DAAWO, DHAGAYSO: Adan Duale Oo Sidii Faarax Macalin Leh, Gaarisa Ma Noqon Doonto Muqdisho, Kabul Iyo Ciraaq, Siyaad Barre Ayaa Laga Sheegay,” Kenya Dad Igama Haysato Ee Dhulbay Iga Haysataa!”


GAARISA:-
Magaalada Gaarisa, waxaa gaaray, Raila Odinga, Yuusuf Haji, Kalonzo  Musyoka, Saraakiil iyo Siyaasiyiin fara badan oo ka yaacay Magaalada Nairobi. Wadanka Kenya ayaa galay marxalad aad u adag oo jahwareera. Waxaa kale oo gaarisa gaaray Rag Culimo sheegtay oo loo geeyey sida Kalonzo Musyoka sheegay in la iclaamiyo dagaalku in uusan ahayn dagaal diineed iyo sida Warbaahinta caalamku ay u dhigtay!.

Xildhibaan laga soo doorto Dujis, Adan Duale oo ahaa Nin dhalinyaraa oo Soomaalida soo dhaweyn jiray si nabad galyaana ku joogay Gaarisa ayaa maantay Asaga oo Raila Odinga garabka ku haya, wuxuu yiri, “ “Gaariso noqon mayso Muqdisho, Kabul iyo Ciraaq oo kale!”.

Fiicnaan lahaayeenaa Soomaalida gaalada Kenya la shaqaysanaya in dowladdoodu aysan duulaan ku qaadin Soomaaliya ayaga oo xoog u haystay Dhul Soomaaliyeed. Yaa Muqdisho, Kabul, Ciraaq kawada burburka iyo bara kicinta waa Raila Odinka oo kale marka inta gaaladii Magaalooyinkaas burburisay garabka lagu qabto ayaa la leeyahay Muqdusho, Kabul iyo Ciraaq oo kale noqon mayno!, siday ku dhici kartaa?.

Dhagayso Adan Duale oo ka hadlayey TV’ga NTV MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.



Faarax Macalin oo waraysi siiyey dhowr bilood kahor sida aan daabacnay Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ayaa lahaa, “Kulbiyow looga talin maayo Muqdisho Ninka sidaas ku fakaraya waa Nin aan  Qarnigaan joogin!”.

Dhagayso MP3 Faarax MacalinHalkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Faarax Macallin ma aha nin jira!  Jagada  uu haya, markii uu u tartamayey Soomaalida Maraykanka joogta sida Gobalka Minnesota ayaa malaayiin doolar kaga aruursaday magaca Soomaaliya iyo waxaan difaacayaa xuquuqda Dadka Soomaaliyeed, maantayna waa kaas, sidaas u hadlaya!.

Culimada Al-ictisaam ee jooga Kenya, markasta waxay duraan Walaalaheena Mujaahidiintaa ee Diinteena iyo Dalkeena difaacaya, waligiin Soomaaliyey ma aragteen Wadaaddadaas oo ka hadlaya duulaanka Kenya iyo Siyaasiyiinta ay isku wadan kuwada nool yihiin dhalasha ahaanna aysan kala fogayn??, waan og nahay siday oga hadli jireen oo Muxaadaraadka iyo Bayaanada ula yaaci jireen, xiligii Cali Maxamed Gaaddi, Nuur Cadde iyo C/laahi Yuusuf.

Baadiri Moi Kibaki markii uu Askartiisa u ducaynayey oo uu lahaa, “Ilaahay ha idin xiftiyo Nabad ugu waara gudaha Soomaaliya, Rag Culimada Kenya joogta kamida ayaa Walaalaheena Mujaahidiintaa ku lahaa, gaalada ayaa idin ka fiican oo ka naxaya shacabka Soomaaliyeed!!, Subxaanallah, Ilaahay hortiisa ayaa xisaab taalaa!.

Dhagayso Baadari Kibaki oo Askartiisa u Ducaynaya iyo Culimo leh Gaalada ayaa Mujaahidiinta oga fiican Shacabka Soomaaliyeed oo gaaladii ayaa ka naxaysa shacabka Soomaaliyeed! MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Maxamed Siyaad Barre haddii ay ansaxdo oo run noqoto, waxaa laga sheegaa in uu yiri, mar uu ka yaabay Soomaalida Kenyanku xoogga ku haystaan, “Kenya Dad igama haysato ee waxay iga haysataa Dhul!”.

Waxaa xaqiiqaa, Soomaalida Kenya waxaa saaran gumeysi daran xitaa waxay awoodi waayeen in ay Mudaharaadyo iyo qayla dhaan kaga hortagaan duulaanka Kenya ay ku qaaday Soomaaliya, xattaa haddii Culimada iyo Soomaalida joogta sidaas samayn lahaayeen oo laga diidi lahaa, Caqligaa keenaya in Siyaasiyiin badan dhahaan ama kenyan badan “horaan oga dignay oo sheegnay dagaal wixii ka dhalan kara.

Xarakada Al shabaab ma sheegan in ay Kaniisadaha qarxiyeen balse gaalada ayaa ku qasbaysa oo wixii xunba Xaawaa leh weeye. Almujaahid Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa laga hayaa in uu yiri, Argagaxiso ma ahi laakiin haddii la igu qasbo waan qaadanayaa”,

Soomaalida ayaa tiraahda Nin kaa xoog badan hortaa ayuu xanaaqaa, gaaladu waxay go’aan ku gaareen intay Shirkado wax qarxiya oo Black Water oo kalaa, maal galiyaan in ay dhahaan Muslimiintaa samaysay!, marka in laga jawaabo oo la yiraahdo idinma aanan layninna laga qurux badan, marka waxaa qormaya Taariikh, markhaati ayaan ka nahay Taariikhda madow ee usoo hoyatay, Soomaalida Kenya ku nool oo Hantida ugu badan ku haysta xaafadda islii.

Cidda  dhibtu soo gaarayo, waa Soomaalida Kenya ku nool, waa Soomaalida xattaa Culimadoodii garan waayeen Kenya ka hor istaaga duulaanka ay ku qaadayso Soomaaliya, cidda Naf iyo Maal kuwaayi doonta Kenya waa Soomaalida Kenya ku nool, ee ku faraxsan duulaanka Kenya iyo dabar goynta Mujaahidiinta.

HOOS KA DAAWO NTV SAFARKII GAARISA AY KU TAGEEN SIYAASIYIIN KENYA AH.

Isha Warka Joornaalka Daily Nation iyo TV’gooda NTV. http://www.nation.co.ke/News/Kenya+to+Al+Shabaab+We+will+not+back+down++/-/1056/1442588/-/5pi6p8z/-/index.html 

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

23 Responses

  1. Kenya way kafursan wayday iney somaliya gasho lakin xaqiqdi maysan rabin ineygalan 12 toban jer aya falal xunxun intii kenya lagasameyay aya somalia locararay waxan xasusta malin aad webkan sogalisen war ( ciimada nasarada kenya oo gari ey waten lagu weraray mandera) ogow markas kenya meysan sogalin somalia milatari kenyan ah oo gari kaga halabay duledka mandera ayey alshabab weraren wayabe ayaga iyo kenya markas madagal ayu udaxeyay? Shabab itopia unbey kacabsadan walimamaqal kanisad itopia kutalo aya laweraray magaloyinka islamka daciifka ah jogo unbey wax kasameyan hadalkoda wa ama galada raca ama anaga nasoraca hadii kale inigana sida galada aya iniidibeyna oo iniilayneyna lakin shacabka somaliyed wu iskaga aamusay wu s

  2. salwa says:

    xaqiiqdi ereyga ah kenya dad igama jiro wasax wana dhab in meshan dad naga joogin ee dhulbey inaga haysataa ayagas xasuuqaya bey lajiraan somalida somalia kaimadana wadhiban waxay ugacan galiyaan galada ayadoy kuandoconayan anagu kenyan ban nahay oo ciidahoda iyo funerals koda ey kaqeeb galan unatacsidayeyan waxi kabaqtiya mawaxasa somali ah waxay dhahan marabno wadankena inu muqdisho noqdo somalida kalena waxay kudhahan adinku wadankina soo gubteeen ee kena hanaga gubina mana aha wax ankabeenshegayo anagaba indhaheyga kuarkay marka dadkan kenya daga wax tirsan maha sawaxiliga halagu tiriyo somali maha waxay modan inayba wadanka leeeyihin galadana cadow maba uarkan walalahodbey modan waisaga dhexjiran islamka ayagey kajecelyhn

    • @ salwaa

      walal way ficantahay in DADKA GAALO-RAACA ah lala collobo oo la lacnado DADKA ahlul-xaqqa ahna GACAL laga dhigto .LKN Wxa iska cad marka ad GOBOL DHAN xukmiso inad ku GAFI Dambina kaaso gaari.
      DADKAd tusalaha uso qaadaneyso wa siyasi DAMEER AH wxuna lamid yahay Gaas iyo SHARIIR iyo askari lalush cune ah o jidgoyo utagan BULSHANA inta o kalia maaha.
      Wan akhriyaa inta badan farimaha ad so bandhigto WANA TAGERAA LKN midan wx ka badal walal ano kugu cudur daaraya inad sameysay “survey” inta ad lakulantay ku ekaa

  3. Soomaali says:

    War nimanyohow cantara baqash-ka aad qoraysaan inta iska daysaan, dadka dhibaatadda iyo mushkiladda kadaaya.

    Hadiikalle shacabka Garissa iyo kan North Eastern guud ahaan waxay diyaar uyihiin in ay idinla diriraan, ileen dhibkooda ayaad kashaqaynaysaane….. Qatlaana fil Janna waqatlaakum finaar! إنما جزاء الذين يحاربون الله ورسوله ويسعون في الأرض فسادا أن يقتلوا أو يصلبوا أو تقطع أيديهم وأرجلهم من خلاف أو ينفوا من الأرض ذلك لهم خزي في الدنيا ولهم في الآخرة عذاب عظيم

  4. waayo'arag says:

    ilaah ba mahad iska leh.naxariis iyo nabadgelyo nabi maxamed ha ahato korkiisa!
    Somaalida kenya aqligodu waa eber.Waa wada gaalo.Dhaqanka iyo dadeecadaha kuffarta ayey leeyihiin.
    Wadaadkoga iyo siyaasigoguba waxay shaqo baryahan dambe kadhigteen ,mujaahindinta ladagaalameysa kiristiyaanka saliibiyiinta ee amisom iyo shariif murtad. Dhiibka somaalida waa ka shaqeestan sujuugu , waxan UN-ta( gaalada-midooday) u wada shaqeeya wa somali-suju.
    Wale siyad barre runtibey ahayd : Kenya dad igama haysato lakin dhuulbay iga hastaan.Mujaahidiintu halaxisaabtaman niinkasto oo iyaga dabadhigta, sida sheek maxamed umal iyo ka yusuf xaji ladhaho.

    • @ wayo-arag

      wan ku salaamay marka hore. Ka dib anigu GAAL iyo KII RAACA, ALLAH hadulleeyaan leehay meel kasta iyo mar walbaba. LKN qaabka aad udhigayso Hadalka iyo sida ad isugu dhoobo-qaadeyso umad dhan adon waxba kaso istithnonin WXAN KA FAHMAYAA inay kugu jirto QABALIYYAH-XAMQAA’ ……iimana muqato wax dadka NFD lagu GUMAYSTO ee masakinta ah kaga gaalnimo badanyihiin kuwa ku nool HARGAYSA,BOOSAASO, iyo XAMAR !
      Inta an shegayba wxay diinta uga bexen si IKHTIYAAR ah lkn nfd iyaga o gumeysi ku hos nool ayay ka mid yihin dad ahlul khayra(wxan ka hadli wa mamullada o shacabku 73% ku taagero Dimuqradinimada iyo in lo sujudo ETHIOPIA.
      Wad la socota in hada KITABKI ALLAH lagu badalayo DASTUR-MAHIGA o inu xamar so dego GABDHO lagu siyey…IKHTIYAARNA logu Hogansamay…AHLUL XAQQIINA Werarrada ba’an wxa ku haya wa kuway shalay iyagu sharecada ugu yerayen!!!

      Ceebta iyo GAALEYSINTA Ka socota HARGAYSA XAMAR iyo KANISADAHA laga taagayana wan lawada soconaa iyo GABDHAHA UGUBKA E vedioga laga duubto iyada o laga dawado DAAFAHA CAALAMKA.

      Ani wxn qabaa si guud Hallo sura xumeyo GAALO-RAACA iyada on lagu XADGUDBIN Umad ama qabiil gooni ah.

      max’ed siyad hadal inu ka suganyahay an la hubinna yan qiil laga dhigan iyada o laysku dirayo SOMALI DHEXDEED.

  5. Run sheeg says:

    ASC

    Allaah ayaamahad oo idli iska leh, nabigana naxariis korkiisa ha ahaato

    Waxaan layaabay doqonimada ka buuxda kuwa halkaan wax kusoo qora oo qaarkood hal shey oo uu qoonsado markuu arko dadkii oo dhan gaalada kuwada xukumaya.

    midka waayo arag la baxay, wallee waxaad tahay waligi wax ma arag waxna ma fahme umadda ilaahay ha gaaleen sheekh iyo sheydaanba dadku waa leeyihiin laakiin wax adi kaa shar badan waa ku yaryihiin saan is leeyihay.

    Nimanka webkaan wax ku soo qora ilaahay ayaa idin la xisaabtamin haduu gaal hadlo iyo haduu siyaasi hadlo iyo hadii shimbiri xaarto waxaad leedihiin sh shibile ayaa yiri iyo sh umal ayaa yiri. Mar kasta oo aan soo galo webkaan waxaan xasuustaa xadiithkii ahaa
    (idaa lam tastaxyi fasnac maa shita) culimaduna waa ka xishoodeen waxa aad walaaqaysaan, dadkii muslimka ahaaana diintii ayaad ku dirteen. (uffin lakum)

  6. warsame samadoon says:

    ac
    Haduu siyaad bare yidhi iyo hadaad adigu hada leedahayba hadalkaasi waa been aan waxba ka jirin. Soomaalina ma yeelateen dhulkaa hadaysa dadkaasi ku noolayn. Hadalka qoraaga waxaa ka muuqda in qabiil ahaan uu cuqdad u qabo dadka daga gobolkaas.
    maalintii aad kambooniyiinta kula dagaalanteen kismaayo ayaad lumiseen taageerada dadka dhulkaa daga,hadana weerarada noocan oo kale ah waxba yeeli mayso kenya ee dadka soomaalida ah unbay nolosha ku adkayn wayna idin sii nici.
    Dadkaa inta aad caayaysaan waxaa ka fiican in aad dareensiisaas soomaalinimo iyo islaamnimo,wixii aan intaa ka ahayn colaad unbaad ka kasbanaysaan.Hadaad dhul aan dad lahayn doonayso meel kale ka raadso.
    wcww

  7. adan barre duale xaqbuu uleeyahay inuu magaladiisa difaaco waayo nina ma jecla inay magaladiisa rabsho noqodo therefore waa nasiidaro hadii qofkasta lasarifo hadalkiisa

  8. yaab says:

    ninka gurigiisa dab ku shido waa nin rag ah oo caqli badan kii dhista e nabad ku noolaada ee wax bartana dad ma aha kkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waa qosol. reer wberi dagaal ma rabaan ee haku danseegina! dad wadankoodii soo gubay ayaad tihiina dadkan tashtay hagubina.

  9. mm says:

    waxan iska cantaatacayo yaa umada ka qabto wax ay garanayaan ma laha iyo wax ay diin iyo jihad ka ogyihiin xoolahaan ceyrta minisoota feeraha oga bararay dad dalkooda jooga ayay wax ka sheegayaan. waqtigii baa ka batay computer iyo internetna way heleen markaas ayay waxey doonaan iska qorayaan waar ILaahey ka baqa umada faraha ka qaada..

  10. mm says:

    war hadaad rabtid tirtir sidaan shaqo kuu noqon meyso culumada caydeeda iska daa iyo qabyaalada aad la uur xuntahay.

  11. waayo'arag says:

    ilaahay ayaa iska leh mahad oo dhan.Naxariis iyo nabadgelyo ha ahato nabi mahamed korkiisa.
    Wale nimankan sujuuga waa jahiliin, wadanba dhisanay bay kabixilaayihin. War ingriis ayaa dhistay oo ku raaxesta kenya ee iniku waxaa tihiin “second class citizen” , ciddi wax inima weydiso . Badariyaal ayaa ini xukuma waligin, Arap moi, iyo kan hadda bantu baadari kibaki.
    Sujuuga waxaba kafaana bantu mushrikiina marka bay afka kutaagayan mujahidiinta.
    Waan lasoconaa inay sujuugu donayaan juboyiinka in ay ku gabsadaan qabil ahan (Ogadeen), Lakiinse wey ku maranayan nacaladu .Arinmaha somaaliya adad ka hari weydaan , bantuga mushrikiinta markan leeyno sujuuga ayey ku caro bixi doonaan , sidii Rwanda loo xasuuqay Tutsi.kkkkkkkkkkkk Insha allah
    Jihaadku u soconaya, sujuuyo dantada garo , gaalo hasoo horbodin.
    UNti(gaalada-midooday) wey kaguureen Nairobi shilling xaranta ee dhigii somaalida wey dhamaatay.

    • @ wayo-arag

      iidoor iidoor dhalay o dabadhilif ah ….
      Wad iigu so dhacday dabinkaan kula rabay af-qashushoow.
      Wxad kusoo dhex dhumatay DAD MUSLIMIIN ah o kafaalonaya umurtoda ado moodaya in OGADEN logu tashanayo ado kula so dhex dhacday MAAN-LI’IDII iidor wagaash lago yaqaaney …ado ufarsameyn wayey NACEYBKAAGA si DOQON-MAGARATO ah o iska nefsadey .
      OGADEN wa laga helaa dad xun WXANSE MURAN LAHAYN INEY YIHIN HORMUDKA DIINTA ISLAMKA E GESKA AFRICA…. !!!
      Lkn adinku wxad caan ku tihin e xumaana halkan kuma tirin karo FISQIGANA WXD UTIHIN HOY MURTADNIMANA WA SAYIDKU idiin dabar jaray…inyar o allah unaxaristay mooyee .
      FG : ANIGU WXN UJAWABAY NINKA KOR KU XUSAN CID KALE MA KHUSEYSO FAALLADAN WANA KA SO REEBAY AHLU-TWXIDKA BEESHA IYO SOMALI-DIID QOFKA AN AHEYN …….
      Wallaahu yaquulul xaqqa wahuwa yahdissabiil.

  12. waayo'arag says:

    ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh, naxariis iyo nabadgelyo nabi maxamed korkiisa ha ahato.
    kkk alxamdulilaah, horta aad ayay u mahadsanyihin golaha bararuginta islamka, qofkaste rayigissa waa u xor.
    Almujaahid sheek xasan dahir aweys (ilaahay ha xidiyo), ayaa nooshegay inad AZANIA iyo wax qashina aad kudaba dhuumaneysan, xataa odayaashi somali-galbeed ee intaso sanadod jihad kujirtay wey kafadhisteen, oo tigray iyo inaa-iley ayay kudulsocda. Marka ogaadeen manta maha ogaadeenki hore. Diinti ayay kaa dorteen kursi.
    mashegaayo ninki wali gaalo leeynaaya ee ogaadeen ilaahay kor ha ugaado kaas, waxan sheegaaya siyaasiyinta iyo wadaadada sujuuga ah! Sida ka ciidamada hasta iyo wadaadada u tacsiyenesa bantuga kuffarta ee nogu soo dhushay. Shareecada ale ayaa ka hirgali wilaayaadka juboyiinka , AZANIA iyo qashinka kama soconayo.
    Al mujaahid Sayid abdulle isna ilaahay janada ha geeyo! Amiin

  13. mm says:

    Waayo aeag waxad tahay Namiim dadka isku dira qabyaaliista ah oo wax laga tagay oo qurun ah dabada hayo Ilahey ka cabso hadaad muslinimo sheeganeysid iyo qabiil cey meel islama galaan,. dadka dagan gobolka w/bari kenya waa dad dhalsho ahaan somali ah muslin ah kana tirsan dowlada kenya ka dowlad ahaan mana rabo inaan tarikhda dib ugu noqdo lkn waxan kuu sheegayaa ceyda aflagada iyo waxyalaha qaldan ee aad ku hadleysid ka fiirso hadaad tahay nin ilahey ka baqayo hadii aadan allah ka baqeyn waxaad doonto iskaga hadal afka intuu hadli karo maalintii la aamusiiyo illaheuy agtiisa kaga jawaabi dootaa umadaa gaalada ku sheetay iyo waxyaalaha danbigooda oo dhan na dusha lagaa saari doonaa

  14. gacma says:

    aqiiqdi ereyga ah kenya dad igama jiro wasax wana dhab in meshan dad naga joogin ee dhulbey inaga haysataa ayagas xasuuqaya bey lajiraan somalida somalia kaimadana wadhiban waxay ugacan galiyaan galada ayadoy kuandoconayan anagu kenyan ban nahay oo ciidahoda iyo funerals koda ey kaqeeb galan unatacsidayeyan waxi kabaqtiya mawaxasa somali ah waxay dhahan marabno wadankena inu muqdisho noqdo somalida kalena waxay kudhahan adinku wadankina soo gubteeen ee kena hanaga gubina mana aha wax ankabeenshegayo anagaba indhaheyga kuarkay marka dadkan kenya daga wax tirsan maha sawaxiliga halagu tiriyo somali maha waxay modan inayba wadanka leeeyihin galadana cadow maba uarkan walalahodbey modan waisaga dhexjiran islamka ayagey kajecelyhn
    Reply

  15. gacma says:

    kkk alxamdulilaah, horta aad ayay u mahadsanyihin golaha bararuginta islamka, qofkaste rayigissa waa u xor.
    Almujaahid sheek xasan dahir aweys (ilaahay ha xidiyo), ayaa nooshegay inad AZANIA iyo wax qashina aad kudaba dhuumaneysan, xataa odayaashi somali-galbeed ee intaso sanadod jihad kujirtay wey kafadhisteen, oo tigray iyo inaa-iley ayay kudulsocda. Marka ogaadeen manta maha ogaadeenki hore. Diinti ayay kaa dorteen kursi.
    mashegaayo ninki wali gaalo leeynaaya ee ogaadeen ilaahay kor ha ugaado kaas, waxan sheegaaya siyaasiyinta iyo wadaadada sujuuga ah! Sida ka ciidamada hasta iyo wadaadada u tacsiyenesa bantuga kuffarta ee nogu soo dhushay. Shareecada ale ayaa ka hirgali wilaayaadka juboyiinka , AZANIA iyo qashinka kama soconayo.
    Al mujaahid S

  16. waayo'arag says:

    ilaahey ayaa mahad oo dhan iska leh.naxariis iyo nabadgelyo nabi mahamed korkiisa ha ahato.
    qabiiliste ma ihi anigu, waxaan tageera xarakada mujaahidiinta, kuwii qabyaalada baa’biiye.Shariif murtad, qabiil iyo dastuur jirin ayu ku seexiya dadka, waa saaxire ninkasi,fanacudu bilaah. Sheek xasan xuseen ilaahay kore ha ugaado, amiin.

    To: all the somalis living in kenya.
    Choose your side. we know, you are muslims somalis.
    you cannot be in two sides.

    somalida ku nool kiinya meel uun kubiira, somaaliya ambasse cadowwga kuffarta bantuga. warku waa cadyahay.

  17. Juxaa says:

    War ninkagan isku magacaabay Waayo Arag Nin Shar badan baad u egtahay hadana fuley ah oo dood raqiis ah iyo inuu ceytamo mooyee aan wax faaiido ah laheyn adoo kale in lala hadlo ma istaahishid waxaad na u egtahay maan gaab.

  18. Juxaa says:

    War adiga wax ku weydiinaayo malaha iyo wax ku yaqaano waxey dadkaas sameynayaan aflagaadada dadka ka deyso xayawaan fooqal xayawaan……

  19. insha alaah waa laxorayndoonaa dhulka kenya haysato ee nfd lkn marka sawaaxiliga laga xoreeyo waxaa kuxigi doona in lagumaado somalida dagan halkaas si somali cusub loodajiyo ama somaliya loo wareejiyo si loo dhaqan celiyo

  20. [...] dhuftaan” wuxuu kamid yahay Raggii ciidamada Kenya Kismaayo ku galbinayey, waa Asagii lahaa, “Gaarisa noqon mayso, Ciraaq iyo Kaabuul“, Codkiisa hadda kahor ayaan daabacnay, ma wuxuu mooday shacabka Soomaaliyeed in ay [...]

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS