DHAGAYSO: Callaamah Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan “Fataawaha Ramadaanka


MUQDISHO:-
Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus, ayaa siidaysay Barnaamij ciwaan looga dhigay, “Fataawaha Ramadaanka”, waxaa marti ku ah, Callaah Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan.

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Idaacadda Al-Andalus.

Somalimidnimo.com

8 Responses

  1. Annas says:

    Callaamah ayaan taan cidwalba waa la iskaga Yeera’ War qolyahaan Qulaada ah Dhan walba Diinka Waa u Bililiqaysteen!

  2. Ndn says:

    Maashaa,allaah alshaykul callaamah almuftil mujaahid sheekh macalin c/raxmaan xafidahullaah

  3. Ghurabaa says:

    Asc war qullad meesha majoogto xaqiraadana jooji.shiekh nuur macalin waa nin caalima illaah Ka baq nin yahow qullaad ku sheegaya iyo bililiqo

  4. Abuu maahir says:

    Jazaaka laahu kheyral jazaaa ashiiqal mujaahid nuur m c/raxmaam ilh haku nuursho aduunyada iyo aaqiradaba insha’allaah ashiiq uxibu fi laah xafidahu laah insha’allaaah

  5. Ghurabaa says:

    Asc wallaalkee anasow bisha ramadaan waa bil sadaqa kheyr wanaag cibaadah loo dagdago ma ahan in wallaal Muslim ah lagu xaqiro rasuul (swc)waxa uu ahaay bishan mid deeqsiya
    كان رسول الله {{صل}} أجود الناس وكان أجود ما يكون في رمضان حين يلقاه جبريل وكان يلقاه في كل ليلة من رمضان فيدارسه القرآن فلرسول الله {{صل}} أجود بالخير من الريح المرسلة.
    Hadena mida kale wallaal muslima ayaad tahay sida magacu sheegayo qofka muslimka waa in laga nabad helaa mar walba
    [10] حدثنا آدم بن أبي إياس قال: حدثنا شعبة عن عبد الله بن أبي السفر وإسماعيل عن الشعبي عن عبد الله بن عمرو رضى الله تعالى عنهما عن النبي {{صل}} قال:
    المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده والمهاجر من هجر ما نهى الله عنه
    Marka wallaalkeyaga muslimkow jeclaaw wallaalaha muslimka
    [13] حدثنا مسدد قال: حدثنا يحيى عن شعبة عن قتادة عن أنس رضى الله تعالى عنه عن النبي {{صل}} وعن حسين المعلم قال: حدثنا قتادة عن أنس عن النبي {{صل}} قال:
    لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه
    Marka illaah Ka baq oo udhoor adoomadiisa cullaamta wcs

  6. Annas says:

    Axaadiith aan booskeeda lahayn waad lasoo boodi jirteen ee aniga waxan ka hadlay ragga mesha kusoo qoray Al callaamah! Mase taqaan al callaamah Cida loogu yeeri karo?

  7. caaqil says:

    sheekheena, shekh nuur macalin c-raxmaan mujaahidka weyn allahaxifdiyo isaga iyo inbadan oon magacooda sookoobikarin sida , shekh,c-qadir muumin, shekh c-laahi raabi ,shekh xassaan,shekh macalin burhaan shekh, abuu yaasir, shekh,calidheere, abuumascab iyo dhamaan culumada mujaahidiinta magacooda kor allaha kayeelo lamasookoobikaro. umanayara sida kuwa laaluushqaatayaasha ah ee culumaau suu kufridabanashleeyayaasha ah ee weliba sakaraadka ah alictisaam iyo wax aanlagaraneeynin ee mujaahidiinta kor,( bye qataar)

  8. umu_barau says:

    Yarxamakallaah sheikhunal faaadil. Xayaakallaaahu wabayaak.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS