
DASTUUR:- Waxaan idin soo gudbinaynaa, Codadkii Culimada Rabaaniyiintaa iyo kuwa Al-ictisaam intii ay haysteen Manhajka Salafka, waxaa dhinaca kale Codadkaas la socda, Codadka Cilmaaniyiinta, xaqiiqadii waa Taariikh waxa aan idin soo gudbinayno. Haddii Allah idmo dhawaan Muuqaal Dastuur ka hadlaya ayaad daawan doontaan oo Walaalaha Golaha Baraarugga Islaamka ay diyaariyeen.
Magacyada Culimada iyo Cilmaaniyiinta aad Codkooda Maqli doontaan!.
1- Sheekh Nuur Macalin C/raxmaan
2- Sheekh Xasaan Xuseen Aadan
3- Sheekh Jaamac C/salaan Warsame.
4- Sheekh Xasan Maxamuud Takar.
5- Sheekh C/qaadir Nuur Faarax
6- Sheekh Maxamed Cabdi Umal
7- Sheekh Maxamuud Shibile
8- Sheekh Janaqow
9-Bashir Axmed Salaad
10-Cali Wajiis
11- Sheekh Bile Bilaal
12 Ibraahim Dheere
13 C/laahi Yuusuf Axmed
14 Sharif Sheekh Axmed
15 Xoosh.
16 C/raxmaan Faroole.
Waxaad dhagihiin ku maqli doontaan, in aan C/laahi Yuusuf iyo Sharif Sheekh Axmed aysan waxba ku kala duwanayn, waxaa kale oo dhagihiina ku maqli doontaan Ibraahim Dheere iyo Umal waxa kala haysta, waxaa kuu caddaanaysa Wadaaddo badan Fatwooyin koodu in ay Hawo raacnimo iyo Qabyaalad ku salaysan tahay, midna gaalnimay u fatwoodeen midna iimaankaagii meeyey ayey dheheen!?, midna waa ku jihaadeen midna waa Fitno ayey dheheen jihaadkii lagu qaaday!.
Waxaa kaaga daran dagaaladii ay C/laahi Yuusuf la galeen Al-itixaadka labaxay Al-ictisaam Jihaad ayey u yaqaaneen oo waa ayagii Sheekh Cukaashe daaqada kala baxay, Sharif Sheekh Axmedna Jihaadka lagula jiro Fitno in uu yahay ayey naga dhaadhicinayaan!. Cidda Maskaxda looga cayaarayo waa Caamada dhagaha weyn ee aan caqli ku filan iyo cilmi lahayn, waxa lagu cayaarayo waa Shareecada Islaamka, balse Dad badan oo Caqli leh waa fahmi karaan Fatwooyinka iyo Muxaadaraadka siyaasadaysan ee Culimada Qabiiladooda iyo Adduunyada raacay!.
Waxaan kula talinaynaa Umadda Soomaaliyeed in ay Fatwooyinka Culimada Rabaaniyiintaa qaataan, dhagarta iyo godobta Culimada Qabiiladooda iyo Adduunyada raacayna Sanka ka qabsadaan, waa in Shacabka Soomaaliyeed dareemaan in raasimaalkooda oo ah Diintooda in Wadaadxumayaal ay ku cayaarayaan, waa in godobta, eexda iyo cadaalad xumada Wadaadxumayaasha Al-ictisaam shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qabiiladu dareemaan.
Waa in aan Shacabka Soomaaliyeed aysan tuhmin Shakina ka galin, Cadaaladda Kitaab Allah iyo Sunnada Nabiga scw, waa in la ogaado Wadaadxumayaal in ay Shareecada Islaamka ka bixiyeen Masawir khaldan, Qof kasta ha ogaado Ilaahay Kitaabkiisa iyo Sunada Nabigeena suuban scw kuma jirto, Eex, Qabyaalad, Nin Tooxsi iyo Cadaalad darro. Diintu isma badasho ee waxaa isbadalay Culimadii Manhajka Salafka shalay Dadka ugu yeeraysey!.
Waxaa Ilaahay mahadiis ah oo aanan la halmaami karin, in Allah Culimadii noo kala reebay oo Culimo rabaaniyiina Saadiqiina oo ka runsheegay Manhajkii Salafka in ay wali nool yihiin, Qoriga garabka u saartay in ay Kitaabka Allah iyo Sunada Nabigeena hirgaliyaan!.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































A.c allahu akbar masha allah walaalaha webka somalimidnimo aad iyo aad aya umahad santihiin tankale waa cod taa riiqi ah allaah ya dadka xaqa fahasiiyo ilahow xaqaga nagu sug oo gamcmaheena cadawga ku cadaab iyo gacmaha walaala mujahidiinta,
Ayaada qur’anka karimka iyo sunnahii nabi maxamed(scw)kore.
dastuur binu adaam iyo daaquutkaba hose kujoogsada umadeed.
Ma maqleesan aftahan Umal kkk waddaadka maxay munaafaqnimo gogoyse. ilaahow kore ugaad sheek Xasan Xusen Aadan runtii ayuu noosheegay.
Maamuuladan asha-haado ladirika somaliland puntland iyo ina iley wa daaquutkiye haloburburiyo sida askarta sharif murtad loo baa’biinayo har iyo habeenba.
Maxay kadhigan tahay qofka somaaliga xorbu uyahay diintu rabbo?baabacada timo may kasoo baxayaan?
War qofka somaaliga wa muslim sunni ah,100%. Walahi waan dilayna ninka mushrignimo la imaada dalka.
TALO TO: GOB ISLAM
waxaan kula talinaya dadka muslimiinta ah uguna horeeyaaan GOB ISLAAM in ay risaaladan maqalka ah gaadhsiiyaan WARBAAHINTA ISLAAMKA LAGANA SII DAAYO IDAACADAHA MAALIN IYO HABEENBA. waligay iyo noloshay intaan wax dhagaysanayay maqal ka qiimo badan ma arag imana isoo marin. xujjo ayayna igu tahay maalinta aakhiro hadaan gaaloobo waana cadaalad rabbi sameeyay. LIYAH LIKA MAN HALAKA CAN BAYINA WAYAXYAA MAN XAYYA CAN BAYINAH. allahu akbar.
A.s.w masha.allah rabi qayr hasiiyo wallalaha soodiyariya barnaamigka marka waxan idinleenahay sidaas iyo qayr w c w
dastuur qaadanmeyno somaliya wa xur weligeedna xur ayay ahandonta diintoda way ku adagyihiin