

UGANDA:- Waa Ramadaan Muslimiinta ducadooda cayaar ma ahan, waxaa Wadanka Uganda ka dilaacay cudurka dilaaga ah, ee “Ebola”, Ilaahay ayaan ka magan galnay, waa cudur halis ah, waa Virus, waa jeermis, Qofka waxaa qabanaysa, Qandho, daalbadanna waa leeyahay, Qofku wuxuu matagayaa dhiig, waxaana jirkiisa kasoo butaacaya ama jirkiisa kasoo baxaya dhiig duulaya!.
Wadanka Uganda Sanado badan ayuu ka dilay cudurkaas Malaayiin Qof, Sanadkii 2000, waxaa lagu qiyaasaa, in uu dilay 420,000 oo Qof, waa inta ay sheegteen laakiin tira intaas ka badanna waa la sheegaa. Cudurkaan hadda ayuu ka bilowday Magaalada Kibaale oo aan wax badan ka fogayn Magaalada Kampala.
Waxaa halis ama khatar ah, Virus kaa, in Soomaaliya uu yimaado, maadaama Baadari Yoweri Museveni uu leeyahay ciidamo cusub ayaan keenaya Soomaaliya ama Askartu maalinkasta ay timaado Magaalada Muqdisho, waxaa kale oo suurta gala in cudurkaas virus kiisa lagu talaado shacabka Soomaaliyeed.
Baadari Yoweri Musevei ayaa shacabka Uganda ugu baaqay in aysan gacanta iska salaamin, Afka maro ku xirtaan!.
Hoos Ka Daawo KTN TV.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































Asc:
.
Cudurada africa badankooda waa gacan ku rimis ah, oo waa virus eey gaalada reer galbeed ku abuureen, waxaa ka mid ah AIDS-ka, ujeedaduna waa in lagu kala yareeyo muslimiinta soo tira bada tay ee africa.
.
http://www.youtube.com/watch?v=zPCBbEPuAjE
.
http://misc.docuwat.ch/videos/reports/aids-the-smoking-gun/?channel_id=0
.
FG: sheeqaan waa ictisaam, waxuu aaminsanyahay “conspiracy theories 9/11″ iwm, aragti qaldan ee ku aadan mujaahidiinta, sida tii shible!.
.
Waxaa idin dhihi lahaa sida nabi maxamad scw idin yiri salaantiina faafiya, ilaaheeyna tala saarta, ururadaan badankoodana iska ilaaliya!.
asc waxan salama dhaman mamulka gob-islam iyo walalha soboqdo webkan barakeysan ilaah waxa ka barya inu idin xifdiyo inta mujahidinta jecel inata naceb na alaah so hanuniyo rabi u barya cadowgana ka rebo midkale cudurka ka dilacay uganda rabi ha ugu daro cuduro iyo waxan la aqon cadab na hagaliyo shucubta galada ah e ku nol ugandha iyo dhaman galo dhan