
GAROOWE:- Faroole oo Reer Tolkiis ugu waramayey Magaalada Garoowe kana warbixinayey Safaradiisii ayaa hadalkiisa ku bilaabay in xiligii TFG’da uu dhamaaday isla markaana Raggii Daaquudka 4.5 Puntland oga wakiilka ahaa ay soo xaroodeen oo ay Asaga la socdaan, sida qaar kamida Wasiiradii TFG’da, wuxuuna ka xusay Ragga la socda Jurile.
Faroole mar uu ka hadlayey Soomaalidii Qurbaha ka ruclaysay ee Turkiga iskugu tagay, wuxuu ku tilmaamay Dad Rayid ah oo ujeedooyin lahaa, isla markaana wuxuu sheegay in taladiisa la qaatay dowladda Turkigana in been loo sheegay ay cadaatay.
Mar uu ka hadlayey Odayaasha iyo Qolyaha Wadaaddaha sheeganaya ee Muqdisho ku shiraya, wuxuu yiri ‘Dadka Muqdisho ka qaylinaya malaha maqashe, wax qiimaa malahan, waxna makala oga Annagaa Dastuurka xattaa u samaynay!.
Faroole ayaa sheegay in uu shirarka TFG’da, Qolyaha la baxay Ahlusuna, uu u Afduubay dalka Itoobiya, wuxuuna yiri Itoobiya xiriir xoog leh ayaan leenahay waa in Itoobiya la geeyaa shirararka ayaan niri, hadde Aniga iyo Rag kale oo 61 gaaraya ayaa madax looga dhigay.
Faroole, Wadaadxumayaasha Dastuurka Ansixintiisa talooyinka ka soo saaraya, Suufiyada, TFG’da, waa Rag dhammaantood gaalada u kala tartamaya, isla markaana aanan fahmi karin Maslaxadda Umadda Muslimkaa iyo Sharafteedu in ay ku jirto isku xukunkan Shareecada Islaamka.
Faroole wuxuu sheegay inuu ku khasbay in shirarkii Xamar lagu qaban lahaa Xamar loo wareejiyo Addis Ababa! Wuxuu ka wadaa Xamar in suuqa laga saaro!
Tarsan baa hadda Bilaabay inuu arrinta Faroole ka hadlayo Xuso. Maalmahan Tarsan wuxuu waday inuu carruurta iyo haweenka inta siiyo sambuus ugu khudbeeyo oryanteeshinnada!
Waa hubaal Soomaalida Wadaadxumayaal Culimo u yihiin in ay ku hishiin waayeen, 4.5, Federaal, Ku meel gaar, Gobolaysi iyo Xarfo SS loo soo gaabiyey, xalka Umadda Soomaaliyeed waa Shareecada Islaamka ay la dagaalamayaan, Wadaaddada Maslaxad ayaa gaalnimo loo gali karaa ku haya, waa Rag iska Indha tiraya Xaqqa.
Dhagayso Khudbadii Faroole Garoowe Reer Tolkiis U Jeediyey MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
C/laahi Shire
Somalimidnimo.com












































SCW walaalaha baraaruga aadbaan u salaamayaa waxaana leeyahay turkigu dad buu darbi cidlaa mara usaaray aasay ku hungoobeen kuriyaadkana in wadaado cilaamada loogadhigi waan lasocnay bay ilatahay ikhwadan waxaan udardaarmyaa inay sugnaadaan inshallah salaam calaykum.
SCW walaalaha baraaruga aadbaan u salaamayaa waxaana leeyahay turkigu dad buu darbi cidlaa mara usaaray aasay ku hungoobeen kufriyaadkana in wadaado cilaamada loogadhigi waan lasocnay bay ilatahay ikhwadan waxaan udardaarmyaa inay sugnaadaan inshallah salaam calaykum.
REPLY
farole nacaladba kutal horor bu u egyahay ilahow ya gacanta i gasha waxan ka dhigan laha adoon beer ayan kufalan cuntana 7kii 1 mar an sinlaha nacalada nijasta ah
ilaah baa mahad oo dhan iska leh, naxariis iyo nabadgelyo nabi mahamed ha ahato korkiisa.
Ma baadil ayaa lagu heshiiya mise xaqa? Way fashilmayaan, wax ay ku heshiinayan ma jirto. Ana Kayeen shareecada ale oo wadanko dhan ka hirgasha.
Ma maqleyseen? Mid Qurbojoog ah oo handadaye qabqablayasha tfg-ga KKK, hadana osgosto ayaa soo dhawaate markaasay qurbojoogtii dalalki kuffarta u wada cararayan .Kadib marki ay jeebabkooda buxsaden. kkk
Su’al, Tarsan sambuusaha ma turkida ayaa usoo dhiibtay? kkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk midkaa darwiish ugu qorantahay bal ila fiirsha wuxuu ku hadlyo waleee waa yaab intaa sheegeysid ba armey adiga kugu talaa armaa 7 beri adiga xataa halmarwax lugu siyeenba addero iska daa madaxda ceydooda ale baa ku hoosdhigee kusamar asgaa hogaankaga aheeeeeeeeee!