
MARKA:- Almujaahid, Alcaabid, Sheekh Jaamac C/salaan Warsame Xafidahullah, ayaa Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ka waraysatay, dhibaatooyinka ay ciidamada Saliibiyiintaa iyo kuwa Murtadiintaa u gaysanayaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Magaalooyinkii Shareecada Islaamka laga hirgalin jiray ee ay la wareegeen gaalada iyo Murtadiinta la socota sida Magaalada Afgooye.
Taariikh Kooban Sheekh jaamac C/salaan Warsame!.
Sheekh Jaamac C/salaan Warsame wuxuu kamid yahay Culimada Rabaaniyiintaa ee Wilaayaadka Islaamigaa ku nool, kana tirsan Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, Sheekh Jaamac wuxuu kamid ahaan jiray Al-ictisaam, wuxuu Sheekh Jaamac ka baxay Jaamacadda Madiina Almunawara, qaybta Kuliyadda Xadiithka Sanadkii 1980,kii.
Sheekh Jaamac C/salaan wuxuu kamid ahaa, Culimadii Magaalada Muqdisho towxiidka ka faafin jiray todobaataneeyadii, xiligii Shuuciyadda, Sheekh Jaamac markii dagaalada Sokeeyo Soomaaliya ka qarxeen wuxuu ku jiray Culimadii xeryaha Qaxootiga ee Utaanga Culimada ka ahaa, Asaga iyo Culimo aan ka xusi karno, Shihiid Sheekh Maxamed Axmed Rooble Boqolsoon.
Sheekh Jaamac C/salaan Warsame, wuxuu 1996 qiyaastii yimid Magaalada Gaalkacyo oo aan hal masaayid Wadaaddadii Al-itixaad Islaami loo yaqaanay aysan ku lahayn, wuxuu Ilaahay fadligiisa ka hirgaliyey Sheekh Jaamac Magaalada Gaalkacyo, Masaajid iyo Madaaris, waxaana kamida, Masaajidka, Salaaxudiin, Masjidka Dul Qarnayn, Masjidka Jaamacaa ee Ramadaan, Madarasada Ibnu Cabaas, Macadkii la oran jiray Imaamu Dahabi iyo Maraariis Dugsi Quraan u badan, Sheekh Jaamac Qorigii uu qaaday xiligii Maxkamadaha Islaamigaa Sanadkii 2006 ayuu wali garabka ku sidaa.
Sheekh Jaamac C/salaan Warsame, wuxuu ka run sheegay Risaaladii Nabi Maxamed scw lagu soo dajiyey, wuxuuna ka run sheegay Towxiidkii uu muddo aad u dheer waday, Ilaahay ayaa ka badbaadiyey Inxiraafka kudhacay Wadaaaddo badan oo kamida Al-ictisaamka, Sheekh Jaamac si lawada maqlayo ayuu u sheegay in aan Al-ictisaam waxba kadhaxaynin maadaama ay tanaasuleen, wuxuuna yiri, “Falaysoo Minaa Walasnaa Minhum”, (Nagama tirsana kama midnihin).
Culimada Soomaaliyeed Ee Rabaaniyiintaa, Odayaasha Akhryaarta Ah Ilaahay Ha Xiftiyo Cimrigoodana Ha Dheereeyo!.
Sida, Sheekh C/qaadir Muumin, Sheekh Xasan Daahir Aweys, Sheekh Xasan Maxamuud Takar, Sheekh C/laahi Raabi, Sheekh C/laahi Cali Xaash,i Sheekh Nuur Macalin, Sheekh Xasan Turki, Sheekh Maxamed Ismaaciil, iyo Culimo iyo Ducaad aanan soo koobi karin.
Sheekh Jaamac C/salaan, waxaa hadalada Waraysigiisa kamid ahaa, “Gaaladu waxay gumaysi u taqaanaa in Ilaahay aanan Addoommo loo noqonin!, xornimada waxay u yaqaanaanan gaaladu in Naf iyo Shaydaan loo hogaansamo!”. Sheekh Jaamac C/salaan wuxuu ka hadlay Dimuquraadiyadda iyo xornimada shacabka Soomaaliyeed ee Muslimkaa loogu yeerayo!.
Sheekh Jaamac C/salaan Warsame aad iyo aad ayuu Waaqica oga badiyaa Wadaaddadii Saaxiibadiis ahaan jiray ee Isdhiibay, Ilaahay Dhammaan Culimada iyo Ducaadda Rabaaniyiintaa hanoo xiftiyo Cimrigoodana ha dheereeyo.
Dhagayso Waraysiga Sheekh jaamac C/salaan Warsame MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Waraysiga waxaa qaaday C/fitaax Maxamed Qaasim Filibiin,
Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com










































Wad kumahadsantihin jazakumu alahu kheyran walalaha waxan idin weydiyay away muxadaradi ad iclamisen ee shekh xassaan uu qaban laha qofki xog kahaya ha ii shego waxa hakiyay jazakumu alahu kheyran dhaman dhalabada sida somali_salafi iyo abu qataada iyo waxgarad dhaman iyo in bdn oo aan so kobi karin wsc wr wb
mashaa allaah ilaahay ha ku xafido kuwa ka leexday wadada tosana allah ha sooceliyo
Sh iyo filipin ilahay hawada xifdiyo dhaman culimada rabaniyiinta iyo muslimiinta dhaman melkasto ay dunida kajogan allahumma aamiin
Aamiin ilaahay ha xifdiyo, runtii waxay joogaan xili geesinamadii iyo raganimadii ay yaraatay, waxay ku jiraan duruuf adag oo gaaladu aysan laseexan nolashooda, walaahay kuwo gararka dhaadheer labaxay ee aduunka meeshay rabaan goosha walaahay islaam iyo muslim inaysan ka warqabin ee caarkooda ayey laciyaaraan rag wa kuwan gaaladu ay ku bixinayso bilyans dolar inar arkaan bas, rag uma aqaan kuwa ictisaam isku tilmaamay oo khamiiska iyo uxirtay dhicista xoolaha soomaaliyeed, waxan leeyahay garku janokuma gaynayo garkuna orgigaba waa kuyaal, garka waxan uqirayaa gar libaax markii uu noqdo mid ladoondoonayo, waxan uducaynayaa shiikheena jaamac cabdisalaam ilaahay ha xifdiyo gaalada dhurwaayada(itoobiya) iyo gaalada khanaasiirta(maraykanka) iyo gaalada daanyeerada ah e kenya allaha ka xijaabo, jaamac wuu ka duwanyahay culimada kale ee mujaahidiinta waayo waa nin kasoo cararay munaafiqiinta ictisaam oo uyimi mu’miniinta mujaahidiinta ah, ictisaamoow mahaysaan shiikh shabaab ka tagay oo idinka idin soo raacay, lakin waxaa nala jooga rag badan oo arkay baadida aad kujirtaan oo hada nuurku u ifay. Ictisaam waxan leeyahay ilaahay ha idin halaago oo mid alle idin kama reebo sida aabihiin mele zanawi aan uhabaarnay oo uu maanta sakaraad uyahay idinkana balaayo caloosha idiin dhaaftay oo sakaaratul mawdka allaha ha idinku dhibo saad noo dhibteen.
ku cumar walaal cumarow way baaqatay muxaadaradii sh xasaan arimo jira awgeed
To macash why ay ubaqatay muxadarada shekha kheyr ilahay haku siye walal mad inoo shegtid cilada bajisay weynu wada sugeynay muxadarada shiiqa jazaka alahu kheyran jwb
ILAHAY HAXIFDIYO
Asc walalaha dhaman arinta hakisay muxadarada 1 mesha sh ujogo o ad amankeda uxumaday 2 munafiqiinta o aad usugayey warka sh in ay wax kabixiyan rabay darted in ay kuniyo jaban in larabey weynoqon 3 sh o arin lasodirastay darted weynoqon marka waxba yaan lo dhararin shekhena alla hanoxifdiye markale ayuu naga shafin cilmiga u allah kumanestay an uduceyno in u alle kusugu xaqa sida an horay allah ugu baranay marar badan in u muwjxidinta xaqa kusugay wscwwbkt
culumada rabaaniyiinta rabbigeeygoow udhiib maamulka aduunkaada oo guul idilkeed sii oo culumaausuu hooji daacuun iyo wax aanlagarana kusalid dartaa ayaan alloow unacaye kuwaas hoooooooooooooji.
Walaalayaal waxay ubaaqatay odayaal soo kala dhex galay labada wadaad oo raba inay aslaaxiyan arinta sidas ayaa loo baajiyay shiikhana waxa loo qabtay in arinta labo habeen gudahoodlagu aslaaxiyo hadii kale shiikhi inuu danan kaga sii dayn doono.
Allaah ha xifdiyo sheikha iyo wariyaha iyo waliba gob islaam. Waa waqti qofkasta hooskiisa ka cararayo ee Allow midnimadoodas u adkee, imisaa dhihi jirtay waan midownay maantana,aan is badbaadineyn, diinteena macaanideeda waajib weeye in,Allaah lagu shugriyo thuma culumada rabaaniyiinta, Allaahuma falakal xamda. Walaalka raba inuu ogaaday sababta ay u baaqatay muxaadarada dabcan waad arki doontaa marka ha dag dagin,Allaah haku barakeeyee.
Soomaalida waxey isku raacdey ineey diinta Islaamka isku dhaqaan. waxaan leeyahay aan caruurteena barno diinta kana ilaalino ineey xoog ama qori ay u isticmaalaan ineey wax ku bedelaan…
Ilaahey xaqa ha ina tusiyo hanagana yeelo kuwii ku dhaqma.
walaal dalmar sow diinteena maaha mida na fareysa inaan xaqa qori ku difaacno,
mise arintu waxaa weeye qaarna ha la qaato qaarna ha laga tago?!!
bishaaro bishaaro walaalayaal muxaadardii sheekh xassaan way bilaaban doontaa jumcada insha allah
To: Dalmar1985
-
balaayo kugu dhacday oo alle meel daran kaa tuuryee ma waxaad ummada muslimka ah ku leedahay caruurtiina ku tarbiyeeya inaysan hubka u qaadan difaaca DIINTA ISLAAMKA iyo difaaca naftooda iyo hantidooda toona??. musiibo kugu dhacdaye DIINTEE ayaad haysataa?? inkaar qabe miyaadan ISLAAM AHAYN?? nabi muxamed csw maxuu dhiigiisu u daatay oo uu hog u galay hubkana u qaatay?? ka towbad keen erayga aad ku hadashay haddii kale waxaad ka darnaanaysaa YAHUUDA oo caruurtooda ku tarbiyeeya in NABI MUXAMED CSW in uu yahay bahal iyadoo lagu bajiyo magaca nabiga csw si ay u nacaan oo aysan waligood diinta nabi muxamed csw u aqbalin una islaamin. adna shacab muslim ah oo caruurtoodii agoon iyo rajo ay ka wada dhigtay gaalo ayaad leedahay halagu tarbiyeeyo inta ay yaryaryihiin inaysan qori u qaadin DIINTA ISLAAMKA iyo naftooda toona. balaayo kugu dhacday miyuusan ISLAAM AHAYN qofku?? xa qiiqee waxaad ku hadashay HADAL KII ICTISAAM ee ahaa كفو ايدكم واقيموالصلاة
To:maxamed mahubal baa bisharada ad bishareyneyso in jumcaha labilabi doono muxadarada jazaka allahu kheyran jwb
To: Xamza.
Marka hore السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaal ilaahey denbigaaga ha dhaafo, inkaarta iyo cayda ma ahan sifooyinka lagu yaqaan qofka Muslimka ah ee waxaan ku leeyahy akhlaaqda mujaadalada muslimiinta baro.
Tan kale ma waxaad leedahy Soomaaliya 20 sano ee la soo dhaafey qoriga ay isku laayeen waa dagaal sharci ah?
Nabi Mohammad wuxuu ahaa qofka ugu akhlaaq wanaagsan makhluuqaadka ilaahey hannaga dhigo kuwii raaca…
Nabi Mohammad cidna ma dulmin ee waa la dulmiyey, ilaahey diinta Islaamka wuxuu u gargaarey markii gaaladش oo dhan ay nolosha ku ciriiriyeen oo u diideen inuu diinta fidiyo marna qorshihiisa ma aheyn inuu diinka dadka ku qasbo ama sanka ka geliyo…
Ilaahey wuxuu quraankiisa ku yiri (Igraah (Qasab) ma aha Diinta galideedu, Hanuunkii (limaanku) waa ka cadaaday (soocanyahay) Baadida (Gaalnimada) ruuxiise diida Dhaaquut (shayaadiinta iyo xuma fare wixii ah) oo Tumeeya Eebe wuxuu qabsaday xadhig (guntay) sugan oo adag (Islaamka) oon go’ayn, Eebana waa maqle og.)
Walaal marka hore baro diinta oo garo waajibaadkaaga iyo xoquuqda laguugu leeyahy. Ilaahey adiga iyo kuwa kula mid ah fahamka Islaamka ha u furo…
walaal dalmar ma indhahaan istiraynaa soo m, mise waxaad iskaga keen khaldeysaa taarikhdii mooryaanta iyo mida mujaahidiinata waa adiga leh 20 sano qoribaa laisu haysteye warkaasu waa kii mahiige walaal waana xaq iyo baadhil la isku qasayo, marxaladda meesha ay marayso caalamul islaam baadan lasocon waa gartaa
walaal guryahaa la isugu soo galay hadaad gacmaha laaban lahayd iyo hadii kaleba, fardax fardax kaa saari mayso ee ama ayaga raac ama islaamka raac walaale