Al-ictisaam Midabo Badanaa!, (Qore Nuur Axmed Sheekh Cabdi Maqaal Qayb1)


MAQAAL:-
Nuur Axmed Sheekh Cabdi Nuur Qureyshi, ayaa bilaabay Maqaalo uu kaga hadlayo, Midabada Xarakada Al-ictisaam, waxaan idin soo gudbinaynaa qaybtii koowaad. Maqaalkaan ayaa ku qoran PDF, waxaana nasoo gaaray qaybtii koowaad.

Akhri Maqaalka PDF ah, Halkaan Riix Ama Guji

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

32 Responses

  1. Fatima says:

    Subxaana allaah ma xitaa rabdaanka maad ale ka xishootaan oo bishaan ka faiidaan waa iga talo walaalnimo.

  2. Xaakim says:

    To fatima walaal ramadaanka in laga faa,iideysto waxa kamid ah in umada xaqa loo caddeeyo Baadilkana looga digo mid kale ayaan kuu sheegayaa nimanka aad culumada utaqaanid waa ictisaame cadaw kaweyn umada somaliyed malahan maxaa yeelay alictisaam waa niman diintoodi ku iibsaday doolar waa kuwan gaalada kula shiraya safaaradahoodi waxayna kala shirayaan gaalada sidii loo baa bi,in laha kudhaqanka shareecada islaamka iyo jihaadka marka adiga ha udoodin nimankas ictisaam layiraahdo waa khaa,imiin allaah swt wuxu yiri
    ولاتكن للخائنين خضيما

  3. caaqil says:

    weliba ictisaamka sirkale ayaauqarsoon oon aniga ogahay hadeey gaalada ay ufadwoonayaan eysan deynin waanqarxindoonaa

  4. Cadde says:

    Cabdullahi bin mascuud A.K.R wuxuu yiri: Nebigu S.C.W. wuxuu yri;” Qofka mu`minka ahi maàha ceeb sheege, wax nacalade, xishood laawe iyo afxume toonna”.(Tirmidi oo yiri waa xadiis xassan ah). Walaalayaal Ictisaam waa dad mudan in loo duceeyo ee ka faaìideysta oo waxna ka barta.

  5. Fatima says:

    To; Xaakim

    Walaal iga raali ahoow bishaan ma rabo in ay wax iga baxaan oo cid kale sahal ku qaadato sidaa darteed mar labaad iga raali ahoow waxaan kaloo kuu sheegin anigu rabdaanka waxaan u aqaanaa in Rabadaanka looga faaiideysto ala ka cabsi khushuuc, taqwo sadaqo salaatul leyl, quraan akhris, amus badan ilaa khayr lagu hadlo moyee, tasbiix balse hadii la yiri cay iyo afla gaado iyo in umada culimadoodi lagu diro ha looga faaiideysto waa arin inagu cusub balse aniga ahaan naftayda ayaan la xarbiyin si aan loogu furin meel aysan ka soo noqon karin iyana umada aysan ugu furin meel aan waxba olayn.

  6. caaqil says:

    MAAMULKA WAXAAN KACODSANLAHAA HADIILA AWOODO IN MAGACYADA LAGU TAAGEERO MUWAXIDIINTA IYO MUJAAHIDIINTA IYO XAQA ALLE IN AYSAN BILILIQEEYSAN KUWO IIMAANLA SIDA ICTISAAM IYO KUWO AANBA DIIN IYO WAXAYTAAGEERSANYIHIINBA UUSAN U CADEYN WAAYO WAXAAN OGAADA IN XAQA ALLE IYO MUWAXIDIINTA INTA TAAGEERTA SIKASTOOY U YARYIHIIN AMA UTABARYARYIHIIN IN AYKUSUGNAADAAN WAXA AYTAAGEERSANYIHIIN IYGOON MAGAC BADALAN AMA MABDA TAAS AYAAIICADEEYSAY IN ICTISAAM IYO KUWO SAKARAAD AH KUMEEREESTAAN MAGACYADA MUWAXIDIINTA EE TAAS HALAOGAADO (bye,qataar)

  7. eeboow magantaa ictisaam calankooda miyaa kan waaba kii qoomuluudkee yac yac
    dheh salaamaad minkuli aafaad xeey tahay muga xaalku halkaas muu maraa?

  8. hala soomo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. wiilkii yaraa ee dhalinyarada ahaa wadaadka ICTISAAM dhirbaaxay waa in aynu u aar gudnaa una qabanaa wadaadka afarta adin wiilkuna ka aarsadaa. sidaa ayaa cadaalad ah. haday labaduba joogi lahaayeen wilaayaatka xaqul xuduud ayuu heli lahaa wiilka yari. markiisuu dhirbaaxi lahaa. wiilkaas salaan iga gaadhsiiya. waa rageediiyee. hadduu akhristo comentigaygana waxaan leeyahay waan ku salaamayaa

  9. abdalla says:

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
    walaaleyaal daawada vidoe-yowgan waa 10minutes kaliya.
    -
    كارثة اسلامية في صعيد مصر لا يعرفون اسم النبى
    http://www.youtube.com/watch?v=u3ID_DFNeFE&feature=related

  10. FATIMA waxaa kaa dhadhamaysa in ad xaqa jeceshahay oo ad
    wanaaga jeceshahay laakiin ogoow in ictisaam diinteena muqadaska
    ay kaboodeen oo ilaaha awooda leh awoodiisa ay gaalo qaarsiiyeen oo ay
    gaalada soodhaweeysteen oo ay walaalahoow muslimiinta ah durjiyeen
    oo ay naceyb umuujisteen oo ay baarlamaanka keenya iyo kan itoobiya kabuuxsameen
    oo shariif kamid yahayi ictisaam oo ina ileey kamidyahay ictisaam oo ay in jihaad
    lasheego unecb yihiin sidaan uneceb nahay qamrada iyo xumida taas oo ah gaalnimo waayo
    hal aayad ee quraan ah qofkii beeniya kuli quraanka ayuu beeniyey quraanka qofkii beeniya niyana ilaah ayuu beeniyey waana gaal dil ah sida salmaan rushdi marka in waxlaga sheego oo umada looga digo ictisaam ayaaba ajer lugu helataa.

  11. Zain says:

    Asc walalyal iskadhafa afxumida wala taziru waziratu wizra ukhra

  12. Annas says:

    To Moxamed Cabdule Xasan Miskiin Hal dhag wax loogu Sheegay Jahlina Camimay ayaa tahay rabbi xaqa haku tuso’

  13. Zain says:

    Asc mgcya bashir akhi ano kurarxay hadka fadumo wa run ini la iskusheko xaqa warunted waxana leyahay kher alah kusiyo fadumo

  14. Zain says:

    Asc manta dadku lawa ayey ukalabaxen xisbulah iyo xisbu sheydhan marka halayawina murtadinta sida eyga yereyso marka walalaha jacel kudhaqanka sharciga alah waxan leyahay waxeydonan hakuhadlan marka iskadhafa mtnafiqinta jaceb dhaqudka ha iskahadlan wa kuwi shaley laha manazanawi quran halasaro marka dasturki alah ayey dacar moden dinti ayey kaberen dhaqudka ayey dawa rucleyen duligey rawan iney dadka qata dhahan

  15. Zain says:

    War deg deg ah ictisam oo manazanawi alah ubaryayan inu bogsado sheydhan shibile oo leh al mujahid abuu yarir quran magaranayo koldhow ayu lox jidan jiray

  16. Zain says:

    Asc walal wan khaldamay hadal an firinin ayan kuhadlay fadumo hadal keda aya isiray marka maxan umaleyay iney kuhadashay xag lakin kadib ayan firiyay wa ba munafiqat

  17. Ata-turki says:

    Saxiibayaal waxa uu sheekhaasi ku qoray maqaalkiisa waa run.Aniga waxaan joogay xiligaasi Nairobi oo waxaan ahaa dadkii taageersanaa Dawladii cabdulaahi Yusuf waxaan dhacday in la i tookaray oo la iibixiyey Cilmaani.
    Gabadh la igama furan laakin hadal waliba oo xun iyo magac walbo oo laga argagaxo ayey iibixyeen asxaab ku xirnayd masjidka Abuukar Sadiiq ee kuyaalo islii.Waqtigaas waxaan galay jahwareer maskixiyaneed oo igu abuurtay in aan habeenkii ku qarwo in aan ahay Munaafaq laakin mar walba dareemahayga isiin waayeen in ragani shaarka i badashay ee aynu is haynay aan marnaba ku raacin arin Diineed ,ay iga dhagnayd in arinka sida loo dhigayo uusan ahayn walow aan qabay in ay jireen xaqiiqooyin badan oo ah in aan la taageeri karin faragelinta qaawan ee Ethiopia hadana waxaan qabay in mar ahaantaasi ay Ethiopia la dagaalsanayd qolo shaarar badan oo diinta ku gabanaya maalintaasi.
    Waqtigaa wixii xigay waxaan noqday Cilmaani oo aan u arkay sida kaliya ee aan kaga run sheegi karo argatideeda anigoon marnaba ku been sheegan diinta.Go’aankaygaasi ma aha mid aan waligay badeli doono laakin uma qaadan in aan meel uga dhaco sharafka diinta Islaamka laakin aysan dhicin in mar dambe rag aynu is hayno kaarka diineed i weydaariyaan dabadeeto aan ka qomomeeyo .
    Al-ictisaam waxaa marag madoonata ah in ay ka been sheegeen diinta oo ay u deegsadeen danahooda gaarka mise catifadahooda qarsoon ee qabaliyada in ay ug adeegtaan barnaamij diineedkooda.
    Waxaan qabaa in qoladan la iska fogeeyo oo ah waxa keenaya in dadyawga qaar ee aan kamid ahay in cilmaaniyada qaadano si aysan udhicin in ay ragani Ictisaamka sheegto aysan sheekoyinkooda inagu qaldin.
    Maanta xaadirkan la joogo waxaan xiriir dhaw la leeyahay dhalin yaro badan oo ka tirsan mise taageersan alshabaab oo aan uhayo qadarin iyo maamus weyn xaga hufnaantooda iyo sida ay xor uga yihiin qabyaalada iyo adeegsiga catifada aan raadka lahayn ee diinta lala galo iyadoo qofka kujirto hebel iska dhici.
    Marka waxaan leeyahay Cilmaaniyiinta ha iska foogeeyeen ragani nifaaqa dishay sida Alshabaab ugu hayso olalaha si loo gaar is faham.
    Alshabaab waligey wax kama sheegin oon amaan ahayn laakin raga lagu tilmaamo Altixaad mise Al-ictisaam waxaa inakala dhexeeyo cadaawad aan qarsoonayn mana dhici doonta in ay inogu soo gabadaan barnaamij lamid ah waxa ay adeegsan jireen.

  18. ZAIIM waxaa soomali tiraahdaa qofkasta qoortiisaa qumane ugu jiraa
    adeer jaahil waxaa ah qof diinta ilaah ka aradan oo an maantay fahmeeyn waxa
    aduunka kasocda waxaa tahay sida duinyada oo kale waxaad rabtaa in an raali
    kunoqdo in ay tuugadii 500 oo isbaaro utiiley soomaaliya oo dadka dhoofineysey oo qaarna wasiiro laga dhigey qaarna baarlamaan iyo tuugada qamri cabka ah ee naagaha kufsata iyo gaalo qaa qaawan ee gaalo cad cad kushaqaysaneyso in an u sacbiyo waxaad tahay waxba mafahme ogoow waxaa jira dad bashinta qori gashada iyo kuwo sanka qori gashada kuwo qoorta bir kuduubta si qoorto udheeraato kuwaasi waxay isku haystaan in ay yihiin dad saxsan adna kuwaas baad lamidtahay qur,aanka ma ogid waxuu sheegayo iyo ay in gaalo weligeed qayr muslim larabin kana naxaam markay wanaag muslimka ku arkaan kuna farxaan haday muslimka dhib kudhaco tankale wax cilmi aduun oo ad leedahay umaleyn maayo waayo waxkasta oo cilmi ah aas aaskoodii dunada islaamka ayaa laga keenay ee waryaa waxbaro wadan kaagana jareer an xaarka iska dhaqin oo an afka cadaysan ha udeyn iyo mid qamiis qaatay uurkana kagaal ah

  19. dhowr jeer baad wax meesha ku qortay Zaim ana kii u horeeyey ayaan laboodey
    oo waan kuweeraray waxaan moodey in ad difaaceysid gabadha marka adna raali ahoow
    xaqa ayaan walaalo kunahay walaasheena ilaah xaqa hatuso

  20. ATA-TURKI walaaloow calmaani micnihiisu waa ilaah wax layiraahdo majiraan hadaadan saas ula socon marka walaaloow jirkaagu waakala daadan doonaa markaad dhimatid ilaah waa kusoonooleyn doonaa su aal baa qofkasta sugeysa cadaab iyo jano qof walba tuu shaqaystay ayuu helayaa walaaloow magacaas iska bedel oo ilaah yuuna kuu caroon neefta keli ah hadii ilaah kaajarto kawaran ama cunada in ad cuntid kugu dhibo ama hurdada kuudhibo ama jiro xun kugu rido marka walaaloow ilaah geeskasta ayuu kaajiraa ee isjir oo inta an ilaah kuqaban isqabo adigu ninyahow miyaadan ilaah ushukrineyn ninyahow ilaah bari in uu shakiga kaabixiyo hadaad ilaah jiritaankiis kashakidey waxaan kuugu duceynayaa in ilaah yaqiin kusiiyo

  21. abuuwalid says:

    asc wahk tibadan hakulumininawadaad da iskusheega waayo waan ogaanay waxay yihiin waxay usha qeeyaan cadawga waxaan oogaanay inay fa sahaadinayaan diinta dadka dhulka

  22. cali dhere says:

    fadumo walaal ilaah khayr haku siiyo adigu soontaada iska xejiso waxaadna u barbaartay si edeb leh aqoon saxanna waa lagugu bar baariyay qof ehlu diin ahna way iiga kaa muuqataa

    soomku maaha in cunada uun laga afhayso waad u jeedaa kuwani waxay ku hadlayaan mid baa leh ictisaamku diintii way ka boodeen ! mid kalaa leh faadumo waa munaafiqad! mid kalaa leh shaydaan shible ! waa waxa dadka mesha wax ku qoraya talaw xumaanta miyay isu dardaar meen , mise dad kalaan hawshan wata !!! nin baa yidhi hashani maankaygii gaddaye ma masaar bay liqday

  23. cali dhere says:

    atta rurki ma waxaad tahay cilmaani alshabaab taagersan ? horta mid ogaw cilmaaniyaddu waa diin la,aan eh sxb ha sheegan hadaad saas u fahan santahayna ka toobad keen alshabaabna cilmaniyad ma garanayo meel ay ka soo gashay walaw ragga qaar laga shakisan yahay lakiin ani isma lihi waa cilmaaniyiin meel kalay ka khaldan yihiine waxaanse iyaga u sheegi lahaa in dhalinyarta u soo kacaysa baraan akhlaaqda ruuxa muslimka ah laga rabo bal intaas uun ha barteen

  24. Ata-turki says:

    Cali dhere! Sxb nin hooskiisa laguma guul guulo ee wax uu caqliga qaadan karo igula hadal.ma haysaa wax maskaxdaada ka dhex baxsan ee diidayo in aan ahaado waxa aan ahay?
    cilmaaniyada dalka Somaliya ka curatay ma aha ruwaayad ee waa xaqiiq.inta aan isku kaa qarin lahaa in aan isku kaa sheego oo aynu runta is weydaarsano ayaan doorbiday.
    Gaal i dheh mise muslim midaad doonto laakin waxaa qabaa in nolosha loo qaato isda ay tahay oo aynu ka joojino kutirikuteenta aynu isku afuufayno.
    Waxaan qabaa in wixii aan dhibsanayo aan qof kale oo bini’aadam ah la jeclaanin.Wixii ay nafsadaydo jeceshahay aan kala sii jeclaado in ay anfacsadaan inta kale ee dariska ila ah iyo intii aan jismi iyo beey’a wadaagno .
    Taasi waxay ii soo saarta in aan ku quursan ,ku dulmin,waxa xuma ah kula jeclaan laakin aan kula qeybsado wixii wanaag ah .Hadii sidaasi aad igu qeexdo in aan ahay cilmaani waxba kama qabo .Ee adiga maxaad ahayd?

  25. cali dhere says:

    Ata-turki sxb cilmaaniyadda waan naqaanaa waana diin la, aan e hadaad bilaa diin tahayna noo sheeg haddii kalena isaga hadh mabda, aas gaalaa iska leh annagu islaam baanu leenahay isagaanna ku faananaa cilmaniyaddu waxay leedahay diinta masjidka uun ha jogto yaysaan nolosha banaanka u soo bixin taasna diinta yadaa diiday oo tidhi diintu waa nolasha oo dhan
    cidu kuuma diidana dariska in aad kula noolaato si fiican insaanka dhanna aad ku qadariso insaan nimadiisa

    midda kale hal su,aal iiga jawaab ma cilmaani shaabi ah baad tahay !!! ?? qaybna shabab kaad ka raacsan tahay qaybna cilmaniyadda miyaa mase ii sheegi kartaa mesha ay shabaab iyo cilmaaniyiintu iska soo galaan ? illen horaad noo soo sheegtay in aad nimankaas la jirto eh

  26. أم الخطاب القاعدية says:

    kkkkkkkkkk
    Wiilkaas maantay tiisa joogta ,dharbaaxo tii ka kulul haku dhufto
    waayo tan ithoopiya mantay ka kulushahay tii shalay

  27. Ata-turki says:

    Caliyoow hadii aad tahay al-ictisaam oo aad wardoon tahay adiguna is sheeg.Koleyba laba wajiile gar weyn oo diinta ku qaraabto unbaad u egtahay.Waan fahansanahay in aad doonayso in hadaladayda u adeegsato dacaayad ka dhan ah Alshabaab oo aad tiraahdo Al-shabaab waa rag ay Cilmaaniyada hoos ka hagto oo wada shaqeyn baa ka dhaxaysee si aad bulshada iskaga ii bisaan oo markale u qiyaantaane.
    Sxb runta waxa weeye inagu hadii aynu nahay raga Cilmaaniya ku abtirsado wax fikir mise wada shaqeyn inaga dhaxeeyaan dhalinyarta Al-shabaab laakin si dabiici ayaa waxaan ka wadaagnaa in Al-ictisaam la iska dhacsho maxaa yeelay waa laba wajiile.
    Rag marka aad is haysaan waxaa wacan in uu lahaado jaho loogu soo hagaago si aanan la iskugu gaban .Al-ictisaam waxa uu yahay inagu ma naqaano aan ka ahayn in ay yihiin rag laba wajiilo ah.
    Fiiri ragii horboodi jiray maxkamadaha ee lahaa dalka jihaad baa kajiro oo meel waliba nagu aflagaadeen jiray dhalinyartanna ku gubaabain jiray in ay laayaan raga gaalada la socda mise u ah askarta.Meeye ragaasi hada .Soo haatan gaaladii ay inagu xaman jireen hoos fadhiya oo ciidanka u ah walina ku doodaya in sheekhakh yihiin?Talow yaa khaldan?
    Wixii ay gaal inoogu yeereen sootan iyagii dhex oradaya marka yey yihiin ?
    Ragaasi ayaan inagu doonaynayaa in dadka laga qabto oo geed dheer la iskaga xiro ee maxaad leedahay?

  28. abdi says:

    waa wax layaab badan wahaabiya aya ayaa wali dad gaalay sin jirtay maytan dhaxdooda ayey isgalay siinayaan laa kiin aniga ka shaqsi ahaan maadaama aan ah qof aan ahayn culimo oo aama ah is ka aha waxaan lajiraa nin kii dilayaaa gaal iyo gaal raac labadaba waxii kasoo horjeeda waan ka soo horjeedaa
    tan kale waxaan leeyahay soomaliya waxaa kasocda anga oo ah aamo ayaan aragnay dad sheeganaya in ay wax barteen in ay qaryaan dadaal ka wadaadad ila ma qumana ee waxaan dhihilahaa qofkii baqayaa ha is ka aamuso

  29. omar says:

    kuahadal hadal xigmadeeysan walaal. asc dhamaan muslimiinta page-kaan intaa kadib wxn layaabanahay hadalada aad meeshaan isku dhaafsaneeysaan iyo sida jahliga leh ee qaarkiin uhadlayaan una fatwoonayaan iqwaani wxn idiin leeyahay hadaad ictisaam aad rabtaan inaad bulshada uxumeeysaan taasi dhici meyso sababtoo ah wxd tihiin dad aan caruurta waxba dhaamin maalin walbo waxa aad soo qortaan waan aqriyaa balse waxaa ii cadaatay in aadan waxba kagaraneeynina diinteena islaamka ee marka hore utaga kuwii idiin sixraday oo weeydiiya maxay aqoon ah oo eey uleeyihiin diinteena islaamka wxn idiinka sugaa waa jwb

  30. adoon alle says:

    waxxn layaabay walaalka sooqoray maqaalka uuku dhaleecaynayo ummad dhan culimadeedi كلها مات ومن شمهاماتiلحوم العلماء مسمومة فمن

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS