
MUQDISHO:- Waxaa wali socda sii daynta Fataawihii Ramadaanka ee Idaacadda Islaamigaa ay diyaarisay, Sanadkii 2011, Barnaamijkaan ayaa ah qaybtii labaad, ee looga hadlayey laguna falan qaynayey Su’aalaha Muslimiintu doonayaan in looga jawaabo, kuwaas oo la xiriira Axkaamta Bisha barakaysan ee Ramadaan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybtii Koowaad Halkaan Riix Ama Guji
FG: Barnaamijkaaan waxaa la duubay Sanadkii hore 2011.
Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus.
Somalimidnimo.com












































Ilaahoow Ramadaanta barakadeeda in sii….
Sanadkan sandkiisan hadaan gaarno nooga dhig mid dhaaman ummada Soomaaliyeed ku gaarta bash bash iyo barwaaqo.
sheekheena, shekh nuur macalin c-raxmaan mujaahidka weyn allahaxifdiyo isaga iyo inbadan oon magacooda sookoobikarin sida , shekh,c-qadir muumin, shekh c-laahi raabi ,shekh xassaan,shekh macalin burhaan shekh, abuu yaasir, shekh,calidheere, abuumascab iyo dhamaan culumada mujaahidiinta magacooda kor allaha kayeelo lamasookoobikaro. umanayara sida kuwa laaluushqaatayaasha ah ee culumaau suu kufridabanashleeyayaasha ah ee weliba sakaraadka ah alictisaam iyo wax aanlagaraneeynin ee mujaahidiinta kor,( bye qataar)
Kuwaas waa culumadaada allaha barakeeyee,waxaanse la yaabanahay sababta ay Al shabaab uga aamuseen ninka caayay Nebi muxammed (scw) ee layiraahdo Raage Omar.mise ninkaan Al ictisaam maaha? Oo waxba kasoo qaad malahan hadalkiisa maalmahan idaacadaha qabsaday.
Maasha’allaah baarakalaahu fiig awlan golaha baraaruga islaamka waxaan lee yhy waxaa tihiin gar gaarayaaasha diinta islaamka ilh ha’idiinka abaal mariyo kheyrka aad bulshadiina muslimka ah aad u heesaan insha’allaah culumada rabaaniyiita dhamaantood ilh ha’inoo xafido wlhi waxaan leenahy culuma saadiqiin ah geesiyaal ah aana diintooda qabyaalad lacag jago midna aan sidaa ufiirineynin sida ictisaamki balaayo kuma dhaqmaan u adeeg sashada figradahooda qaldan ra’ayadooda danahooda diinta islaamka waxey aad u tdbiiqinayaan shareecada islaamka culumadeyna maraka walaalayaal waa inaan u duceynaa culumadeyna rabaaniyiinta dhamaantood waxaan ilh ugu barya yaa inoo ku’arzaaqo alfirdawsal aclaa insha’allaaaaaaaah bi’idnilaahil baa’rii