
JANNAALE:- Maamulka Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada hoose iyo Ganacsatada Beeralayda ah ayaa iska kaashaday in ay dayactir ku sameeyaan biya xiraynka Mashallaay.
Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah ayaa munaasabadii dayactirka ka qayb galay. Dalagii iyo Barwaaqada ku hoos noolaansha Shareecada Islaamka ayaa idiin muuqda.




















































kanaxoow nafta ictisaamoow towbad la,aanbakhtiya
aad ayaan ugu faraxsanahay waxa qabadka mujahidiinka, waadna ku mahadsantihiin soo gudbinta waxqabada mujahidiinta. waxa galada nagula dagalamaysa in aan isku filnansho gaarno kana xurowno ku tiirnansha galada, mid daqalo iyo mid siyasadeed. hilahay ayaana noo sheegay in ey galada ka naxayaan wanageena.
dadka ka soo horjeeda mujahidiinta oo somalida ah enteeda bada idacadaha galada ayaa been usheegtay oo usoo gudbiso warar xun oo aan raad laheen. marka waxaa loo bahan yahay saxaafad ka horta oo beenisa beenta ay sheegayaan saxafada galada iyo mida afsomaliga ku hadasha oo saxafada galada kaba daran oo sheega beenta gaalada ka xishoodan.
waad mahasantihiid
Allahayoow shabaabul mujaahidiin u naxariiso oo ka farxi sida ay noo farax galiyeen Amin.
Masha ALLAH ILAY HABARKEEYO CIDKASTA OO KA QAYB QAADATAY DAYACTIRKA MUUQDA
Allah mahadleh