
MALLI:- Mujaahidiinta Ansar Din ee Galbeedka Afrika kusii fidaya, ayaa bilihii ugu dambeeyey waday howl galo ay kula dagaalayaan Shirkiyaadka, Mujaahidiinta ayaa dhulka la simay dhismayaal Qabuuro ahaa, waxay kale oo Mujaahidiintu burburiyeen Taalooyinka kadhisan Magaalooyinka dhexdooda ee Asnaamta ah, sida Taalooyin Dad u’eg iyo Taalooyinta Farda ah.
Wakaaladda Press.tv uu caytamaysa ayaa tiri.
(Members of the Ansar Dine extremist group have destroyed centuries-old mausoleums of Sufi Muslim saints in the UNESCO-listed city of Timbuktu in the West African nation of Mali.)
“Qaar kamida Ansar Din, ayaa burburiyey, dhismayaal qadiim ah, iyo goobo Suufiyadu lahayd, kuwaas oo Hay’adda UNESCO ay u aqoonsatay Magaalada Timbuku Magaalo Taariikhiya oo dhacda Galbeedka Afrika ee Qaranka Wadanka Mali”.
Yaab, Mujaahidiintu markii ay noo sheegi jireen, in Suufiyada iyo Shirkiyaadka ay gaaladu maalgaliso, Dad badan oo Muslimiina ayaa been u haystay, hadda waa taas UNESCO sidaas leh, wax badan ayey kusoo gambadeen Dhaqan ayaan qaabilsan nahay, illaa dhaqanku Shirkiga ayuu ahaa!, UNESCO waa Hay’ad kamida gaalada midowday ee la baxday UN.
TV’ga Aljazeera, qaybta English, ayaa yiri sidaan “
(The rebel group Ansar Dine say the relics are un-Islamic. Just days ago, the UN cultural agency UNESCO placed the shrines on its list of endangered heritage sites. )
“Kooxda Ansar Din ayaa sheegay in dhismayaasha Diinta Islaamka ka soo horjeeda ay cagta marinayaan”. Maalmo kahor ayaa UN qaybta u qaabilsan dhaqamada ee Hay’adda UNESCO, ayaa yiri dhismaha Qabuuraha waa dhaqan soo jireen ah”.
Gaalo boqolaal Sano kahor ayey Muslimiinta u tashadeen in ay kala dagaalamaan Towxiidka, waa kuwaas Qabuuraha Shirkiyaadka difaacaya oo leh waxaa aqoonsan qaybta dhaqanka ee UN, Hay’adda UNESCO!.
Waxaa wax laga xumaado ah, Culimadii Shirkiga la dagaalami jirtay in ay maantay UN, UNESCO, khudbado u akhrinayaan oo shirarka Turkiga kala qayb galayaan, halka ay bayaanno talabixina siinayaan Hay’adaha gaalada ee Dastuurka u dajinaya Soomaaliya!. Markii Culimo badan oo Salaf sheegan jiray ay ka tanaasuleen Towxiidkii ayaa gaaladii bilowday in ay difaacaan Shirkiga iyo gaalnimada!.
HOOS KA DAAWO ALJAZEERA.
Isha Warka Aljazeera iyo Press.tv http://www.presstv.ir/detail/2012/07/01/248777/sufi-shrines-razed-in-timbuktu/
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































marka ogu horeeso intaan galada laguduulin waain laladagaalamaa kuwa diinta islaamka kucayaaray ee sufida iyo shicada balaayada qabuuro tuuga away ilaahi abuuray may asagatuugan qabuuro cabuudka waxaan kunacay tuugsi iyo mashaqeestayaal ur wasaq baruur iyo lafahay feentaan mahabar 90 jira kkkkkkkkkkkk
Qabuuro galeenka waa in la baabi’iyaa ileyn waa gaalo nagu dhex jirtee.
Shartooda ilaah hanaga qabto
Runtii waa wax lala yaabo in dad dagaal kula jira cadow ka xoog badan ay howshooda koowaad ay ka dhigtaan ineey burburiyaan meelo taariikhi ah.
Waxey ila tahy kuwa isku sheegaaya mujaahidiin ineey yihiin in ay waqti iyo tamar badan ku lumin meel qarniyaal dhisnaa ineey burburiyaan ee waxaa kula talin lahaa ineey waqtigaas kaga faaiideystaan ineey diinta bartaan oo ay ku dhaqmaan.
Abu weheliye xigmad ayaad ku hadshay yaase qadanaaya.