MUQDISHO:- Waxaa maanta oo Axad ah magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay hogaamiyaha ruuxigaa ee Xarakada Al-ictisaam Bashir Axmed Salaad iyo Nuur Baaruud oo ah Wadaaddada Shariif Sheekh Axmed ku xamaasho. Horaan Bayaankooda u daabacnay ay ku sheegeen in odayaashu ansixiyaan Dastuurka gaaladu Soomaaliya u dajisay.
Waxaan rabnnaa in dadweynaha Soomaaliyeed nala dhageysteen bal waxay ku hadlayaan wadaaddadaas ee ku aaddan dastuurka! Waxay soo qaateen dhowr qoddob oo si toos ah uga horimaanaya diinta Islaamka? Waxaa laga fahmayaa inay ogol yihiin qoddobada loo qoray sida dadban ee aan caamadu fahmeyn inay diinta Islaam ka hor imaaneynin?
Waa niman habayn gudaya! Maxay tahay gaalnimada ka weyn haalka labadaas wadaad ee odayaasha ugu yeeraya inay saxiixaan dastuur? Xitaa haddii laga saaro qodobbada Bashiir Salaad sheegayo; waayo cidda saxiixi karta dastuur la dejiyey oo dad Muslimiin ah lagu dhaqo?
Culumada Ictisaam ee ku jira hay’addiisa baa dhowaan ummadda Soomaaliyeed u sheegeysay in qofkii saas sameeya gaal yahay! Xitaa haddii qofkaasi aaminsan yahay in diinta Islaamku ka fiican tahay waxaasoo oo dhan! Waxaan shaki lahayn inay tahay gaalnimo ciddii qof ku tiraahda dastuur ansixi? Hadday Ictisaamku dhaheen qofkii dastuur dejiya waa gaal; Golaha Baraaruggu wuxuu leeyahay: qofkii qof ku dhaha dejiya dastuur ay sheegeen in lagu gaaloobayo inuu isna gaal yahay?
Teeda kale maxay Ictisaamku mar hore u hadli waayeen? Ma goor xeero iyo fandhaal kala dhaceen bay qeylinayaan.
Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Isha Warka Somali Channel TV.
Hoos Ka Daawoi Muuqaalka.













































Asc:
.
Sheeqa wuu ka dhacsanyahay sheekada, hoowshuba waa in haweeynka xijaabka laga dhigo, guryaha laga soo saaro, ugu yaraan 30% eey doowlada uga qeeyb qaataan, iyo wixi shacaa’ir islaam ah oo muuqata qudha loo jaro, hadii ay ku guuleeysan waayaan arinkaa parlamaan ku sheega dhanba biilka waa laga joojin!.
.
Waa kan mid kale oo sida kan u wareersan. Ayadoo la leeyahay, war kuumaanan idmine masjidka la aad aadaanka!, bal ila eega meesha uu is dhigay!.
.
http://www.youtube.com/watch?v=uWebIbGHNP8
.
Reform ayaa lagu sameeyay parlamaanki egypt, oo culumaa’u suldaanki waala kala yareeyay, inkastoo lagu qanciyay madaxweeyne power aan laheeyn!.
GOOBXUN DHAXBARIIQSADE WALLEE XAALKAADU WAA UEGYAHAY ABUUJAHAL IYO BAANDADIISII WAKHTIGEEY ISUDHIIBEEN ABUUDHAALIB
Asc wr wb
-
Culumaau suugan ka hadlaya dastuurka ansaxintisa
Ilaa iyo hada kama hadlaan labadan qodob
-
1- Qofka guurka so maray e sineysta o anan dhagax lagu dilin
-
2- Tuuga o aanan gacanta laga jarin
-
Yaa arkay bashiir salad o leh labadan qodob dastuurka kuma jiraan E HALAGU DARO
-
kuwaan waxba kama oga culumo soomaaliyeed ee waa afarjeeble oo kufakara waxay afartajeeb kabuuxsadaan sheekadoodu waa xaancantuugnaa xaanlaqnaa xaancunaa waxkale oyfaaiido leeyihiin maleh waa odoyaal maafiyaa alaah ayaan kamagangalnay moryaan cimaamadleyda
cabad time markii dariishada lagala baxay kkkkkkk.aloow han istaajin qaatimo xumo
Bashir salaad wax badan ayaa umada laga digay maanta ma waxad ken tay in dasturka in wax tarayo adiga iyo baarud alle umada ha idin ka qabto iyo waxi lamid xagey ku tala dastur wali galo kentay umad muslim halagu dhaqo wale ictisam nagaten gabdhaheni gaalada waa ku wan ku maharinayo sidi qof chritan iyado lagu mahrinkaro
hadii aad aragto wadad dabafadhiya doowlad mahan wadaad ee waa duug kuwaane waa duugo casriyeesan masaakinta aan waxba fahansaneen ayey kuqaldaayaan culumo aan waxba kajirin hadii ay culumo yihiin may shicada ka qabtaan muqdisho habeenkii lookala dhuunto safiir kusheega iraan ee nalooga soo tuuray nayroobi waa ninka somaliya kadagiladahay ee neyroobi ka wadijiray iskutirka somalida hada wuxuu rabaa hindidii khajaarta eheed inuu nugu dulnooleeyo laakii mustaxiil somaliya waxaa iskaleh somaali afrikaana malaha hindi iyo carba
Cajiib,, Baalayo ku guday kkkk Dalkiibaa Gubanaya oo gumeysi kujira Bal waxa uu kahadlaa Daya– Taladaa Ba’day Boqorkaan kuu baryaye
*******************************************************************
Hiira weeynta Ictizaamkoow
Hor ilaaheey su’aashan jawaaba
Hanjaf iyo Hablaha Hoostooda
Howl aan Haatan Habooneeyn
Maxaad ula hantaa tacdaanoo
Howsarka iyo Hagardaamada
Holaca Haatan nagu baxaya
Hagaag uga hadli wayseen?
******************************
Halyeeyada Halgamaaya
Habeeniyo maalin Heegana
Huura badan Eyda Tigreey
Hanjafyo Weeynta Amisom
Heerya xume Amerikaniyo
Hagoogya xunta Yahuuda
Halgaadinaya Huwantaas
Awyaaloow Maad uhiilisaan ?
Nin loo digay lama dilin bashiir salaadoow islamka malihide sida ka daa hadhow bay oran layma sheegin war islaamka sida ka daa war hooy ka joog war meel drana ayan kusocotaa !!!!!!!!!!!
War reer tawxiidoow dhib,badanidinaa? Daaya cumalada casriga waqiila wafii qowlin aakhir kii sheikh xasaan xuseen sheegi jirray ayuu qiil u heystaaye!kkkkkkkkkkk.
oo bal joogeey ninka dawlada madaxwaynaha ka ah soow tii culimadu ku sheegeen
amiirul muuminiin ?!!!!
waa maxay maanta iyo dastuur u dood ?!!!
iyo dhegihii baa laga furaystay ?!!!
hadalkaan yaa fahmey oo arimahaaas isu kay qabadsiiya ?!!!
ALLOW UR U BIXI HADHOW LA SOO SHIRTAGA CULIMAA WAX LAGA SHEEGAY ?
ogaadana anagu wax kama sheegine iyagaa wax iska sheegay
waxayna culimo ku ahaayeen cadaynta xaqa laakiin haday xaqa qariyaan shaydaanka iyo
wixii la halmaala culimo ha u noqdeen .
GABLAN TALO ADDUUNEEY MAXAY GALABA HEER JOOGTEY { tixdaan horaa loo yiri }
nimankan way dadaalayaan arintaa waan u qirsanahay laakiin way ka dhacsan yihiin. doon bay rabaan inay meel gawaan ah ku wadaan. “TARJUN-NAJAATA WALAM TASLUK DARIIQATAHAA, INNAS-SAFIINATA LA TAJRII CALAL-YABASI’ dariiqii ambiyada oo ah midka hadda ay ku taagan yihiin mujaahidiinta dariiq ahayn badbaado laguma helo.
dadkiina meesha qoraalka kusoo qoraya aflagaadada culumada yaad caadaysateen ilaahay kacabsada.waxaad ujedaan waa inaad laysaan culumada oo khawaarijta shabaab aad taageertaan una olalaysaan,waatan culumada wadanka ka turjumaya sheekh bashiir axmed salaad iyo sheekh nuur baaruud gurxan ilaahay haka ilaaliyo khawaarijta.umada somalyieed waa muslimiin shabaab kahore yeyna ahayeen iyo xasaan kahore u fadwoodaha in culamada lalaayo lkn mar yaa asna lala xisaabtami donaa,ilaahay waa qaadir umadana ilaahy ha kaqabto shabaab iyo xasaan.marka qofkastaw afkaaga ilaasho culumada in layaso ama lagu jees jeeso waa calamadaha khawaarijta qabri madaw yaad tagaysaan.
Kula yabi mayo riyo ayad ku jurtaa/ shababna ma ahan waxa ad ku shegeysid ninki haben gaal biyo lacabo si niyad wanagsan waa kaas xukunkisa xarakada alshabab waxay ka turjumayan danta islamka lkn ninki rabo in gaalada lawalagdo biyaha kayele mayaan khawarigna wa kuwa gaalada mufada lacona
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
Ma anigaa maqlay misa wa dhagahayga,,in la saxiixo qodobada diinta sida toos ah ooga hor imanayo?!!! laaaillaaha ilallaaaaaaaaaaaaah
Illaaahayoow wa bil Ramadaane nimankaan naga qabo
illaahayooow wa bil Ramadaane nimankan musiibo cirka iyo dhulka ooga keen
Illaahayoow diintan noosoodajisay bay magacaaga ugu kufrinayan.shacabka soomaliyeed oo maskiinka ah oo badabkiis quud kiisa maalintii aan hellin oo an aqoon fiican diintan ulahayn ayay doonayaan in ay fitneeyaan Illaahayow kaqabo cibaadadaada.
Illaaahayoow kuwaan naga hor leexi adigaa qaadir ahe ,illahow hanagu imtixaamin kuwaan
Illaahoow adigaan kaaga dacwoonay intaan islamka gaarin rabiyooow cir iyo dhulba ku cariiri.Duligaana rabiyoow dusheena haka hirgalin.oo hanagu halaagin sufahadaan waxay samaynayaan
افتهلكنا بمافعل سفهاء مناان هي الافتنتك تضل بها من تشاءوتهدي من تشاء