DHAGAYSO: Fataawah Ramadaaniyah Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan


MUQDISHO:-
Waa barnaamijkii taxanaha ahaa, ee Sanadkii hore 2011 laga siidaayey Idaacadda Islaamigaa, waxaa marti ku ah, Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan. Barnaamijkaan waxaa loogu talagalay Bisha Ramadaan ee barakaysan in shacabka Soomaaliyeed ay ka faa’idaystaan Culimada Rabaaniyiintaa.

Dhagayso Qaybtii 3Aad MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa.

Somalimidnimo.com

4 Responses

  1. Xasan says:

    Asc.ilaahay culumada.rabaaniyiinta allaah hano dhowro.iyo.walalaha gulaha.baraaruga.islaamka.iyo.kuli.khayr,alaha.kasiiyo.inti.no.diyaarisay

  2. umu_barau says:

    Allah ha kaaga,abaal mariyo janadiisa firdowsal aclaa sheikhul xabiib,anagana,Allaah hanagu,anfaco Amin.

  3. Abu-wehliye says:

    بارك الله فيك وجزاك الله عنا خير جزاء

  4. caaqil says:

    sheekheena, shekh nuur macalin c-raxmaan mujaahidka weyn allahaxifdiyo isaga iyo inbadan oon magacooda sookoobikarin sida , shekh,c-qadir muumin, shekh c-laahi raabi ,shekh xassaan,shekh macalin burhaan shekh, abuu yaasir,shekh,xasan takar shekh,baali, shekh,calidheere, abuumascab iyo dhamaan culumada mujaahidiinta magacooda kor allaha kayeelo lamasookoobikaro. umanayara sida kuwa laaluushqaatayaasha ah ee culumaau suu kufridabanashleeyayaasha ah ee weliba sakaraadka ah alictisaam iyo wax aanlagaraneeynin ee mujaahidiinta kor,( bye qataar)

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS