
NAIROBI:- Waxaa wali socda Muxaadaraadkii Sheekhul Islaam Sheekh Xasaan Xuseen Aadan Abuu Salmaan, Muxaadaraadkaan ayaa bilowday Maalintii Khamiista ahayd. Sheekh Xasaan maantay wuxuu ka hadlay arimo badan.
Waxaana ka xusi karnaa, waxyaalaha uu ka hadlay Maantay warbixin ku saabsan Maktabada Daarul Xadiith iyo Shirkii ka dhacay Guriga Sheekh Maxamuud Shibile, waxaana ogaan doontaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal sida uu shirkaas oga warbixiyey in uusan ahayn.
Muxaadaradii Maantay Oo Sabtiya| MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Muxaadaradii Koowaad MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Muxaadaradii Labaad MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Masjidu Bilaal Nairobi
Somalimidnimo.com










































asc allaahu akbar ictisaam ceebtooda malinba malinka kadabeya way so baxaysa taxriidkoda iyo cudwankooda khayr bay no tahay waayo sirtoda iyo cebtoda banso baxaysa
Asc walaalayal allah ka baqa mexey tahay aflagaadada culimada lo geysanayo war waa culimadey waa culimadi kalinta weyn ku lehed dacwada sh.xasaan waa culimadis wax so bartay dadka aflagaadada ugey sanayo culimada ilahin ka baqa
ilaah ha cizeeeyo sheekhul islaam illaah habarakeeyo cilmigiisa iyo cimrigiisa waxaana allaah s w weydisaneynaa inuu najaneeyo
Bismilah, As salamaa Caleykum, Walalaha Sharafta leh waxaan halkan uga soo jeedinyaa in aan culumadda la isku dayoo, OO qolkooda aan dhageysanoo lakiin aan waxba la sheegin
ha ku fidnoobina wax ka sheega culumadda, yaan laga dhigin laba kooxood oo is heysta naxnaa muslimin dad muslimiin ah ban nahay waan ramadan ha la is ilaaliyoo
Ilaheyna ha laga cabsado
Jazklaah kheyrn
alxamdulilah wasaalatu wasalamu calaa nabiyil umiyi muhamad ibnu cabdilaah.
asalaamu limani tabacal hudaa.
ilaah ha xafido al calaamah sheeklh abuu sulaymaan alsomaliyi. waxan dalbanayaa in shiikhu aqbalo baaqa umadiisa muslimka ah ee jecel ee ah inuu ka haajiro daarul kufriga lagu dhibaataynayo oo uu dacwada iyo seefta is bar-bar wado. waxanan jeclaan lahaa in loo diro shiikha xars ka ilaaliya al ictisaamka shayadiinta ee ku sifoobay bahdilka diinta iyagoo u maraya waxay ugu yeereen masaaliix taasoo keentay maanta inay dastuurka kufriga ah ee la malmaluuqay u raadiyaan daliilo aan meelna lagu hayn fil cilm horayna u ogolaaday dastuurka ethiopia oo aan oganahay inuu ka yimid kaniisada orthodoxka ethiopia aan aragnayna kuwa kamida ictisaamka shayaadiinta oo huwan calanka kaniisadah ethiopia. ilaahow kuwaas ifka ka muuji cadhadaada. waxay hadeer ka dareen hayadihii cadawga islaamka sida kuwo la dagaalanka jihaadka iyo islaamka iyagoo farfiiq iyo khuburo u noqday si muslimiinta loo laayo. war nimankaasu warkoodu baday. waxan u joogay qiso naxdin leh oo aan ka dhacday meesha hoyga u noqotay ee jijiga. maalin ayaan la kulmay laba oday oo ictisaamka shayaadiinta kamida oo is waraysanaya waxay leeyihiin garkii iyo haybadii islaamka waxay ku hadlayaane walaahi kuma hadlaan xataa gaalka isagu ugu talo galay inuu sameeyo xumaanta. labadaasi oday waxay xamanayeen mid kamida iyaga oo aan u aqoonsaday inuu yahay kuwa ay khaladay fataawida shiikhyda ictisaamka shayaadinta kaas oo markuu tagay dhulkii uu islahaa masaaliix baa naga gashay dacwadana waa ay ka suuroobaysaa la kulmay caqabad ay kow ka yihiin kuwii awal u fatwooday. waxaa ninkaasi ku dhacday inuu bal isku dayo inuu kitaabu tawxiid ka aqriyo masaajida jijiga mid kamida taas oo noqotay sababta labadaas oday ee garka waawayn ay ku haystaan. waxay isku lahyeen war ninkaas yar ee meelahaas ka qaylinaya maxaa waalay anigu waan la hadlay baa mid yiri oo waxaan ku iri ninyahaw jooji kitaabadaas iyo shirkiga waxay ka sheegayaan akhrintooda looma baahna maanta markaas ayuu ooyay buu yiri oo yiri ninyahaw saw amar alle kuma haysano inaan shirkiga la dagalano masaalixda aan halkan ku haysanaan saw kama mid aha inaan ruqsad u haysano dacwada markaas ayaa ninkii wuxuu yiri waxaan ku irri kuwa xamar nala joogayba sidaas ayay isugu kaaya oohin jireene aayar fadhiiso cilmina malihid hadii kalle hadee dawladaan kuu gudbinaynaa inaanan adiga naga mid ahayn. ninka waramaya kan kalle waa uu u naqdinayaa oo hal kalmad kaga hor imaan maayo. walaahi maalintaas ayaan ogaaday inay nimankani yihiin ictisaamka shayaadiinta oo aanay diin hayn haday awal haysteene ay hareer mareen. waxan la kulmay dad badan waxay ii sheegeen in nimankan garka waawayn ay dhaeen waxaan keenaynaa mashaariic LC dibada ah sida inaan china ka keensano alaabta marka waxaan u baahanahy inaan helno dhul aan maal gashano taasina waxay keentay in bulshadii danyarta ahayd laga qaado dhulkii ay dagaanayeen oo loogu badalo dhul kalle oo ka baxsan magaalada. isla mar ahaantaan nimankii way dhaafi waayeen inay berbera wax dhaafsan kala soo dagaan ganacsi. marka diinta iyo tijaaradu waa isku cadaw oo waatii suubanuhu SCW xadiis macnihiisu noqonkaro wax kalle idiinka baqi maayo ee waa maal inaad heshaan. sidoo kallea alaah meelo badan ayuu ku tilmaamayaa in raga diinta aynan mashquulin tijaaro marka walaahay nimankanu waa ictaasmu shayaadiin ilaahna haka qabto umah alislaamiyah iyo asaxwah alsomaal labadaba. waxaanan sheekha ugu baaqaya inuu cadeeyo xaqa waayo ilaah ayaa faray ilaahna haku sugo cadawgiisana waa cadawga ay lahaayeen culamadii rabaaniyiinta ahaa sida imaam axmed ibnu xanbal oo an wax kalle lagu haysan ilaa inuu cadeeyay xaqa mooyaane.
alaahu mansuril mujaahidiin yaa qawiyi yaa cadiim.
wasalaamu limani tabacal hudaa.
Sheekh xasaan shujaac weeyo’ shibile iyo umulow maad amustan, shubahadka dhaftaan’ shareecada gar gaartan’ shamsada sidadow sheekhu tilmamay , shar waxaad wadaten’ shukri illahow adaa leh’ sheekha ilaali
allaah ayaakumhadsan intiinan kale ee noosuurta gelisay dhamaan isgaarsiinta islaamka muxaadaradaan nafaqada badan oo aanweliba lagadhargeyn rabbi haidinka abaalmariyo, sheekheenana xassaan allahaxafido inta diinta illaahey doc wereenka iyo dhibta kuheysana illaahey hadhameeyo markaan oowaxaanweydiisaneynaa allaah inuu markaan qabto sidii rer caadkii kibray iyo kuwii kahoreeyay ee nuux ictisaam markaan halawaayo. rajo kolleey aniga kamasugaayo, bye(qataar)
Asc—Allaahu Akbar–Alloow kuxifdi Sh X Xuseen Sheykhul Islaam—-Odayada ictizaam Xasidnimo ayay isugu kaalmeeyeen oo ay ugu goobtaan sheekhaan Da’da yar ee soobaxay, Cajiib!! Ikhwa Garta Alle Dartii Uqaada waxa sheekha lagu haysto waa in uu yiri Somaaliyeey MUSLINIMO{kudhaqanka shareecada} + MIDNIMO & MADAX BANAANIDIINA udagaalama, 3daas Qodob ayaa lagu haystaa oo uu lataaganyahay lana Qaylinayaa sheekhu,,kuwa kasoohorjeedana waxa ay leeyihiin hallays dhiibo 3daas Qodob Gaalo ma’ogola Awoodna umahaynee Aamusa!.
Marka Somaliyeey GOBANIMO iyo GUNNIMO kala Doorta
Mujaahidiinta iyo Sh x xuseen ayaa u halgamaya Gobanimadeena ,, kuwa kasoohorjeeda ee Ictizaamku Hogaaminayana waxay u halgamayaan Gunnimadeena.
Taariikhbaa Qormeeysee Qofkasta Meeshuu Rabo ha’isku Qoro.
Alloow lakala miiranyaye Macatableey iyo Murtadiin is wata hanna Raacin.
W a b i l l a a h i T o w f i i Qa.
RABBOOW LACAG BADAN ISII ANIGA CAAQIL AHAAN SI ICTISAAMKA INTAAN USIIYO AY DIINTAADA UDIFAACAAN ILEYN WAXEEY JECELYIHIIN ADUUNYO IYO MAAMULKEEDEE bye(qataar)
Reply
Alaahu akbar walaahi waa calaamah allah barkeeyo sh. xasaan
Lacagta lohaysto sharif murtad ayey waxkacuneyn ictisam
Adigan leh culumada ha kufidnobina ma waxa ledahay xaqqa karamara laga mayelin tas xaqane wa lacaden
asc ilahay ha xiftiyo shekhan masha allaah
waa waqti adag qofkastana ma,awoodo inuu xaqa siday tahay u shego, laakiin qofkii Alle la doonay wanaag wuxuu fahamsiiyaa diintiisa, barashada diinta iyo fahamka diinta waa kala micno!, waxaan sidaa u dhahay cilmi inaad barato,oo xooga saarto waa fududahay awoodaada cod kareeed meeshay doonto ha ku gaarsiisee, laakiin ijhaadka culumada inuu waafaqo maa fil kitaabi wasuna ma,ahan wax qofkasta asiibi karro waa hibo Alle ayaana siiya qofkuu doono, hanii,an laka yaaaaaaaaaaaaa sheikhunal faadil walaahiladii laaa,illaaha illaa huwa waxaa korkeena,ahaaday waajib inaan difaaca cirdigaaga sii laba jibaarno Akramakallaaah ustaadunal xabiiiib.
Allaahu akbar alxamduli laah ninki daba dhigta culumada mujaahidiinta kuna mar marsiyooda diinta islaamka sidaa ayaa loo cey beynaya tankale shiiqeyna alcalaamah almujaahid almufti xasaan xuseen aadam abuu salmaan xafidahu laah jazaa kalaahu kheyral jazaa wlhi shiiq xasaan adiga cml ilh hanagu badiyo wlhi shiiq xasaan waa geesi lkn ogaada wax waliba waa iimaaaan saadiq ah qofki alla ku xeranna wlhi ineysan waxba ka halaaweyn walaalayaal culumadeyna rabaaniyiinta aan duceyno dhamaantood mel walba ey joogaan culumada ictisaamna ilh xaqa hasoo fahamsiiyo waxan lajecelnhy iney soo hanuunan eena ka wantoobaan dacaayadaha raqiiiska ah ee ka sameynayaan mujaahidiinta culumada gaba gabo walaal ducadeyna yaanan ka hilmaamin ashiiq alcalaamah xasaan xuseen aadam iyo dahmaan culamaa’u jihaad a i’mada mujaahidiinta jeeshka islaamka dhamantood allaah haku irzaaqo alfirdawsal aclaaaaaaaaaa insha allaaaaaaaaah
wallaahay waa cajiib. in dad islaam sheeganaya hadana culumo ku andocoonaya dadkana uga digi jiray thulmi iyo cudwaan. axaadiis iyo aayado qur’aan ah maalin kasta masaajida ka dhex akhrina hadana iyagii laftigoodii qof muslim ah ay saa u dulminayaan. wadaad been sheegaya lama arko mana dhacda lkn waxaa cad in diintii ilaahay iyo islaamnimadiiba laga sii xuubsiibanayo gaalnimo iyo kufri iyo dhaqaale iyo dano aduuna loo gaaloobayo. hadana saas ay tahay qofkii la dulminayay uu leeyahay waan cafiyay kulligood. ilaahow adaa wayni adoonkaas dartaa loo gooyay niyadiisa wanaaji samir iyo dulqaadna u kordhi. ilaahow aduunkana ku wanaaaji aakhirana kusoo dhowee. ilaahow kuwa junuudaada dartaa u gaajoonaya, u dhaawacmaaya, u dhimanaya, u dhaxamoonaya, u xanuun sanaya, reerihoodii iyo caruurohoodii iyo xaasaskoodiina adiga dartaa uga tagay ilaahow samir iyo caafimaad sii. ilaahow dhaawocooda bogsii. ilaahow gaajadooda uga dhig dhereg. ilaahow kullaylka uga dhig qabow. ilaahow aduun iyo aakhiraba u gargaar. yaa raba maluukata-samaawaati wal ardhi, yaa rabba aamiin. yaa rabba aamin.
آلسلام علىكم ورحمة آلله وبركآته وبعد waxaan marka hore umahad celinayaa walaalihii fududeeyay in aan helno xogtan iyo cilmigan ay culimadu soo guurinayso intaas kadib ,runtii doodaha culimada is weydaarsadaan haddii ay si xaq ah udhacaan dad badan baa wax ka faa’iida xaquna waa kusoo daahiraa oo Waxaa cadaanaysa cidda saxsan mar haddii la doodo qolo unbaa garta helli oo xaqa inay ku taagantahay ay cadaani soo maaliduna waxay ku maah-maahdaa gari labbo nin kama wada qosliso ,waxaa kaloo suuro gal ah in heshiis iyo is afgarad yimado oo laysla meel dhigo xaqqa meesha uu jiro ,aniguse waxaa ila habooneed haddii ay wadaadadu inta is balansadaan dadkana iclaamiyaan fagaare iskugu yimaadaan marka nin walbo waxii uu hayaa uu soo daayo ayadoo lays hor fadhiyo si messha looga saaro tuhunka iyo malaha lkn haddii midbo meel ka hadlo waa un jug-jug halkaada joog iyo ijiid aan ku jiido waa gacmo daalis xalna lama gaadhayo ee ha laisasoo horfadhiisto maadaama hal meel (nairobi) hadda lawada joogo yacnii sheekh xasaan oo dhinac ah iyo sh.umul ,sh.shible iyo inta la aragtida ah, kaftan aan ku daree kisaa’i iyo jamhuur baa is ahaya maladhihi karaa arintuna waxay ku danbeyni un sh.xasaan oo yidhaahda Ictisaamoow
عندكم معقول وعندى منقول وآ,لمعقول فى عند لمنقول لىس بمقبول آiyo ictisaam oo yidhaahda وآلمعقول فى معآرض آلمنقولkadibna sidaas ku kala tagaan dhullaabtana ay noqoto nin walboow ciddaad raaci adaa taqaanid ..dhegweynta anoo kale ah een cilmiga lahayna meesha wareer iyo walaahoow ka qaadaan…….kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.fiicnaan lahaydaa in lakala baxo oo ictisaam waxa ay ummada ku wareerinayaan meel cad la saaro ayagana xaqqa loogu gacan haatiyo,gaalada iyo waxay wataana ay isla tuuraan
Dadkaan meesha wax ku soo qoraayo waa ka shakiyay oo dhoor qof oo isku meel jooga u maleena oo cajalada sh xassaan ka ganacsada marka suuq bay u yeelayaan si ay hoosha ugu socoto oo webka loo soo booqdo war caqliga waan inku fahanay .
ee adinkoo aduunyo raadinaya culumada rabaaniyiinta ah oo allah xifdiyay ha ku danbaabina ayaan ini leeyahay mid kasto oo dantisa ka waaye culumada ayuu af lagaadeeya sidaan maqlay sh xassaan intuusan daarul xadiith dhisan masaajidka uu sh umal jooga ayuu makarafoonka toosin jiray si shiikha u hadlo maantana shiikhiibuu ku dhaganyahay war umadu dhib badnaa …. Mida kale dadka al shabaabka waxaan waydiina adinka ilaa hada sh xassaan aa haysataan asagana horaan u sheegay meshu wax ka so bartay anaga laakin ila hada waxaan heesana rag aqoonyahano ah oo jaamacatul Islaamiyah ka soo baxay oo ماجستير iyo Weliba درجة دكتوراه cilmiga diinka ka gaaray hadan inii soo tiriyo : shkh umal shikh shible shikh abyad shikh abdiraxman (oo jaamacad islaamiya macalin ka ah_) shikh maxamed idriis iyo rag kaloo fara badan oo inta lagu soo koobi karin .. adinka lakin dhoor dhalinyaro oo carabiga ajaanibta soo carartay u diyaariso baad meesha keenten marka dadkaan meelay habeen seexdan hada shan kabacdi sooma gaartan marka Waa rag caalamka marxalada iyo wadciga uu marayo la qabsatay oo wax la qeebsanaya oo manhaj leh oo la aqoonsanyahay oo leh مبادئ marka hadaad rabtan ragan inaad gaartan dukamada soo xira oo takaasida iska soo dhiga oo webkan iska xira oo cajalada beecinaysan iska daaya looool oo kaalay carabiga inii bilawnee iyo sida wax loo baxthiyo oo nairobi imaada lool waxaan kaloo iloobay shikh drka ahaay oo aad boosaaso ku disheen ilaahay ha u naxariste kuwa kabadan aa hada soo baxayo marka ha is daalinine Waa Mahadsantihiin aqiyaarta
wax kasheega culimada haku fitnoobina kulaahaa war ma ilaah baa ilaah ah oo asagaan caabudnaa mise culimo waxa ad kutilmaameysid baan caabudnaa ? waxaa dadka qaar u hadlayaan sidii suufiyaashii waryaa ilaah yaqaan waxaan arkayey dad leh sheekh umal baa tusbaxa yiri waa lagu wardin karaa marka xaalku ma wuxuu noqday in sidii nimankii qabuuriyiinta ah layiraahdo sheeqa waaku maqlayaa hadaad waxkasheegtid asagoo jooga dunida geeskeeda kale, markaan waxaa soo dhow in layiraahdo salaada culimadu waxay kusoo tukadeen xaramka oo waa duuleen adinkaan arkeeyne waryaa ilaah yaqaan waa maxay ictisasmku iyo kuwii boorsada uqaadi jirey meeshi la isku cabsi gelin jirey ilaah bay nagu cabsi gelinayaan culimada yaan wax laga sheegin war nimankaan inta diintii kabaxeen wejiyada qaansiirka yeeshay hadii waxlaga sheego ajar baa laga helayaa ee in ilaah lagu caasi garoobo baa waciid iyo goodi kasugnaaday ee nin Amisom iyo gaalo cad ilaah kadhigtay diin waxba kama oga ee adigaan kabaqaadka weli u ah ilaah kayaab oomuslimiintaan waji qaansiirku maalin walba ceynayo oo qawaarijta kusheegayo taas baa diin kabax ah ayadaana caro ilaah ka imaankartaa!!
a/s calaykum walaalayaal intii xaq doon ah waa fahmi kartaaa in lakala baxay shiikh xasaaan iyo inta xaqa utaagan oo difaaacyso waxaan ilaaahay idin ka baryayaa in uuilaahay idin hoojin inta xaqa diidan in ilaahay soo hanuunsho horay waxay u ahaayeen culumada aan jecelnahay maanta se waxay nagala safteen gaalo iyo gaala raacyo ilaahaw hadaad xaqaaga laamaagtay soo hanuuni hadii kalase naga qabo diintay naga fid nay nayaan
ilaahay ha xafido
Asc wr wb
-
Sheekhul Islam Sheekh Xasaan Xuseen ALLA ha xafido
Shubahaadkasta wuu isdul taagay si ficana wuu u radiyay
-
Umal isaga hadalada wu iska tuurayay bilaa daliil
Waxaana hadaladisa ku jiray been-abuuro faro badan
Beenahaasna waxa ugu wacan isbadalka ku yimid
Iyo aduunyada u raacay
-
FARIIN KU SOCOTA SHEEKH XASAN
-
Sheekh Xasan waxan jeclaan laheen inaad no sheegto
Goorta u Umal isbadalay iyo waxa ku kalifay inu isbadalo?
-
Waayo ogaanshaha arintaas wax badan ayey iftimineysa
نسال اللله العلي العظيم ان يحفظ شيخنا حسان حسين وان يرد كيد اعداء الامة في نحورهم
kkk shekh al islaam ku lahaa! inkasto culumo waa weyn oo rabaaniyiin ah ay ummada so argtay qarnigi laso dhaafay iyo kan hada aan ku ijrnaba wali ma arag nin la leeyahay sheekhul islaam! waxa laso arkay calaamtu zamaanihi sh c/rixman bin naasir asacidi, sh al mufasir maxmed alamiin ashinqaydi, shekh reer najdi iyo muftigeedi sare samaaxtu sheekh cabdulcziz ibnu baaz. muxadith al casr bilaa munazacah naasrudin albaani, al usuuli al faqihii al calaama mohmed ibn salah ibn cuthaymiin, iwm
soomilada, shekhii muxadiska ahaa ee boqol soon, sh al mufasir cumar alfaruuq, al calamaha shariif c/nuur. iyo rag kale
ragaas waxay isku darsadeen cilmi iyo da’a iyo zuhdi iyo dacwo mudo dheer ay kuso jireen oo umada uso kordhiyeen turaath iyo cilmi badan wali ma arag qof ama arady kamid ah ardaydooda o gaarsiyay heer ah sheekh al islaam!!!
Lkn qolyahan waxay inanki yaraa ee xasaan ahaa gaarsiiyeen maanta iney yirahdaan sheekhul islaam!! YAAB LA RAG
Ogaada astamaha lagu garto ahlul bidca waxa kamid ah
تقديس الاشخاص وتقديم أقوالهم وجعلها حجة مثل الكتاب والسنة
In la qudsiyo shekhsi ama qof oo hadalkiisa xujo laga dhigo sida kitaabka iyo sunada!
Marka quluwiga intaas la eeg waxa kalifay wa sunada oo laga durkay xogaa o loo jaan jeeray dhanka fikirka sh usama bin ladin ee shaadk ah
Malin dhaweyd gabdha waxay halkaan kuso qortay
waxaan marag ka ahay inaad diinta naso gaarsiyay??!!!!!!!!!!!!!
Subxnalaah sh xasaan oon afartan sano gaarin kahor umadu ma galay ahyed?
Marka aad leedahin shekhul islaam mecnaheeda waxa weey wixi isaga la fikir iyo aragti ah ayaa islaam ah wixi aan aheyn maha islaam! aniga hada muslim ayaan ahay aaminsan diinta islaamka ku dhaqmaya manajka iyo caqidada ahlu sunahh
Lkn mujrad inaan aragti qabo ka duwan tan xasaan iyo sh usama waxaan noqon laba mid gaal ama jasuus!!!!
to jacfar horta beenu raad maleh qofyahow dhintay waa ramadaane beenta jooji sheekhyaalkaad sheegee kuwo ka cilmi badana la heystaa oo phd iyo master qaatay sheekh nuur macalim c.raxmaan sheekh xasan takar sheekh abuu subeyr sheekh jaamca c.salaam sheekh fuad maxamed khalaf sheekh c.qaadir muumin yaa salaam kuli cilmiga waa uga horeyen ilmaha yaryaro ku faanee war anigaa ku maqlee xishoo meel libaax jooge lagama hadlee orodo soo weydii shibile ragaas taariikhdey wax soo barteen asagaa kuu sheegi doonee mase aniga kuusii faah faahiyo plz send request
asc walaalka muslimmka ahow ha is gaaleeysiin cid ku gaaleeyssisay ma jirtee qof caamay ah oo meel wax ku sooo qorayna hadalkiisa ha raac raacin ahlu bidcanimada aad tuuri aadan wax u fiirsana jooji rabbi ha ku barakeeyee shiikhuna isku ma magaacaabi shiikhul islaam oo waan ognahay asaga hadii aad ba dhageeysato cajaladihiisa ma arkin maalin uu isku tilmaamay inuu xataa shiikh iskaba dhaaf shiikhul islaam oo intaas wuxuu yiraahdaa waxaan ahay daalibul cilmi edebsi ku jira awgeed mida kale walaal yiri waxaan heeysanaa culimo kasoo qalin jabis jaamacadda ilaahay mahadii wuxuu tiriyey qaar ka mida culimada lkn waxaan ku dhihilahaa adiguba garan meeysida dhanka kale waxaa ku jira culimo waa weeyn sida shiikh nuur macalin cabdulraxamaan,shiikh cbdulqaadir muumin mufti dr. cumar iimaan abuu bakar shiiku cabdisalaan jaamac iyo culimo kale oo aan koobi karin oo dhamaantood jaamacado lamida kuwa ay qalin jabiyeen aanba dhihi karo qaarkood digiriiga eey heeystaan laga heli maayo dhan kale anoon cidna khaass u amaaneen waxanu leeyahay dhamaantood waa culimadeenii wanu dhageesaneeyna mid kasta iyo burhaanta uu wato rabbina wadada toosin hanaga hanuuniyee walaalka muslimka ahow ha is oran shiikha aad garaneeyso kaliya ayaa fiqigu hoos yaalaa markaas aad xadgudub ku sameeyso culimada kale aanu ku dadaalno dhoorshada sookeena ileen saa imiin beey nu nahaye wabilaahi towfiiq
Waa sax wixii ay ku qadanyhiin hadii lo sheego ceeb ma ah mida kale may ka hadalaan jihaadka may ka hadalaan gaalada wadankii qabsatay oo xitaa kuwii raacay oo diintoodi gatay o hadana ku faanayo in ay walaalahood yihiin.dalkii&umadii soomaliyeed u hibeeyeye galaada may ka hadalaan maxaa salabiyiinta galaada ah .
Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatu waxaan idinku waniinaya dadkan wax qoraya in manta malin aan aheen la idinla xisabtamayo ee ilaahay ka baqa culimada caydooda iska ilaaliya u duceeya in ilaahay uu dhex dhigo wanaag waa ceeb culimo iska daba qadanayaasa oo midba uu leyahay yaan laga badiin wa bil rabdaan ilaahay waxan uga baryayaa inuu dhexdiina maslaxo dhex dhigo
Asc horta waxa komentiga diibana wa kuwi qoray benta intabadan waxan inuguwaninlaha wadadkan lunsan bunka hakadabaqadina hasiwalina yusan khaladka siiwadine sh umal intu shegay wa run ninka xasan takar ladoho iyo ninkan labaduba wa niman warersan wax laga qori maleh
Umu cabdala jacfarka ictisamka sakarat ka ah adigan ku deynay
Ku .cisman khadar
in aad wax xumeyso ayad rabta hadana jidki ad umari laheyd ayadan aqonin
”
-
war sh.xasaan xujo lagama dhigan e adiladiisa aya laxujeystay
”
waxad umuuqata nin baxsan xita mawduca laga hadla an aqoon iska daa inaad muxadarada dhageysate
-
inta aad sheegtay e culumada ahaay dhamantod culumaa ul islaam ayey ahaayen
jidki umaray sh.boqol soon ayu sh.xasaan manta isna mara bi idnilahi kariin sidi boqol soon xaqa u cadeynjiray ayu mantayna xasaana xaqa ucadeyna
- shiqul islaam wu yahay xasaan hadad cuqdad iyo xisdi kugu jirin
Asc warnika jacfar la dhaho ku faanayo in ay jamacad madiina ka soo baxeen yaa ka soo bixin ok qabso tiradaan shiiq oo safka dagaalka ku jirta sg cabdulaahi raabi sh jaamac cabdi salaan sh xasan tagar sh macali cabdi raxamaan sudaan ka soo baxay abuu subeer oo bakistaan ka soo baxay sh xasan waajid oo madiina ka soo baxay kuwaas haday shabaab noqdeen jamacadaha ay ka sobaxeen wax ku ool mahan miyaa aloow yaa ku ogaada adigoo kale juz cama xitaa mataaqanit cilimi kale iska daaye haduu shiiqa makarofana tosaiyana waa xishmad wyo umal iyo xasaan ayga ayaa isla dhashay mida kale jahilnimada qof cilimi leh qof wax ma itoosiya miyaa waxad aminsantahy qofka caamiga ah in uu tio siyo manziladaas waxaa ku garsiin kara markaad cilimiga gfahantit
انصح الاخوة الذين لا زالوا في عنادهم للحق بعد تبيان الحق فالشيخ حسان حفظه الله قد ادي ماعليه من الواجب الاوهو كشف التلبيسات الابليسسةالاعتصامية التي تعاني منها الامة المسلمة في ربوع الصومال وجزاه الله خير الجزاء انصح الاخوة المتعصبين الي هذا المنهج الضال ورجاله المتحالفين مع اعداء الاسلام انصحهم ان يتذكروا قول الله تعالي[ يوم تقلب وجوههم في النار يقولون ياليتنا اطعنا الله واطعنا الرسولا وقالو ربنا انا اطعنا سادتنا وكبرءنا فاضلونا السبيلاربنا اتهم ضعفين من العذاب والعنهم لعنا كبيرا ]فراجعو وحاسبو انفسكم قبل ان يفاجأكم الموت فتندموا في وقت لا تنفعكم الندامة فهذه الجماعة الاعتصامية المدعية انها تمثل علماء الصومال وتخدع العامة بزي العلماء قدبين لكم حالها فما عليكم الا أن تقبلو الحق من الدعاة الربانيين الصادقين كامثال الشيخ المحدث حسان حسين حفظه الله ورعاه وعودوا الي رشدكم ايها الاخوة ولا تغرنكم هذه الجماعة التي قدبين لكم الشيخ حالها
To jacfar
Waa ruun waana kuugu racsanahay..
siiba soomalideena warka aya ka badan wax kasto eey arkaan suuq ayeye u yeelaayaya sababta neh waxaa waaye ineey warka ka badeen.. ilbax aduunkii wuu hor maree mideed
kale sheikha yada waa weyn waa la yaqanaa kuwa hada soo can baxay oo diinta sidee sheegeyso mahinee si kale u badalaayo wana cuudu billah allow kuwa sida saxda ah diinta u faafineyn oo badalaayo xaq ku sug dadka taageeraayo sh xasan axan idin dhihi lahaa diin soo barta markaas waxad rabtaan ka hadla adunka waa laga tagaa ee ha is halaaki subxanllah…
In dhiig muslin la banesto oona la dhaho xaq ana ku taaganay macquul mahan ee alle ka baq asiga ayaa loowada laabana hee.. Jihad micnihiisa neh soo bartaa… Aqoon idinkuu haasanin ayaad isska hadleysaa inta u jesta hadii nila dhaho wad jeesaneysiin alle xaq ha nigu sugo…
Alshabab xaq ey ku taagan tahay waa loo gacmo tumay waxaa la dhahay dhiig muslin iney taatiso waa sax aaway hada hadey xaq ku tagnaan aheed somali wey xukumi laheed..fiiri bal aaway waaye xaq kuma eysan taganeen.. sh xasan neh wad arkeysiin meesha u taben toondo marka itaqullah.. qofka wuu qaldami karee oo waa adoon alle waan laga toobid keeni karaa marka alle ha loo toobad keeno..
waxad kaloo ogaataan akhiro in laguu soo baxin doono waxaad qorteen oo nila hor keeni doona marka waxaan xaq aheen aad hubina ha u doodinaa wabillah towfiiq.. alle ha nawada cafiyo raali noqo hadad qalad ii fahantan…
afkii soomaaliga lama yaqaan niila niila baaba lala yimid af qalaad ama af soomaali si sax ah haloogu hadlo . qof asaga gaal daba taagan oo gaalo la aanteed in uusan noolaan karin aaminsan oo diin utahay tastuur qaal qoray baa wuxuu leryahay diinta muslimiin dhab ah barta afkaagii kuma hadli kartid see afkale u fahmeysaa seese diin ubaratay horta ?
ACW
wadaadka xasaan ah arimihii lagu haystay meel ma saaray? sida:
1-Gaalaysiinta Dadka waliba culimada iyo banaynta uu dhiigooda baneeyey iyadoo waliba arinta uu culimada ku gaalaysiiyey dhiigoodana ku baneeyey ay tahay arin ay qabaan jamaahiirta ahlul cilmiga ee casrigaan maadaama ay tahay masalo naasilo ah, bal isga laftiisa uu sidaas qabo oo duruustiisa ku sheegay,?
2-Minguurintii uu soo min guuriyey qoraal uusan lahayn ee uusan u tiirin cidii lahayd, taas oo ah xatooyo ama khiyaano waliba nooca ugu xun, waana arinkii aad muddo dhan ku dhaleecayn jirteen walaal ka mid ah walaalaha muslimiinta ah oo ay ka dhacday arintaas oo kale(Abul-fadli).?
3- Ku cayaarid iyo goo goyn hadaladii culimada sida hadaladii uu ka soo guuriyey Ibnul Waziir ee uu ku cadeeyey Sh. C/raxmaan abyad, taasoo ay ku cadayn ammaana xumo iyo ka dhar la’aan allaah cabsidiisa?
Arimahaas iyo kuwo kale ee khaladaad ah ee uu dhex dabaashay oo dhammaantood aan sal iyo raad midna ku lahayn diinta islaamka haduu walaalkeen xasaan meel cad saaro ama uu ka toobad keeno-ileen xaqa oo loo noqdaa ceeb ma ahee waa fadiilee- markaas waa la dhagaysan karaa waana la aamini karaa, laakiin inta uu khaladaadkaas ku adkaysanayo warkiisa oo dhan wuxuu noqonayaa nin baadilkii uu galay difaacaya oo wax kasta oo uu isku difaaci karo sheegayo meel kasta oo ay la gashana galaya, taasina waxay ku sii fogaynaysaa baadida iyo qayiga ee dadyahaw ilaahay intaan ka xishoono baadil cidna yaynaan ku raacin.
Ku ;muxsin
kan muxsin labaxayow wali aniga waxan layabanahey canaadkada iyo waxa xaqa ka hortagan aydoo khusac balaadkaa aad tixee odhan si diran uu sheekhu ugu jawaabey hadey tahey muxadaraadkisii hore iyo risaloyinkisi kala duwana iyo hadey tahey muxadaradaan ictisaam iyo tagerayashoda uurkutaalo aysan kaladi donin ku noqotey marka ani ilaa hada wan kulayabanhey ogowse xaqu waku cadaadey hadaad xaq doontahana dhaga ufuro xaqa waxan ad so qodobeysey walaga cafine oo muxadarada sheekha dhageyso wamidan afsomaliga koley carbigu wa inku adagyahey wa hadii loo eego masa isha asmaada iyo axkaamtee maad fahmi kartaane
Assalaamu caleykum sheekh xasaan xuseen abu salmaan jazaakallaahu khayr waa sheekh xaqa runta ka sheega diinta islaamku ,na waxaay na faraaysaa in xaqa la sheego ,oo la cadeeyo weliba
To: Umu abdullah And Abu Maqdas.. Adoon Lunsan…..(qoraalkayga Qeebta Hore Aduu Jawaab Ku yahay(
To: Umu Ubaidah Walashey qaaliga ……(qoraalka qeebta labaad adiga jawaab ku yahay)
Horta Marka hore ilaah baa mahad leh marka labaad waxaan ini sheegaya culumadan aa soo qorteen mashruucii yurub u shaqeen waayay oo dumarka lacagta looga qaadan wayay somaliyana jihaad uma aadin ee dantooda aduunyo ayay karaadsadeen Mida labaad Raga culumadeena ah oo saaxada maanta saaran oo aan horay u sheegay waa rag fahansan xaqaaiqda jirta oo cilmi u leh waxay ka hadlayaan raga aad ka hadlaysaana waa rag ciyaalka yar yarka dhiigooda wax ku cunaya taasna allah baa malin waydiin doona ciyaalki ayay maskaxda ka dhaqeen غسيل المخ oo mustaqbalki ka qaldeen فيا ضيعة ألأعمار تمشي سبهللا weliba hadii wax kale ay ku qaldi lahaayeen waaba roonaal laheed dunuubta wa wayn ayay caruurti geliyeen من كبائر الذنوب taas oo ah in dhiig muslim ah la daadiyo سفك دماء المسلمين adinkana ma inla yaabayo oo sida kuwa somalia jooga ay u qaldeen ayay adinkana maskaxda inkaga qabsadaan taasna waxaa sabab u ah cilmi yaridiin قلة العلم iyo xasidnimo culumada aad u haysan حقد للعلماء الربانيين كشيخ أمل وشبلي وإدرس وأمثالهم marka wax kale ma ini oranaayo xaasidnimada la dhinta ayan ini leenahay موتوا بغيظكم halkaas waxaan uga baxay adoomada la qalday…..
To : Umu ubaidah walaashey somalida waxay ku maahmaada (wadar iyo waaxid yaa waalan) Marka wadaadka ilaahay ha xifdiyee libaaxyo ka waa wayn ayuu afka la galay .. libaaxyo sii jeedo ayuu taabtaabtay wixii karaaca asaga ka mas’uula .
Mida Labaad walaashey mid ha iloobin waxaa jirta arin aan wada naqaano oo ah dadka kale qilaaf halagu bartee oo soo caanbax cml خالف تعرف marka taasna meesha wa ka jirta ha iloobin ….
KU JACFAR dhiig la aan ilaah haku dhigo ilaaheey an ilaah kale jirin baan kuutuugay
hadaadan toobad keenin ilaah januudiisa hakugu diro cudur an ishu qaban kugu dhac waan soomanahaye war yaa dhiiga islaamka ee ad sheegeysid ma keenyaatiga,ugaandeska,itoobiyaanka,burundiiska,siilaryoonka,mareykanka,ingiriiska,
farasiiska iyo gaalo madoow iyo mid cad iyo caade qaatayaal daroogo cun ah miyaa muslim ah oo wadankeenii sharuuc dhaqan guur ah hada noo diyaarinay?
umul iyo uraaye iyo uurka gaal anagu culimo uma naqaan !!!
Ku. Mohamed cabdule xasan
”
kkkkkkkkkkkkkk
wa iga qoslisisay niilaa niila kulaha bal weydi niila niila somaliga intey uga jirtaa
”
iyaga somaligu dhiba ey udhashen markasey diinta afka kutaagayaan”
war iska dhaaf kuwan ictisaam aya warershe
Ku. Jacfar
-
dhawr arimod been baad kusheegtay
*
culumada rabaniyinta ma dhiig muslim baneyay o kabaairah
‘
shariif iyo atbaacdiisa ayad muslim utaqaan
anaguna murtadinban unaqaan haku daalin taa horta
”
idinka ictisaam ah kufri iyo shirkiyad ayaad baneysen bal kwrnhe?
Dastur kufri ah o ladijinayo ayad xalal kutilmamten
baarlamaanadan dawaqiida in lagalo kufri weye ad ledihin hadana qofki galaa cudur daar ayad ubaareysin
”
c.laahi yusuf wad galeysisen ina ileyna wad uqiil dayden qabaliyo halkey idinka gaartay
”
kenya o somaliya kusodule aad lashirten asey gaaladu leyihin wadaadu weyna waafaqsanyihiin
waliba qaarkin safirka marekanka ahaay kudhahen (we have to contribute all of us)
”
gaal dhintad ucaabaadin muslimkana waad ka aamustiin marka laxasuuqo
gado meqa diyaradaha kenya kudilen xola dhaqato carur macalimin dugsi duqowshin birimageydo dhan kama hadashine wad ka aamustin
”
bahuuko iyo adomadisa madmadow in ladilo fitnaad utaqaanin gaal ki kagarab dagalama muslimad utaqaanin
”
adunkaad karaaxeysatin mujahidinta wa laraadsada asaad dacaayad ugu darteen mataac adunyo ayad rabtin boorsoyin iyo tikidyo ayad ka daba ordeysin
”
waxad isku qabtiin kaligiin inaad diinta taqaanin inta kale caamo yihiin
jihaadku jeebkiinu kujira cidaad ratiin ayad siisiin
”
hadaladiina wa kuwa isburinayo shalay wa saxsaneden mantayna waad lexateen
”
masaajidaad gaalada kucasuuntiin
sandareertada gaalada ayad maciin bideen
”
bal isheg farqiga udhaxeyo c/laahi yuusuf e aad gaaleysisen iyo ibraahim dheeraha (ina iley) itobiya iskudhiibay?
*
hadi amisom iyo murtadin lalo dagaalo fitno tahay jihaadku waa kee?
*
bal caqligaada kashaqeysi fakir yaa qaldan intaad gaalo lajogtin nasoweraran hadana ad lashirtin wafaqdin nadacayadeysin adinku dadkina laxasuqayo laleynayo idinku qaacidin tihiin aad adunka udalxis taktiin talafishinada wax uxayeysisiin maxaqbaa bal
*
wale wax ba matareysiin bal bilcaamihiin kujihaada !
”
afkinana halaga nabad galo
ascw. subxaanallaah ilaahow na badbaadi waxaan layaabanahay intaas walaalah oomeeshaan waxku sooqortay ha ogaadaan qof walba waxi uu qoray ama sheegay meeshaan loogama tagayo malak ayaa qoray ooxifdinaya ma aha waxla hilmaamayo maalin aad adiga xasuusneena waa lagu horkeeni taas lasoco. web kasta oon galo intaa waxaan arkaa dad baa caytamaya, kuwaa culumada waxka sheegaya, kuwaa kala xigsanaya, kuwana waaba kala xugminayaan. kanbaa gardaran kanbaa shaydaan ah iyo wax la mid ah. warhooy naftaadi baabad meel ku ogeene maxaa culumadaan kaa galay.?culumo waligeed waa iskhilaafi jirtay mas,alooyina waa isku qabsan jireen waana ka heshiin doonan insha allah laakiin kaagan cay tamaya ee culuma iyo dadka islaamka ah af lagaadeenayow illaahay ka baq.allaah aan ka baqno naftayda iyo tiinaba.
ku xaqaani, insha-allahu rabbi hakaa aqbalo oo jacfar sakaraad lahel, balaayo hakadhaxqeelisee tacbaanka,,,,,,
اتعجب لمذا لا يوجد ترجمة وافية للشيخ حسان حتى الان وهو من نعلم علمه وثباته الا اننى بحثت كثيرا ولم اجد ترجمة للشيخ فحبذا من يتفضل ان يضع ترجمة لشيخ وخاصة من طبة العلم
مسالة اخرى هى مسالة نشر علم العلماء واذاعة افكارهم وترجمتهم وتعريف الناس بهم ارى اننا مقصرين فها كثيرا فيا ليتنا نتدارك هذا التقصير اكبير فقى اوقت اذى يضخم المبتدعون والمنحرفون كل من وافقهم فى ضلاهم ويجعلون من الحبة قبة فى سبيل ذالك ويعملقون لاقزام ويرفعون السفلة نتقاعس نحن فى اشهار علمائنا وتعريف العوام بهم ليكونو القدوة فمتى سنتدارك هذا الامر وحبذا لو كانت البداية ان نرى ترجمة الشيخ حسان حسين فى ويكبيديا.
Laba arimod ayu xassan ku khaldamay darul xadith iyo culumada u yertay ee u yiri wa shirqol horta culumada arimo dacwo ayey kahadlayen xassan haloyero aya layiri hanalonasexeyo arimaha dacwadana hakaqeyb qaato nasexadi uguhoreysayba wa lismariwayay khaladadki loga nasexeynayay ayu kuadkeystay culumadi marka waxey dehen bal taas aan xirno arimihi dacwada aan wadno shekh umal wadiiday wuxu damcay inu xassan kasan kasonoqdo aflagadadi u ugeystay sh.cumarfaruq iyo dr axmad iiman inu kasonoqdo daye wuxu kudaray salafiya jadiidiya diigoda wa bananyahay tan daruxadith sh umal wuxu shegay in culumada nairobi ey kwada qeybqaten qaar kutubo keno iyo qaar lacag bixiyay culumada ninkamid ah ayaba sidu xassan shegay dismihi ugudambeyay disay culumadana dankale kamalaheyne dacwada umbey udaneynayen markey arintas sameynayen aniga ardey skol digta ayan aha lakin wanlasocda arintas