHIIS WEEYE
WAA SHALAAY AN HARIDOONIN
OO RAG SHUUDA UBAAHAN WAA
SHIRKII IMBAGAATI BAQTIGII LAGU
SHOOWREY WAA SHIRQOOLKII
WADANKEENA SHISHEEYAHA
U SHAQEEYA WAA ASHAHAADO
SHAREER ISLAAMKII SHILAL
SAARAY OO ODEY YAAL SHIR
SHIRINAAYA DHALIN YARADIINA
KUSHABAAXAY EE EEBOOW
NOOGA SHAFEEC ASAGANA
SHIB KAYEEL OO CADAABTAADA
KUSHIIL. ilaahfeey kuma cafiyo
ilaaheey cadaabtii kugu shiil
ilaahoow gaalnimo kudil waayo
yaa islaamkii uu siray ee
gaalada uu ushaqeeyo ay xasuuqday
sidee u ciil baxayaan haduu balaayo
kadhacdaygaan madoowga badan
uu ilaah cafiyo soomaalida waxaan
kunacay qaa in kasta oo umada
dhameeya markuu dhinto bay
yiraahdaan aloow unaxariiso
taasna waa arin muujineysa
dadka soomaaliyeed waxkasta
hadii lagu sameeyo in ay iska
ilaawayaan oo aysan damiir lahayn
oo aysan dulmiga dhibsan
bal daya waxa cad cad ee uu ag
fadhiyo iyo cigaaleeyda musqul
gaalo oo miiran ah
kkk gob islam adinkaba warhaya wawax laguqoslo xaqiiqdi watchmanka iridaha lagushirayo tagan inay dhahan hub nasii lacag nasii waudhawdaha ilen waxan iman lahen maxishodan allah ban kamagan galnay
Beesha caalamka oo mar kale uga digtay laba Shariif in ay isa soo sharaxaan
Masuuuliyiinta u qaabilsan wadamada Midoowga Yurub iyo Ameerika ayaa ku baaqay in aysan isa soo sharixn mar kale laba Shariif iyagoona sheegay haday isa soo sharaxaan mar kale ay joojin doonaan dhaqaalaha ay ku bixiyaan Soomaliya
Labadaas masuul oo kala hogaaminaayey labad qaarad ee aduunka ug dhaqaalaha badan hadana dhaqalo badan siiso Soomaaliya ayaa mar kale sheegay in la joogo xiligii isbadal ka dhici lahaa Soomaaliya xukunkana qaban la hayeen dad aqoon leh oo siyaasada si wangsan wadi kari.
Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa lagu edeeyey Musuq masuuq iyo xil gudasho la aan madaama ay yiyardeen in xildhibanadii u gudoomiyaha u ahaa uu isku keeni waayey iyadoona si doo kale lagu eedeeyey in dhowr mar oo kale ay dhacday qilaaf xildhibaanda oo noocaan ah xiliga uu gudoomiyaha ahaana ay ka dhax jirtay xildhibaanda shaqo xuma iyo xil gudasho la aan waxaana ku boorineyna abay yirahdeen in la helo gudoomiyey Barlamaan xilkaas adag ka bixi karo aqoona leh iyadoona gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan lagu eedeeyey in uuba heysan shahaado dugsi sare ah
Masuuliyiinta u qabilsan Soomaliya Midoowga Yurub iyo Ameerika ayaa Madaxweyne Soomaliya Sheikh Shariif ku eedeeyey nin aan laheen karto adag oo ku kala xakameen karo heyadaha Doowliga ah iyagoona si doo kale ku eedeeyey labadasi masuul lunsasho hanti qaran oo gaareysa 135 malyan oo doolar oo beesha caalamka bixisay taa oo la layahay meel ay ka baxday jaan iyo cirib
——————————————————————————–
Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com
waxaa ina soomaray dagaal oogeyaal. waxaa ina soomary qabyaalad iyo dagaal sokeeye.
laakiin inama soomarin fikir ka liita kan siilanyo iyo shariif.
shariif wuxuu somali u furay wada la yiraahdo waxna ha aaminin, waxna ha utaagnaan ilaa dulimo mooyee. siilaanyana waxa wadamo rabaan inay isku darsamaan, waxa qaarado midoobayaan. waxuu rabaa inuu laascaanood isbaaro dhigto.
Daya shariifka dhalada qamriga ee agtaal iyo kan ee cigaalka wata
oo asna qamrigu hoosyaal sifiican u daya kan
cigaalka wata siduu u deyeyo shariif axmed
ragoow cigaaluhu ma qoomu luudh baa oo shariifka
siduu caaway yeeli doono buu kafakarayaa walee dabada shariif waa
gacan gashay shariifkna waa maqanyahay asna waa lagu maqanyahay
Asalaamu caleykum midakan shariifa waa mid cad qataa meshuu tagaba ma tuugsii la tagi soo ur galadii u shaqeynayay waxay sinayeen meeday ma wuxuu kqaday tuugsi badan waji adagaa iimaanlaawe waa waxad culumadii u qayaantay tuug afcad